Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ค. 2024
  • Muqaalkan waxaad ku arki doontaan: Daahir waa ganacsade Soomaaliyeed oo ku nool dalka Talyaaniga muddo 25 sano ah, waxa uu furay maqaayad Soomaali ah .
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 55 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 428

  • @abdislow2913
    @abdislow2913 หลายเดือนก่อน +96

    Aad-bey ii farxad-gelineysaa inaan arko qof Soomaaliyeed oo dunida horumar ka sameeyey!
    Allaha kuu barakeeyo ganacsigaaga!

  • @Edbashir
    @Edbashir หลายเดือนก่อน +115

    “Canjeero Ethiopian ha I weydiin” 😅😂❤ legend kaan waan wataa

  • @mohamedmuse5647
    @mohamedmuse5647 หลายเดือนก่อน +50

    Ilaahay ha barakeeyo ninkaa meheradiisa waa nin diyaarsan oo aad uga duwan makhaayada xun xun ee somalida yurub ku yaala waxan aad uga helay meesha nadaafadeeda

    • @Eye.252
      @Eye.252 22 วันที่ผ่านมา

      Somali restaurants in America are so dirty bro, I don’t even know how they passed inspection standards

    • @Taaakeeye13
      @Taaakeeye13 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@Eye.252wwwvwvwwwwwgwwfwvv1jnnbb1b1bb11b1bv1b1v1v1vvbbb1bj😊wwbbqbvhwwwv1gwgvv1vv1bb1b1b1bbbb1bbvbnbbbfl0

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 หลายเดือนก่อน +74

    Somalida imika horumar weyn ayay ka sameeyeen dhinaca inuu qofku sameeyo ganacsi samaynta cunto somaliga gaar ahaan qaarada yurub,
    Waxa Milano igu Dambays
    8 years ago
    keeping going Geedi Sahan 🙏🎈🎈

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  หลายเดือนก่อน +109

    Fadlan 5kun Like iyo Share
    Sambuus Milano Location:
    Via Giulio e Corrado Venini, 58, 20127 Milano MI, Italy
    Sambuus Milno Instagram : instagram.com/sambuusmilano?igsh=MWE2Z25tdWtzdHlpaw==
    Sambuus Milano TikTok:
    www.tiktok.com/@sambuusmilano?_t=8mVl0Q2EYm9&_r=1

    • @AbdallaAhmedAli-nt4ls
      @AbdallaAhmedAli-nt4ls หลายเดือนก่อน

      I was you today at Somali restaurant Vienna geedi sahan

    • @AbdallaAhmedAli-nt4ls
      @AbdallaAhmedAli-nt4ls หลายเดือนก่อน

      saw

    • @nucmannucman-wc6ji
      @nucmannucman-wc6ji หลายเดือนก่อน

      Dagmada talex ee gobolka sool mad soboqatid zxb tarikh ayey ledahaye

    • @lunamud3143
      @lunamud3143 หลายเดือนก่อน

      Talyaanigu dadka madow ma jecla qaarkood qof madoba weligood ma arag markasta caqabad cunsuri ayaa jirto

  • @mohamedtakow3951
    @mohamedtakow3951 28 วันที่ผ่านมา +9

    The owner is a legend. I visited his restaurant after it closed and he opened the kitchen and made me dinner. After feeding me he drove me to my hotel. We had amazing conversations. Can’t wait to visit Milano again.

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 หลายเดือนก่อน +45

    Best Somali TH-camr 2024 has to be Geedi sahan like seriously✅

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 หลายเดือนก่อน +24

    Mahadsanid Geedi Sahan. Edmonton Canada ayaan kaa daawanayaa ka hor Xamar ayaan kaa daawan jiray bilihii ugu danbeeyay. nin dhalinyaraa oo Soomali wanaagsan ayaad tahay halkaa ka wad howl fiican ayaad heysaa.

  • @wadarmusikfilmspro2213
    @wadarmusikfilmspro2213 หลายเดือนก่อน +12

    Geedi Sahan Thanks 1 barnamij oo bila tayo ah Ma Arkin Best TH-camr
    No Qabil Somalinimo

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 หลายเดือนก่อน +21

    Amazing restaurant. Inshallah when I come to Milano I will visit.

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 26 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah Allah u barakeeyo maqayadiisa wiilkan wadani darbiga cadaan iyo buluug Somalia 🇸🇴wadi Aniga sorta jeclahay

  • @ArtanRays
    @ArtanRays หลายเดือนก่อน +11

    Ninkaan aad ayuu u dadaalay, ammaan ayuu mudanyahay. Geedi sahal mahadsanid.

  • @salmaanluude3461
    @salmaanluude3461 หลายเดือนก่อน +12

    Daahir Ali is Real Professional, Full Respect BRO And Keep going

  • @Maaxduran7009
    @Maaxduran7009 หลายเดือนก่อน +7

    Mansha allah waxan kafaiday 7 sanoba wax cusub ubadalo thank you 🙏🏻

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 หลายเดือนก่อน +24

    Masha Allah somali waxay caan ku tahay way shaqo jecelyihiin malkasta ay joga ay ka muuqdan waa dad alle caqli siyey Masha Allah

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 หลายเดือนก่อน +1

      Ilhan Adiguna ka muqo mesha ad wakilka noga tahay😂😂😂😂😂

    • @ilhanibraahim1
      @ilhanibraahim1 หลายเดือนก่อน

      @@mahadabdirashid7783 igu halee midas🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤩🤩🤩🤩🤩

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. หลายเดือนก่อน

      Absoulutely kuwa waxa jira african dhan ay keligod ka joogaan

    • @ilhanibraahim1
      @ilhanibraahim1 หลายเดือนก่อน

      @@mahadabdirashid7783 wanku raja weynahay dhawan bro

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 26 วันที่ผ่านมา

      Lkn Somalidu ma Jecla Wadankooda inay Ka muuqdaan
      Xaqiiqdu waa xanuun badantahay😭

  • @AK-ow8zn
    @AK-ow8zn หลายเดือนก่อน +10

    Ninkaan isku hammi baanu nahnay xaga ITga iyo cunno tayo leh. Ilaahay ha ubarakeeyo

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 หลายเดือนก่อน +10

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤❤

    • @msheik5665
      @msheik5665 21 วันที่ผ่านมา

      Ma is qarxin rabtaa?

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. หลายเดือนก่อน +9

    Somali people are hardworkers everywhere they go the became star.
    Respect this man.
    He's sheekhul kulli😂😂
    I love thecnology iyo anan wax kala furfuro

    • @Cabdijeero
      @Cabdijeero หลายเดือนก่อน +1

      Somalidu waa Smart. They are not hardworkers 😂

  • @Moha0006
    @Moha0006 หลายเดือนก่อน +7

    Good job from india 🇮🇳🇸🇴

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia หลายเดือนก่อน +5

    🇮🇹 qof adag unba Masha iman kara Italy keep going on brother

    • @anascali3012
      @anascali3012 29 วันที่ผ่านมา

      South Africa ayaan jooka itali waaba jano 😂😂😂

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 หลายเดือนก่อน +9

    Daahir waan aqaan waa dadkii hore maasha allh hooyadii ayuu la deganaan jirey weligiiba wuu shaqeysan jirey

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 25 วันที่ผ่านมา +2

      sax hooyadii Fay macalin Ibrahim oo hada ku nool uk 🇬🇧 London Masha Allah legend

    • @gashireedla1740
      @gashireedla1740 20 วันที่ผ่านมา

      Sax ay faay hada London joogtaa allha zafidee

  • @maafkayare9020
    @maafkayare9020 หลายเดือนก่อน +19

    Ugaas kaamirada kudhaweey si loo arko quruxda Cuntada somaliyeed mahadsanid

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 หลายเดือนก่อน +124

    Somali hanolato geedi sahan from Djibouti

    • @mohhaofficial5672
      @mohhaofficial5672 หลายเดือนก่อน +7

      D.jabuti somalia lee waye mxaa kawada from somalia😂

    • @abdallahiabdillah5674
      @abdallahiabdillah5674 หลายเดือนก่อน +5

      Nabad ku wara rer jibouti❤❤❤

    • @KhadarKeeyow-eo9yl
      @KhadarKeeyow-eo9yl หลายเดือนก่อน

      ​@@mohhaofficial5672Djibouti wadan waye somalia wadan waye maxa iska galay

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y หลายเดือนก่อน

      Somali waa qoomiyad ee maaha dawlad somalia waa dawlad lakin somali wajin siyad🫡​@@mohhaofficial5672

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohhaofficial5672jibouti🇩🇯 wa dal gooni ah lkn Somalia 🇸🇴 wll la ah

  • @user-ld4ok5fn4r
    @user-ld4ok5fn4r หลายเดือนก่อน +15

    Sida balanteenu washaqo qayrka waxadka baridana baahidaama goyse balanteenu waashaqo balanteenu waashaqo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah Mashallah ❤❤hambalyo habalyo wil Somalia 🇸🇴 ah o maqayad calami ah sameyey guuleso mahasanid geedisahan runahanti shaqo fican aya umada uhesa

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 27 วันที่ผ่านมา +3

    Runtii wiilkaan aad naan ugu bahanahay In uu dhalinyarada Somaliyeedvnoo tababaro Illahay ha u barakeeyo Gacantiisa maansga Allaah war walaal Xiriirkiisa nala soo wadaag Fadlan

  • @user-wp5fq9de9d
    @user-wp5fq9de9d หลายเดือนก่อน +15

    Khibrad muhiima ka fa,iiday sagaal sano hawkaliya ku jiraa insha allah sanadkan isbadal samaynayaa

    • @Sargaal2018
      @Sargaal2018 หลายเดือนก่อน +1

      Insha allh allha kula garabgalo

  • @mohamedfilsan3727
    @mohamedfilsan3727 26 วันที่ผ่านมา +2

    Canjira Djibouti ❤❤❤ wayee from Djibouti machallah

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 หลายเดือนก่อน +9

    Geedi sahan you are such a professional blogger you really bring out the depth and your videos are so informative

  • @sahrohassanmohamed9241
    @sahrohassanmohamed9241 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allha daahir waa qof aad iyo aad u qalbi fican oo so dhaweyn leh ixtiram badan nadafada jecel wll ilahey haku barakeyo gacantada hadan soomaali nahay wan kugu fana hormar wacan

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 หลายเดือนก่อน +7

    Waa nin cajiib ah o dadaalay allaha u barakeeyo ganacsiga.

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali 29 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah best Somalia 🇸🇴 youtuber

  • @ramadan1611
    @ramadan1611 หลายเดือนก่อน +13

    Nabada soomaali hafahanto, nabad hadii lahelo ayada ayaa dhaqaaale wadata.
    Soomaalidana hadeyba bilaabeen in haweenka Qabyaalad Raga udilaan 😢😢

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud3947 หลายเดือนก่อน +1

    Fantastic!! thank u geedi sahan

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 หลายเดือนก่อน +9

    Canjeelo qamadi subax walba sameysta waa caafimad waama mcn i love it wlhi, gaas isku arki maysid iyo calool taagan

    • @kadarabdimohamed6944
      @kadarabdimohamed6944 หลายเดือนก่อน

      Sidee loosameestaa

    • @salmanjama6663
      @salmanjama6663 หลายเดือนก่อน +1

      Brown floor ama burqamadi ayaa laso gataa, biyo kulul ku qas
      Sonkor yar kudar
      Cusbo kudar
      Kadipna qas (Garaac)
      Kadipna inta uu shaashu ku karkarayo ukaadso kadipna dub:
      ThnkZ-

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 26 วันที่ผ่านมา

      ​@@salmanjama6663
      Oo wakhti badanba ma qaadaneyso miyaa

  • @casaancade001
    @casaancade001 หลายเดือนก่อน +8

    Wejigaan quruxda badan ee iso eegaya waxaan alle uga baryaaya isaga iyo walidki inu janada ku kulmiyo walal pageka follow i dheh mahadsanid

  • @YA-xo7ru
    @YA-xo7ru หลายเดือนก่อน +5

    Very professional hard working man, keep going brother

  • @laylaabdullahi9911
    @laylaabdullahi9911 หลายเดือนก่อน +5

    Mnsha allah waa nin rageed nool oo naftiisa og waxay rabto👏🏿👏🏿 kuwan naag Lee ku mashquulsanyihiin

  • @halimasultan03
    @halimasultan03 หลายเดือนก่อน

    So early i had to comment. Best Somali youtuber

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 หลายเดือนก่อน +7

    Mashallah ninkan nin naftisa hormariyay waa ina ku faana shakhsiyaadkano kale.

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui หลายเดือนก่อน +3

    Somaliyeey horey uu socda, bravo.

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 28 วันที่ผ่านมา +1

    Geedi sahan keep going the sky is the limit,we need more videos like this

  • @cadnaanfaysal9193
    @cadnaanfaysal9193 29 วันที่ผ่านมา +8

    Ninkan waxan ka faa'idey in aan hal shaqo ama hal xirfad lagu koob naanin oo xir fado badan la barto,wna shay aad u qiimo badan.

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- 29 วันที่ผ่านมา +1

      Aad io aad 🔥💯

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 25 วันที่ผ่านมา

      aad iyo aad shiikhul kuli 😂😂😂😂😂 waa daadiyey 😂😂😂

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 12 วันที่ผ่านมา +1

    Fasax kasto Sambusi Milano waan tagaa oo cunto ka soo cunaa Allaha kuu barakeeyo aamiin

  • @habib_breezy
    @habib_breezy หลายเดือนก่อน +2

    Top proffessional 🎉and Thanks geedi sahan

  • @farhia2984
    @farhia2984 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah cimriga iyo caafimaadka ilashey ha idiin siyaafiyo waa inaan soo booqdaa mar uun insha allaah❤❤❤

  • @omarmuhyadin9492
    @omarmuhyadin9492 26 วันที่ผ่านมา +2

    MASHAA allaah TABARAKALLAAH DAAHIR ALLAHA KU NURIYO GANACSIGAAGA WAANA KU SALAMEY WAA CUMAR TUNI

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 หลายเดือนก่อน +1

    Best Somali TH-camr

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 หลายเดือนก่อน +15

    Naagaha soomaalidu qabyaalad ayay ku jiraan 2024 cilmi iyo caqli kale ma leh

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 หลายเดือนก่อน +7

      Nio gabdho qaar tiktok kujiro waxey sameeeyaan gabdhaha dhan Dusha haka saarin

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 หลายเดือนก่อน +2

      @@kinghamaaz1352 mid iyo laba iyo boqol wax sameeyaa way jiraan lkn inta badan baa laga hadlayaa

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 หลายเดือนก่อน +1

      Xagay raga Calamku dhulkoda ka dhistan bay Somalida rageediii reer guuraa noqden kuwa hadla ma idin kaa xaabo baaa tihiiin

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 22 วันที่ผ่านมา

      🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣😂

  • @Hassanlive2050
    @Hassanlive2050 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waa best program. Xigmadaha uu nala wadaagay ayaan ka helay, in aan fahanno nabadda iyo qiimaheeda, iyo sidii aan u xoogsan laheen iyo raadinta nasiib ka Mahadsenidiin soo saaraha muuqaala-kan iyo xirfad-laha Somaliyeeed Mr Daahir ee ku nool Milano italy. soomaliya xoog iyo aqli ayaa ka dhoofay.

  • @fayizza
    @fayizza หลายเดือนก่อน +1

    MashaAlah nin shaqeyste, hore u soco👌

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllaah Allaah kuu barakeeyo.

  • @user-xl2pl4ry1y
    @user-xl2pl4ry1y หลายเดือนก่อน +2

    Legend barnaamijyadada aadba u xiiseeya keep going brother ❤

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 12 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah tabaarakallah guuleyso walaalayaal viva Simalia

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alah geedi sahan walaalka dhaqankiisa ayuu ku faraxsan yahay aad baad u mahadsan tihiin❤❤❤❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 24 วันที่ผ่านมา

    Masha allah nice vedio u deserve going

  • @hajicarab1237
    @hajicarab1237 หลายเดือนก่อน +2

    Geedi sahan thanks iyo Dahir for the vlog

  • @mahamuddahir8571
    @mahamuddahir8571 27 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah
    Walalka Ilaahay swt ganacsiga ha u barakeeyo,
    Mahadsanid Geedi Sahan ❤

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 29 วันที่ผ่านมา +1

    Aad aan ugu faraxsanahay hor u marka dadkeena: kheyr badan in shaa Allaah. Ilaah ha idiin gargaaro ee guuleysta.

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r 29 วันที่ผ่านมา +1

    AR MUUFAA KA DHIMAN IYO CAMBUULO SOORTANA WAA KAALINTA SADAXAAD KING SOMALIYA❤❤❤❤❤

  • @HamzeDiriye
    @HamzeDiriye หลายเดือนก่อน +2

    Legend brother keep going

  • @user-kw3wy9xd4y
    @user-kw3wy9xd4y หลายเดือนก่อน +4

    Mcha Allh dahir Ali ibrahim hore usoco wll❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali หลายเดือนก่อน +1

    MAASHA. ALAAH. WAA WIIL. DADAALAYA. HORE. MAR. WACAN
    IYO. GEDISAHAN. OO. BOOQDEY. DADKA HIRE MARK. KASAMEEYEY. YURUB
    ILAH. HA USIYASIYO

  • @afraxyarechanell
    @afraxyarechanell หลายเดือนก่อน +5

    Inshallah aduu alle idmo maqaaxidaan waan Soo booqandonaa nb hadda waxaan Ku suganahay Nairobi Kenya .

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 25 วันที่ผ่านมา

      Tahriib ma ku soco taa reer Qaxooti ninka halagu yaaco tahriib Europe iska daaya kkkk

  • @abdikafihaji1958
    @abdikafihaji1958 หลายเดือนก่อน

    All the best somali TH-camr waku raaxeysta vlogs kada

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 28 วันที่ผ่านมา

    Well done geedi sahan bro keep going somalis are proud of you

  • @fuadmoha8551
    @fuadmoha8551 14 วันที่ผ่านมา

    Wow masha Allah he is so creative keep going

  • @SalimSulei
    @SalimSulei 29 วันที่ผ่านมา +4

    Somali dhalad ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SharmakeMohamed-zs9dg
    @SharmakeMohamed-zs9dg หลายเดือนก่อน +2

    Beste TH-camr hore usoco Bro

  • @cadare3889
    @cadare3889 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah waa wiil aaad u aqli badan qaabka uu wax u qabanayo qaabka uu dadka kale nooga gudbinayo magac wanaagsan

  • @user-gf1ty6ly4b
    @user-gf1ty6ly4b 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah I like way he say ani maleh maasto sax walal we proud of you brother

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah walaalkeey halkaan ka salaamaa Allah uu barakeeyo clmigiisa

  • @abdirisakisse8706
    @abdirisakisse8706 14 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Allaha U Barakeeyo

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน +3

    Geedi Sahan i always ❤ your beautiful videos.🎉🌹 Also Sambuusa Milano Restaurant good work.🎉❤🙏.

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 28 วันที่ผ่านมา +1

    Guuleeyso sxb ganacsiga allaha kuu barakeeyo

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 28 วันที่ผ่านมา +1

    Geedi mahad sanid
    Masha Allah
    Waa ninkii somali ugu gaarisanaa raga smalida aan arko . Allah haka dhigo kii guulaysta aniga nadafadan jeclahay.

  • @ifrahmomo4397
    @ifrahmomo4397 23 วันที่ผ่านมา +1

    Franchement bravo et bon travail tu es un exemple 🎉 monsieur Daher

  • @bintuomar3114
    @bintuomar3114 หลายเดือนก่อน +4

    mashallah wiilkaan kudeyasho ayuu mudanyahay

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allaha bro geedi socad iyo walaalka ruunti wan ka heley run ahanti baramijka wowo

  • @qadarcali727
    @qadarcali727 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah allaha ubarakeyo

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Sambuus Milano. Geedi Sahan nin culus,
    ku soco, adiga lee waaye....

  • @bashkayt1154
    @bashkayt1154 หลายเดือนก่อน +5

    This guy Mr milano is a legend

  • @HassanAbdallahRople
    @HassanAbdallahRople หลายเดือนก่อน

    Every video am first 🎉❤

  • @saidaali412
    @saidaali412 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha kuu barakeeyo ganacsigaada

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah, waar Ninkan Saambuuse Farsama badanaa
    Masha Allah Allaha u barakeeeyo
    Wan ku soo booqan doona insha Allah
    Hadii Alle yidhaahdo.

  • @liibaantifow9607
    @liibaantifow9607 28 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah horomar wacan

  • @ahmedabdirahman82
    @ahmedabdirahman82 17 วันที่ผ่านมา

    Ninkan la wareysanyaa waa WAA ALL IN ONE AMA SHEEKHUL KULI WX KASTA WAA SAMEYNYA KA WARAN MASHA ALLAH

  • @farfast9244
    @farfast9244 หลายเดือนก่อน +4

    Maashaalaah daahir sambuus waa is maqalnay Lakin waligay ma arkin Maashaalaah waa in aan Maalin tagaa maqaayadiisa hore u soco

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 25 วันที่ผ่านมา

      intee isku maqasheen qadkaa 😂

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle หลายเดือนก่อน +3

    Amazing 🎉

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 28 วันที่ผ่านมา +2

    M.a hard worker man

  • @alinasirhassan4653
    @alinasirhassan4653 25 วันที่ผ่านมา +1

    Great job.

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 หลายเดือนก่อน +1

    That is very clean restaurant ain’t gonna lie 🔥👌

  • @mohamedabdixasan5664
    @mohamedabdixasan5664 หลายเดือนก่อน

    Masha allah bro hore usoco

  • @adnanjama5830
    @adnanjama5830 หลายเดือนก่อน +1

    salute chef 🙋‍♂

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 26 วันที่ผ่านมา

    Hore U soco. ❤

  • @mustafomar7501
    @mustafomar7501 หลายเดือนก่อน

    Thanks geedisahan🎉 haraya u soco

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid saaxiib qaali

  • @user-xi1rv3ng2v
    @user-xi1rv3ng2v หลายเดือนก่อน +1

    Masha allllah wllll guleyso

  • @sm.5191
    @sm.5191 29 วันที่ผ่านมา +1

    ❤Masha❤Allaah❤Taliniga rome le somalida ku qabeen maqayaad waa ku faraxsanahay ina gobola biamonda hada ka sameyseen allaah ku siyadiyo

  • @marvellousmarvin6127
    @marvellousmarvin6127 27 วันที่ผ่านมา +1

    legend ku socoo 🇸🇴