"Sirdoonka Somaliland Anagaa Quudina" Ibraahim Caydiid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 321

  • @Ibrahim-Mohamud
    @Ibrahim-Mohamud 4 หลายเดือนก่อน +17

    Thank you Ibrahim for your hard work may Allah give you more strength to defend our motherland. Somalilander from Kenya.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ibrahim never did anything for somaliland than living somalilanders their tax . And reason he is insulting garxaajis because his father said he is not my son and his mother was call girl and reason dhadiga isaaq people love him because he is son of dhillo habar awale

    • @Ibrahim-Mohamud
      @Ibrahim-Mohamud 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@hassan-mp1pk Ibrahim does not and will never abuse any one but just defends Somaliland against any threat.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      @Ibrahim-Mohamud simple his dog of ina biixi and he lives somalilanders people their tax. Only reason dumbest and biggest theft Ina biixi his payroll because he insults people for him. Just tell me one good thing he did for somaliland and by himself all he lives other people their money

    • @CrisaaqAxmad-me3fm
      @CrisaaqAxmad-me3fm 4 หลายเดือนก่อน

      Mayacade

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      @@CrisaaqAxmad-me3fm oromo

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 4 หลายเดือนก่อน +10

    IBRAAHIM CADIID GEESI GEESI DHALAY

  • @lixkaroonmahamood3544
    @lixkaroonmahamood3544 4 หลายเดือนก่อน +9

    Yes Xirsi waa kalab huwana

  • @MaxamedXanaaneeye-jr2pz
    @MaxamedXanaaneeye-jr2pz 4 หลายเดือนก่อน +22

    Waa Muwaadin dhab ah dalkisa jecel iyo wada jirkooda

    • @ra-lk8yv
      @ra-lk8yv 4 หลายเดือนก่อน

      waa xabashi midgaan ah.......orom orom dhalay wecel weeye not Somali at all

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii 4 หลายเดือนก่อน +20

    ciwaanka bedela ama maxkamad ku galaysaan muu odhan anaga quudina ee anaga xogta siina ayuu ydhi aduunka oo dhan ayaana sidaa ah

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 4 หลายเดือนก่อน +3

      Qaladkii uu kala hadlayey bay hadana eray qaldan ku darayaan weriyuu isagaa is yidhi afka ugu rid muu ka yeelin hadana eraygii buu kaga been abuurtay oo uu cinwaan ka dhigtay.

    • @aminahassan1173
      @aminahassan1173 4 หลายเดือนก่อน +3

      Ka weriyaha ah ayaa quudinta sheegay oo doonayey inuu ibraahim afka ugu rido

    • @abdirahmanii
      @abdirahmanii 4 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedaliahmed3419 haa dadka daawanaya ayey been u sheegayaan saw naga aragna wuxuu yidhi waxan maaha warbaahin dadka caqligooda ixtiraamta

    • @abdirahmanii
      @abdirahmanii 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@aminahassan1173 midaas waxay cadaynaysa in wariyahan been ka sheegay wax u isagu sheegayna ciwaan ka dhigtay

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 4 หลายเดือนก่อน

      Niyow ma waxaad u hystaa inaynu warbaahin leenahy,waar saxaafdu waxn aynu arkayno iyo wax u dhaw toona maaha runtii mrka xaqiiq laga hadlo,dadku caadifada ayaa biyo dhigtey anu mrka la idhaahdo saxafi isku sheeg baa la xidhay anu kamaba naxo oo wllhiya,waayo dadkani saxaafada maba yaqaanaan kadib mrkaa in xidho xaq ayaa loogu leeyhy.

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 4 หลายเดือนก่อน +13

    Difaac qarankaaga halkaa gaga hay ilaahay ha Ku xadido

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      Kani dhillo sacad muuse dhashay maxa uu qabsaday isaguu

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassan-mp1pkwllhi adiga hadan kuu heelila sanad fuuto kaa wasa ayn kuugo xuukumi lahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirahmanMohamed-hm8nd khaniis waa dhaqankii intaas dumarkii qabteen uu raceen faqashtaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirahmanMohamed-hm8nd inkii dumar dhadiga isaaq Ibrahim waxa dhashay dhillo sacad muuse

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 4 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk adiga wxa kuu dhashay dhabaso daroode

  • @OubahIbrahim-y5r
    @OubahIbrahim-y5r 4 หลายเดือนก่อน +9

    Mansha Allah Allahuma Barrik Fii Bilaadinaa Somaliland. As long as we have pure Somalilanders like Ibrahim Caydiid we're in good hands. Love you bro 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 4 หลายเดือนก่อน

      Guuuuuuujul ibraahin noolaw

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 4 หลายเดือนก่อน +1

      Iiimaan laawe wariye nacas liita saxni baasto wax dhaama sheeg

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 4 หลายเดือนก่อน +1

      Warbaahin sigaarka iibbisa qabax qaate

  • @ZeinabFarah-b5t
    @ZeinabFarah-b5t 4 หลายเดือนก่อน +15

    That is the hero that we have to stand up for. He is the hidden treasure and gift that has God has been bestowed to Somaliland🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤❤🎉❤❤🎉

  • @CabdillahiMaxmuud
    @CabdillahiMaxmuud 4 หลายเดือนก่อน +6

    Guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia.

  • @QurbaniMaxamed-ni7pt
    @QurbaniMaxamed-ni7pt 4 หลายเดือนก่อน +5

    Mansha Allah walhi waa nin muwadiina
    War wariye aduu isku kalsoonow qoralkad aduu afkag kasheegtaybad ciwanka kuso qortay kulaha sirdonka wan quudina wariye tuug

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 4 หลายเดือนก่อน +5

    Maansha Allah Halyey Qaran Mujaahid Ibraahim Caydiid Gaadh Hayaha JSL Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdiqanimhmd7479
    @abdiqanimhmd7479 4 หลายเดือนก่อน +9

    Mashaaa alalh alle ha xafido .

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 4 หลายเดือนก่อน +8

    Mashaallah.

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 4 หลายเดือนก่อน +8

    Mashaallah 👍

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ibrahim caydiid waa nin qaranka qiiimo weyn kuleh

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 4 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤yes you do we all with you my Allah support you and our country amiin ❤❤❤

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 4 หลายเดือนก่อน +17

    Ibraahim cidna ujoojinmayno iLaalinta qaranka ee hore usoco

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      Kani handicap ahaa dhillo sacad muuse dhashay

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@hassan-mp1pk kkk masayr ayaa xaasidkaa dhigaye geesi gaari dhashay oo ibnu xalaal weeye

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      @@SaluuglaSiciid-qm3sy waa garac Ibrahim garac dhillo sacad muuse dhashay Ibrahim buule dhalay

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@hassan-mp1pk Xasan waashay Anigu hooyadaa macaayikaro adiguse waad waalihadlaysaa dhakhtabaad ubaahantahay Ibraahim Isha cadawgu kaadayran

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      @@SaluuglaSiciid-qm3sy Maa walin waa run Ibrahim maha garxaajis

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waar ilahay dalka haka qabto wadani iyo raga waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane caydiid geesi dhalay waayo Arag Ah

  • @boodhleelectrical6453
    @boodhleelectrical6453 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ibraaahim caydiiiid ha noolaado..
    Geeesi cadawgu ka kaadji waayeen.
    Noolow walaaaaal..

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 4 หลายเดือนก่อน +12

    Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cabdirisaaq Khaliif, Somalia 🇸🇴, Xirsi iyo Ictisaam Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Wadani Cadowgii dadka iyo dalka ayuu soo raacay.

    • @CabdillahiMaxmuud
      @CabdillahiMaxmuud 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin aamiin aamiin waa cadawga Somaliland.

    • @buraneburane217
      @buraneburane217 3 หลายเดือนก่อน

      Ictisaam adaa cadabta uga dhaw

  • @OmaryIbrahimu-kz5ok
    @OmaryIbrahimu-kz5ok 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa cumar Cali gadiid oo kule gayiga ilali gadh hayoow

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 4 หลายเดือนก่อน +5

    ibraaaaaahimmmmm waaa muwaaaadinnnnnnnnnnnnn

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 4 หลายเดือนก่อน +6

    Mansha allah

  • @KhadarMuxumed-h8y
    @KhadarMuxumed-h8y 4 หลายเดือนก่อน +3

    ibahin caydiid waa muwadin laha barakeyo ninka cayaya isaga ah waxa ukusheegay

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 4 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah geesi geesi dhalay waa somalilander dhab ah

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 4 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi ibraahin

  • @advyser
    @advyser 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runtii, suaalaha saxda ah ma waydiin karaan dadka maalgaliya
    Waxay ka adag yihiin dawlada iyo dabagalkeeda uun

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim caydiid geesiweeyi qaranka Somaliland guul halyeyqaranka..

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 4 หลายเดือนก่อน +2

    KAN MICROPHONE KA SITAA
    WAA DHANXIIRKA YAR OO XIRSI-DAJAAL QABAX U SOO DHIIBAY
    ALLAAH MAXAA LA IS FAHMAY

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 4 หลายเดือนก่อน +3

    Kan weriyaha sheeganayaa ciwaanku waa been abuur miyaanu mooday in lagu garanayo waxan uu qorayo

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 23 วันที่ผ่านมา

      Wlhi waa mid lagu xidhi karo wayo isagu wixi uu afkisa ka yidhi ayuu qorey markas ayey hadhow odhaneya wariyaa la xidhey intey iyagu waxay doonan qoraan 😂😂😂

  • @abdiali319
    @abdiali319 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nooma Sina Xusbiga Qaranka ka soo Horjeeda, iyo Xisbiga Wadanka Difaacaya. Runtii ma sina.

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ibrahim wa runti.

  • @Yaasmiin4087
    @Yaasmiin4087 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahima. Caydiid. Gees. Gees. Dhalay. Noolo. Inta. Noolo. Jirto

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Halyeyqaranka somaliand guuul fariid geesi weeyi.ibraahim caydiid geesiweeyi

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 4 หลายเดือนก่อน +2

    Halyay qaran noolow

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Muj. Ibrahim Caydid gesi qaran guul iyo gobanimo JSL 💚🤍❤

  • @maxamuudcumar5330
    @maxamuudcumar5330 4 หลายเดือนก่อน +10

    Viva mujaahid ibraahin cayidiid ha guulayisto sutigaashan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      Ibrahim buule dhalay waa garac hooydii waa dhillo sacad muuse

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 4 หลายเดือนก่อน

      Horta obn xaaraan ayuu hadal egyahay.
      Qofkan iyo Buuni waa isku mid kkkkk

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      @@salahthefruad9174 Ibrahim waa garac maha garxaajis

    • @CabdillahiMaxmuud
      @CabdillahiMaxmuud 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassan-mp1pkcabaadka yarayso Ciilqabaw hhhh.

  • @khadaraynanshe9093
    @khadaraynanshe9093 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahin caydiid Noolow gobadtee wuxu og yahay wadankani wuxu so maray

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 4 หลายเดือนก่อน +6

    Geesi qaran ibraahin Caydiid ❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim caydiid geesiweeyi qaranka Somaliland

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fariid geesi geeska Africa noolow ilaahow cimrigiisa dheeree (Ibrahim caydiid geesi

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 4 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi Qaran Ibrahim Caydiid , Hooyadii ku Xanbaartay Haday Nooshahay ILAAHAY Cimriga iyo Caqliga iyo Caafimadka ha u barakeyo Hadii ay dhimatayna ILAAHAY Jannatal Firdawsa ha geeyo , Geesalyaal badan oo Adiga oo kale ahna ILAAHAY Somaliland ha u ugu deeqo oo ha badiyo.

  • @hadaafi
    @hadaafi 4 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah Ibrahim Caydid ♥♥♥

  • @ismacilhasanqalib4290
    @ismacilhasanqalib4290 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ninyahaw muuse biixi ninkaa musharaxa xisbiga KULMIYE hakadhigo hadii uu Rambo in xisbigu siijiro

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 4 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi qaran godomiya sutigaashan Ibrahim caydiid Alkhiiqa ,waa run sheeg dhab ah oo aan ciidna Aflagadeen

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah Ibrahim caydiid guulayso. Xirsi gaab inagaqabo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 หลายเดือนก่อน +2

    Viiva viiva somaliland❤❤❤

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah guulayso abri mashallah guulayso cadowgaa ha jabo abti mashallah guulayso hooyadiibaa nin dhashay cadowgaa ha jabo ibraahim caydiid

  • @ahmedismail3465
    @ahmedismail3465 4 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi geesi dhalay, love you so much inaadeer ❤❤❤❤

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cinwaankaasi waa marag maxkamadeed tifaftirka TV-gan u yaal ogow doqoni xadhkaha halkee bay ku sidataa ? Kkkkkkkkkkkkk

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 4 หลายเดือนก่อน +5

    Guuuuuul Ibrahim guuuuul ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼

  • @karymali3771
    @karymali3771 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim cadiid gessi qaran guulayso

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 4 หลายเดือนก่อน +9

    Geesi qaran

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 4 หลายเดือนก่อน +1

    gudoomiyaha suti gaashan mr ibraahin caydiid geesi qaran

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 หลายเดือนก่อน +6

    Mashalla Allah ilahayow badi Adoo kale Ibrahim caydiid waa. geesi qaran noolow in badan guuleyso guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ♥ ❤❤

    • @CabdillahiMaxmuud
      @CabdillahiMaxmuud 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin aamiin ha guulaysto inta guuli jirto Ibraahin Caydiid.
      Waa geesi qaran oo cuna,qabateeyey ( ciilqabayaasha )

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 4 หลายเดือนก่อน +2

    war ciwanka badal tug yahow wariye ku shegi ee dalimki mu odhan anaga qudina ibrahim caydid ee adiga yidhi ma idinka qudiya isaguna wuxu ku yidhi anaga xogta ugu badan sina marka kallmada qudista ado wariye ku shego dalima aya iska le oo afkaga kaso saray

  • @MaxamedMany
    @MaxamedMany 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland guul Ibraahin caydiid.

  • @said1498ify
    @said1498ify 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani waa rijaal muwaadin ah waar hooy reer Somaliland jeclaada Nin wadanka jecel. Xisbiga wadani waa masiibo.Xirsi waa ninkii shalay baabuurta kurka ka jaray. Waa ninkii Shalay Somalia u dhuumanayay in la wada hadlo isagoo sharcigu aanuu u fasixin.

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciwaankaasi muxuu ahaa? (Quudina)😂 imika wuxuu ku dhaliilayay ayu ciwaanki kudaraybe badala ciwaanka

  • @khadarismail3541
    @khadarismail3541 4 หลายเดือนก่อน +1

    Horn Cable, ceeb ayey ku tahay in ay title been ah meesha ku soo qoraan

  • @kediyemedia6353
    @kediyemedia6353 4 หลายเดือนก่อน +3

    Cinwaanka bedel

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 4 หลายเดือนก่อน +1

    war anigu Habar Jeclo welba Reer Dahir. Ninkaan caadowga la soco Hirsi, waxaan u baahanahay inaan ninkaa la qabto. Hirsi waa caadow, waxaan u baahanahay inaan dalka ka saarno

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 4 หลายเดือนก่อน +1

    SOMALILAND SAXAAFAD MALAHA XAARMAAJO AYAA IIBSADAY

  • @khadaraynanshe9093
    @khadaraynanshe9093 4 หลายเดือนก่อน +1

    Malayiin wadaniyada sida ibraahin caydiid ku ah ayaa jira oo taageero weyn u haya

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 หลายเดือนก่อน +1

    Iminka waxani ma waraysibaa mise waa weerar ibraahim waa la weeraray mardambe haday weriye ku sheegu waraystaan waa inuu sutida u qabtaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 4 หลายเดือนก่อน +1

    Garnaqsi wadaduu mariyay xasan dameer

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 หลายเดือนก่อน +1

    IBRAAHIN CEYDIID WALEE WAA WIIL NIN RAGEED GEESI AH HALKAA KA WAD DIFAACA QARANKA SOMALILAND ILAAHEY IFKA IYO AAKHIRO LABADABA HAKU GUULEEYO NASAB NASAB DHALAY OO XALAAL AH

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey cimriga ha kuu barakeeyo

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fariid geesi weeyi runta yaqaan a❤❤❤❤

  • @Osman-vs7mw
    @Osman-vs7mw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi Somalilander Ibrahim

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 4 หลายเดือนก่อน +9

    Geesi Qaran ilaahay ha xifdiyo qofkast oo wadankiisa jecel❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      Dhillo sacad muuse dhashay waa said drop out

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk xasan dhedig xasan labeeb xasan dhali xasan malooli xasan khintir xasan dayuus

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p oromo jooji oohintaa

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@hassan-mp1pkaay aay dhalay oo cuqdadi dishay sacad muuse ayaa wadnaha kuu fadhiistay oo ku ciilay ina dhilo harti yusra harti 😂😂😂😂😂

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 4 หลายเดือนก่อน

      Nayaa ina sahra hoosta ka halgan shut.up kani waa horgale hhhh miyad la shaqaysaa🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bal kalabkan weriyaha sheeganaya cinwaankiisa eega iyo sida xun ee uu waxu weydiinayo Halgamaa Ibrahim Caydiid. Waa runtii shacabkoo dhan ayaa dawlada iyo sirdoonka iyo police ka quudiya. HORN CABLE waa Tvga barbaariyey saaqidiinta weriyayaasha Somaliland ee huwanta u badan.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 หลายเดือนก่อน +1

    Geeeeeeeeesi waa geeeeeesi ❤ ibraahi

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah wadani dhab ah ina caydiid

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 หลายเดือนก่อน +1

    Afku kuma go’o geesi qaran kuwii lacagta ku bixiyay ee abaabulay budhcadii gacanlibaax ee ciidankeenii intay jidgooyo ku laysay Maydkoodii madaxa iskaga taagtay ee iska duubtay, ee cadawgeenii kaga farxinaysay ee mediaha kaga faannayay ayaa xaqiidaad sheegto ka gubanaya clipkii ay iyagu ku xafladaysanayeen ee ku wiirsanayeen ciidankeenii ayay maanta leeyihiin yaan la soo dhigin ololaha oon dadka la kala dilin hada waa dadkay 7 sanadood kala dilayeen ee cayda iyo magacyada beelo dhan ula baxeen. Noolow Ibraahim geesi qaran oo taariikhda run sheeg ku galay

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dal badbaadshe walaalkey Mudane Ibrahim Ceydiid👏👏👏 Alle ha ku xifdiyo🤲🤲🤲

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim caydiid geesi

  • @ahmedyusuf9657
    @ahmedyusuf9657 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim waa muwaadin saxa

  • @amiiramohemed495
    @amiiramohemed495 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah guul somalind

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤Sutti Gaashaan❤

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cidkasta oo sir heshaa inay la wadaagto ciddii wax ka qaban lahayd waa waajib

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah
    Mdne muwadin ibrahim
    Allaahya barik fidareyn

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland waligeed caqabad sidan oo kale lamay soo kulmin... maxaad samaysaa marka dadkaaga qaar kaa mid aa cadawga la saftaan? Tani waxa ay ahayd in saxafiyiintu ay dadka u caddeeyaan. Allah mahad leh nagu asturay Ibraahiim Caydiid iyo Suuti Gaashaan ayaa oo noo caddeeyey arrintaas.

    • @mohamedhassanyey4826
      @mohamedhassanyey4826 4 หลายเดือนก่อน

      Xiligii halgankaba qaarbaa cadawga basaasiin u ahaa oon dadkooda la dareen ahayn

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 4 หลายเดือนก่อน +1

    Warbahintu waa la laasha ,aqoon iyo dadnimo ma leh ,ibraahim caydiid aniga ayaa tageer guul iyo gabanimo ibraahim hore u soco

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 4 หลายเดือนก่อน +1

    WARIYE CIWAANKA AAD SOO QORTAY WAAD KU XIDHMAYSAA EE BEDEL

  • @book2316
    @book2316 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runti!

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 หลายเดือนก่อน +13

    Nooloow ibraahin caydiidoow allow jabi cadawga Jamuuriyada somaliland

    • @iidwarfaa9936
      @iidwarfaa9936 4 หลายเดือนก่อน

      Waxaba idin soo kordhinmayo ibraahom duufle

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 4 หลายเดือนก่อน

      Kan dhillo sacad muuse dhashay handicap

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassan-mp1pk dhilo daroode ayaa kuu dhashey adiga beede

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน

      @@iidwarfaa9936 iidle dhareere

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk Xasan labeeb xasan dhedig xasan kintir xasan dhali xasan malooli xasan dayuus

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 3 หลายเดือนก่อน

    Sirdoonka Soomaliland ayaanu quudinaa!!! Oo adigu yaad tahay....warka yaa ku siiya....اللهمّ صلّ على نبيّنا محمّد..........Ma sirdoonka yuhuudda ayaad u shaqaysaa?

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allaah
    Guul iyo gobanimo ina adeer Ibraahimoow

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 4 หลายเดือนก่อน +1

    MUJAHADKA HADALKIISA HABEDELIN

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cinwankiina bedelaya . Shacabka oo dhan ayaa dawlada quudiya mid sir ah iyo mid cadowga u sheegaya iyo huwanta.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 4 หลายเดือนก่อน +1

    WARIYE IDINKAA KAMIDA CADAWGA GUDAHA
    WALAAHI IDINKAA AH

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน

    Guulayso geesi ibraahiin caydiid ❤❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 4 หลายเดือนก่อน

    Somaliland always had a clear enemy, and the enemy was always from outside and Somaliland knew very well how to deal with it. Today the enemy is embedded within us. We are not sure how to deal with it. The message is clear, with you are with Somaliland or against it. There is no in between, there is no party this or party that.

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qaranka ma cay ba lagu dfaca caqli xuma heego kan ibraahim duufle ayay ku leyahin qaran buu difacaya

    • @suberh8985
      @suberh8985 4 หลายเดือนก่อน

      Bal yuu caayay waakaase ???

    • @rashiidabdulhamiid456
      @rashiidabdulhamiid456 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂iidwarfaa....sheeeg cayda ma somaliyey hoosta kala socdanba, ma kuwani wa ictisaamba, ma dano gaaro o dalka duminayay llleyinba, ma wadani xaaba ka buuxda ????
      Yuu cayay ibrahim caydiiid 😅

    • @suberh8985
      @suberh8985 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@rashiidabdulhamiid456 marka runta loo sheego ayay cay moodaan. Kuwii wadani madaxda u ahaa ayaa Ibraahim EY ku sheegey oo taa ma arkayaan ee dhaliisha runta ah ee horta taala ayaa bal ilaahay amarkii cay ula eegtahay

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 4 หลายเดือนก่อน

    War bahinta somaliland wax uhiliya somaliland kuman arkin warbahintu wa xagalainaga sogalay ❤❤❤❤❤somaliland guuuuuuul

  • @ggm661
    @ggm661 4 หลายเดือนก่อน

    Waar xisho ku dhaha. Beeni raad malaha. Sirdoonkaa qudhiyaa. Cebay tacaal. Nebiga afka murqaansan ka dhawr.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    Sanka cano laga keeni doona eryga xirsi BA yidhi tolw saxfadu ma xususta

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo 4 หลายเดือนก่อน

    Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka ❤❤😂😂❤❤😂😂❤❤😂😂😂😂😂❤😂😂😂😂

  • @mustafacismaan-i9h
    @mustafacismaan-i9h 3 หลายเดือนก่อน

    Walaahi ninkan maantan bartay wuxuu isku darsaday geesinimo karto aftahanimo iyo muwadinimo