BIILKA WUU IGA GO MARKASA DEEN RAADISA TALADAN QADO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2024

ความคิดเห็น • 111

  • @hiboragehaji
    @hiboragehaji 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shukriluggeed4108
    @shukriluggeed4108 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ruuxi manta sidaa kuu firsanaye gabar dukanka ugu sugesay ayaa igu qelisay intaan dhan intee jirtaa ayey ugu tiray waxaan dhahay video 4 ee ruumi ayaan manta dawanaye waay i basatay walshey ruumi mahsanid abayo waxbadan ayaa kaa faiday ❤❤❤❤❤

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน

      War maamadii Shukri aheed ee dahablaha majoogtaa.
      Aniga wan kuugu xiranahay insha allah maalin hadaan wadanka imaado wan kuu imaanaa aadaana kuu taageeraa .
      Asxaabtii ruumi soo booqda hooyo Shukri Lugeed.
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Dahabkii waaba basaday ma xanaaqin miyaa habo mcnto?
      Hhhhhhhhhhhhh

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 6 หลายเดือนก่อน +3

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis 😊keep going qali

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 6 หลายเดือนก่อน +3

    Xasbunallaaah wa nicmal wakiil.
    Miskiin waxbaa helay
    Illaahaybaa ugasoo qaadaybee maxay isaga siisay.
    Allah hakuu caafiyo ilmaha walaal
    Adigana bedel khayrqaba Allah hakusiiyo.❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 หลายเดือนก่อน

    Ruumi horuu soco, My Allah protect you and your family sis ❤❤❤🎉

  • @user-wz7id1rt3e
    @user-wz7id1rt3e 6 หลายเดือนก่อน +1

    صح كلامك يا أختي روما

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid dhiiri galiyaha nolosha❤❤❤

  • @IqroMohomedFarah
    @IqroMohomedFarah 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ruumi waaan ku taageeraaaa wlh dhiira galiso❤

  • @asmacali111
    @asmacali111 6 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah

  • @Umuxasan
    @Umuxasan 6 หลายเดือนก่อน

    شكرا جزاك الله ألف خير حبيبتي ❤

  • @MaxabaRashiid-zl2pi
    @MaxabaRashiid-zl2pi 6 หลายเดือนก่อน +7

    Sax ruumiyay wax walbo tankiisa hadii ladhaafiyo wuu dilaaca kalsonida badana aday ku dushaa ❤waxan kuugu hambalyeeynaya abayo 60k waxan ku rajayna isbuuc kudihiisa inaad 100 xidho horay usocod wanaagsan xbbt❤❤❤❤

    • @xabiibomacalin7350
      @xabiibomacalin7350 6 หลายเดือนก่อน +1

      Saxiix kalsooni heer waxaan gaaray wax walbo aan maqlo aan amini waaye😢😢😢maaanataaan kashalaaynooyaa😢

    • @MaxabaRashiid-zl2pi
      @MaxabaRashiid-zl2pi 6 หลายเดือนก่อน

      @@xabiibomacalin7350 abaayo way dhacdaa lkn hashalaaynin nolashaada horay usiii wado qofdambana kalsooni xadkeeda dhaafsan hasiinin naftadana lambar kow kadhigo markaas wax walbo hoostadayimaanayan insha allah

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@xabiibomacalin7350😢😢😢😢😢

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน

      Insha allah sanadkaan inaa gaarno 100k rajeeneenaa .

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน

      Ani daadkii aan udiri yiray waa iga dhamaadiin qof walbo waxoow idhahaa hoyadaan waa iigu jirtaa wax badan ka faaiiday marka mashaa allah.
      Asxaabta cusub sii faafiya muuqaalada idin xiisaha galiya si hooyo ruumi heerweyn ugaarto ilaa aan malyama xirno wan idin dhaheenaa .

  • @user-fk3ry3dc6i
    @user-fk3ry3dc6i 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allh tala wangsn wad nasiisay kuwii qaata alle hanaga dhigo abyo waxa lagu siiyo haduba yahay wax rerka un ku filan oo waxbaba kaso hareynin siden wax mel u dhigan kara

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 หลายเดือนก่อน +2

    Manshaallah😍jacaylka kafara batey aniga jacaylkas ilaa heer an dayn u soo qaado kuna qayilo subxanallah waali badana ima hayo 😅jacaylkas ilahayna hanaga hasyo😊

  • @RunsheegAbdi
    @RunsheegAbdi 6 หลายเดือนก่อน +2

    dumar badan aya dhahayay keydkeygi aya siyay ganacsi ayu ku furtay marku taajiray iima so celin naago ayu ila guursaday. Hantina ma hayaan nina ma hayaan.

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 6 หลายเดือนก่อน +3

    Lkn kulbo haday kaa baxday haka walwalin dheh iska soco

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 6 หลายเดือนก่อน +6

    Hhh xaaji lacag ma iska fiiree 😂😂😂 abayo hadu wax heysan wa lasiinas xaajiga hadii uu daacad yahay

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน +1

      Hahahahahaah iniga iniga qoslinayay

    • @umusafabeuty8358
      @umusafabeuty8358 6 หลายเดือนก่อน

      @@ruumichannel wa daremoya waxa nagu samey nosid wixina ceshta ceeb ma ahan ruumichannel

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x 6 หลายเดือนก่อน +1

    ruumi❤ thanks

  • @sahrahajiomar1154
    @sahrahajiomar1154 5 หลายเดือนก่อน

    Ani reer dhaqaalo wan idin wata xeertada nahay waxan mel dhigto ma jecli qof inu ila lahado ama ila ogyahay keyt laan maba jogi karo walahi

  • @AishaMahad-du3vw
    @AishaMahad-du3vw 6 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤

  • @farax6361
    @farax6361 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wllshy iga wayn camal ayaad iithy waankugu waano qaataa taladada

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 6 หลายเดือนก่อน

    masha allah ruumi quruxey ❤❤❤

  • @fatimaabdisalamyusuf981
    @fatimaabdisalamyusuf981 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumi wa run abyo mcn wa mahadsantahay. Gabadhana allah ha u cafiyo ilamha mel ka khayr badan allah wax haka siyo.lkn waxan la yaabay gabdhaha xaqqan meher ka ah wuxu allah wajib ad le dahay uga dhigay wa in ad ku kabatid, gabdhihina intay u dayan bay hadhow cidla ka so calalayan diintu aday ku hiilsay adna ninkan wuxu noqon dono adab ogayn bad u hilisay sa xaqaagi ad maalin u baxsan lahayd u daysay
    Xoolihina maalitu idin mehersado ka qaata si ad beri ugu baxsatid

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 6 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo congratulations 🎊 👏 💐 60k

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน

    Scw scw mashaa allah beentaa ma ahan.😊

  • @leylaadan5283
    @leylaadan5283 6 หลายเดือนก่อน

    Mash allha ❤abayo

  • @dahaboahmed1262
    @dahaboahmed1262 หลายเดือนก่อน

    Ruunaye mashaa allha kkk

  • @maraynxaji3585
    @maraynxaji3585 6 หลายเดือนก่อน

    انتي ماشاء الله قدوة للبنات

  • @user-gx6nd4er1n
    @user-gx6nd4er1n 6 หลายเดือนก่อน

    Run badanaa gabadhu❤❤❤

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga waxaan arkay rumey gabar guuri gadatay 80kun dollar 💵💰 kugadatay ninki iyo carutada ayey dajisatay o kiradii wukarestaya hadana abaal uma hayo jeecl haba shegiin ayada 247wey dalantahay culeska guriga inta ogu badan ayada dhabarka sarato xita rashinka ilmahiisa cunyaan marku dhamado sogaat kuma karto isdabar ayu dhaah mucjisadas ayaan arakay wan yaba marmarka qaar waxan dhaha masulkii ninka miyada lagu badalaay dawo ayey kusocota gabadhaas lakiin mafahmin arinkas again wan kuwareray gabdha 18yaer ayaan aqaana walhi waa dhibane😢

  • @asmaaosman9810
    @asmaaosman9810 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wale nin waaqalbi adgyhy abaalna maleh gabdhow dhagaha fura oocaqliga fura qalbigiina nimanka kadysta

  • @iqrocalicabdicalicabdi2910
    @iqrocalicabdicalicabdi2910 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ruumi waxy dhinaca u fiirisey xaji lacag ayy iska ilalinysa ilen arintan sir anaga nalo shegayo wye😂❤❤

  • @user-wr4uq3hy7v
    @user-wr4uq3hy7v 5 หลายเดือนก่อน

    Abayo gacantaa heyso ayaa dhiibto ee sas hadhihiin

  • @user-xg3dk3tw3n
    @user-xg3dk3tw3n 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waba yabanahay maba aruuri karo lacag

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 5 หลายเดือนก่อน

    Ani waxaa aaminsanhy inaa la isku barin numanka usoo qad deen iska dhaafe inaa biilka waxa soo haro xataaa subaxa klw la ogeesin ninka sidoo bari kuugo haleen waa isoo laabana

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 6 หลายเดือนก่อน

    Nin asxaan Maleh gabdhow is ilaaliya !

  • @user-wz7id1rt3e
    @user-wz7id1rt3e 6 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @ayaansaiidaydiid1467
    @ayaansaiidaydiid1467 6 หลายเดือนก่อน

    Walahi warunteda

  • @shaataabidaar7639
    @shaataabidaar7639 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumi hareerah eegaysaaye ma xaaji lacag baa jooga xaafada

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi manta farax iyo xaliimo balahaad ka riftay waadna ku saxantahay

  • @user-nn3zq2yw9b
    @user-nn3zq2yw9b 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Allah ha ino fudeydiyo wallal

  • @xabiibomacalin7350
    @xabiibomacalin7350 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo deen saan uqaadaye waan dhalay markaasa maalin irida inta la iiso istaagay laigu dhahay lacagteyda isii 50 dolar eey ehen odayga wuuw joogan intu quwestay uu baxay ana irirda la iitaaganyahay hooyadeya iiso lacagta iiso tuuray ilaahey ha iidaaye waline meeshii ayaan taaganahay ma aqaan wax aan sameeyo waan daalay😢😢😢😢😢

  • @user-kd7gd7xj5n
    @user-kd7gd7xj5n 6 หลายเดือนก่อน

    Runey waxan kayaabi inan xaaji lacag kugu dhirno saad waxnoogu sheegi 😅 keyga xogaba igaga maqane isooduceeya inu illahay iga sosahlo 😊

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dhibta ugu badan oo gabdheheena haysa waa in ay masuuligad aanay lahay dusha iska saaraan naayada wixii niman kii nu soo shaqeeyan haday saynideeqin isaga udir tayn ta adna dabka saar kkkk

  • @IqroMohomedFarah
    @IqroMohomedFarah 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaaas sheekadeeda waan lasocday tiktok live kasheekeesay xaadir u ahaaaaa

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 6 หลายเดือนก่อน +1

    ayaada iskaleh❤

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw 6 หลายเดือนก่อน +1

    Runta ka hadashay Wllhi Abyo Aniga Gabar Eedo ii tahay Saas Eh Xita Inu fadhiyo ma ahane Naag Kale gursaday

  • @user-sn6dy3dt7q
    @user-sn6dy3dt7q 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk abaayo Ana horay uyaabay

  • @user-wi3ol3fh8m
    @user-wi3ol3fh8m 6 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😮

  • @fadumo321
    @fadumo321 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @caaishacuud7901
    @caaishacuud7901 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Wlh inaan yaabo iyo inaan qoslo ayaan kala garan waayay
    Lkn waana qaadasho hano noqoto gabdhow

  • @yusraasad9763
    @yusraasad9763 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo qeso cajib ah ayan ku haya ee i İSO waco

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo waa doqonimo ay qaban gabdhehena

  • @CibaadoCali-pk5dg
    @CibaadoCali-pk5dg 6 หลายเดือนก่อน

    Xajiga maada iska firinaysa ruumi kkkk ❤❤❤❤

  • @Yasmin00882
    @Yasmin00882 6 หลายเดือนก่อน

    Nin jecel somali dumarkoda

  • @user-tj8qj6nv8z
    @user-tj8qj6nv8z 6 หลายเดือนก่อน

    Wllo waa nxdin warkaasi

  • @fatxiya8881
    @fatxiya8881 6 หลายเดือนก่อน +4

    Runey abayo kun wllhi meel ma dhigan karo hadan dhigto mant dhan lacagtan mesh dhigty ayan ku fikira sidan uso bixin lahaa

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 6 หลายเดือนก่อน

    abaayo so dhawoow wa cabdiqaadir carab

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 6 หลายเดือนก่อน

    Nin wax ha iiga shegin ana aqan saa xaqeyga udhacsa lkn waxd iiga wayo aragasnthy oo hooyonimo ah io sida qof adag ku noqon lhaa

  • @LinaMahamud
    @LinaMahamud 17 วันที่ผ่านมา

    Rumi I love you so much from jijiga

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  17 วันที่ผ่านมา

      WELKOM QALIYEY

  • @user-zn4lr2ct5n
    @user-zn4lr2ct5n 6 หลายเดือนก่อน

    Ayaad iska leh

  • @katramandeq45
    @katramandeq45 6 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw❤

  • @umuamiira6098
    @umuamiira6098 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumiyy hada taalnti keenty iyo wax na anfaco😂😂 howsha mesha kasii wad waanba jeclhy barnaamijyadaaan

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk rumiyey xaaji lacag amuu na maqloyaa

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo gabdhas iyadaba nasib leh gabdhaha badan koda lama siyo maherka

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 6 หลายเดือนก่อน

      Haba siyee hadana isaga ley ku daweysay hadana meel cidlo ayey soo istaagtay walaakiis dartiis buu u furay nin asxaan maleh !

  • @Ayaanahmed21
    @Ayaanahmed21 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumiyeey ninkyga 70k iyo kabadan waa siinaa. Sida aan u rabo inuu isiiyo ayaan u siina. Ruumiyey ninkyga iyo naftyda wa hal mid

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 talada wixi ka anfacayo ka qado

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน

    Ninka gurigiisa kasoo qaada inaa marti kutihiin oo laidinku sooray oo xili walbo bax lagu dhihi karo.
    Sida hada hooyadaan ku dhacday ilahey ubadka ha ucaafiyo waa xanuun runtii adoo niyad jabay oo hankaada intaas kabadnaa oo waqtigaada lasoo gaabiyaay cunigana kaa xanuun sanyahay.

  • @shukriabdille8542
    @shukriabdille8542 5 หลายเดือนก่อน

    Saw❤🎉❤🎉❤

  • @Malyun578
    @Malyun578 6 หลายเดือนก่อน

    Qof daacad bay ahayd lkn ninkeedii ma helin

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 6 หลายเดือนก่อน

    Runey wlhi abayo waxan kugu mahad celiyo ma aqano shqaalihi wan fijiyay wlhi mcn 3 bilod an sahqalie lan ahay dahab xita wan ibsaday iyo waxa yalo kale o an jecla

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 maxad hareeraha ka eegin

  • @ubaxmacoow3730
    @ubaxmacoow3730 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @samsamweydow
    @samsamweydow 6 หลายเดือนก่อน

    Sax waye aniga taas kula qabaa maxa usiina

  • @sharafhaji
    @sharafhaji 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo tas ayada aya xaq uleh cid kale waxba kamagalin

  • @farax6361
    @farax6361 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhhhhh wlhi so fnhy roomi

  • @Ummufaatima-qw8ei
    @Ummufaatima-qw8ei 6 หลายเดือนก่อน

    Ayadaa iskaleh

  • @hodanyussuf5004
    @hodanyussuf5004 6 หลายเดือนก่อน

    Axxxxxx maskin 😭😭😭😭

  • @Faizaabd
    @Faizaabd 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wax Deen ladhaho danbo madoonaayo 😅😅

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน

    1 Ayadaa iskaleh.
    😂😂😂😂😂😂😂
    Ruumi Geesaha iga fiiri aa kadhacday muqaalkaan xaaji lacag halaga qariyo.
    Hhhhhjjjhhjjj

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 6 หลายเดือนก่อน

    Melaha w
    ayey iska fiir fiirine miyaa 😢lacag
    Waa leysiiya balse waa gormaa?

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ma isagibad iska egaysay rumiyey😂

  • @bishaarahmed3698
    @bishaarahmed3698 6 หลายเดือนก่อน

    Alx ku mey qasarin ayada cunugeeda u muhiim ah

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 6 หลายเดือนก่อน

    Nin balwad leh oo khasaara ah dayn sidee ugu gashaa maba gudi karo

  • @user-hh8us4vj8j
    @user-hh8us4vj8j 6 หลายเดือนก่อน

    Ninse lacg usin agah wanka qadi moye waxnsin majirto😂

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa diiniyan inuu qofku wax kala reebto uusan gacma maran kusoo harin, xittaa markaa dardaarmayso ayaan ka ogolayn inaad wax badan bixiso siduu nabigu noo sheegay. Marwalba walaal waalid iyo haajiba iyo qof kalaba hala caawiyo lkn marnaba naftaada gacan maran iyo jaranjarada uhoosaysa hagaynina walaalayaal, wax isula hara tani waa aduunyo aan isku halayn lahaynee.

  • @user-gx6nd4er1n
    @user-gx6nd4er1n 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk😂😂😂😂😂

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 6 หลายเดือนก่อน

    ❤😂😂😂❤

  • @sadiaaden8133
    @sadiaaden8133 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk

  • @hodancabdinuur2689
    @hodancabdinuur2689 6 หลายเดือนก่อน +2

    Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw ❤

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂 xaaji lacag miya iska fiirinee ruumiyey

    • @IqroMohomedFarah
      @IqroMohomedFarah 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂 wlh waaqoslay see ufiirisay 😂😂😂

  • @Faizaabd
    @Faizaabd 6 หลายเดือนก่อน

    Lla gabadhaas Tik tok ku arkey sorry 😢😢

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x 6 หลายเดือนก่อน

    wan jeclhy ninkayga ❤ waa cawinya hhhhhh

  • @maraynxaji3585
    @maraynxaji3585 6 หลายเดือนก่อน

    Abyo nabr ke kla so xarira

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t 6 หลายเดือนก่อน

    Wale taas been Kumasi sheegin

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 6 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdhaha waxaas sameyo aad ban ula yaabay , ninkas wax kasta ha ahaado walaley lugna bananka ha kaaga taalo mida kalena hakugu jirto. Saad u fakirtaan nimankan uma fikiraan , jaceylkaan faraha badana iska daaya , adinkoo rerkiina dhaqanaayo hadana iska jira ...

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน

    Ee sanadkaan dhaqaalaha ka guul gaara aan islaheene see camal gabdho ?
    Saan isku dhaama oo hooyo dhiiga haku kicinina.

  • @fadumo321
    @fadumo321 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤