SIDEE AYAAD U NOQON KARTAA QORAA WANAAGSAN? | TILMAAMAHA QORAAGA WANAAGSAN| AKHRI OO QOR|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2020
  • Kacdoonka akhriska iyo Maktabadaha ee ka curtey dhulkeena hooyo (dhammaan gayiga Soomaaliyeed) waxa uu sababey in ay dad badan is weydiiyaan kadib markii ay akhriyeen dhiganeyaal badan sidee ayaan u noqon karnaa qoraa wanaagsan? Inkasta oo su'aashaa ay tahay mid adag aadna loogu kala duwanyahay jawaabteeda haddana halkaan waxa aan kusoo gudbinayaa aniga aragtideyda dhowr qodob oo aan isleeyahay waxa ay saldhig u noqon karaan in aad noqotid mid qoraa wanaagsan.
    #Hassanqorane #Xasanqorane #golahabuugaagta #AKHRIS&QORAAL

ความคิดเห็น • 73

  • @mohamedaar9733
    @mohamedaar9733 4 ปีที่แล้ว +27

    Nuxurka muuqaalkan iyo jawaabta sidee ku noqan karaa Qoraa?
    1.Noqo akhriste wanaagsan.
    2.Dhadhami waxaad akhrinayso oo ah in aad la falgasho buuga aad akhrinayso.
    3.Waxyaabo badan wax ka akhri.
    4.Samee qoraa maalinle ah oo joogtee qoraalka.
    5.Latasho dadka Qoraayaasha ah.

  • @mohamedaar9733
    @mohamedaar9733 4 ปีที่แล้ว +5

    weer dahabi ah.
    "Akhriste kaste oo wanaagsan waa Qoraa wanaagsan"

  • @bareit1983
    @bareit1983 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah, waxbadan ayan kaa fa'iidnay mahadsanid ustaad xassan

  • @malaakChannel
    @malaakChannel 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah Ustaad Hassan Caziizi Jazaakallaahu Kheyran ❤

  • @yaxyegood8368
    @yaxyegood8368 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll waxbadan ayaad noo iftiimisay haddaanu nahay bahda jecel akhriska, kollay waxyaabo badanoo mugdi igaga jiray aniga waad iga jaahil saartay2👍.

  • @fatimaibrahim3590
    @fatimaibrahim3590 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يااخي
    استفدتك كثيرا من استماعي للفديو وأرجو مزيدا من المعرفة والعلم خاصة في مؤلفات الكتب 😇

  • @mohadahir4619
    @mohadahir4619 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal noo soo badi muuqaalada Qoraalka

  • @masoudalaini3424
    @masoudalaini3424 ปีที่แล้ว

    maashaa allaaah macalin

  • @hanadismayl7735
    @hanadismayl7735 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid maclin

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allaah ustaad

  • @gashanyareofficial9796
    @gashanyareofficial9796 3 ปีที่แล้ว

    M.a think you Mr gorone I really agree ur point I say for you never hold back always fall forward 👍

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarkallaaha shugran wll qali

  • @user-wo5rv1sm5l
    @user-wo5rv1sm5l 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaalaah wll❤❤❤

  • @abdulqadiryare5456
    @abdulqadiryare5456 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll qali allah haku sharfo

  • @abdirisak2252
    @abdirisak2252 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad nala wadaag kanalada lagu soo koobo buugaagta English ah iyo buugaagta carabiga ah qaar kamida
    Waad mahadsantahay ustaad

  • @mohamedabdullahi9902
    @mohamedabdullahi9902 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco ustaad, wax badan ayaan kaa faaidnay

  • @ameindimaria2263
    @ameindimaria2263 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @kaderfitah6482
    @kaderfitah6482 4 ปีที่แล้ว +1

    Nosoo badi ustaad qorane

  • @sheekowanaag1308
    @sheekowanaag1308 9 หลายเดือนก่อน +1

    WCS WW, Mahadsnd wll👌👏

  • @kaderfitah6482
    @kaderfitah6482 4 ปีที่แล้ว

    Alaha haku sharfo ustaad qorane xayakalah wanku sugaynay

  • @khalifshirwac8526
    @khalifshirwac8526 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa qorshe wanaagsan mudane.

  • @yuusufjaamacyuusuf3609
    @yuusufjaamacyuusuf3609 4 ปีที่แล้ว

    thanks brother

  • @user-de3ho7on3r
    @user-de3ho7on3r 4 ปีที่แล้ว +2

    Runtii bugaag badan waan aqriyay waa run qofka qoraaga ah inu marka hore so ahaa aqriye qof aan wax aqrin uusan wax qori karin horay usoco ustaad umadena somaliyed way ubaahantahay qof ku bogaadiya wax aqrinta

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      نهال عبدالله waan dadaali duunaa ustaadah Negaal

  • @zakariyeqoslaye4813
    @zakariyeqoslaye4813 3 ปีที่แล้ว

    Mashalh

  • @daadir2020
    @daadir2020 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh ustaadi Hasan Qorane

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      Daadir Bare waan ku qoray walaal, miyaad akhriday kuwa aan Soomaaliga ku qoray?

  • @jamalawale6329
    @jamalawale6329 4 ปีที่แล้ว

    Aad bad Umahadsantahy Ustaad Qorane

  • @hiboxasanahmad4171
    @hiboxasanahmad4171 4 ปีที่แล้ว +1

    waa ku salaamay mudane
    salaan kadib
    aniga waxan jeclahay ina wax
    qoro hal buug ba allaha ka dhigo
    insha allah waxa rajeynaya ina
    sanadkan si bilaabo hadu alle idmo
    marka ma igu cawin karta
    micnaha buug/buwaag
    aad aqristay magacyadooda
    iyo meelaha laga helo
    waan si jclan lahaa wxay
    ka hdlyan ina iso raaciso
    mahadsanid ustaad

  • @ahmedbixibiixi7964
    @ahmedbixibiixi7964 3 ปีที่แล้ว

    Good

  • @qayovictaa390
    @qayovictaa390 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa marki u horaysay aan muuqalkaga arko waanan ku faa'iday

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walaal

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว +1

    Adbaa umahadsantahy ustad JazakaAllah, adoorali ah xagen kalasoxaririkara ustad su’alo muhim ah Ayan ubahanahay inaad iifaidid,mahadsanid!

    • @Qorane86
      @Qorane86  3 ปีที่แล้ว

      hqorane@gmail.com
      ama facebook.com/hdeeq

    • @zeinabhassan3438
      @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Qorane mahadsanid ustad facbookasoqabtay

    • @zeinabhassan3438
      @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว

      Hassan Qorane I aqbal ustad🙏

  • @calisiraajimusdhaf9147
    @calisiraajimusdhaf9147 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh waxaa nasiisay warbixin muhiim ah waa mahadsantahay
    Soomlideena mafahansanaha qiimaha wax aqriska bulsha kasta bulshada Kala intay kawax aqris badantahay ayay kahormarsantahay

  • @SNiPer.1138
    @SNiPer.1138 4 ปีที่แล้ว

    Tellement grave ! Somalia 💔😢

  • @mohasade4199
    @mohasade4199 4 ปีที่แล้ว

    qof ummadu ubaahneed baa tahay qoraa xasanow jazaka allahu khyr

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      Mdeeq Sade mahadsanid ustaad

  • @ameindimaria2263
    @ameindimaria2263 4 ปีที่แล้ว

    Nosobadi ustaad

  • @mohalord7958
    @mohalord7958 3 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah wll, much thanks talada wanaagsan & qaabka fudud noogu sharaxday.
    Hadaan su'al racsiisto.
    Ustad ma jira bugaag aad Ku talineysid inu aqristo qofkii Raba qora inu noqdo, ku Qoran afkena hooyo ama English?

  • @maxamedgalad5664
    @maxamedgalad5664 3 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsan tahay sida hufan oo aad nogu soo bandhigtay , sida loo noqdo qoraa wanagsan. Anagana wxan rajeyna in ilaahey naga dhigo ku wii qaato oo ku faa'iida.

  • @sharingmohammed2958
    @sharingmohammed2958 3 ปีที่แล้ว +1

    "USTAAD sidaan ku baran kar naa luu qada English ka nooga soo hadal a doo raaliya iyo tabaha xeerarka astaa maha qoraalka iyo writing skills ka adoo raa liya nooga soo hadal USTAAD ".

  • @donglailv7017
    @donglailv7017 4 ปีที่แล้ว

    Hassen qorane sxb waxaan kaa codsanaya inaad soo galiso qaabka ama hanaanka aad book-ta u akhrido.
    waana xustay inaad soo galinayso.

  • @iftiimiye6819
    @iftiimiye6819 4 ปีที่แล้ว +2

    Adigu waxa tahay qoraa wanaagsan wax badan ayaa ka faa,iidey buugu aad afsoomaliga ku qortey ee ahaa GUURE
    Wajigaaga hada kolba waxan suuraynayaa ama dib u xasuusanayaa dhacdooyinkii taarikhiga ahaa eed soo martey waa buuga kaliye ee igu yeeshay saamay balaadhan waa buuga kaliye ee hadii cinwaan walba wax layga waydiiyo aan maskaxda ku hayo wuxu ku saabsanaa
    Bugaas marki aan akhrinaayey mar ayay oohin igu soo joogstay dareen xumad lehna aan dareemay waana markii ay xabashidu goor barqo ah idinku weerartey guryihiina dishayna hooyo iyo ilmaheedii yaraa
    Waxaan rajaynayaa inaad noo qori doonto buug kale oo afsoomali ku qoran thanks.

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      King Xmm mahadsanid

    • @iftiimiye6819
      @iftiimiye6819 4 ปีที่แล้ว

      Adaa mudan ustaas
      Lkn ma qoraysa buuga kale oo afsoomali ah

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว +1

      King Xmm insha allaah, ma joojindoono qoridda inta aan noolahay

    • @iftiimiye6819
      @iftiimiye6819 4 ปีที่แล้ว

      Hore usoco ustaad kheer baan kuu rajaynayaaa

  • @mrdirie2765
    @mrdirie2765 4 ปีที่แล้ว +1

    Hassan qoran sxb waa ninki muxiyadin khadar(ناس السبلوكه) waan ku salaamay ustaad.

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      mr dirie ob waa ninkii odayga ahaa, soo dhawoow abti.

  • @abdihakiinhassanahmedhussa4107
    @abdihakiinhassanahmedhussa4107 3 ปีที่แล้ว

    Waa arimo sax ah inaad wax qorta waxaa ka horeysa inaad wax badan og tahay ama inaad wax badan aqriso oo soo ogaatid markan ayaa qoridada bilawi karta, hadalka nuxurkiisa wax aqriska hala badiyo, mahad sanid ustaad.

  • @nazriinapdirahman6027
    @nazriinapdirahman6027 3 ปีที่แล้ว

    Gabdh ayan ahey hamigeduna uyaheY qoraa
    Qorida iyo xifradeda wan leyey wana hamigeyga
    Kliya figrad guud ayan ka qabin e figrad guud iga sii wll

  • @ahmedyaasiin124muumin7
    @ahmedyaasiin124muumin7 3 ปีที่แล้ว +1

    1 qodobka kowad waan ahay
    2 waan sameeya sidaana

  • @dubaisharja1576
    @dubaisharja1576 4 ปีที่แล้ว

    كالعادة👍

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 4 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii marhore ayey ahyd inaan chanelkaga soo booqdo waxd Igu dhalisey dareeno Kala duwan sidoo kle waxd iisiisey su,aalo Kala duwan oon jwbo uwayey jazakalaha khyran wllo🙏🙏🙏🙋

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว +1

      Asiya Yusuf mahadsanid

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว

    *Waad mahadsan tahay ustaad*
    *Waxan jeclahay inan buugaag badan* *qoro marxaladihii iyo xirfadii waan*
    *Leeyahay blse Dhibta jirta waxa*
    *Weeye meeshii aan ka bilaabi lahaa*
    *Buuga inaad i caawiso ban jeclahy*
    *Sidee kula soo xiriiri karaa mhdsnid*

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว +1

      abwaan Abdihakim Bulsheeye Official waan soo gudbin doonaa insha allah qaabka loo woro ama loo billaabo mahadsanid macalin

    • @richhome3678
      @richhome3678 4 ปีที่แล้ว

      @@Qorane86 haye waanu kaa sugaynaa Ustaad mhdsnid
      Shaqo bulshadeena ka dhinayd
      Ayaad haysaa waa muhiim
      Wax aqrintu waana caafimad✅🙏🏻

  • @razaancadey4794
    @razaancadey4794 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan jeclhy ina noqdo gbr soo srto waxa aaan qoro side ku noqdaaaa

  • @ayaancabdixakiin5289
    @ayaancabdixakiin5289 4 ปีที่แล้ว

    M.a wxey aheed mrhore inaan ku sopoqdo wllhy wx bdn baan kaa faaide plz wllo ila so xiriir dan bn kaa leyahy

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      Ayaan Cabdixakiin mahadsanid ayaan

  • @nacuumi8187
    @nacuumi8187 4 ปีที่แล้ว +1

    Plz wxan raba inan buug qoro fadlan fbga iga aqbal mahadsanid

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      Nimco Xasan haye walaal

  • @abdishakur958
    @abdishakur958 3 ปีที่แล้ว +1

    WAXAAN KAA CODSANLHAA INAAD VIDEO GA NOO SOO YARA GAABISO MACALIN

  • @ayaancabdixakiin5289
    @ayaancabdixakiin5289 4 ปีที่แล้ว

    Dhipta iheyztaa eh inaan wyo ruux grp isiiyo lkin aqriskeygu 100%80 ani ahaan w uu ila wcn yhy plz su'aalo bd iga jaahil bixin ila so xiriir wllo

    • @Qorane86
      @Qorane86  4 ปีที่แล้ว

      hqorane@gmail.com

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 4 ปีที่แล้ว

    Wiil loo baahnaa baa tahay waa ku mahadsantahay taladaada hadaa kismayo joogto buugaagtaada kenya malaga heli karaa? Hadii laga helo fadlan ii soo sheeg meesha laga helo

  • @aminodahirwarsame1645
    @aminodahirwarsame1645 ปีที่แล้ว

    Read more see more