ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Hargaysa : Muwaadin Sheegay In Dhul Uu Laha Lagu Haysto Mudo 30 Sano Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2023
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 68

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xaaji maxamed guuleed waa muwaadin dulman ee dhulkiisa odaygaa 84 jirka ah shulkiisa faraha ha laga qaado.

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqdarada hala iska ilaaliyo aabahan wixiisa hala siiyo ❤

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 8 หลายเดือนก่อน

    Illahay xaqada hakusiiyoxaqadana Alle hakuu Soo celiyo aa miin illahay xagiisa cadalad hakuu soceliyo

  • @user-pr2iw1pp2t
    @user-pr2iw1pp2t 8 หลายเดือนก่อน

    Asc that is true🙏

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 8 หลายเดือนก่อน

    Gartaa sh dirir ha qaado

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 8 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮😮

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 8 หลายเดือนก่อน +1

    It’s very sad to hear this man plight and he should file an appeal to the Supreme Courts of Somaliland but for the media to put up the Somaliland president beside the gentleman who has a grievance regarding a land dispute, Horn cable should be fair in its reporting.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 8 หลายเดือนก่อน

    ADEERO ALAAH HAKUU SIKHRO TUUUGADA BAREERTAY ISAAQU DAALIMIIN AYAA XUKUMA LKN SHCABKU WAA GOBO ALLAAH GARABKAAGA HAGALLAO

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 8 หลายเดือนก่อน

    Allow kuu gargaar oo kuu fudaydi inshaAllaah

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc😮😮😮 ilaahay gurigaas qofkii leh ha u sahlo waa arin adag sharciga islaamka halagu xukumo 😮 dulmigana Rabbii ha ina ka ilaaliyo 😮😮😮😮 hoow

  • @user-oi1nr4pz6e
    @user-oi1nr4pz6e 8 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu gurigaa waa aqaan. Maahamed guuleed waa aqaan gurigaa ninkàa reer boosaasa let ninka. Reer boosaasa waligii dhulka lahaa waa ba caan waa gurigii fanaanka Ahmed cali cigaal Ku qayil jiray

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 8 หลายเดือนก่อน

      Ninaa sideetan jirka ah ee dhaaranaya iyo waxaas oo dad ahi ma been ayay sheegayaan ilma aha ilaa joomitirkii umitirayay ayaa joogo ismaaciil yare sida aw,sheegay

  • @celpecelpe6121
    @celpecelpe6121 8 หลายเดือนก่อน

    Hargeisa in isaaq kaliya dagga ha moodina wllayal mesha cidwalba wy degi jirtee dadka dhulkoga uga kaca

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 8 หลายเดือนก่อน +2

    War wayeelka ka cishooda oo ilaahay ka yaaba

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 8 หลายเดือนก่อน

      Waxan ka yaabanay dowladani intay jirtayba waxa laysku haystaa uun waa dhul oday dalka haysta ilahay umada haka qabto isaga iyo dilaaliintiusa

  • @abdulafro3283
    @abdulafro3283 8 หลายเดือนก่อน +1

    If she dont have paperwork then how she get the land but this man has all has paperwork...

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed Kaahin waa ka ka qaaday guriga Maxamed guuleed Faarax, maxaayeelay gabbadh dhashay gabbadha majeerteen ee ku dacwoonaysa in ay leeyihiin guriga Maxamed guuleed Faarax

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 8 หลายเดือนก่อน

    Awoow dhulkaaga waad helaysaa mar danbe media ha soo fadhiisan

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 8 หลายเดือนก่อน

      Hadaanu soo fadhisan yaa ogaanaya ina la dulmiyaayo dadkuu tusayaa dhulbaynu iskuwada haysanaa ilaaa madaxmaynihii intay dowladaini jiratayba yaab

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c 8 หลายเดือนก่อน

    30 sano waa dawladii ka dib inti8 hore yaa lahaa

  • @user-dw9tw9lh9z
    @user-dw9tw9lh9z 8 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😤😱😱😱😱

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nin🎉rer garowe ah guri Hargaysa ku yaal ma qaadan😂karno waxa jira dheega

    • @falisa576
      @falisa576 8 หลายเดือนก่อน

      33 sano ka hor dalka lama kala lahayn
      qofka somaliga ahi mesha
      U doono ayu dagi jiray gurina ka dhisan
      Jiray umad wada nool ba lahaa.
      Hada guriga madaxtooyada ku Sheegtan muuse biixi dagan yahay
      Yaa iska lahaa? Wa gurigii moorgan.
      Marka boqolaal guri o dad kale leeyihiin
      Aya bililiqo lagu dagan yahay Hargaysa
      Iyo magaalo kasta o somaliya ka mid
      Ah

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 8 หลายเดือนก่อน

      @@falisa576 sax weye wllo

  • @axmed8798
    @axmed8798 8 หลายเดือนก่อน

    Waar anigu waxaan kayaabay waraaquhu way cusubyihiin 1979kii mulkiyadaha manoocaasay ahaayeen ?

  • @mohamedkhadar6883
    @mohamedkhadar6883 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wixii dhuLkiiina idinku soo dooonta laaayaa wlahi ooo iska celiya..tani dawlAD maaaahe

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 8 หลายเดือนก่อน

    WAR ODAYGA DHULKIISA SIIYA TUUGAYAHAY AAN ILAAHEY KA BAQEEYN QOFKA XILIGUU DOONUU DHISANAYAA

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 8 หลายเดือนก่อน

    gurigaan waxaa la dhacay 1992nwaxaaniska leh nin reer boosaaso ah waa caan gurigas

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dhuuso biixiga uu fartiinta u dirayo isaga ayaa dhul dhicista hargeysa ku bilaabay oo weliba sida la sheegay agoon uu dhul ka dhacay

  • @MustafeQoorbaxay-nj9hi
    @MustafeQoorbaxay-nj9hi 8 หลายเดือนก่อน

    Isixaq inanka ka
    Dhashay inadeer
    Libaxyadii in
    oodalbo buuhoole
    Ayeynu udiraaynaa

  • @ademmohammed8827
    @ademmohammed8827 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay kabaqa ninka guriga leh ciduuu doono ha ahaadee .hadii maxkamadi xukuntay ka qaado ambiil ka qaado.qaato. jooji xoog wax laguma leh.aakhiradaada eeego ku dhaha ninkan hadaad leedhay cidi kaa qaadimaysee.biisaasaad leedhay ee muuu ahaado gaaal.Wixiisii leeyahay.naar iyo jano kala dooro dheh

  • @Mawlidahmed-zi7wi
    @Mawlidahmed-zi7wi 8 หลายเดือนก่อน

    Madam. toyada. Lafteeda. Waxaa. Lahaa. Koranal. Tune. 16:13 16:15 16:16 16:36

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 8 หลายเดือนก่อน

    madax tooyada qofka leh waa la yaqaan

  • @fatax567
    @fatax567 8 หลายเดือนก่อน +2

    ninka dawlada muuse cadaalad kasuyaan layaaba oo ma,og yaheyba horta

    • @mrx5774
      @mrx5774 8 หลายเดือนก่อน

      Dowladda hoose iyo maxkamadda aya shaqo ku leh
      Muuse Muuse muuse
      Wax walba ma Muuse biixi ba

    • @Turtle333face
      @Turtle333face 8 หลายเดือนก่อน

      @@mrx5774muse umaada alle ha daafiu

    • @Ibrahim-Mohamud
      @Ibrahim-Mohamud 8 หลายเดือนก่อน

      Muse has nothing to do with this. You are sick of a disease called muse.

  • @ademmohammed8827
    @ademmohammed8827 8 หลายเดือนก่อน

    Haduuu ogaygu run sheegayo.shuyuushda usla aada. Kuwan wax waraysayaa qalad leh inay soo sheegaan bay ahayd markadu waxay raacday .iskama hukunto waxba

  • @Mawlidahmed-zi7wi
    @Mawlidahmed-zi7wi 8 หลายเดือนก่อน

    Madam. toyada. Lafteeda. Waxaa. Lahaa. Koranal. Tune.

  • @user-xx5mb1by5n
    @user-xx5mb1by5n 8 หลายเดือนก่อน

    abwaan Axmed saleebaan bidde beeertiisa oo kutaala uubaaale
    mudo 30 sano ah dawlada ayaa haysata oo waliba isu dhiidhiibaya waxba magacaaabi maaayo lkn imika cida ku dhegen ee laga furfuri la'yahay waa rag mid mid loo yaqaaano .....
    bal taaaaba ka siteeeya

  • @Mawlidahmed-zi7wi
    @Mawlidahmed-zi7wi 8 หลายเดือนก่อน

    Madam. toyada. Lafteeda. Waxaa. Lahaa. Koranal. Tune. 16:13 16:15 16:16

  • @afbile1
    @afbile1 8 หลายเดือนก่อน

    cadaalad daro waxay taal xafiis nin Isaaq ah fadhiyo

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 8 หลายเดือนก่อน

    Dawlada hoosa dadka iskudiraya o tuunbo gashanaysa midwalba talabad qofka reer bosaso siday uguqabsankaran dad dhul muwadinba maahe

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 8 หลายเดือนก่อน

    Oday waa reer London ciise muuse mudo ayuu qurbaha dagnaa

  • @user-os6yq6rr4u
    @user-os6yq6rr4u 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa dhulka kuhaysta odayga xataa mahaysto wax sharciya

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 8 หลายเดือนก่อน +1

    Garsoorka ayaa liitah oo lacaga iyo laaluush qaatah haday umada inay wax kala dhahaan dadka

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 หลายเดือนก่อน

    Markay dowlad jirtoh wanagsan dhulkah bilash bah dadkah lo sinjiray matanah mafiyoh bah umadih bobaysah I yadoh u dowladaynaysoh

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 8 หลายเดือนก่อน

    Ma hantidii danta guud miyaa dhamaatay waa tan dadka islaama ah guryohoodii laqabsansyee waxaa xiga madaajidada

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 8 หลายเดือนก่อน

    0daygani ruunbu sheegaya wayo warbixiin aad uu macquulu ka sheekeyay

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka cadaalad hadaanay helin nabad ma hesho

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 8 หลายเดือนก่อน

    Please refrain from insightful comments, Somaliland is being attacked from the Huwan propaganda

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 8 หลายเดือนก่อน

    RAGGA MAXKAMADAHA 32 FADHIYA EE XAARAAN QUUTA YAALKA AH MA GARANAYO SABABTA LOOGU DAAWANAYO SHACABKA MASAAKIINTA AH MUUSOOW WAXAN KAA CODSANAYAA IN AAD BASAASIIN HOOSE U DIRAYO MAXKAMADAHA OO KUU SOO OGAADA DULMIGAN DALKA HADHEEYAY GOBOLKA SANAAG BAANA AH MEESHAY QUDHUNSADEEN GOBOLADII KALENA WAAD MAQLAYSAA BAWDA KA YEEDHAYSA UMMADDA KALA SAAR UMMADDAN LA SACARIIRAYSA CADAALAD DARADDA DULMIGA IWM PLEASE.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 8 หลายเดือนก่อน

    1979 kii gurigaa la dhisay oo ninkii lahaa taaganyahay oo sharciga haysato dadka qabanayaa oo aan waraaqa ah haysan adeer waxaan aduunka ka dhicin waana been ee nin basaaso joogaa mahaysto dad hargeysa jooga oo isaaqa ayaa sheekada wata

  • @siradadan9128
    @siradadan9128 8 หลายเดือนก่อน

    DEE MADAXTOOYADABA. NIN REER. QARDHAABAALEH. OO. WAA. J. MAXAMAD. SICIID. XIRSI. MOORGAN. MADAADHISTAY

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 8 หลายเดือนก่อน

    Hadashay inagu caayan oo yidhadan gurigii moorganba madaxtooyo idiin ah no so celiya isxaaq isma og

  • @sahalfarahduale1603
    @sahalfarahduale1603 8 หลายเดือนก่อน

    War dulmiga iska daya hadanu qofku isaaq ahay wixisa u daya

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 8 หลายเดือนก่อน

    Waa loo jeedaa inuu heysto mulkiyadii,isla markaana uu canshuur kabixinayey more than 30 years,oo waliba dadka uu tilmaamayo waa can waxaaba jooga ISMAACIIL YARE,yaab

  • @KaderShow
    @KaderShow 8 หลายเดือนก่อน

    Ka qaad badhyo-culusta adeero

  • @user-vn9zf6mg7u
    @user-vn9zf6mg7u 8 หลายเดือนก่อน

    -

  • @sahrujagadakaroor8382
    @sahrujagadakaroor8382 8 หลายเดือนก่อน

    Jamuuriyadji cuqubadaasoo kale ayaa ku dhacayso

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 8 หลายเดือนก่อน

    Isaaqu fiicana oo gobsanaa. Bal majeerteen xun oo hargeysa jooga ayaa dhul isku haystaan saa waliba maxkamadu uga hiilinaysaa , 😂😂

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma dhul hargeisa ku yaal buu nin reer Bossaso ihi kugu haysta waa cajib

    • @odayjama1829
      @odayjama1829 8 หลายเดือนก่อน

      Hadii uu leeyahay ninka reer boosaaso markaa ilaah ayaa runta og iyo qofka leh dhulka leh markaa dhulka waa lawada deganyahay

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 8 หลายเดือนก่อน

    ANIGOO AH NIN DHULBAHANTE AH, OO NIN WEYN AH HADAAN CAQLIGAYGA OO CADAALAD AH KU HADLO, LABADA QOLABA GAR BAY LEEYIHIIN, KOW DHULKA WAXAA LA BIXIYAY 1979 MACQUUL MAAHA IN XILIGAAS UU DHULKAN OO MAGAALADA AH AAN CIDI LAHAYN OO UU BANAANAA, WAXAA SI KHALDAN LOO SIIYAY ODAYGAN IYADAA OO DAD KALE LEEYIHIIN, QOLADII LAHAYDNA DHULKA WAY KA TAGEEN, XUKUNKAN WAX SAHLAN MAAHA WAAD OG TAHAY DOWLADANI WAA DOWLAD ISAAQ AH, NIN ISAAQ AH XAQIISA UMA XUKUNTEEN NIN DAAROOD AH, WAXAA U CADAATAY I NINKA REER BOSASO XAQ U LEEYAHAY DHULKAN, MAXAA XAL AH WAA IN LABADII QOLO LAYSU KEENO, LOO QAYBIYO OO QOBA BADH LA SIIYO SI CADAALAD LOO HELO
    WABILAAHI TOWFIIQ

  • @Mawlidahmed-zi7wi
    @Mawlidahmed-zi7wi 8 หลายเดือนก่อน

    Madam. toyada. Lafteeda. Waxaa. Lahaa. Koranal. Tune. 16:13 16:15 16:16 16:3

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 8 หลายเดือนก่อน

    Aabo haa dalin garzouka somaliland waa dowlad calaan leh hadba sidi anfacaysa iyay xukiunka woo riday ilhay haa kou yasiro waayo wadankou wohou ou bahayahay guufi cadaladad ou cabashada loula tago