SIDEEN BUUG U QORAA? | Ibrahim waberi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ส.ค. 2020

ความคิดเห็น • 62

  • @fatimaquruxwanaag7203
    @fatimaquruxwanaag7203 ปีที่แล้ว +8

    Walaalkey ibraahim buuggi ugu horeeye aan akhriska ku bilaabo ninka lahaa buuga dhabar-adayg🥰

  • @FardowzaAbshir
    @FardowzaAbshir 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid ustaad wlhi wakhti Aan u bahnaa Bay iso gaaratay❤

  • @nimcogaboose8097
    @nimcogaboose8097 3 ปีที่แล้ว +19

    Mahadsanid ustad waan jeclaa in aan buug qoro hasayeeshee sida aan kubalaabayo ayaa ka year baqanayey miizaanka xasanaadka Eebbee hakuu saaro

    • @yasminquurux9796
      @yasminquurux9796 หลายเดือนก่อน

      Aniga xataa wan jeclahy in aaan buugag qoro I.a wana rajeynaa

  • @sacdiyomaxamed7847
    @sacdiyomaxamed7847 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad shukran

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 4 ปีที่แล้ว +4

    Shukran ustad Ibrahim wabari alle haka abaal mariyo howshaan ween ee ad no heeyso.

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaaah talo qurux badan. Mahdsanid ustaad.

  • @bintukaafiya2814
    @bintukaafiya2814 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah Alle haku xafido wll waanka faa'iiday qormada quruxda badan

  • @user-fk7uv5ro1q
    @user-fk7uv5ro1q 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maan shalaah

  • @hibonuuraaxmed1950
    @hibonuuraaxmed1950 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid wll

  • @Sarathejaw
    @Sarathejaw ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal.

  • @sacdiyasakariya9444
    @sacdiyasakariya9444 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @bilemama6331
    @bilemama6331 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @sundusqueenqueen9658
    @sundusqueenqueen9658 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @user-eu2zg5bl4u
    @user-eu2zg5bl4u 7 หลายเดือนก่อน

    Ma.a ustad mahasanid

  • @cabdimaalikdarajo7066
    @cabdimaalikdarajo7066 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadaan HelaY CasharkaN Nasiib ayaan u Yeeshay mahadsanid walal.

  • @rahaaadam
    @rahaaadam 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @kawsarosmansalah
    @kawsarosmansalah 3 ปีที่แล้ว

    Thnkz

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad muda ayaan ku taamayey in aan book qoro buugas oo ah qiso qisadaas oo ah mid aniga nolasheeyda soo martay cilada kaliya iga heeysato in aan buugas qoro ayaa ah hagga qof i haga iga caawiya sidaan wax u qori lahaa calashaan meeshan ka bilaabi lahaa intaas ma iga caawin kareeysa ustaad

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว +2

    Si fiican baad uga hadashay mhdsanid wll

  • @user-fg7eg5jw6k
    @user-fg7eg5jw6k 5 หลายเดือนก่อน

    Horta waan haya waxan buga ku qori laha balse waxa iga maqna sidan uqori laha ama aan ubilaabi laha balse ugu danbeyn alxamdulilaah mahadsanid wllo adiguna🎉

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad aad baan ula dhacsanahay buuggaaga waayo waxuu kiciyay dareemada maskaxada waxaan ka helay Xarunta dhaqanka waxaan bilowgaba ka helay Sababta Is bedelka oo ah " WEECASHO" Iyo "KORIIN"
    dhnka kale Jawaab na wada deeqday ayaad bxisay Ustaad guulayso alle haku karameeyo.😍

  • @user-mi1qh7lh4p
    @user-mi1qh7lh4p 6 หลายเดือนก่อน

    Ibrahin isku galas aheen mashllh wllky

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 3 ปีที่แล้ว +3

    "Astaamaha qoraal ka aya goo faah faah San ayaan kaa sugay naa waa noo minimum."

  • @nasramaxamuud123
    @nasramaxamuud123 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsnid video wuxuu isoo gaaray markuu dhamaad ku dhawaa buugan qoray

  • @Saytungellaye-rl7no
    @Saytungellaye-rl7no 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsnid wll

  • @abdiqadirdhago5163
    @abdiqadirdhago5163 ปีที่แล้ว +1

    Hr

  • @Newgeneration12009
    @Newgeneration12009 2 ปีที่แล้ว

    ascwrb walal wax badan ban ka fahmay runti. waxan jecla waligey ina noqda qora waxan waliba ad u jeclahay ina tarikhdeyda wax ka qoraa hadane wan ku dhiran lahay...............................

  • @abdiaziizgraphics1030
    @abdiaziizgraphics1030 4 ปีที่แล้ว

    Wan sugayey in badan

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 3 ปีที่แล้ว +1

    'Mahad sanid ustaad.ibraahim waaberi.'

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc, "ustaad waa maalin tii iigu horay say ee aan soo bookh do 'channel' kaaga. Waxaan kaa cod Sanayaa Adoo raaliya inaad nooga soo hada sho 'xeerarka astaamaha qoraal k.'."

  • @faaiido-6158
    @faaiido-6158 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustaat 😊ani hada buug caruurta ayaan qoray lakin waxaa i kaydiyay qarash

    • @cabdimaalikdarajo7066
      @cabdimaalikdarajo7066 2 ปีที่แล้ว

      Walal meel ku caawinaysa ayaan kuu sheegaya.

    • @salahundiin4705
      @salahundiin4705 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdimaalikdarajo7066 ii zheeg waLlo Ana u bhn 🥰

    • @user-fg7eg5jw6k
      @user-fg7eg5jw6k 4 หลายเดือนก่อน

      Wllshe ilaso xiriir inaan kula hadlan donayaaye iyo sida aad uqortay buug inaad isheegto

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว

    Waan rajeynayaa inaan qoro hada

  • @khalidhassan6974
    @khalidhassan6974 4 ปีที่แล้ว +3

    Anigu wxn hayaa fikrad iyo Darren ad usareeya lakin waxa igu badan dib udhigasho

    • @Ibrahimwaberi
      @Ibrahimwaberi  4 ปีที่แล้ว +2

      Waa arrin jirta walal, Dib u dhigashadu; muuqaallada taxanaha caqabadaha ayaan wax kaga taabanayay, InshaAllaah qodobkaas. Buuggaa qor, jabi caqabadddaas, oo Dhabar Adeyg walal

    • @user-wi3oo5iy1t
      @user-wi3oo5iy1t 2 ปีที่แล้ว

      Shigrn

    • @user-wi3oo5iy1t
      @user-wi3oo5iy1t 2 ปีที่แล้ว

      Aad baad moo dhiirigalisaaa

  • @abdiaziizgraphics1030
    @abdiaziizgraphics1030 4 ปีที่แล้ว +1

    Intaan 20 kir gaarin midbaan so wadaa I.a dabcan fajac ama layab bey noqoneysaa qof 20 jir ah oo buug soo sara lkn I.a anigu noqon dona

    • @Ibrahimwaberi
      @Ibrahimwaberi  4 ปีที่แล้ว +2

      Qor walal, 20 jirku buug iyo wax ka weyn ba waa ta aynu rabno inuu qabto. Markaasay guushu innoogu dhawday. Noqo midkaa walal 20 ka wax ku qora, intaa ka horreysana akhriska sii horumari . Guuleyso walalkay

    • @abdiaziizgraphics1030
      @abdiaziizgraphics1030 4 ปีที่แล้ว

      @@Ibrahimwaberi jazakallah wll igu haley in aan dadaalo

    • @naciimoahmed3789
      @naciimoahmed3789 หลายเดือนก่อน

      Fiiri hda mku guuleysaty?

  • @c.saak96666
    @c.saak96666 ปีที่แล้ว +2

    Walaal af soomaaliga inaan arradanahay ayaan dareemayaa, sideen u isticmaalaa erayo xeeldheer oo xiisogelinaya akhristeyaasha kadib fikraddan an wado?

  • @aslifaarax4057
    @aslifaarax4057 2 ปีที่แล้ว

    Wll aniga qoraa inaan noqdo ayan raba qisadii waan haystaa lkn buug noocee soo iibsadaa oo sideen udaabacaa riyadayda weeye hadaan mar qura qoraa noqdo

    • @user-fg7eg5jw6k
      @user-fg7eg5jw6k 4 หลายเดือนก่อน

      Aniguba kula midbaan ahay😢

  • @user-sn2dv7es8d
    @user-sn2dv7es8d 4 หลายเดือนก่อน

    M.a adeero si ficn bd iga jaahil saartey wlhy.
    Wn raadinayeee

  • @iknowyou1299
    @iknowyou1299 2 ปีที่แล้ว +1

    DHABAR ADEEG waa buug fcn oo aan aqristay

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 7 หลายเดือนก่อน

    Ina wax qora adunka ujeclahay ilahow garab igu ani iyo inti ila mida buug faido leh iso shega

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 3 ปีที่แล้ว

    "Sidoo kalle sida Articles loo qoro looguna qoro Google ama wargees."

  • @MarwaC.qaadir-rh6md
    @MarwaC.qaadir-rh6md ปีที่แล้ว

    imbadan rajaynayay inaan qoraa noqdo maruun

  • @adnaaadan6361
    @adnaaadan6361 3 ปีที่แล้ว

    ANiGuh wxaaN rabaaH iNaaN Yazzir mukhtaar ka QoRoh ziDaan uGah QoRaaH

  • @user-fg7eg5jw6k
    @user-fg7eg5jw6k 5 หลายเดือนก่อน

    Horta waan haya waxan buga ku qori laha balse waxa iga maqna sidan uqori laha ama aan ubilaabi laha balse ugu danbeyn alxamdulilaah mahadsanid wllo adiguna🎉

  • @jimcaale2440
    @jimcaale2440 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid