Sh meesha aad tiri qofku hadduu maraq cabbo yuusan Biyo cabbin, sababta noogudar insha allaa. Qolyaha caafimaadku waxa ay sheegaan in qofku marka uu cunto cuno uu Biyo ka daba cabbo si dheefahiidka ay ugu fududaato shiiditaanka cuntadu. marka bal isku kaaya waa faji labadaas ama waxa dhici kara noosheeg insha allaa. Mahadsanid.
Safiirka dad Soomali iyo ajnabi baa Facebook page kaada ku arkay waxay waydiinayeen Sh. Xoog contacts ma aqaan in aad la xariirtay. Anyway shaqo wacan.
Sheekh waxaad noso galisa xubnaha jilbaha iyo suculada marka la tukanayo dadka qaar waxaa ka baxaa sanqadh aad u daran waxa kena iyo waxaa lagaga hor tagi karo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allah Jizakallahu Qer Allaha ku Barakeyo Insha Allah Allaha Idin Xafido Dhamantiin
Shiiiikh jazaaakalllaaaah khayr jilba xanunka gacma xanunka ka so hadal fadlan
Gacantaada saar meesha aad ka dareemayso xanuun oo ku dheh: "Magaca Alle". (Saddex jeer) (1) Markaas waxaad dhahdaa: Waxaan ka magan galayaa Eebbe iyo xooggiisa sharka waxaan helo iyo waxaan ka digtoonaado. (Todoba jeer)
(1)بِسْمِ اللَّهِ(2)أَعُوذُ باللَّهِ وَقُدْرَتِهِ مِنْ شَرِّ مَا أَجِدُ وَأُحَاذِرُ
Jazakallah khair wll allah haku barakeyo
جزاك الله خيرا بارك الله فيك يا شيخ الله يحفظك اللهم امين يارب العالمين
Jasaakalaaah wll ayaamahn dhabarku aad ayuuu ii xanuunaaa
بارك الله فيكم وجزاكم الله خير شيخنا
Aad baan uga cabNya aniga iyo wallaldy culeskana aad baan u qaada alle ha iga kor qaado
MashaAllah sheikha Allah barakeyo mahadsanidin🙏
Masha allaah alle ha ku xafiido shiikh
Shiikhow alle Haku barakeeyo
Mash allah jzl kheer allah ku barkeeyo Shiikh
waad mahad santahay
جزاك الله خيراً
Jzakallah khayr sheekh, waad noo faa iidaysay
Masha Allaah
Waa Barnaamij. Wax tar u leh.
Umadda.
Hilib geel. Ma Yaalo Yurubta.Aan joogo
2 shaqo. Ayaa kaw Naga siiyeen.
Maxaa Xal Ah sheekhunaa??
3 dii Ruux. Hal.qof ayaa,dhabar.xanuun.qaba..aduunka.
Mana Lahan.rag iyo dumar.da.yar.iyo Da.weyn.22 jir Anoo Ah.waa I xanuunayey.Al xamdulilaah
Inta Sheekhu.sheegay.Dhaqaatiirtu..noo sheegtaa.hilibka geela bes.igu Cusub.
Jzakallaah. Inta isku Hawshay. Soo gudbinta.barnaamijka.
Maasha alah tabaaraka lah ilaahey ha idiin xifdiyo baarakalahu fiikum wajasakumulah qeer fidunya wal aakhira aamiin 🤲⚘👍
Masha Allah Shiikh khayr Allaha kusiiyo
Mashallah sheikh allah haku barakeeyo
شكراً جزاك الله خيرا
Masha allaah jizaaku Allahu khayran culumo qaaliya🥰
Mansha allah sheikhan wallahi anigo tacban waxu isheege illahey aya dawo igu darey
Nalawadaag walal xanuunkaad qabtay iyo waxaad dawada kaheshay
Mash allah sheikh thanks
Jasakala khayran jasa
Aniga ayaa dhabarka ka xanuunsan waliba L5 S1 sheikh nooga soo hadal meelahas Jazakallahu kheyraa.
Wllo shanfaxda cun
@@farxiyacarab5197 abayo shanfax maxaa la dhahaa waan graber
@@yusrayusuf6490shanfax wa afsomali afcarabi wa xabatu rashaad way fcn thy
Anigaba walal l5 s1 ayaan ka sheegta ee ma iska daweyse adiga
Mashallh alle khayr hahu siyo❤❤
Mashallah jazakallah khayr sheikh 🙏🙏
Mansha Allah jisakallah khayr Alle haku dhowro aamiin yaarabi
جزاك الله خير
Marsh allah 🇸🇴🌺🌹🙏👨🏫
Mashallaah tabarikal rahmaan sheekh Aalle haku barakeyo wax faido u leh umada islamka ayaad noso gudbisay
Mansha Allah sh
Manshallh sheekh rabi ha ku xafido inshallah
Mash allha sh
Mashallaha tabarakallaha
mashaAllah ♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲
Walla shuran waxaan sokorta duruus Ku saabsa thanks
Masha allah cafis sheikh jazakallahukheyr
shiikh dhabarka qaybtiisa hoose ilaa ugta ayaan aad uga xanuun sanahay shiikhow
+254722115511
Sheeq xawajibuurbuur hacabo dadaka dhabarka xanuunayo iyo jilbaxanuunka plz plz plz is reall good aniga idiin soo ogaadey
ماشاء الله تبارك الله جاك الله خير جزء
Marsha allaah
Massaaaaaaaaaas
Aniga hada kula hadla waan oynaa maxaan sameya kububyo iyo xanuun hada lug iyo gacan aa I kububyonaa plz talo isiya😢
Sh meesha aad tiri qofku hadduu maraq cabbo yuusan Biyo cabbin,
sababta noogudar insha allaa.
Qolyaha caafimaadku waxa ay sheegaan in qofku marka uu cunto cuno uu Biyo ka daba cabbo si dheefahiidka ay ugu fududaato shiiditaanka cuntadu.
marka bal isku kaaya waa faji labadaas ama waxa dhici kara noosheeg insha allaa.
Mahadsanid.
jazakallhu khayr
Masha allaah sheqow lugaha aya ixanunayo xitah markan faristo o kacayo wey juc jucanayan e maxa sameyah insha allaha
Shekh waxa ixanunaya khabarka lafaha waxan daremaya xumad badan wahsi sido kale cajis aan xad lahayn maxa lalo isin lahayd besel iso jawaab waslmu caleeyku 😊
Jasakalaah qer
Huuno Sheekhaa xilimaan laa xidhidhii karaa
Xanunkaas baan ka sheeganayaayee
+254722115511
Ma sha allha
Shikh.waxanrabaa..sinaa wasanuud xageekahelaa waxan joogaa.boosaaso
Sheekh iyonadiga wll adban isiin salaamay
Waxad kasoo hadashan siigada iyo cuntooynka ku fiican in lagaga soo kabto
Wll iiso duceeya dhamaan waa leyga heyaa dhawarka lugaha lafaha
Sh jidhka dhan ayaa ixanuunaya markaa maxaa lagu daweeya
Mahadsanid
Asc aniga cidhbaha i xanuuna maxaan samayeyaa ama cuna 20 daqiiqo Ma taagnaan karo
Shugran walaal
Hello Asc wall sheikh Aaniga Ayuu i xanuuna dhabrku Markka iso fah fahi wall i Naan naa wan ahay Ama Gabadh
Safiirka dad Soomali iyo ajnabi baa Facebook page kaada ku arkay waxay waydiinayeen Sh. Xoog contacts ma aqaan in aad la xariirtay. Anyway shaqo wacan.
mashaAllah tabarakallah wow
Aamiin yarabi
Asc sheikh dabar xanuun ayaan qawa 21 ayaan jiraa mxa igu latalini laxeed fadlan isojawab
Hda sethy wllo
Jazakallah
Haa
Haye
Asc
Jazaakallah qayr sheekha iyo safiirkaba miisaanka xazanaadka allah ha idiin saaro cuntooyinka kale sugaynaa hilibgeel ma haynee
Aslam alykum wllo wanku salamy jazakalah khyr sifican ayad wax fican noso gudbisan lkn wll shekha waxad i waydisa xididka dumarka qabta maxa u dawo ah
Maasamiiyaa
Pliz somebody help me with no of sheikh.
+254722115511 Doct Sh yusuf xoogweyne
@@safiirkaislaamka shukran bro
Alhamdulillah
ASC MAXA LAGU DAAWEEYAA fiixda cuna ah ka soo baxada
Jazakallah sheekh
Iso ducey dhabar ixanunaye
Asc safirka islamka iyo shekhena yusuf wn idinsalamay wll ani Aya ubahan shakha inan laxidhidho xagen kalaxidhidha nayrobi majogo lambarke lainkahela
Wcs wllo +254722115511
Telka lama qabanyo walal maxa jira
Sheekh waxaad noso galisa xubnaha jilbaha iyo suculada marka la tukanayo dadka qaar waxaa ka baxaa sanqadh aad u daran waxa kena iyo waxaa lagaga hor tagi karo
Sheekh waxaa jira xadiis sheegaya in qofka uu ku dhaco cudurka Cirqu-Nasaa inuu 3 maalin cuno hilibka Ri' baadiyo
Yaa ri baadiyo see sh
Masha allaaaah adir allaaah haku dhoore
Masha Allah
Asm
Asc sheikh Yusuf numberkisa Ayan ubahana
Mash allha
Ilaaheyy haidin barakeeyo
Ikfanshanka ĥalàaway maxaauroon nawarxanuunka galo
Kayre Allaha kusiyo
Safiirka islaamka waa mahadsantahay hurdo xumada kasoo hadal aadban ula dhibanahay hurdo xumee pleas iso jwb
Tasbiixda badi wa seexan inshalah
Adeer marked wax sharaxayso afsomaali ku sharax
Shg nairobi ka dhinecee joogta
Ty
Waar shiikh wacaliga noosheeg yaan culays ha qaadiin suurta galmah waayo waad shaqaysanaysaa ninta naftu kugu jirto oo meel fadhimaysid
Lowjaha kasoo hadal sheekh
Tusaale ha ku bixin rukuucda waa qaladweyn
Docter yousou
جزاك الله خيرا
Dhabarxanuunka. Nagadawya
Walhi ilaa 16/20 ilaa hada dhabarxanun ayaan la il daranahay hadana waxaa igu darsantay jidhxanun badan hada waxan gaadhay aan salada dirqi kutukadu anoo dhalinyaraa dhakhdarkastana waan dagay waxna imabadasho dawadu heer hada waxaan taganahay aan dhakhtarba aan iska daayo qofkastoo xanunsanaya illhay hacafiyo
Sad
Amiiin
Asc maxa lagu daweyna
Who notice social distancing ✔️📸📸
A
sheeekh waxan qaba kansaar lafood igu dhacay ano yar ee maxan iskaga daweey waan shaqeeya waxa cuulus waan qada maxa dhacay danta kalif tay
Allah ha kaa dulqaado saliga nabiga badi صلى الله عليه وسلم
Alaha kaadulqaado
Inikabu ixanunay
Jzk
🚫
Asc inteh laga so xarira