Qisada Guusha | Siduu Waardiye ku noqday taajir millionair ah - FOREVER 21

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 138

  • @abdiqaniosman8075
    @abdiqaniosman8075 4 ปีที่แล้ว +41

    Sxb gusha foreever21 wax badan kafa iid nay waxan rajena in aad soo
    Badiso shekoo yinka guulesta yaasha🙏

  • @somonlineinvest2386
    @somonlineinvest2386 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninyahoow aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ee qisooyinka nuucaan inoo soo badi mahadsanid

  • @moureenalanya4246
    @moureenalanya4246 2 ปีที่แล้ว

    Sanadkayga ee thy 13 ayaan raja ku lhy marwalbo Allah ayaan tala sarta wayo waa kan kaliya igu cawin karo inan gulaysto

  • @Barre66
    @Barre66 5 หลายเดือนก่อน +2

    Xaaska wanaagsan ayaa lagu kala tagay 😢

  • @boondheerechannel2242
    @boondheerechannel2242 4 ปีที่แล้ว +11

    Saaxib sheekadaan wax badan ayaan ka faaiday runahaantii waxan rajeynayaa inaan kudha qaaqi doono guuleystahaas oo kale insha allah

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 11 หลายเดือนก่อน +2

    InshaAllah Malinta aan Taajidho waa ku so xasuusan Bwe 🎉😂❤❤❤
    Mahadzanid 31.10.2023❤11:34)❤

  • @awesomegamer9693
    @awesomegamer9693 4 ปีที่แล้ว +39

    Marka hore hadafkaga waa inuu aakhiro noqdo kadib aduunka waa inuu noqdaa

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 4 หลายเดือนก่อน

      Maya, marka hode waa inuu hadafkaada aduunyo noqda ka dib na aakhiro😂
      Because hadaan aduunYo helo
      Waa sadaqaysanaa si aan aakhiro u helo😂 Dood maa ka qabta😊

  • @Maxamed-s6d
    @Maxamed-s6d 3 หลายเดือนก่อน

    Mash wl jasakalh runti wax badn ka faiday ganacsina wn wada iso duceya in rabi ii barakeyo amin adinka sidokl

  • @najmaali8565
    @najmaali8565 4 ปีที่แล้ว +6

    Wacalekumu salaam insha alaah

  • @hassankassimmuhammad5781
    @hassankassimmuhammad5781 4 ปีที่แล้ว +1

    Marka horre wadku mahadsnthy sida quruxda bdn e ad nogu so diyarisy mawduucaan thanks. Midakale wxaa jeclan lahaa inaa maama xalimo xersi mooge warshadeda. Wxayna shirkadaas ka furtay Kampala shirkada magaceedane waa Ataik sugar foctory. Thanks

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว

    Mshllh tabarakallah mhdsnd wll jazakallah kheyr 🇸🇴

  • @mamomamao4080
    @mamomamao4080 ปีที่แล้ว

    Thank you habo and I hope so any way adigana Allaha ku barakeyo insh allah

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว

    Baraamij aad uqiimo badan

  • @moureenalanya4246
    @moureenalanya4246 2 ปีที่แล้ว

    Manta wax ayaan ka gaiday forever 21 Soo tnx brother saan ku soco

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid waxbadan kafidey

  • @hamdamohamed6648
    @hamdamohamed6648 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo qisoyinka guusha nosoo badi

  • @musdhafabdukadir7437
    @musdhafabdukadir7437 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid zxb wax badan ayan ka faa iday sheekada soo badi sheekoyinkan oo kale

  • @cabdullaahiyare136
    @cabdullaahiyare136 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlh xaadaa i istagtay

  • @maxamadismaaciil9664
    @maxamadismaaciil9664 4 ปีที่แล้ว +25

    Saaxiip sheekooyinka guusha noosoo badi codsi

    • @najaxnayruozofficiall9008
      @najaxnayruozofficiall9008 4 ปีที่แล้ว +1

      Sido kleh walkye maxmed si an wax uga barnoj

    • @saabirluqmansiciid5757
      @saabirluqmansiciid5757 4 ปีที่แล้ว

      @@najaxnayruozofficiall9008 00

    • @maxamedjecelow2338
      @maxamedjecelow2338 4 ปีที่แล้ว +2

      M.a guul wanagsan

    • @TossClick
      @TossClick 4 ปีที่แล้ว +3

      Sxp intaa ku heeysid shekooyinka noosoo badi facaa wa horee millionaire noqdheen war hurdada ka gac ee adhi halukufiirsadho

  • @hibofarxaan8636
    @hibofarxaan8636 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow waa qiso cajiib ah waxan rajanyaa Kuwan oo kle inaad noo soobadiso all💯💯💯

  • @mucaadyuusufxasan2456
    @mucaadyuusufxasan2456 2 ปีที่แล้ว

    M.a noosoobadi zxp guulaysta yaasha si aan wax uga faaidno🤔🤔

  • @osmankader6553
    @osmankader6553 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah noo soo badi qisooyin kan wll

  • @fadxicabdi6907
    @fadxicabdi6907 2 ปีที่แล้ว

    Zxp aad ayaad imahad tasanyahay

  • @hamzeabdiraxmaan1878
    @hamzeabdiraxmaan1878 3 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahad san tahay sxb soo gudbinta muqalkan oo ah mid hawlo badan oo aan rabay inan ku dhaqaqo iga cawinaya madama aan cashar ka qatay god dalooloyin badan iyo xogo dadka aan jeclan lahaa inad guushoda dhawan ka sheekayso waa my bro siciid iyo maxamed iyo azuum thnks mar kale

  • @cabaasxuseenmuuse2209
    @cabaasxuseenmuuse2209 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa Qiso Cajiib ah Mahadsanid walaal.

  • @tii.mamaroysa2264
    @tii.mamaroysa2264 4 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwwwww hormar wacan brother

  • @isxaaqahmed4323
    @isxaaqahmed4323 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi shekoyinka quusha❤

  • @caishasaid9451
    @caishasaid9451 4 ปีที่แล้ว +11

    : كثرة الاستغفار لله تعالي بالليل والنهار guusha ugu sareyso aduun iyo aaqira gaare hadaad istiqfaarta badiso meelkale wax adigoon karaadin midaa sameey

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 4 ปีที่แล้ว

      Jazaakumulaahu khayran jazaa ukhtanaa caisha

    • @xamsemaxamuud7949
      @xamsemaxamuud7949 2 ปีที่แล้ว

      Waa runta wllo.
      Faaiidda istiqfaarta midhiihise wana helaye .badan wana dheha.
      Habeen iyo maalin wana ku dhawaaq.

  • @naalaayqani9929
    @naalaayqani9929 2 ปีที่แล้ว

    Sxp amerika joogaa forever21 halkee kutaalaa

  • @najmudiinmohamee4391
    @najmudiinmohamee4391 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid marka hore wll wxn rapah inad naso qadoh ama ad noo sharaxda sirta gusha ali baba iyo bilget gate

  • @ahmedmiirisisxaaq829
    @ahmedmiirisisxaaq829 4 ปีที่แล้ว +2

    Nooo soooo badi guleysteyaasha codsi

  • @craxmaancaliufurow1217
    @craxmaancaliufurow1217 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashallaah waa in sida libaax hal meel beegsadaa si aan unoqdo guulaysta aaan gàban

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n 8 หลายเดือนก่อน

    adoonka lacagta !

  • @craxmaancaliufurow1217
    @craxmaancaliufurow1217 3 ปีที่แล้ว

    Dadaalaa waa uu gaaraaa
    Allow naga caawi

  • @X10-f6e
    @X10-f6e 4 ปีที่แล้ว +6

    Mowduuc aan sugaayay horay usoco bro

  • @osmanmumin586
    @osmanmumin586 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah bro guusha ma ahan mid lola dhasho waa wado iyo hadaf lamaro

    • @faraxsanmohamed3631
      @faraxsanmohamed3631 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiiq wll iso duceeyo wax walibo bilaawo wan haniyad jabaaa 🥺😭

  • @ayanomar2852
    @ayanomar2852 2 ปีที่แล้ว

    Cashar ka ugu weyn waa howl badan iyo hurdo yar

  • @RidwaanRido-yn5nf
    @RidwaanRido-yn5nf 7 หลายเดือนก่อน +1

    😮😊

  • @mucaadxasan5302
    @mucaadxasan5302 2 ปีที่แล้ว

    Keep Going

  • @haldoor6909
    @haldoor6909 4 ปีที่แล้ว +3

    Libaax waxad soodhigto janalka anigu waan dawada waxan nacona wali kuman arag marka zxb dadalkada siiwado😍

    • @adamawale2707
      @adamawale2707 4 ปีที่แล้ว +1

      Fursaduhu maqarsoomaan

  • @kadermohamet1299
    @kadermohamet1299 4 ปีที่แล้ว +6

    mahad zaniD sxp horay uzoco 💚✌

  • @kamaalaskar3564
    @kamaalaskar3564 3 ปีที่แล้ว

    Wa dadnimo wanagzan iyo samir mira dhalay ayaan dhihi karaa

  • @MonbellefilleOumal
    @MonbellefilleOumal 3 หลายเดือนก่อน

    Merci hn hadafku waa middeell lakin runmestu waa mid dow

  • @nuuxmaxamed836
    @nuuxmaxamed836 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad baad umahadsantahaysaaxiib waxan jeclaanlahaa hadii aad awoodo inaad noosamayso taxane kusaabsan sirta guusha ganacsiga

  • @djwayeel70
    @djwayeel70 4 ปีที่แล้ว +5

    Xog lagu kalsonyahy oo dhiiri gelin ximbarsan💖

  • @bulshaawideeq2802
    @bulshaawideeq2802 2 ปีที่แล้ว

    maansha allaah jasaakalaah khayr casharada guulaystayaasha meel hoose kasoo bilaabay noo soo badi wll

  • @mabruukmedia8706
    @mabruukmedia8706 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb aad baad u mahdsan tahy wxbaad iso xasuusisay tnx 🙏🙏

  • @cabdicali3658
    @cabdicali3658 3 ปีที่แล้ว

    Waa uurto gal

  • @abdinasirnasri6957
    @abdinasirnasri6957 4 ปีที่แล้ว +3

    My dream fashion man

  • @farhiyaismail6045
    @farhiyaismail6045 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah tabarakallah

  • @havzamahmudabdi2620
    @havzamahmudabdi2620 3 ปีที่แล้ว

    M.a wll mahadzanid

  • @najmaali8565
    @najmaali8565 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofaan guul daresan ma guulesto m.a dhaha 😆

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 11 หลายเดือนก่อน

    Horey haloo socdo 👨‍💻

  • @majidkaran8720
    @majidkaran8720 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay uso

  • @mowliidabdi7704
    @mowliidabdi7704 2 ปีที่แล้ว

    Sxb macaane noosoo badi

  • @xasanofficial8811
    @xasanofficial8811 4 ปีที่แล้ว +1

    مانشاء لله

  • @carvaos9180
    @carvaos9180 2 ปีที่แล้ว

    Sxpow waa arin faido leh

  • @sharmaakemahamed2278
    @sharmaakemahamed2278 4 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb waan kaa faa idnay

  • @saxariirjaceyll230
    @saxariirjaceyll230 2 ปีที่แล้ว

    Sxb shekadaada aad ayey united masha alah waxad tahy walal wanaagsan Malin ayana kuusoo hambalyeyn doonaa hadii landlady insha alah waa marka aan waxbadan soo qabsado hada ayeyna iibilaabandoontaa

  • @hooodoyusuf9133
    @hooodoyusuf9133 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going macluumaad chanel

  • @akramahmed6871
    @akramahmed6871 4 ปีที่แล้ว +2

    thanks pic bro
    share ayaan kuso meeyay xataa what's app
    keep going bro

    • @sharmohasan7635
      @sharmohasan7635 3 ปีที่แล้ว

      Zxp wlhi wax baan ka bartay mahad zanid

  • @moureenalanya4246
    @moureenalanya4246 2 ปีที่แล้ว

    Aniga bo waan jeclan lahaa inan noqdo millioner ilahada waan ku guda Jira run ahanti waxbarasho mahaysti lkn

  • @abaasabsuge770
    @abaasabsuge770 3 ปีที่แล้ว

    Welcmome

  • @abdulqadir9605
    @abdulqadir9605 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 👍

  • @aasiyoabdillahi1374
    @aasiyoabdillahi1374 4 ปีที่แล้ว

    Winner

  • @wacdiiyowaano4182
    @wacdiiyowaano4182 3 ปีที่แล้ว

    m.a horre ussoco wll.
    wxad kaso shekaysa (sidda xasidka lola dhaqmo).

  • @abgalneymar1190
    @abgalneymar1190 2 ปีที่แล้ว

    Hanacabdi wankahelay

  • @satirsuleyman3376
    @satirsuleyman3376 2 ปีที่แล้ว

    Saaxiib markaad kasheekeyneysid waxaad hal fiidiyow kaga sheekeysaa 7 ama 8 camal saaxiib iina soo ogeysii pro

  • @xeydarpoi7
    @xeydarpoi7 4 ปีที่แล้ว +2

    Horay usoco wll 🥰🙅‍♂️

  • @mohamudabdilahi1884
    @mohamudabdilahi1884 3 ปีที่แล้ว

    Fashion 21 vs forever 21

  • @abdeeqjamac9983
    @abdeeqjamac9983 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @dhagafiin1654
    @dhagafiin1654 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb shèekadaan wax badan ayaan ka faa,iiday waadna ku mahad san tahay waxaan kaa sugeynaa kuwo kale oo ka xiiso badan insha allah.

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa cajiib

  • @cumarahmed7694
    @cumarahmed7694 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore uspco pro

  • @ciisemuxudiin9380
    @ciisemuxudiin9380 2 ปีที่แล้ว

    Horeusoco😘😁😆

  • @jamalabdi1881
    @jamalabdi1881 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll kasoo hafso qisada gusha saygin yalcin

  • @aflaxanshax589
    @aflaxanshax589 4 ปีที่แล้ว +1

    Runti aad baan uga faidaY sababtoo.ah markasta oo aad ogato khaladadka qofka aad la.TartamaYzo waxad oganaYzaa hab cusub oo aad uga hormati karto

  • @nuurdaacad7564
    @nuurdaacad7564 4 ปีที่แล้ว +1

    Guushu waa dadaal iyo samir
    Guushi waxay ubaahan tahay inaad naftaada xakamayso oo aad udiido waxay rabto hoy guushu waxay gujirtaa gacantaada wana daydu wataa wll

  • @siyadkahin7448
    @siyadkahin7448 4 ปีที่แล้ว +2

    Waw ninkani sababha u wax ku heelay waxa ka kaw ah 24 sac 1 sac o u sexanayay wana sabar aadag sabarkuna wa furaha guusha

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 4 ปีที่แล้ว +1

    Horey ayaa looga hadlay marka tanaad booqdo

  • @SuhaibKilas
    @SuhaibKilas 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @maxamedblack4997
    @maxamedblack4997 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay wll

  • @maxamedcarab6995
    @maxamedcarab6995 4 ปีที่แล้ว

    Mahad saanid zxb

  • @Nuu-qn9bw
    @Nuu-qn9bw 3 ปีที่แล้ว

    That is true

  • @sadiiqmisbaar9439
    @sadiiqmisbaar9439 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadani waxay ina tusaysaa awooda aaminsanaanta

  • @somalitoday5692
    @somalitoday5692 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle hamigaha hakuu rumeeyo had chanelkayga scribe Saar to

  • @abdifatahakanabdullahi5564
    @abdifatahakanabdullahi5564 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc, sxb aadbaan ula dhacay qisada guusha waxaan wax nooga soo diyaarisaa sida ninkaan oo kale dadka ka soo bilaaway halka ugu hoosaysa guushooda mahadsanid

    • @satirsuleyman3376
      @satirsuleyman3376 2 ปีที่แล้ว

      Saaxiib waxaan la ahay lafikir ee samey 8ama7

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll marka kowaad mhdsnid waxbadan aka faiday brnamijkan ani waxn ka mid ahay dhalinayarta ka shaqesato qurbaha waxana ka shaqeye dhor ka nacsi waxna xiiseyaa barnamijyada ,"gcnsiga *iyo hor marka
    Wana ku cusbahay janalkada .waxna ka sugno waa qebo kale .o sidan ah🥇👍🤝✍

  • @sonofparkito
    @sonofparkito 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll waxaad Ka soo sheekaysaa
    jeff bozes
    ninka iska leh amazon adigoo mahadsan

  • @dalanahmed669
    @dalanahmed669 2 ปีที่แล้ว

    Dhibka naheysto hadaan soomaali nhy shaqo la,aan ayaa jirta anagoo raadineyno xafiis qaboob ah

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks

  • @cqaadirmaxamed8242
    @cqaadirmaxamed8242 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 2 ปีที่แล้ว

    Sobadi

  • @hanadqasim2282
    @hanadqasim2282 3 ปีที่แล้ว

    Zhp waxan kaa codsanayaa in aad Soo badiso sheekooyinka oo kale please🙏🙏

  • @asmasicid740
    @asmasicid740 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxad ilaaahay ka sokoe sabab u noqotaya inan badalo Han fikirkaygi iyo sidan ka aminsana ganacsiga

  • @nouhelmi5334
    @nouhelmi5334 4 ปีที่แล้ว +1

    Qisada guusha shirka IBM iyo Microsoft

  • @kunaawiilamerico4607
    @kunaawiilamerico4607 4 ปีที่แล้ว +1

    wlke hor mar wcn

  • @Nuu-qn9bw
    @Nuu-qn9bw 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ubaahanahay kuwa kale guusha xaqiijiy

  • @hanadomar8001
    @hanadomar8001 3 ปีที่แล้ว

    Wll qaali ninka Adunka O kutajirsan ninke Waye sidu na kutajiray

  • @RECAPITULATE.
    @RECAPITULATE. 4 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan Inoso Tabi Qisada SALAX CATTIYA.. Fadlan