Barnaamij Aaskii Marxuum Wariye Axmed Xasan Cawke

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2015
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/
  • เพลง

ความคิดเห็น • 54

  • @SalmanAbdi1
    @SalmanAbdi1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta waa maalin Jimce ah, maanta oo kale 17-Nov -2015 waxaan aroornimo hore la maqlay war aad u naxdin badan, kaas oo gilgilay dhammaan geyiga Soomaaliyeed, waa Geeridii AHUN Axmed
    Xasan Cawke (Axmed Cawke).
    Muddo ayaa laga joogaa 8 sanno ah

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal3516 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun qofwalba wuu dhimanayaa ilaahow unaxariiso axmed xasan cawke anagana nooga daba naxariiso aamiin

  • @hamseclaahi7780
    @hamseclaahi7780 5 ปีที่แล้ว +1

    inaalilaahi waa inaa ilahayhi raajicuun Allah ha u naxariisto wariye axmed xasan cawke waxa uu ahaa wariye caan ka ahaa warbaahinta afka soomaaliga Allah naxariistii jano ha ka waraabiyo Aaamiin aamiin

  • @axmedshiirkadaguuledccmaxa5097
    @axmedshiirkadaguuledccmaxa5097 3 ปีที่แล้ว +1

    Iilahay naxaristi jano ha geeyo aamin

  • @abdirahmanmohamed6005
    @abdirahmanmohamed6005 2 ปีที่แล้ว

    Allaah ha uu naxariisto

  • @mahad_Xaraash
    @mahad_Xaraash 8 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto Marxuuumka .... cawke shaqsi wanaagsan oo kaftan iyo farxad badan ayuu ahaa ... Naxariista janno Allaha siiyo........

  • @ifrahyasiin5693
    @ifrahyasiin5693 8 ปีที่แล้ว +1

    alle ha u naxariisto axmed xasan cawke naxariistii jano alle ha siiyo kitaabkiisana alle midigta ha ka siiyo dhamantena alle samir ha ina ga siiyo

  • @raihanaibrahim5922
    @raihanaibrahim5922 3 ปีที่แล้ว

    Maanta oo kale ayuu dhintay ahmed hassan awke wakhtigaas aniga oo class 5 ah ayaan maqlay geeridiisa aad baan uga naxay runtii allow how naxariisto qof qaali ah ayuu ahaa jano alle ha inagu kulmiyo

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamak wariye Cawke 🤲🤲

  • @Ahmed.Hassan49
    @Ahmed.Hassan49 8 ปีที่แล้ว

    allaah ha u naxariisto

  • @ibnulbilal1470
    @ibnulbilal1470 3 ปีที่แล้ว

    Ilahey ha unaxariisto Aabe Axmed xassan Cawke!!

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e 8 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow Axmed Xasan Cawke u naxariiso, Amiin.

  • @mahirtito6923
    @mahirtito6923 5 ปีที่แล้ว

    ilahey ha u naxariisto cawke

  • @mahamedmahamud9713
    @mahamedmahamud9713 8 ปีที่แล้ว +1

    inaalilaahi wa inay ilayhi raajucuun alle naxariistii jano haka waraabiyo waxa uu ahaa shaqsi ad u fcn. inagana alle samir ha inaga siiyo

  • @ismahansamir7869
    @ismahansamir7869 8 ปีที่แล้ว

    Ilahy ha u naxaristo Ameen yaa rabi

  • @caydaruusmaxamedsugaal4068
    @caydaruusmaxamedsugaal4068 7 ปีที่แล้ว

    rabbi ha u naxariisto

  • @farhiyamuhudiin795
    @farhiyamuhudiin795 6 ปีที่แล้ว

    Alleh ha unaxariisdo

  • @axlaammohamed8877
    @axlaammohamed8877 8 ปีที่แล้ว

    allah yarxam.raaximiin cawke

  • @bishaarasheikh4986
    @bishaarasheikh4986 8 ปีที่แล้ว

    allah haunaxariisto marxuunka amiin ya allah

  • @wow9317
    @wow9317 3 ปีที่แล้ว

    Illaahoow u naxariiso Aamiin yaa rabi.

  • @muscabmascuud8649
    @muscabmascuud8649 7 ปีที่แล้ว

    ilhy ha unaxariisto

  • @cabdifataaxyuusuf2638
    @cabdifataaxyuusuf2638 6 ปีที่แล้ว

    Allowo unaxariiso

  • @abdiazizhassan1036
    @abdiazizhassan1036 8 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 ปีที่แล้ว

    Ale ha unaxariiso jano fardowso ha ka warabiyo ala maxan qof qimo leh naga baxey cawke iyo sooraan si qas ah Ayan uga naxa ila hada😭😭😭😭

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 7 ปีที่แล้ว

    alle ha unaxariisto

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 5 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariiso adoonkaga ahmed hassan cawke

  • @maryanhuseen955
    @maryanhuseen955 8 ปีที่แล้ว

    ilahey haunaxaristo

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxaristo akhirana janada ha geeyo walahi wan ooyaya😢😢

  • @abdimahad7345
    @abdimahad7345 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭

  • @asliissa5262
    @asliissa5262 7 ปีที่แล้ว

    alh yarxmoooo

  • @salaadaadan8382
    @salaadaadan8382 3 ปีที่แล้ว

    Ale ha u naxariisto

  • @maryanhuseen955
    @maryanhuseen955 8 ปีที่แล้ว

    amin

  • @aamiinaideed2471
    @aamiinaideed2471 6 ปีที่แล้ว

    Alleh qabriga ha unuuriyo hana uwaasaciyoh

  • @abdirahmanismacil7611
    @abdirahmanismacil7611 8 ปีที่แล้ว

    ilaahaw unaxariiso

  • @hanayar3587
    @hanayar3587 3 ปีที่แล้ว

    Maanta oo kale 17/November/2015 allah yarxamu daqiiqad kasta oo uu marayo qabrigisa ilahow albabka janada u fur yaa rab

  • @hoodomuhmed5383
    @hoodomuhmed5383 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @caashaluul235
    @caashaluul235 5 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxaristo

  • @V.eight_films
    @V.eight_films 6 ปีที่แล้ว

    illahow janadad sii

  • @cabdicasiismursal4272
    @cabdicasiismursal4272 5 ปีที่แล้ว

    ale hawnaxariista

  • @V.eight_films
    @V.eight_films 6 ปีที่แล้ว

    Illahow qabriga uwaasici

  • @ayaanahmed5132
    @ayaanahmed5132 7 ปีที่แล้ว +5

    17/11/2015

    • @axmedyusuf4068
      @axmedyusuf4068 4 ปีที่แล้ว

      /1711/2015 black day😭😭😭😭

    • @jamabihi8089
      @jamabihi8089 3 ปีที่แล้ว

      Wllo xaged joogtas

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 ปีที่แล้ว

    Illaah baa ubaryayey sida Adduunka looga jecla illaahow Aaqirona looga jeclaado. Cawke

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 2 ปีที่แล้ว

    Daad kan wax tacsiyaynayaba dad badan ayaa ka dhintay

  • @drbaasheliban1149
    @drbaasheliban1149 5 ปีที่แล้ว

    Ina ilay baa dilay

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk 5 ปีที่แล้ว

    Axmed somaali oo dhan buu ka dhintay.
    Axmed waxaa deeqdo somali weyn he is bigger than qabiil.
    Waxuu xamer ka dhoofay 1990

  • @iidaadiofficialschannel6105
    @iidaadiofficialschannel6105 5 ปีที่แล้ว

    Alow janadada kawarabi

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว

    Yaa Baadhay Sidii Uu Udhintay Sangubna Lama Baadhayo aasayaa

  • @yasiidmohamed1677
    @yasiidmohamed1677 ปีที่แล้ว

    Marxuumka maxa hees loo dul saaraya

  • @cilmimustafa2049
    @cilmimustafa2049 8 ปีที่แล้ว

    ilahay haunaxaristo kitabkada midigta hakasiya

  • @koryare
    @koryare 4 ปีที่แล้ว

    cawke waxa la shegaa inuu barnaamij uu waday dartiis loo dilay arinkaas hadad wax ka ogtihiin baritaan ku sameyaa inkasto adan sameyn karin xataa calamka u shega waayo

  • @mommyicy3914
    @mommyicy3914 6 ปีที่แล้ว

    H

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 3 ปีที่แล้ว

    Sorry we know he past away ahmed hassan cawke