MAXAY DUMARKU RABAAN?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @ummmaryam1722
    @ummmaryam1722 9 หลายเดือนก่อน +4

    Aswb ustadh, very true about women, just those small details you mentioned matters to us and it never ends😂😂. We also need to understand our men so not to take things personally always. We need to choose the proper timmings to tell our husbands about our feelings. Hormonal changes in women every month causes most of the problems. We are not difficult at all just small attention and kind words do wonders and reach far.

  • @Maryamo_Cabdillahi
    @Maryamo_Cabdillahi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allah Allah !! MashaAllah raggii wanaagsaanaa wali dunida kamay dhamaan.
    Alle haku barakeeyo ustaad ibraahim.

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waa Arin Aad umuhiim ah dhalinyaro badana anfacaya Mahadsanid ustad❤

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah. Hagaajinta qoysku waa muhiim oo Hadii qoyes wanaagsan lawaayo waxay ka dhigantahay in jiritankeeni la wayey.

  • @maxamedabdisamad64
    @maxamedabdisamad64 10 หลายเดือนก่อน

    Ustaad allaaya baarik

  • @cadargure239
    @cadargure239 9 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah Ilaaheey ha kuxafido used intaa aad ka hadashay waa inta ugu badan eey manta guryaheena ku dumaan Ilaaheey rageena ha garsiiyo intaa

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel 9 หลายเดือนก่อน

    1.commitment= Aaminaad
    2. Care = kawar qab
    3. conversation =lasheekeysi ama wadahadal
    4. compassion = Naxariis

  • @ruuncabdullaahi.8394
    @ruuncabdullaahi.8394 9 หลายเดือนก่อน

    Msha Allah

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed 10 หลายเดือนก่อน

    Mncha Allah tabaraka rahman jazzakumallah khayran Ibrahim Waabarri🎉😊

  • @AhlaamMohamoud-jp8pq
    @AhlaamMohamoud-jp8pq 10 หลายเดือนก่อน

    Allah ku barakeeyo waa faaidnaa ustaad

  • @RaximaKharji
    @RaximaKharji 9 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqada ka hadashay tabaarakalaah
    Raga Illaahow noobarakee samirna noogu deeq

  • @AbdikanKassim140
    @AbdikanKassim140 10 หลายเดือนก่อน

    Ustaad markaad hadleyso kaamirada fiiri adigoo mahadsan

    • @Ibrahimwaberi
      @Ibrahimwaberi  10 หลายเดือนก่อน +2

      Waad mahadsantay walal, muuqaalkani se wuxu ahaa cashar Zoomka ka socday..Sababtaas ayaanaan kamaradda u eegin.

  • @mushtaqabdullahi04
    @mushtaqabdullahi04 10 หลายเดือนก่อน

    baarakalaahu walaalo waa t inta naga maqan

  • @qadiijaali8322
    @qadiijaali8322 10 หลายเดือนก่อน +1

    Intaan oo lafahmo wax badan aye xalinkartaa

  • @arwamahamud45
    @arwamahamud45 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ragga qaar reerkoodii way dayaceen
    Ilmo kama warqabaan guriga waxa soo gala iyo wax kasoo baxa ma oga

  • @yusramuhumed7321
    @yusramuhumed7321 6 หลายเดือนก่อน

    Manshah

  • @hanuunwade
    @hanuunwade 10 หลายเดือนก่อน

    Aad ayaad umahadsantahay