CODKAAGU WAA INOO MUHIIM.....Xogta XOOGWEYNE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 มี.ค. 2022
  • Fadlan Ha Illoobin In Aad Subscribe DHahdo,
    Share Garee Si Walaalo Qurux Badan Uu U Gaaro Channaalku
    Like Saar Si Aad Noo Dhiiri Galisid

ความคิดเห็น • 168

  • @mohammedamin8624
    @mohammedamin8624 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc mansha,allah wad mahadsan tihi sheikh yusuf iyo safiirka waxan u codeynaya inad dadaalka sii wadan wax badan banu idinka faa,idnay jazaakumulahu khayran 👏👏👏👍👍👍👍🌹🌹🌹🏃🏃🏃🏃

  • @axmedxasan7554
    @axmedxasan7554 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shekh wax badan ayan ka faa'idany E so badi casharada si aan cilmi badan u so kardhisano wad mahadsantihiin adiga o ah shekh Yusuf xog weyne iyo safiirka islamka jasakalhu qeyran

  • @hodanfarah9086
    @hodanfarah9086 2 ปีที่แล้ว +1

    Adbay ufiicanyihin waaba sugaa inta cashar cusub imanayo jasaaka Allahu khayran waana 100%

  • @mohamedismail3210
    @mohamedismail3210 2 ปีที่แล้ว +2

    waad fcntihiin lkn marna ha is dhigana sh. yusuf xoogwaynow adiga safiirku dadaalka ha bato. jazakalahu khayr

  • @hindaali7318
    @hindaali7318 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah jazakumullh wllhi xaqiqdi ad iyo ad ayaan ugu naficnay allha niga awal mariyo shekh yusuf xogweyne iyo wllka safiirka islamka hora usocda

  • @sainabkhalif2663
    @sainabkhalif2663 2 ปีที่แล้ว +2

    Kheyr badan ILAHAY haa ku siiyo sheikh

  • @islamispeace8623
    @islamispeace8623 2 ปีที่แล้ว +2

    Sh xoogwaynoow soo gudbiya Waad fiicantihiin, adiyo safiirka Islamka. Mansha Allah

  • @allhudaachannel303
    @allhudaachannel303 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh khar allaha ku siiyo umada wad u faaidaysay halkaa kasiiwad baraka allahu fiika

  • @ismahanabdi1642
    @ismahanabdi1642 2 ปีที่แล้ว +2

    Asmc Sii wad sheekh yuusuf waa sax

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHALAH MASHALAH ilahaay hakuxafiido sheq jzk qayer wakafaiidnaay nosobaadi dhirtaa

  • @hindajibril4269
    @hindajibril4269 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaha noo wada sheekh aad ayaa looga faaiiday

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah guul insha Allaah wad mahadsantihiin dhaman tiin

  • @gudicisman4863
    @gudicisman4863 2 ปีที่แล้ว +1

    siwad sheekh aadbaad ugu mahadsan tahay waxtarka aad noo soo bandhigtay fadlan noo siiyaadi

  • @maymuna0awelmi364
    @maymuna0awelmi364 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekhow rabi handing ilaalye Wixii wanaagsanba akaraali ahe anigu arinkiina waan u ubogay ee haws hadal waxauu keg yahay hawsha ha wada labddiinuba alana ha idin waafajiyo wiixii San aamiin

  • @ayaanabdi9476
    @ayaanabdi9476 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabarakallaah sheikh khayr badan alle haydinsiiyo kaalin aad umihiima ayaad noogu jirtaan noo sii labo laaba waliba

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse9429 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah sheeq wax wanaagsan baad wadaan sobadiya ajir allaha idinka siiyo

  • @fatamdiriya9985
    @fatamdiriya9985 2 ปีที่แล้ว +1

    waan idiin mahad celinaynaa kun iyo kow jeer mahad dhamaan teet allaa iska leh jasaakumulaah walaalayaal noo wada khayrka

  • @halimacumar6683
    @halimacumar6683 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc waan idin salaamay sheeq baramijka aad buu uficanyahay no wada 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakalaah jasaakalah khayr sheekh adiga iyo safiirka noo wada

  • @sofiafarah8376
    @sofiafarah8376 2 ปีที่แล้ว +1

    A S C Marka hore Alaah baa Mahad leh
    Marka Labaadan yusuf Xoogweyne iyo Safiir ayaa Mahadsan waan u Codeeyey 100% Waana ka Faa iiday Daawad Cagaarar hore u socda Alaaha ha idiinka Abaalmariyo Miisaanka Xasanaad Alaaha ha idiinsaaro

  • @ubaxlucky9338
    @ubaxlucky9338 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay dartii ramadanka meelfican baad ka haysaan walahi khayr ilahay ha ku siiyo

  • @safiyocabdidahir6882
    @safiyocabdidahir6882 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh aad iyo aad yay uwanaagsan yihiin duruusta aad nasiiseen jasaa kumul allh kheyr 100/100

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 2 ปีที่แล้ว

    Ajar iyo xasanad anlaso kobikarin allaha idinka siiyo miisanka xasanadkane allaha idinsaro nosii wada allaha idin xafide walalahen

  • @fartunibrahimcaraye7750
    @fartunibrahimcaraye7750 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Jasaaka Allah khayr sheikh & safiirka halasiikordhiyo casharada wanka faaidne

  • @rukiahassan206
    @rukiahassan206 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah illaahay ha idinka abaal mariyo, wallaalkay waxan u codeeyey in aad sii wadaan wax badan baan ka faa iiday oo I anfacay jkkh

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 2 ปีที่แล้ว

    Labada reer ba hadaanu nahay duruustaada 100% ayay naafic tahay noosoo kordhiya fadlan waa codsi
    Ustaad yuusuf duruustiisa wlhi cid kale oo bixisa ma arkin wanan ku xisaabtanaa
    جزاك الله خيرا وبارك الله فيكم جميعا

  • @cusmaanxuseen7392
    @cusmaanxuseen7392 2 ปีที่แล้ว +1

    Waamahadsiintihiin maashaa allah siiwada جزاكم الله خير الجزا

  • @islamispeace8623
    @islamispeace8623 2 ปีที่แล้ว +1

    Khyr Allaha kusiiyo shiikh waaka faidaybsii wad

  • @xareedabdiyuusuf4050
    @xareedabdiyuusuf4050 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsan tihiin
    Skeehk
    جزاك الله خير الجزاء

  • @nasramohamed785
    @nasramohamed785 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh siwad khayr Alleh ha ku siye

  • @Biiba20
    @Biiba20 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah shikh waad dadaalaysaan 💯💯

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alah tabaaraka lah ilaahey haku xifdiyo sheikh yusuf adiga iyo aafiirka islaamka ilaahey ajar iyo xasanad ha idiinka siiyo aamiin 🤲👍❤

  • @samsamaskar7090
    @samsamaskar7090 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakal shekh wan ka barney waxa badan wanna suguna waxkalo cusub sheekh kherbada Allah ka siyo Allah ku xifdiyo sheekh

  • @abshirxasan1916
    @abshirxasan1916 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashllaah halka kaii wad illaahy ha idin barakeeyo

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah halkaas kasiiwada hawsha waan ka faaidaysanaynaa

  • @fatumaali7141
    @fatumaali7141 2 ปีที่แล้ว +2

    Barakallahu fikum wajizakumu llahukheer safirka iyo sheqena ilahey haidin barakeyo nuur calaa nuur walahi waan kafaidney ilahey cilmigina haidin kadigo cilmi naacaf aah hajojin sheikh Yusuf iyo safirka 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @arabhussein2118
    @arabhussein2118 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalah
    Dhaman
    Waxan aad ugu
    Mahad celinayaa
    Sh yusuf iyo safiirka
    islamka waxan ini leenahay
    Walaalayaal waad
    Noo faaiideyseen

  • @cabdulqaadirmacalin1537
    @cabdulqaadirmacalin1537 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc jzkalah sheekh yuusuf runtii anigu aad ayaan ula socdaa waxaana ku talin lahaa inaad sii wadaan ilaaheyna ajar ka xisaabsataan

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha idin barakeeyo adinka iyo ahalkiinaba sheekh faaiido badan ban ku qabna so badiya

  • @muqtarhajidaaud1381
    @muqtarhajidaaud1381 2 ปีที่แล้ว +1

    dadaalka sii wada wax badan ayaan idinka faaaideysaney جزاك الله خيرا

  • @zeynabhassan2101
    @zeynabhassan2101 2 ปีที่แล้ว +1

    maashaa Allah, ajir Allah idinka siiyo

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah guul insha Allaah kuli wa wanagsan yihin

  • @safiyaaxmed5574
    @safiyaaxmed5574 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaal noo soo badiya waa casharo qimo badañ bariska iyo baastada waxan kubedelan lahayn nooga soohadla

  • @Ayaanalicali
    @Ayaanalicali 2 ปีที่แล้ว +1

    100/100 mufiid waaye ajir alle haka siiyo yaan nalaga joogin

  • @kakabakaro3115
    @kakabakaro3115 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a shukran sheikh yusuf 💯✅

  • @Urhijabigirl
    @Urhijabigirl 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah soo dadaab waad wanaagsan

  • @istarlinyusuf2169
    @istarlinyusuf2169 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha.allah waxa tahay qof wanaagsan oo noo sheegey dhirta iyo khudaarta iyo mirahaba runtii aniga waxaan ahay qof xanuunsanayey aad baana wax weyn isaga gartey xabadzowdadii iyo dhirta cagaaran jisaakalaah aduunka iyo aakhiro

    • @istarlinyusuf2169
      @istarlinyusuf2169 2 ปีที่แล้ว

      Shekh Yusuf iyo safiirka islaamka jisaakalaah kheer ilaah hakuu barakeeyo cilmiga iyo caafimaad aamiin

  • @rahmaabdulahi2856
    @rahmaabdulahi2856 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh Anu waxa dhihi laha wa dadashay adeer Ilahay ha nagu caafiyo so badiya

  • @nimcoabdullahi7047
    @nimcoabdullahi7047 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh aniga wax badan ayn kaf,iday wlh sidas kusii wada insha allh ajar allha ha,idin kasiiyo

  • @AhmedMohamed-mz4pq
    @AhmedMohamed-mz4pq 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc salaam kadib aad iyo aad ayaa looga faaiidaystay runtii qiyaastii boqolkiiba%75. Jazaakallaah khayral jazaa

  • @maryanmohammed6100
    @maryanmohammed6100 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh mashaallah sii wad👍👍👍

  • @ruungure7030
    @ruungure7030 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma shaa allaah shee kuligood waa waxa faa iido leh jasaakallaah

  • @hindmohammed7410
    @hindmohammed7410 2 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله
    بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا
    بالصراحة أنا إستفدت من المعلومات
    وطبقت بعضها
    وأتمنى أن تستمرو وتكون يوميا أو على الأقل كل يومين درس
    واسمحو لي لا استطيع الكتابة باللغة الصومالية لكني أفهمها

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 2 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah kheyr wxn idinleeyahay halkaa kaso wada bulshada wx wngsan ayd uheysaane

  • @yuusufshaam5095
    @yuusufshaam5095 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh wayfiicantahay e huruu wad

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah waad mahadsantihiin adiga iyosafiirka faa,iido badan ayaan idinka faa,iidnay halkaa ka sii wada miisaanka xasanaadka allah ha idiinku daro

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 2 ปีที่แล้ว +1

    waan ka faaiday sanay بارك الله فیكم

  • @zahraahmedkalinleh6460
    @zahraahmedkalinleh6460 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah 100% jazakala khaire ya cheikh

  • @unkownunkown8743
    @unkownunkown8743 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waxficanbad noheysan halkakasiwada jasakallahuqeyra

  • @farxiyocilmi8049
    @farxiyocilmi8049 2 ปีที่แล้ว +1

    Walale caleenta maramia noga soo hadal allaha kugu bishaareeyo janata naciiim

  • @hodansaleban9264
    @hodansaleban9264 2 ปีที่แล้ว +1

    Safirka iyo yuusufow waa laydinka faaido noo wada hawsha ilaahayna haydinku garab galo

  • @xamlishyasin
    @xamlishyasin 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc alle ajar iyo xasanaad haydinka siiyee siiwada dadaalka aad umada uhaysaan

  • @fardowsamohamed4400
    @fardowsamohamed4400 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah sheikh jizakalah khayr noo so kordhiya khayr ka waad noo faaiidaysene

  • @anabamed8607
    @anabamed8607 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaah

  • @lglg6781
    @lglg6781 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha,allah tabaraķa,allahu

  • @dhowrsaan2146
    @dhowrsaan2146 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Shiekh 👍👍💪🏼🥇🏆🌺💐💯

  • @AhmedAli-jh7ln
    @AhmedAli-jh7ln 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh yusuf marka hore waan ku salaamaya adiga iyo dbdveysta yaashaba casharada khiyamka iyo watarka leh ee aad umada u soo jedindysa ilaahay hakaa abaal mariyo aniguna waxaan dooneya inaan kula soo xidhiidho waayo cuduro badan baan qaba ee waxad igula talin lahayd ama aan yeelo dawooyinka dhirta iyo isticimal koda talefankaga yaan rabaa

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 ปีที่แล้ว +1

    Aslam alaykum Shiekh iyo safeerka
    Shukran sida aad noogu faaiideyseen
    Siiyo wada dadaalka ilaahay ha idin barakeeyo

  • @amarmohamed8638
    @amarmohamed8638 2 ปีที่แล้ว

    ASC waallaalayal safirka iyo sheikh xoogweyne horta waad mahad santihin ilahay khayr haa idin siyo adun iyo akhirio baa midakale arintan dawada cagaran Hadan fikirkayga kadhibto waaxaan idin oodhan lahaa khayr baad Ku dhex jirtaane haa joojinina Koley anigu qof baan ahayo waalaahay waan kaa faidey ee ilahay khayr haa idin siyo adun iyo akhirio Àmin yaa Allah Asc sheikh xoogweyne iyo safirka

  • @nastehomohamed3019
    @nastehomohamed3019 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiqow aad baan kugu mahad celin ani ahan wax badan baan ka faaiday 👍

  • @cadarali1006
    @cadarali1006 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah horay usoco abti noona soo kordhiya

  • @salmahassan8164
    @salmahassan8164 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah ilaahay miisaanka ha iinsaaro waan ku faiidy 100/100/

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsallam.MashaAllah..

  • @qamarosman7812
    @qamarosman7812 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waxwanaagsan oo lasookoobikarayn baadqabateen faa'iidaba marka lagayimaado dawooyinkii aanukhaladka u isticmaalaynay baadnookalasheegtay Alla hakugu barakeeyo wadcasharada.

  • @axmadganay2400
    @axmadganay2400 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashaall sifican Yaad wax uwadan

  • @cabdiraxmaanfaarax6434
    @cabdiraxmaanfaarax6434 2 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
    شيخ الفاضل
    استفذ نا جدا جدا ونشكركم
    ونقول لكم امشوا الي الامام

  • @kheerkakadhagesokheeykakad2332
    @kheerkakadhagesokheeykakad2332 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcm wr wb mansha allah illahay misank xasanadka haydinkudar inbadan ban ka faa'iideestay, malabk ookale wan kalabartay marka waxn layahay halka noga wada. wad mahadsan tiihiin

  • @fearallahunseen9195
    @fearallahunseen9195 2 ปีที่แล้ว +1

    JazakaAllah kheir 100%.

  • @najmosaiidhenna2411
    @najmosaiidhenna2411 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb sheikh yusuf iyo safiirka illahey ha idinka abaal mariyo waxbadan baan ka faaiday anan ogaan jirin daruusta adnoso dhigtaan inshallah halkaa nooga siiwada daruusta jazzaa kumullaahkhyr

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashalh jazaakallah kheyran kulli mufiid bey ahaayeen allena hakaa abaaalmariyo keliya waxaan jeclaan lahayn inaad kasoo hadasho xanuunka baawasiiirta iyo waxyaabaha uroon iyo cuntooyinka u wanaagsan iyo kuwa kareeban intay daaweyntu socoto wayo dadka aadbaa loo daaliyay waxaad arki mid dawo kuu qoraya kuna oranaya kallun ukun digaag caano ha u dhowaan iyo mid Ku dhahayo waxaad doonto cun jazaakallah qeyran sheeqanaa inaad kasoo hadashaa jecelnahay weliba anigoo dad badan kawakiil ah

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baanu uga faaiidney waa mahadsan tihiin hore u socda casharo cusub oo iyo cuntooyinka RAMADAANTA u fiican idinka sugaynaa inshallah Thanks

  • @mammamacanali6765
    @mammamacanali6765 2 ปีที่แล้ว +2

    👍👍

  • @islamispeace8623
    @islamispeace8623 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhoow dawooyinka sonkorta kacda lo isticmaalo, iyadoo kala noocnooc ah noso duub, khyr hel oo khatar kabaxso

  • @hoodoibraahim7588
    @hoodoibraahim7588 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك وجزاك الله خير halkaa kawada sifiican ayaan ooga faaidaysanay

  • @najmaxiishxiish1519
    @najmaxiishxiish1519 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah baa mahadleh idinkane waa mahadsantihiin waxbadan baa ka bartay waana ku xisaabtamaa marka anigu waxaan codeynayaa in lasiiwado ajar iyo xasanaad badan ALE ha idinlasiiyo

  • @fadumomashaallaah5192
    @fadumomashaallaah5192 2 ปีที่แล้ว

    Masha alllaah nobadiya walaalo wacan

  • @hashimyusuf5254
    @hashimyusuf5254 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan idin leeyahay ilaahay ha idan karaali noqdo dhamaatina mida kale dawada cagaaran waxaan leyahay horay usoco❤️

  • @rukiadalmar6891
    @rukiadalmar6891 2 ปีที่แล้ว +3

    Wsc sheekhuna Allaaha idiin barakeeyee sobadiyaa oo halkaa noogasiiwada ayaanku taalinayaa

  • @farhiyoali7571
    @farhiyoali7571 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Safiirka islaamka iyo Shekh Yuufus.
    Mahad heykagaaarto wanaga ad umadeyna dayacan ad uwadaan. Waxana inalehay labalaaba

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 2 ปีที่แล้ว +2

    You have amazing work for us thank you very much

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Ilaahay misaanka xasanaadka hakuu saaro kuwabadan ayaanka faiidaystay sida sonkorta dhiig karka iyo faaidooyin badan ayaan kahelay Jizzaakalaahu khayran

  • @zahranoor2291
    @zahranoor2291 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash Aallah sheekh 👍🙏

  • @islamispeace8623
    @islamispeace8623 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan jeclaan lahaa in dawada cagaaran ee anfacaysa hawsha sariirta ragga, nooguna soo darto waxyaalaha lagu adkeeyo karbaashka hawsha guriga

  • @nacimoxasan8984
    @nacimoxasan8984 2 ปีที่แล้ว

    Nowada jazaaka Allah

  • @maryanbintucumar9898
    @maryanbintucumar9898 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wad mahad santeheen allah ika abaalmareyo lkn waxan ka cosanaynaa in lagusuudaro naborada kodhaca dakhelka seda naasaha o kale dherta odaawa ah allah ineka raali noqdo

  • @mukhtaradam2720
    @mukhtaradam2720 2 ปีที่แล้ว +3

    Man sha Allah Ilaahay miisaanka xasanaad ka hakuu saaro wan kafaa'iiday 💯💯💯

    • @dekakhalif1504
      @dekakhalif1504 2 ปีที่แล้ว

      maasha alaah wax badan ayasnka faaiidnay halaas kawada adinkoo mahafsan

  • @abdishiil2060
    @abdishiil2060 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed184 5 หลายเดือนก่อน

    Shaqo wanaagsan ayaad wadaan halkaa kasii wada anuu waxbdan ayaan idinka faaiiday misaanka Xasanaadka ALLAHA hadiinku daro waad mahadsan tihiin kun jeer

  • @qalin-maal.4683
    @qalin-maal.4683 ปีที่แล้ว

    Asc. Shiikha Alla ha barakeeyo. Halkan kala soo xidhiidhi kara tolow

  • @xamdiabdullahi9107
    @xamdiabdullahi9107 ปีที่แล้ว

    Sobadiya masha Allah