SALID ZAYTUUN+CALEENTIISA Dawo Mucjisa ah Sir Kaa Qarson Sh.Yusuf

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

ความคิดเห็น • 96

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alhamdulilah aniga wlhi faaiido badan ayaan kaga arkay waliba mudo kooban allahu ma baraarik

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 ปีที่แล้ว

      Maxa ka faiday abyo calenta miya mase salida

    • @AyaanMuniir
      @AyaanMuniir 29 วันที่ผ่านมา

      1111

  • @abshiroa875
    @abshiroa875 3 ปีที่แล้ว +7

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    Safirka islamkoow sheikh Yusuf noo weydii
    Wax u roon timaha xaga dadashada,dheereenta iyo waliba meelaha timaha ka yaraadeen
    بارك الله فيك

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 ปีที่แล้ว +9

    ماءشاء الله تبارك شيخ يوسف الله يحفظك ويحفظكم ويعافيكم جزاكم الله خير آمين ٠🤲👍

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Allaha ku Barakeyo
    Jizakallahu Qer sheeq Qer Allaha kusiiyo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว +1

    Baaraka laahu fii Sheekh ❤️❤️💕💕💕🏆👍💪🏻🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🥰💐💐🇬🇧

  • @alahmed1897
    @alahmed1897 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan ka soo hadal geedka Xaladiidka, malmalka,xabadu sowdada, tiinka iwm. Jizaakallaah khayr

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 3 ปีที่แล้ว +3

    Baaraka allaah fiika sheeqanaa faadil

  • @aminamohammad5542
    @aminamohammad5542 3 ปีที่แล้ว +13

    Markaan quraN dhagaysto ama codkisa meel.laga aqrinayo jogo raho DAREMA ALXM 🤲🤲

  • @hoodomukhtaar4599
    @hoodomukhtaar4599 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku barakeeyo
    Jazaakallaah

  • @abdirashidgesod1438
    @abdirashidgesod1438 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc akhii sheekh umal xaaladiisa nooga soo waran jazaa ka laahu kheyr

  • @sacdiyoaxmed807
    @sacdiyoaxmed807 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allaah ilaahay haku xifdiyo

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah keep going Jazakallahu khairun

  • @ahmedjooker3148
    @ahmedjooker3148 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc waraxma ,
    Sheekha isoo qora lambarkiisa khayr alle hydin siiye

  • @osmanabud9423
    @osmanabud9423 2 ปีที่แล้ว +1

    sheekh Allah kuxafido adunyo iyo aaqero

  • @kherowdahirguhad4021
    @kherowdahirguhad4021 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh adiga mahaysa miritanka kobad Malaga heli kara adiga

  • @ziyadhassenadan7328
    @ziyadhassenadan7328 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah khayre badan

  • @hornafricanfarmingtv4
    @hornafricanfarmingtv4 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheiran #Safiirka_Islamka . qof cilmi u leh dhanka #Madaawaadka oona wax xaysiisanayn sida Shekhayga iyo sharifkena Sh.Y. Xoogwayne waa arrin aad baahi loogu qabay . Horey usoco Allah kubarakeye

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alalh shekh barakallh

  • @abwaanadfaadumomaxamuudiid246
    @abwaanadfaadumomaxamuudiid246 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah ilaahay haydin barakeeyo

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs walal waa noo faideyeay Allah ha ka ajarsiyp

  • @lglg6781
    @lglg6781 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha,allah masha,allah jasakallahu yaa shiekh

  • @abdurahmanali2071
    @abdurahmanali2071 3 ปีที่แล้ว

    Mashallahi tabarak Kheyr allah ku siiyo

  • @jamaali
    @jamaali ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Qaabkee ugu fiican ooloo isticmaalaa saliid saytuunka
    شيخ يوسف xoog?

  • @duniyocabdulaahi8712
    @duniyocabdulaahi8712 3 ปีที่แล้ว +2

    asc shiiqow salid saytunka gaaska iyo nabarada caloosha malagu daweeya

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shedh jasakallah

  • @hothanmohamud6626
    @hothanmohamud6626 3 ปีที่แล้ว +2

    khayr ala ha kusiiyo faiidoyinka nocasa nosoo badi

  • @fosiyacaydid4933
    @fosiyacaydid4933 2 ปีที่แล้ว

    Maan shallaah jisaakalhu khayr

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekha lamarkiisa iisheega

  • @malagmaxamed9839
    @malagmaxamed9839 3 ปีที่แล้ว +1

    مشاءالله تبارك الله

  • @haawahussein622
    @haawahussein622 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalaah 💕💕💕

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekhow Aduunkaan waa horumaree sida saliidii Geed maxsarada ookale maasheegee hada mashiin wax shiida ayaan la isticmaalaayee

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah masha alah

  • @sandheremaxamed8514
    @sandheremaxamed8514 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah ilaahey hakaa ajirsiiya faaiidada aan lasoo koobi karin

  • @nuur6cismanaxmad244
    @nuur6cismanaxmad244 ปีที่แล้ว

    Asc sheeqow waxaan isku arkay koor uur oo mar mar iqawanaye

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 3 ปีที่แล้ว

    Weligeed bay jirtay, geed barakaysan weeye, lakiin aayadahaas aad sheegtay midna ma oran xanuun gaar ah bay daaweysa. Ee ganacsiga iyo kitaab ka ilaahay ha la kala saaro. Wa salaam.
    Wakaa !! Waa iga in aad soo gelinaysid.
    Quraan ka ilaahay, iyo ganacsiga kalasaara.
    Weligeed na lama oran

    • @dahir867
      @dahir867 2 ปีที่แล้ว

      Mar hadii allah yire waa geed barakeysan waxa ad sii raadineysid maxaay tahay

  • @shaaficicalinuurxasn6768
    @shaaficicalinuurxasn6768 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allah

  • @hawasamey6244
    @hawasamey6244 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @ugaasodheyman5960
    @ugaasodheyman5960 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @fatumasalan1294
    @fatumasalan1294 3 ปีที่แล้ว +3

    Asalamu Aleykum many greatings to all is this in Kenya ama

  • @ZakAli9904
    @ZakAli9904 2 ปีที่แล้ว

    Muqdisho xarun maa kuleedihiin? Saliid Saytuun sax ah iyo caleentaan aad heesaan baan u baahan nahay. Fadlan ii sheega meel aan idin kagala soo xiriiro.

  • @حليمةمحمود-ث3ن
    @حليمةمحمود-ث3ن 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @samsamdauud3048
    @samsamdauud3048 2 ปีที่แล้ว

    sc wrx wrkto su al biyaha ayan ka cabijirey xulba .qaladmii misa

  • @abdisamadarabnur8218
    @abdisamadarabnur8218 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a allaha ajar ha inka siiyo walal waxaad sogalida xabatu sowda sida loo isticmalo iyo inta laga isticmaali karo iyo xiliga la isticmaalo

  • @fartunsharif1413
    @fartunsharif1413 3 ปีที่แล้ว

    manshaallh

  • @kherowdahirguhad4021
    @kherowdahirguhad4021 5 หลายเดือนก่อน

    Lambarkada whatsapka ayan ubahanahy

  • @leyloshcabdiraxmaan5169
    @leyloshcabdiraxmaan5169 2 ปีที่แล้ว

    M.a shiqalka xage joga

  • @zahraahmad3603
    @zahraahmad3603 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh somaliya ma lagu beeri karaa saliis saytuunka mireheeda

  • @saharlamohamudabass5668
    @saharlamohamudabass5668 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheik tin tan ath shegi intee lagahela ...garissa anjognaye anaga

  • @AhmedIbrahim-ew8jg
    @AhmedIbrahim-ew8jg 3 ปีที่แล้ว +1

    Macsarada iyo zaytuunka kee ba fiican? Sheikh weeydi

  • @maxamedcali3857
    @maxamedcali3857 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc cuna ah wax iga soo baxaday fiix maxa ku daaweeyaa
    Ii soo sheeg shiikh

  • @roodacabdilahi5428
    @roodacabdilahi5428 3 ปีที่แล้ว

    Wadaadkan xaruntiisu magaceed

  • @ahmedMohamed-df2ye
    @ahmedMohamed-df2ye 3 ปีที่แล้ว

    Xageen ka halaa is tasaxda ah waxan jooga Hargeisa

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh xaruntadu waa xagee hargaysa meel maku ledahay

  • @jeego616
    @jeego616 2 ปีที่แล้ว

    Xagee laga helayaa ayadoo ah saafi lahubo

  • @husseinali6617
    @husseinali6617 2 ปีที่แล้ว

    Asc ياشيخ xage lagahelaaa tan safiga ah

  • @umunajmo2033
    @umunajmo2033 3 ปีที่แล้ว +1

    Adu maad noo keentid shiiqaw

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Shareed'S

  • @eymancade4901
    @eymancade4901 3 ปีที่แล้ว

    xagee laga helaa saliida zeytuunka saafiga ah

  • @saharlamohamudabass5668
    @saharlamohamudabass5668 2 ปีที่แล้ว

    Wan RabnAYE

  • @apdikhadir1995
    @apdikhadir1995 3 ปีที่แล้ว

    Asc yaa sheeq horta saytuunku kan noo baxo ma aha miyaa macnaha

  • @rahmahassan8614
    @rahmahassan8614 3 ปีที่แล้ว +1

    Shikh wan u bahanay hadaa heysid waxaana joogaa muqdisho jwb

  • @hindaahmed6438
    @hindaahmed6438 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh mata quraaradaa mise waa ta caagada teebaa fiican😀

  • @99salz70
    @99salz70 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal waxaan ubaahna sheikh numberkisa wax private ayaan wey diin lahaa jazakalah qeer

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  3 ปีที่แล้ว

      Wcs wllo +254722115511

    • @sahraainab6478
      @sahraainab6478 3 ปีที่แล้ว

      @@safiirkaislaamka asc.sh.yusuf..Asalamacaleykum.waxmatulaahi.wabarakatu.sh..see.uhela.seytun.saxa.iyo.malab.sax.ah

  • @axmedjees6450
    @axmedjees6450 3 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Waxan sheekh waydii lahaa saliidan quraacda tusha makaga tarikaraa?

  • @isaackbashir
    @isaackbashir 3 ปีที่แล้ว

    👍

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Likes

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Lifetime's

  • @fatumamahad4081
    @fatumamahad4081 2 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Share'S

  • @cabdiwalisalafi6005
    @cabdiwalisalafi6005 2 ปีที่แล้ว

    Safirka islaamka xay kawalaxtahay waa yaabee 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @fatumaadow6984
    @fatumaadow6984 2 ปีที่แล้ว

    Shekhow no kaga ubahanahay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Lives

  • @nimcomohamed5868
    @nimcomohamed5868 3 ปีที่แล้ว

    Carabtu.waxay.kudartaa saladhaka

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 3 ปีที่แล้ว

    somaaliya way kabixi kartaa dadka hadii ay beeraan oo iskadaayaan soogadashada wadan dadaw iyada iyo kafeega beerta soomaaliyay saliidan zaytunka berta

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 2 ปีที่แล้ว

      Saliid Saytuun geedkeedaa in labeero oo miraheeda laga sugo maad garan imisa qarni bey qaadan igu soo orod ma aha

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 2 ปีที่แล้ว

    COLD PRESSED

  • @somaliok1035
    @somaliok1035 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @naimakariniyokhurxin1118
    @naimakariniyokhurxin1118 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Share'S