Sheekada: Hooyo Hargeysa Kunool Oo Saddex Bilood Ilmadu Ay Ka Qubanaysay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 88

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 6 หลายเดือนก่อน +6

    Hooyo macaan ilaahy haku cawiyo sorry Hooyo macaan ❤sorry

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 5 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢🤲🤲🤲❤☝️

  • @medomar-w5s
    @medomar-w5s 6 หลายเดือนก่อน +7

    Sorry hooooyo 😢😢😢

  • @OsmanHoussein-op7ix
    @OsmanHoussein-op7ix 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakuu gargaaro

  • @mohamedsherif134
    @mohamedsherif134 6 หลายเดือนก่อน +5

    Allow u gargaar

  • @naimafarah4538
    @naimafarah4538 5 หลายเดือนก่อน

    Allahi akabar

  • @Mubaarikhirad
    @Mubaarikhirad 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahoow caawi 😢😢

  • @abdinaasirahmed3077
    @abdinaasirahmed3077 6 หลายเดือนก่อน +7

    Alla iska cafiya hooyadaa darteed

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 6 หลายเดือนก่อน

    ALLAAH arrimaha ha sahalo

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi9827 6 หลายเดือนก่อน +3

    Al yaaraaaabi 😢😢😢😢ilahay xaq keena

  • @Istahil416
    @Istahil416 6 หลายเดือนก่อน +3

    Allah hakuu sahlo mama, lkn xaq daro maaha haduu unankagu wax diley in dil lagu xukuma. Qoyka wiilka laga diley waxan ka codsanaya iney u cafiyan wiilka oo waxii ay heli kareyso ka qaatan

  • @cabdilahihassan6112
    @cabdilahihassan6112 6 หลายเดือนก่อน +3

    Alah haku garaaro

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry hooooyo 😭😭😭😭😭💔

  • @Janno190
    @Janno190 6 หลายเดือนก่อน

    Illahay caloosha hakuu qaboojiyo hooyo illahay khayr haku siiyo illahay faraj khayr qaba Alle hakuu furo haloo kaco oo aan badbaadiyo waan qaban karnaaye

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha ku gargaaro hooyo😢

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dee reerkii wiilka kale laga dilaa heysta oo cafinkara. Magqaadankara. Qasaasikara dowlladan wixii lookeeno ayey nabad galiyo ugu kukala heysaa si aaney wax kasii weyn dhicin subxaanallaah gali alle taqaan

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waar ilahay ka baqa kuwiinan weriyayaasha isku sheegaya somaliland miyay isku dirtay ta kale qofkii wax dila in loo dilo ilahayba kitaabkiisa ku sheegay

    • @fardusshacni
      @fardusshacni 6 หลายเดือนก่อน

      Diinta qof xanunsan ma qisaseyso ku darso

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 6 หลายเดือนก่อน

      Waa run hadii xanuunku ku jiray oo cadaana yahay oonu kii qofkii wax dilaaba maan miyir qabin odhan jiray ahayn.

  • @barwaaqoqueen-z2j
    @barwaaqoqueen-z2j 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sorri soorri hoyo 😢😢

  • @suhuurxasan188
    @suhuurxasan188 5 หลายเดือนก่อน

    Hooyo

  • @NissanYuejin
    @NissanYuejin 6 หลายเดือนก่อน

    ☝️🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @djcriminelff5517
    @djcriminelff5517 5 หลายเดือนก่อน

    Sorrt hooyo 😂😂😂😂😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MujammMuhamm
    @MujammMuhamm 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @BalqissAhmed-m5c
    @BalqissAhmed-m5c 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢dieu est la

  • @SaynabYare-zz9li
    @SaynabYare-zz9li 6 หลายเดือนก่อน

    Ax😢

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @NissanYuejin
    @NissanYuejin 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭☝️🤲🏻

  • @Deeqacumar-b6q
    @Deeqacumar-b6q 6 หลายเดือนก่อน

    Ax ax ax hoyo alaha ugar garo

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 6 หลายเดือนก่อน +2

    Horncable tv inaad tidhahdan qof qof dilaa la dulmaya tani waa hooyo oo layaab maleh lakiin sheekadu way dheertay xitaa inanka wax dilay walalkii 3sano aya lagu xukumay marka reerku inay hore isku hayeenbaa laga yaba nin walan cidi ma xukunto waayo wiil aanu ilmabti nahay nin walanbaa dilay cidna ma dilin weliba walida baryaha xidhan ah marka meesh reerka wiilka waxa u cafiyi karaa reerka wiilka laga dilay cid kale ma cafiyo karto qofwalbaba reerkooda haka soo qaaado

  • @QADANCALI-zm6kx
    @QADANCALI-zm6kx 6 หลายเดือนก่อน

    Ax ax alle ha ku gargaaro hooto

  • @yaxyeaadan674
    @yaxyeaadan674 6 หลายเดือนก่อน

    Allah hakuu fudeydiyo maamo ❤

  • @AichaAbdi-u8c
    @AichaAbdi-u8c 6 หลายเดือนก่อน

    🤲🤲😭🤲

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wiilka wax dilay haduu xanunsanayo sharcigu wa in maglabixiyaa oo reraha la kale dhexgalo.mida kale rer waqoyi dad gacanfuran oo hiil leh bey ahaayena maxey u caawinwayen rerka

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wa arrin xanunbadan ma dhegeysankaro damirkaa ii didey

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 6 หลายเดือนก่อน

    Sideey inankeeda ugu diri kartaa inan kale oo maanta sidaa u gu dhibtooneysa ilmaheeda oo maanta kala firdhaday

  • @amalabdisamed4367
    @amalabdisamed4367 6 หลายเดือนก่อน

    Alle hawgargaaro

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 6 หลายเดือนก่อน

    Illahey wa xaqsoore

  • @BalqissAhmed-m5c
    @BalqissAhmed-m5c 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢mn dieu

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 4 วันที่ผ่านมา

    HOOYO SORRY MESHA DAWLAAD KAMA JIRTO WLHI 😢

  • @SacadXaaji
    @SacadXaaji 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry hooyo mcn 😭😭

  • @deedee8934
    @deedee8934 6 หลายเดือนก่อน +2

    Horta tv yada private ka ah ee Somaliland warkoogo dhan ma iney so uruuriyan dumarka dhiban oo qudha miya. Iyago bal horumarka amba dalalka dhaliilaya ka hadlaya lama arko. Waar western countries homeless io dumar dhiban waa buux ee ma aha Somaliland wax ugar ah. Teeda Kale, Somaliland cid cawiisa ma jirto. So Horn cable and consort stop this smear campaign against ur own country.

    • @afsax4694
      @afsax4694 6 หลายเดือนก่อน +1

      Western maxaa naga galy cidii dhibataysan wala garab qabanayaa in xaqiiqada lasoo badhigo miyaad kaxuntahy aduu hadaad wanaagsantahy dad ayaa murugo iyo dulmi laseexan la xitaa wax ay cunaan haysan
      Cadifadaada ha kahdlin maskaxdaada kaasho 😒
      Hoyadan ilahy dhibta haka dul qaado 🤲

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyo wa shibane dadki isku direy wa in la soo qabro oo la xukumo

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkaaga qof buu dilay, xaakinku wuxuu xukumi doonaa xukun dil ah, hooyo taasi waa cadaalad.

    • @maryanabdi5382
      @maryanabdi5382 6 หลายเดือนก่อน

      Waa qof xanusan dee

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 6 หลายเดือนก่อน

      Ilahay kaa baaq
      Sad u hadleysid waa side bila naxarista ah
      ...........ax ax ax😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

      Alle kabaq
      Hooyo laguma digto wallo wiilka sonolan maayo AHU
      MAG HALAGA WATO WA QOF BUKA TIDHI WALLO.NAXARIISTA WEYNU UBAAHANAHAY

  • @Deeqacumar-b6q
    @Deeqacumar-b6q 6 หลายเดือนก่อน

    Ax ax ax hoyo alha ukarkaaro

  • @XuseenDhiq
    @XuseenDhiq 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahakiimhuseen5658
    @ahakiimhuseen5658 6 หลายเดือนก่อน +4

    Xaq ayaa loogu leeyahay in loo qisaaso, xaq darrona maaha hadii uu dilka geystay inankeedu, ilaahay haka baqdo iyadu ka dhintay ma bilaash buu ahaa, hooyo kale ayaa intasi iyo in ka badanba ooyaysee.

    • @shaadiyacishqi7467
      @shaadiyacishqi7467 6 หลายเดือนก่อน

      Wuu xanunsanaya wll wuuba xidhnaa Bay tidhi 1.20mmt eeg

  • @abdiqanimhmd7479
    @abdiqanimhmd7479 6 หลายเดือนก่อน +4

    Hct nijaasbaad tihiin islan inankeedii nindilay oo iska ooyasa miyaaad warka dhigasaaan 99 sharcigii ilahay lagu fulinayo. Ilaahay ayaaa umaqan risiqa bixiya

    • @k1sm1leyyt95
      @k1sm1leyyt95 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hoyo waruun sheeegaysa bay u eeegtaay wiilkeda u xanuusanaya illahay ka baqo😢

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 6 หลายเดือนก่อน

      ​Haaye wiilka sow dhib muugeeysan dowllada awood umale iney tiraa reerkii waxlaga dilay iska soco waayo nabad galiyo iyo in labada dhinac xal lakala gaaro ayey dowllada heysaa ​@@k1sm1leyyt95

  • @abdirazakahmed8643
    @abdirazakahmed8643 6 หลายเดือนก่อน +2

    arintani gari alle ayey taqaane waa khalad in hooyadani u ooydo nin wax dilay.

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 6 หลายเดือนก่อน +1

      Subhannallah
      Markad walid noqotid bad dareymi donta waxu ubadka yahay
      Waxad u hadleysa ine hooyadan maskinta ah rali ee kaa hed waxa dhacay
      Waxan ku odhan laha hadad hadal wanagsan heynin iska amus

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

      Subxaana laah caasi eaalid maa tahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
      Aaway danwashadii

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FaadumoMuuse-jq4vp
    @FaadumoMuuse-jq4vp 6 หลายเดือนก่อน

    IlHY0w qalpiga u qabooji😢😢😢

  • @FadxiyaMaxamed-f1d
    @FadxiyaMaxamed-f1d 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry hoyo mcn ilhy wax ha ku siiyo

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 6 หลายเดือนก่อน

    Haduu wiiku xanuunasanyey xaga.

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 6 หลายเดือนก่อน +5

    Cadaaladu cidna uma eexato, inanka wuu diley isagana waa loo dilayaa, waa cadaalada Alle.

    • @enjoytv439
      @enjoytv439 6 หลายเดือนก่อน +1

      Qof xanuunsanaya ayuu ahaa marka muxuuba dilaa waaba qof xanuunsanyee

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 6 หลายเดือนก่อน

      @@enjoytv439 Adigu garyaqaanka maxkamada maad uga aqoonbadantahay waxa uu xukunkiisu noqonayo.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@enjoytv439de taas Waxa Cafin kara Reerka dhalay Qofka la dilay

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@enjoytv439waa xanuunkii maskaxda

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa isku direy allaha cadaabo.awey idoorki

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 6 หลายเดือนก่อน +4

    Hooyo weymurugoneysa hadii wiilkeda xanuunsanyahay qof xanuunsan maxa laga qisasaya Somaliland dib ha ufiriso mamadan wiilkeda inu xanuunsanyahay

  • @MohamedBile-l6t
    @MohamedBile-l6t 6 หลายเดือนก่อน

    Way ogayd Abshir mee ban idhi gurigan ku xidhay mididana wuu haystay ha loo aro marxunka Alle ha u naxaristo ha loo hiliyo ban lee yahay dadka Muslinka ah

  • @خديجهمحمد-ض7ط
    @خديجهمحمد-ض7ط 6 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭🥹🥹🥹🥹

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

    AX AX SORRY
    CAFISKU XATAA WA WAX IALE XUKMAYE MAG HALAGA QAATO
    KOLEYBA SO NOLAN MAYO MARXUMKUYE AHU

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 6 หลายเดือนก่อน

    looma wareejin karo ayuu leeyhy

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 หลายเดือนก่อน

    Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa shacbka halaga qabto meeshani dowlad kama jirto waa meel muqayiliin ku baaranysa police muqayiliin ah

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 6 หลายเดือนก่อน +2

      Faqasheey afweyne godka kala soobax halka kubugtaanu ognee

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 6 หลายเดือนก่อน

    War arrintan cabdicasis really loo dhibo isagaa kale tuuri

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 หลายเดือนก่อน

    Meeshani dowlad kama jirto 32sano ayaa masaakinta lagu baarto shacabka waa iney kacaan oo iska qabtan

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 6 หลายเดือนก่อน +2

      Maxa la iska qabanaya Ma sharciga islamka la iska qabanaya

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 6 หลายเดือนก่อน

    Xaqa asaga iska so baxaye ha togtan mamadana qalbi jabka ha dhafe 😢

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 6 หลายเดือนก่อน +1

    jaw islamaha drama ayaan ku nacay qof xanunsan maxa xafada dhigay mala xiro qofwalba wuu dili nimanku haduu xataa qafifo qilbuu heli duruftana alaha kabixiyo ayagoo dhurufaysan ayey ilmo ifka kenayaan soomali waaba dad xanunsan😢😢

    • @fardusshacni
      @fardusshacni 6 หลายเดือนก่อน

      Somali iyo dadka wax haka sheegin waxaad garaneysaa yare

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 6 หลายเดือนก่อน

      Walee ilaahay wuu kugu ridi karaa

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @KhalidCali-p1r
    @KhalidCali-p1r 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢