8 SHEY EE DHAQALAHAGA HOOS U DHIGAYA MANA OGID

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • @ruumikitchen ‪@ruumichannel‬

ความคิดเห็น • 79

  • @-farhia
    @-farhia 11 หลายเดือนก่อน +6

    Alla baayoy Khayr baa qabta Aniga dhaqaale ma aqaani qof baa wax ikenaya wanka qadan meel ban wax ku arkin wan so gadin manta Laga bilaabo waan joojiin caqliga kaa maqan walalka ku jira la yiri go aan ban qatey Inan joojiyo Wana kula so xiriiraya insha alllh baaayoy thanks

  • @sozd5533
    @sozd5533 11 หลายเดือนก่อน +7

    Mashallah ala Maxaan wax ku dheelay hada waan aqliyeystay from mako islaw ❤

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  11 หลายเดือนก่อน +1

      Iyaaaah makow adigi miyaa so dhawaw

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi ani waanka reestay aiwareerin masha Allah muqaalkaan waa xaqiiq

  • @sanaahmad3599
    @sanaahmad3599 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waa runta walal markaan hadaf samaystay 4 years gudahood ayaan horumar cajiib ah ku gaadhay
    hal talo ka fogow naagaha faanka badan dantaada raac xolahaga dhaqaalayso

  • @قناةالقرءان-س3د
    @قناةالقرءان-س3د 2 หลายเดือนก่อน

    Ruumiyey mahadsanid xbbti

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi 11 หลายเดือนก่อน +3

    Asc walalo you are amazing mum we got kids manshallah we need to save money

  • @umucaisha6461
    @umucaisha6461 11 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allh ruune mahadsanid abaayo aniga iyo odagayga markaa bisha gabo gabo aytahy biilka naga ga o waxa samenaynaa asxabtaa lacag kadeen Sanaa anaga oo lacag haysano waxan diidaynaa lacagta kayd inan ku Nagano si hadhow celiska nogo adkaanin lkn tan asxaabta wa dhiibenaa wa qasab somahan 😂😂😂😂

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  11 หลายเดือนก่อน +2

      Hhahhaahhahahaha

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 10 หลายเดือนก่อน +1

      Saas larawaa hore usocdaaa wll

    • @umucaisha6461
      @umucaisha6461 10 หลายเดือนก่อน

      @@indhouronindhouron7992 mahadsanid wll

  • @ZahraDheeman
    @ZahraDheeman 11 หลายเดือนก่อน +6

    Walaalyaaloow saan xaq maaha 1k views 2 hrs like 197 like ta lacag maaha u saara si dadka dawanayo u bataan waa fiirsamesaam waaka faidesan qofki waqtiga galiyana ma cawinesaan yaqa xasidnimda daaya gabadha waa walashiin waxbaa ka faaideene

    • @ridwanabdulahi2221
      @ridwanabdulahi2221 11 หลายเดือนก่อน

      Somali wa xasidin ma taqanid miya huno

    • @ZahraDheeman
      @ZahraDheeman 11 หลายเดือนก่อน

      @@ridwanabdulahi2221 xasidnimada ma ficno

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  11 หลายเดือนก่อน

      Ala caiyga iyo garadka haku barakeyo abayo shukran

    • @ZahraDheeman
      @ZahraDheeman 10 หลายเดือนก่อน

      @@ruumichannel aamiin sido kale xabibti

  • @ZuhayraAhmed
    @ZuhayraAhmed 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo ilaahey ha nu barakeyo

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaah tabarak abyo deynka in la qato ayan qalad ah suga in la ado maxuma lkn waxad samayn karta windowshop

  • @khadracali334
    @khadracali334 11 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah ❤❤

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤

  • @Axlaam236
    @Axlaam236 9 หลายเดือนก่อน

    M.a wlhi waxbadan oo jira baa kdhadashy qeyr alaha kusiiyo habo mcn

  • @QadanMaxamed-d1b
    @QadanMaxamed-d1b 7 หลายเดือนก่อน

    Mashllh qoftani xagee igag qaroonyd ❤ thankis mcnto

  • @ayaancumar9192
    @ayaancumar9192 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah jasaakalaah kheyr ❤❤

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 11 หลายเดือนก่อน +7

    Tartan dahab ah yaa ila galya 10kg 12bilood sanadkii hora bilaby alx sad baa gatay marka kwrma arinkaa
    Lacag iska baxaysaa faido maleh

  • @AadamShariif
    @AadamShariif 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Wll qaali alle haku xafido

  • @shugrimohamed7357
    @shugrimohamed7357 11 หลายเดือนก่อน

    Si qalbi ah baa u waanisey Maasha Allah ❤❤

  • @UmuMohamud-ue5yt
    @UmuMohamud-ue5yt 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalah abyo thnks

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 6 หลายเดือนก่อน

    Wallaal.adiga iyo aniga isku fikrad baan nahay way baan ugu dayan gabar kaleh way baan uga cabsan sahiibaday in aan dhaho maya waxa aan aheyn dantayda waxaan rabo iyaan ku dhaqaaqa oo kaliyah waxa aad heysatid waa in aad ku qanacdid jeclaatid istilkaaga iyo waxa aad heysatid ama lacag lahow ama miskiin ahaw ku qanac waxaaga somaali guul

  • @Faizaabd
    @Faizaabd 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh dheerigaliso❤❤❤

  • @HamdiAbdullahi-i8h
    @HamdiAbdullahi-i8h 11 หลายเดือนก่อน

    masha allaah xabibti inolow

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 11 หลายเดือนก่อน

    Waa run Ani xataa waan arkay waxaan waa rabay ku rid aney I taabaty

  • @najmaAbdi717
    @najmaAbdi717 11 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdaha waxan dihilaha ayuuto gala

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah

  • @farxiyofooschannel1976
    @farxiyofooschannel1976 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dahab inaan gato iyo dhul aan raba waxne meel ma dhigto

  • @aishoali5347
    @aishoali5347 9 หลายเดือนก่อน

    Ruumiyey wxa joga Somaliya wxaa bishii sameeya 100 dolar o an meel dhiga sbbtu waxey.thy 5caruura aan dhay wana maser.badnahay hadi uu.faarax ifuro ama dhinto ama jirado yadan bini adan ubahan ayey iga thy ee wax meel dhigo mrkey badatane shirkad uraadso

  • @nusaybacadamiofficialcadam847
    @nusaybacadamiofficialcadam847 10 หลายเดือนก่อน

    Asc bahada ku xidhan ruumi m.a waad nawaanayzay caasimad baan deganaa lnk hada gobol baan uguurayaa

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi 11 หลายเดือนก่อน

    Asc walalo can you share the website for the flights

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 11 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo mcn manshallah 🌺🌺🌺🌺👍👍👍💕

  • @queensaafi
    @queensaafi 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alllah abayo

  • @rashrash8150
    @rashrash8150 11 หลายเดือนก่อน

    Alaa run badinaa rumiyey aniga sas caml ahan jire balse waniskadafe

  • @LakiAli-hn6lc
    @LakiAli-hn6lc 11 หลายเดือนก่อน +3

    mahadsanid abayo hadana aan daawanaayo wax yar ka hor ayaa 300€ kalrna ah aan bixiyay waa bisha iigu yar tahay ayaa intaan ahay hadan alaab kale qaado ayaan islahaa lkn videa inaa daawada ee ii fiicneyda lacag badan oo aan qaadan lahaaa ayaan ka badbaadayaa

    • @rahmaosble8514
      @rahmaosble8514 11 หลายเดือนก่อน

      Ribo muuleyahey

    • @LakiAli-hn6lc
      @LakiAli-hn6lc 11 หลายเดือนก่อน

      30 maalin hadee kula dhaafto ribo ayaa ku saaraan lkn wixii 30 cisho ka yar wax kuma saarno

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 11 หลายเดือนก่อน

      Ani gacan tyda weyba la qabsaty like maba dhaafi kari wax walbo dawanayo

  • @hodanhashiadanabdule648
    @hodanhashiadanabdule648 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallh❤❤❤❤

  • @yasminali2399
    @yasminali2399 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wlley mashiinkiii fadhiga aad ku dhaqsay meesgaad ka iibsatay iisoo sheeg please 🙏

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  11 หลายเดือนก่อน

      160 euro

    • @yasminali2399
      @yasminali2399 11 หลายเดือนก่อน

      Lacagta Maaaha qlli xagee ka soo iibsatay ku dhahay waxaan joogaa uk 🇬🇧

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  11 หลายเดือนก่อน

      @@yasminali2399 dukamada elektrische wllo

  • @hamdiali1498
    @hamdiali1498 8 หลายเดือนก่อน

    😅 bisinka ilahay hano xafido ciyalka iyo anagaba

  • @halimaabdulla6790
    @halimaabdulla6790 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi 11 หลายเดือนก่อน

    Please make more video for us

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 11 หลายเดือนก่อน

    Hooyo kasto waa ugu yaraan 3000 oo yuuro ama doolar ama boon in ay meel u taal oo lama taabtaan ah emergency ah wax walba ayaa dhici kara

  • @fatumoyusuf8720
    @fatumoyusuf8720 11 หลายเดือนก่อน

    Been taamaha ruumiyay khayr Allah hakusiiyo xabiibti

  • @habonali9734
    @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน

    Sax waye abaayo ❤❤❤❤

  • @saadarobeyto7205
    @saadarobeyto7205 11 หลายเดือนก่อน

    Asc Merci beaucoup huno roumi ❤😂

  • @fardowsaahmed859
    @fardowsaahmed859 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkk klara anigey 3igu qabta

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah dhaqalaha waa wax fican 😊

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi somalida qurbah jogta ilmahada uma labisan way yaryahin dadka ilmahoda dhar fican u gada galada miyanu ku gadhna ilmah waxay u qabtan iyo waxay u gadan somalida qurbah jogta lacgtodu waxaya u diran somaliya iyo hagbad

  • @ridwanabdulahi2221
    @ridwanabdulahi2221 11 หลายเดือนก่อน

    Ala run badanida abayo kalana lacagteydi qabta bil walbo labo boqol o dolar bixiya😂 shen aya taganahay

  • @sucadomohamed1393
    @sucadomohamed1393 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk shukran wlh ruumiyey aniga adiga ayaan kula mid ahay xitaa dahabka celiska ayan gataa

    • @ridwanabdulahi2221
      @ridwanabdulahi2221 11 หลายเดือนก่อน

      😂wlhi waiga qosol sisay mahadsanid 😂❤

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  11 หลายเดือนก่อน

      @@ridwanabdulahi2221 hhhhhhhhhhhuu dahab celis miyaa jira waa inan radiyaa

    • @umufatuma7472
      @umufatuma7472 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@ruumichannelwuu jiraa saxib kan cusubna wuu ka jabanyahay lakin celis fiican oo cusub raadso celisoow celis ma tahay ha raadsan

  • @hawoismail8883
    @hawoismail8883 11 หลายเดือนก่อน

    Kalrna 700 ero igu leeyahay😂😂😂

  • @suadnour4324
    @suadnour4324 11 หลายเดือนก่อน

    Amzonka xolahayga qaba

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 11 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa ani dayn maqaato lkn waan waxgad badnahy

  • @sadiaaden8133
    @sadiaaden8133 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk ❤

  • @HamdiAbdullahi-i8h
    @HamdiAbdullahi-i8h 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤