Maxaad ka Xasuusataa Garoonka Hargaysa "Xasan Shugri Aw Cali"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2020
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

ความคิดเห็น • 65

  • @AliJibril
    @AliJibril 3 ปีที่แล้ว +23

    Runtii waraysigaas markaan daawaday maanta, wallaahi waan ilmeeyey, waxaan ka mid ahaa ciyaartoyda Sooyaal ee wakhtigaas ciyaari jiray, waxaan goob joog ka ahaa aniga oo 14 jir ah hub ka dhigistii Ciidankii SNM ee dalka xoreeyey. Subxaan allaah. Ninkii waayahaa soo arkay ayuun baa garan kara maraaxilkii kala duwanaa ee Somaliland ay soo martay. Thank you SLNTV.

    • @fariidayusuf9207
      @fariidayusuf9207 3 ปีที่แล้ว +1

      Mncha allh wllo

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland.

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 3 ปีที่แล้ว +4

      walaal thanks , aad baan ku salaamay , anigo aad u yar , aad iyo aad ayaan joogayba hub ka dhigisti , anigoo yar ayaan ka soo talaabay dooxa hargeisa anigoo ka imanaya 26 june agtiisa , dad is jeceyl oo isaaq ah oo midoobay ayeey aheyn , maasha allah beesha aanu walaalaha nahey ee arab ayaa bilowday hub ka dhigisti , waagi danbe ayeey xiiso laheyd waagi npp iyo ndc iyo goljano iyo soyaal , ee kolba garoon la tagi jiray , xafad xafadi hhhhhh funny ayeeyba aheyd wale

    • @mahdiqumane7336
      @mahdiqumane7336 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniguba waxan ku korey sharbaad cagaag kubada ku ciyaari jirney suulasha shilimaan na gu i jireen jaanbadaas biyahana mararka qaar ma heli jirin luunka nagu qalali jirey koobabkana waa nalagaga murmi jirey maanta intaas weynu soo dhaafney alx noloshuba maalinba waa talaabo talaabo

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 3 ปีที่แล้ว

      @@mahdiqumane7336 Masha Allah caleeg.
      Sii fiican bad u dhiigtay.

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 3 ปีที่แล้ว +13

    Gallad ILAAHAY weeyaan, lkn waxan ka xumahay dadka buka ee nimcadaa iyo nabaddaa laga indho saabay 😂
    ILAAHOW waad na siisaye noo ziyaadi nimcda, aamiin 🤲.

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah he got history of Somaliland. Thanks 👏👏👏👏🙌🙌

  • @luulaadam1132
    @luulaadam1132 3 ปีที่แล้ว +4

    allaah igu simay maanta in aan daawado allow ii kiin dhawr inamadayadii quruxda badnaa sharafi dushiina ah ahaadto

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland.
    Allah dhowr Somaliland.

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allaah 🥰 💚🤍❤ calanyahow jiroo joog cadowgaa ma ciil baxo 💚🤍❤ somalilandernimo 🥰 iga badan 🥰🥰🥰

  • @xamsemaxamuud374
    @xamsemaxamuud374 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha inoo ugu wado nabada masha allah

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah Alloow Dhaawr somaliland 💚⚪❤🙏 SLNTV teams my Allah bless you all 💚⚪❤👍

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Hassan Shugri wuu Soo dadaalay
    Illahay haku Xafido yaa Hassan.
    Waa mahad Illahay inaad Joogto Grookii Afweyne Dhagaxa Lagaga Eryay

  • @yousbroido8359
    @yousbroido8359 3 ปีที่แล้ว

    ALLAH DOWR SOMALILAND I LOVE U I LOVE U

  • @sakariyecabdalle3417
    @sakariyecabdalle3417 3 ปีที่แล้ว +4

    Illahay ha sharfo

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 3 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin Amiin.

  • @hasanmataan8073
    @hasanmataan8073 3 ปีที่แล้ว

    Machaa Allaaah bast history bbbbbbbb❤❤❤💚💚💚💚💚🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷📸📹

  • @mohsahlaawi6609
    @mohsahlaawi6609 3 ปีที่แล้ว +3

    Uffo was always my team

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 3 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhh uffo xaafada soyaal miyeey ka imani jirtay iyaguna , aad uma xasuusto , soyaal ayaa axmed dhagax ka imani jirtay waagi ciyaarihi kooxaha hargeisa

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 3 ปีที่แล้ว +6

    Xasanow nala raac nala raac adkayal bay ahan jiren yu abihi ku jira de🤣

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 3 ปีที่แล้ว +2

    xasan ala ha kushafro amiin

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin Amiin Amiin

  • @structuralandcivilengineer3762
    @structuralandcivilengineer3762 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow cimriga u barakee xasan shukri aw cali waxa uu sheegay waxaynu ahayn waar Alle haynu u mahadnaqno oo waryahas oo kale ha la dalacsiiyo Oo ha la dhiirigaliyo yaynaan noqon Aasi og 📷📷📷

  • @abdilahiyuusuf3698
    @abdilahiyuusuf3698 3 ปีที่แล้ว

    Waali Lasoo dhaafay bay ahayd masha Allah tana waa horu mar la gaadhay

  • @ahmedkhadar8698
    @ahmedkhadar8698 3 ปีที่แล้ว +1

    Inshlah Hassan wareysi gaara halaga zo qaado ayaan jeclan lahaa

  • @nashou22
    @nashou22 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah, dhalinyartu ha arkaan dhibta wadanka loo soo maray . Waxba kama oga.

  • @ahmade.h5660
    @ahmade.h5660 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allh Somaliland Allow dhawr
    Tacab bdn baa galay dalka

  • @abdirahmaaan444
    @abdirahmaaan444 3 ปีที่แล้ว +2

    Waqti bay ahayd

  • @sulthanofficial4132
    @sulthanofficial4132 3 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilah waa wax ilaahay loogu mahad naqo

  • @abuuilyaas4413
    @abuuilyaas4413 3 ปีที่แล้ว

    إحمدو الله يا شباب صومالاند
    انتم في نعمة والله هذه التاريخ آلمتني

  • @ednayasiin2880
    @ednayasiin2880 6 หลายเดือนก่อน

    Aabo ❤❤❤

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 3 ปีที่แล้ว

    Xasan Shukri Ow Cali,farsamo yaqaan sare.waa shaqsi aad u wanaagsan oo dadnimo leh.

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa cajiib runtii wayo halka bariga aynu maraynay iyo manta halkaynu marayno ayaa kala fog guuuuuul somaliland

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 3 ปีที่แล้ว

      Alxamdulilah. Guul iyo gobonimo Somaliland.
      Allah dhowr Somaliland

  • @hayatosman1771
    @hayatosman1771 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa aan la hadlayaa dhilinta yaryar ee meelahaa ka yidhaada " halkii ayuunbaynu taaganahay 30kii sannadood" in ay arkaan wixii la soo maray iyo halkii laga soo qaaday ee maanta ay joogto.

  • @engabdurashiid9371
    @engabdurashiid9371 3 ปีที่แล้ว

    Hasan shukri waa ku salaamayaa muse shaaxid

  • @c.risaaqabshir1877
    @c.risaaqabshir1877 3 ปีที่แล้ว

    Xasan Shugri Aw-cali ururiye taariikheed

  • @crashiidkhayre6272
    @crashiidkhayre6272 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa taariikh la yaable aad bay u horu marnay

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast 3 ปีที่แล้ว

    Wlahi wakhti ad u ad bay soo mareen ciyaaruhu. Maanta wa ilahay mahadii mar hadii isbedel wayni la muuqdo dhinac walba inshallah inta hadhayna waala gaadhayaa. Rome is not built in one day. Guul somaliland.

  • @qadanmsacid333
    @qadanmsacid333 3 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @user-gt6re5wv7v
    @user-gt6re5wv7v 6 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle gusis

  • @munaawjama8397
    @munaawjama8397 3 ปีที่แล้ว

    Viva mukhtar

  • @azliazli3004
    @azliazli3004 3 ปีที่แล้ว

    Jawigu qurux badana

  • @abdiqadar058
    @abdiqadar058 3 ปีที่แล้ว

    Wakhti bay ahyd

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

    illahey baa naabd haye wlaee markii hubak laga xaereeyy snm nabad somalialand baa ilalhey waafajiey snm wa amujahdiintii wadanak ka saarey ciidmadii lakiin waa jabhad jabahdna hubkeda waa qataar why ciidnak aafweyen hub kod a xeryo lagu xeryn jirey lakin jabahada qof walaaba tunkisu ku sitaaa

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan xasuubuu reebay mar si gooniya u warsysta muuqaaladana ku soo lifaaqa

  • @danjire11baddacas3
    @danjire11baddacas3 3 ปีที่แล้ว +1

    Ka maydho wixii kusoo maray

  • @cismancmar7833
    @cismancmar7833 3 ปีที่แล้ว

    Xasan shugri waa qofka haya taarikhda somaliland wuu istaahila bilada qaranka in lasiiyo oolasharfo

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 3 ปีที่แล้ว

    Garoonku waa kii qaranka in u noqdo muraayada dadka soo jiitada aheyd ee may aheyn in laga naxo

  • @khalidabdi5877
    @khalidabdi5877 3 ปีที่แล้ว

    😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @ahmatmoh8137
    @ahmatmoh8137 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragu way so jabena

  • @buurtaxiischannel5386
    @buurtaxiischannel5386 3 ปีที่แล้ว

    Wardee kuwani ciyaartooy maahee waa jabhad

  • @abuuilyaas4413
    @abuuilyaas4413 3 ปีที่แล้ว

    Xasan shukri taariikhda ciyaartani dhacday goormay ahayd

  • @iqbalabdirahman2000
    @iqbalabdirahman2000 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 ปีที่แล้ว

    Waxanu ku xasuusanynaa dilki iyo is daba marintii iyo waxashnimadii lagula kacay
    Gool haye lampasa

  • @iqbalabdirahman2000
    @iqbalabdirahman2000 3 ปีที่แล้ว

    wlhi anu inamdi hore wataa 😂😂

  • @hamsegadhkamedia4103
    @hamsegadhkamedia4103 3 ปีที่แล้ว

    Asxaabta idinka oo Raaliya subscribe ii saara yutubka

  • @moonsun8500
    @moonsun8500 3 ปีที่แล้ว

    soyaal waxey aheyd kooxdi sadexaad ee ugu fiicneyd hargeisa , marka laga yimaado npp iyo ndc , waa soyaal markey caruur aheeyn laakin wakhtigaaas videogaasi , waagi danbe niman waaweyn ayeey ahaayen , walina koob weyn ayaa la dhigi jiray