Maxay tahay sababta Soomaaliya looga reebay dalalka Afrika ee loo fududeeyay fiisaha Kenya?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 7

  • @SikaaweDuullane
    @SikaaweDuullane 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rer khaatumo runtii way u baahanyihiin gargaar sida biyaha in iska ay isku tashi bulsho wadaan guul somli io bahda VoA❤ from deegaanada rer khaatumo

  • @yuusufosman7162
    @yuusufosman7162 วันที่ผ่านมา +1

    😂🎉😢😮😅😊❤

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 วันที่ผ่านมา

    SOMALI WAA TUUG MW.XASAN MAXAMUD AYAA U HOOREEYA TUGNIMADA WAA QAAIN.

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 วันที่ผ่านมา

    Adinka ma soomaali ayaa tihiin mise ajanabi afsoomaaliga bartay waa adinka soomaalu meelkastaba ku caynayee ??

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awalba kenya soomaali faaido kuma qabin ee iyadaa faaiido ku qabtay waxaase ka sii fiican iyadoo xariirka laysu jaro

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 วันที่ผ่านมา

    SABABTU WAXAA WEEYE SOOMAALIDU NIDAAMKA MA ILAALIYAAN DALKOODANA MA JECLA DALKAAN HADII FIISA LA AAN KU SOO GALA LA YIRAANA WEYBA SOO QA,AYAAN HADAABEY KENYA KHAATI KA TAAGAN TAHEE MARKA DIIDMADAA DANTA DALKEENAABA KU JIRTA SIDEY ILA TAHAY WAAYO DALALKA KALE DADKOODU QOFWALBA MARKUU WAQTIGA KA DHAMAADO WUU LAABANAYAA AMA OGOLAASHO SAXA AYUU RAAD SANAYAA LAAKIIN INAGU INAGOON SHARCI SAXA HEYSAN BAANU DAARO BILAA NIDAAMA DHISEYNAA CARUUR KU DHALEENAA WAXYAABIHII WEDENIGU LAHAA OO DHAN BAANU SI NIDAAM DARAA KULA WAREEGEYNAA BAL EEG DAARAHA 20KA DABAQA EE LA ISUGU FAANAYO DUNIDA KAMA DHICIN DAD DALKOODANA KA CARARAYA DAL KALENA SIDAA U DHISAYA

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 วันที่ผ่านมา

    Horta somalia am nigooda ayey ileen kuwii ar gixisadii ayaa joogta