Qaabka Loo Isticmaalo XULBADA Iyo Su'aalihii Ka Yimid..Sh.Yusuf Xogweyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 357

  • @habiibomohamed7182
    @habiibomohamed7182 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shaykh Allah kubarakeyo su,aal xulbada biiyo makuqasankaraa

  • @zahranoor8229
    @zahranoor8229 3 ปีที่แล้ว +4

    Aamiin jazaaki Allahu Khair sheikh, Allah ha kuxafido

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 3 ปีที่แล้ว +3

    AAMIIN YAA RABI JIZAKALLAHU KHEYR

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel22 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq jasakumulah kher xulbada biyeheda malacabikara

  • @ugaasmohamedisack6193
    @ugaasmohamedisack6193 3 ปีที่แล้ว +28

    Asc waxaan idin dhihi lahaa waxaa noo soo sameysaan muxadiro sidan amal ugaban oo ka hadasha dhimashada iyo maalinta qiyaamaha iyo marka la isu soo bixinaayo sidoo kale janada iyo naarta kuwas waa lajecelyahay noosoo sameeya ajar allah idin kasiiyee

  • @bootaanaxmedcawaale9374
    @bootaanaxmedcawaale9374 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin yarabi jazakallahu khyrn

  • @fartuunmaxamed2238
    @fartuunmaxamed2238 2 ปีที่แล้ว

    Allha ku barakey shiqoow

  • @istarhassan5870
    @istarhassan5870 2 ปีที่แล้ว

    Qeyr rabi haku siiyo

  • @hakimomohamud1548
    @hakimomohamud1548 3 ปีที่แล้ว +3

    aamiin aamiin yaaabi

  • @fadumaabdullahi603
    @fadumaabdullahi603 3 ปีที่แล้ว +3

    Xagee ku noshahay adeer mashalaah dukaanka xagee ku yaala

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  3 ปีที่แล้ว

      Islii 5th street Madina Guest house +254722115511

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLAAHUMA AMIIN JIISAKALLAHU QEER WALAAL

  • @husseinali6617
    @husseinali6617 2 ปีที่แล้ว

    اءمين اءمين اءمين كلنا

  • @fartunyusuf9079
    @fartunyusuf9079 3 ปีที่แล้ว +1

    Mida shiidan fahanaye tan miraha ahna see loo isticmaa sheekh

  • @khatromahamed2863
    @khatromahamed2863 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga biyaha Ayan caba subaxanallah allow dawa igadi

  • @abudujanajuniorscool2173
    @abudujanajuniorscool2173 ปีที่แล้ว

    Adoo mahadsan

  • @carab300cabdiaahi3
    @carab300cabdiaahi3 2 ปีที่แล้ว

    Nambarka sheekha

  • @hassannur7287
    @hassannur7287 2 ปีที่แล้ว

    waxaan rabaa telaka insha alla

  • @hodansheekh7466
    @hodansheekh7466 2 ปีที่แล้ว +1

    Biyaha lagu radiyay ma lacabikaraa shiikh

  • @Fun-mo-8
    @Fun-mo-8 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xagaad joogtaa dirtaan baan rabaa inaan kaa iibsadee

  • @naciimanaciimac.qaadir5197
    @naciimanaciimac.qaadir5197 3 ปีที่แล้ว

    Jisaa kalaah shiiq

  • @fatushmoha9984
    @fatushmoha9984 2 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin yarabi

  • @Fun-mo-8
    @Fun-mo-8 10 หลายเดือนก่อน

    Sheek aniga sidaan u cunaa 7 madwaadka ku darsadaa

  • @maarizacadeey6142
    @maarizacadeey6142 2 ปีที่แล้ว

    Shekhw ilahy kheyr haku siyee xulbada aydo shidn miyaa biyo lala dhigaya mise aydo miraha ah?iso jwb insha allh

  • @abdulahimohamud1114
    @abdulahimohamud1114 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc shiekhow waxan rapaa inaan arin gaar ah kula wadaago ee inte kaala Soo xirira

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 3 ปีที่แล้ว

    aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲

    • @wasaim5143
      @wasaim5143 3 ปีที่แล้ว

      Jisakumallahu kheyr ShiiQ

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 2 ปีที่แล้ว

    Sheeekh anooon biyo ladhigin cabitaaaan makushiiidikaraaaa iyadoooo budo ah please isoo jawaaaaba

  • @maxamadnuur1449
    @maxamadnuur1449 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ubaxmuxudin1861
    @ubaxmuxudin1861 7 หลายเดือนก่อน

    ilamah jira 10 bilood masii karaa mahadsanid wlla 😊

  • @laarih8549
    @laarih8549 2 ปีที่แล้ว

    Ascww salaan kadib Shiekhow imiso cisho ayaa xulbada loo isticmaali karaa joogto,

  • @shariifoshariifo8290
    @shariifoshariifo8290 ปีที่แล้ว

    Shiikh wax dhib ah makeentaa xulbada

  • @amiiracady205
    @amiiracady205 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsanud shiiqow xulbada misaanka miyeey wofka ku kordhisaa mise jirkiisa unbey hagajisaa

  • @aminodagan8237
    @aminodagan8237 3 ปีที่แล้ว +2

    shiikh mida shiidan miya misee wa miraha

  • @EldonDigirolomo-s7v
    @EldonDigirolomo-s7v 20 วันที่ผ่านมา

    Darby Row

  • @abdifatahmohamed2604
    @abdifatahmohamed2604 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh qof qalin lagusameye miyu isticmalikaraa?¿?

  • @DaahirAbuukar-w9e
    @DaahirAbuukar-w9e ปีที่แล้ว

    asc

  • @hilowlesheekh2827
    @hilowlesheekh2827 2 ปีที่แล้ว +1

    xulbadaan cad maxaa waaye soow jaale ma ahaan jirin

  • @asmanuura1224
    @asmanuura1224 2 ปีที่แล้ว

    Qofka gaaska u dhibay ma isticmali karaa

  • @CumarMaxamed-u4o
    @CumarMaxamed-u4o ปีที่แล้ว

    Mshý

  • @IdibsanInamoha-md7xm
    @IdibsanInamoha-md7xm ปีที่แล้ว +1

    Sheeqow hadaan biya la dhigo hadana ano biyaha ka miiran cabo biyadeedo oona cuno miraheda maxaa dhibaado iga soo gaara

  • @feysalyusuf3690
    @feysalyusuf3690 3 ปีที่แล้ว

    Macalinka lambarkiisa isoo dir

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 ปีที่แล้ว

    Assalaamu caleykum waxaan rabaa thyroid maxaa ufiican

  • @deqaomar7308
    @deqaomar7308 2 ปีที่แล้ว +1

    Liindhanaan makudarikaraa si urta iyo qaraarka uga yareeyo fadlan iisoo jawab

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  2 ปีที่แล้ว

      Karka waa waxa Daawada ah wllo mana Ka Go'eeyso Marka Sidaa Loo sheegay U Iticmaal Haddii aad Daawo Ka Rabtid

  • @raxmafaarax2368
    @raxmafaarax2368 2 ปีที่แล้ว

    Dadka macaamka qaba siday u isticmaalayaaan ama hooyada uurkaleh

  • @isamciaxmed2225
    @isamciaxmed2225 ปีที่แล้ว

    ayadoo shidan mala isticmaali karo miyaa

  • @ashamohamed4605
    @ashamohamed4605 3 ปีที่แล้ว

    Dukaanka xaguu kuyaal?

  • @aliabdirahmaan8742
    @aliabdirahmaan8742 ปีที่แล้ว

    Asc waxaan qabaa xanuunka macaanka ama sonkorow markaan isticmaalay macaankaygii wuxuu ku soonoqday sida qofka caadiga ah
    Waxaa kaloo aan kaga dawaysmay garba oo xanuun kadareemaayey markaa dadka waxaan odhan lahaa isticmaala walal

  • @faaisafaarax5415
    @faaisafaarax5415 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh ka soo hadaal qusul hindiga

  • @salebancllaah1604
    @salebancllaah1604 3 ปีที่แล้ว +1

    لو كنت عند يا شيخي لغسلت قدميك
    لعظم حقك علينا معشرالمسلمين

  • @yasmiinnuur1216
    @yasmiinnuur1216 2 ปีที่แล้ว

    Isoo jwb

  • @AbuuJacfar-l5o
    @AbuuJacfar-l5o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc
    safiir
    xabatu sawda maxaa uga hadli la'dihiin

  • @wardaaden9764
    @wardaaden9764 3 ปีที่แล้ว +3

    asc sheq biyaha maxa lodadinaya hadi maxa dhib ah oku jira hadan kadadin ????

  • @aishaabow1810
    @aishaabow1810 หลายเดือนก่อน +2

    thanks

  • @hothanmohamud6626
    @hothanmohamud6626 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekhaw anigu man fahmin xulbadu matii midhaha ahaydbaa midadakale xulbad shiidan sidee lookarinayaa

  • @deeqoilwad3099
    @deeqoilwad3099 ปีที่แล้ว +1

    m.a sheekh aniga gawar yar umul ah ayaa siistaa 15 habo oo miro ah ayaa uka kariyaaa biyo cml ayaa u cabsiyaa m.a weyna ii kobacday weyna igu cafimaday Allx

    • @nimcaali8314
      @nimcaali8314 ปีที่แล้ว

      Sidee u cabi karaa abayo

    • @deeqoilwad3099
      @deeqoilwad3099 ปีที่แล้ว

      abaayo wa lakar kariyaa jalo markee noqoto ayaa lasiyaa subixii u karkari malintii dhan sii hawenkii hasiin abaayo

  • @saidaabdi6566
    @saidaabdi6566 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazaskallaahu kheyr laakiin waxaan rabay inaan ogaado ilmaha khaangaarayo faaiidadey u leedahay xulbadu

  • @fardsodeck7323
    @fardsodeck7323 3 ปีที่แล้ว +2

    Iyado mira ah aad intaloo kariyo aya lamiira biyaha laqaadani mirifkana waladaadin dad sidas sameyo aya jiro

  • @abdisamadarabnur8218
    @abdisamadarabnur8218 3 ปีที่แล้ว +3

    Safiirka islaamka waxaan ku weydihaa ayadoo mirihii oo rasmi ah biyo hadaan ladhigo mala isticmali karaa jwb ayaan kaa zugaa mahadsanid

  • @Nimcorays
    @Nimcorays 5 หลายเดือนก่อน

    Wanjeclahey inan isticmalo lkn waxan maqley dhididka ayey ka urtaa marunbaa?!

  • @CRAXMAANCIISE-l8v
    @CRAXMAANCIISE-l8v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed ปีที่แล้ว +1

    Tinta selogu istcmla

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc safiirka sheekha ha inooga soo hadlo dawada malariyada iyo tifowga oo herbal ah please and please

  • @XakamYare
    @XakamYare 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a lkn shikha waxaa kuwedinaa ayado buda ah maa la dhigaa biyo
    Mise ayado mira ah

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah xulbada waa fiican tahay wax badan mawlaaye xataa waa soo gatay iyado miro ah iyo Budo ah hadana wali ma isticmaalin wax iga hor taagan ma aqaan xataa malin qasay oabo bari marka qasneed waa daadiye ii soo duceeya insha allaah

  • @xamdashaafici1360
    @xamdashaafici1360 3 ปีที่แล้ว +2

    May cuni kartaa hooyo ilmo lagu qalay oo qaliina xulbada

  • @abdinaasirshariiftawakal4586
    @abdinaasirshariiftawakal4586 2 ปีที่แล้ว +3

    Anoo raadinaayo caafimaad waanba soo dul istaagey.
    Waxa iga su,aal ah wax dhib ah ma leedahay dhinacyo kale markii loo fiiriyo.
    Barakallaaah .

    • @heegomuuqdheer944
      @heegomuuqdheer944 2 ปีที่แล้ว +2

      Malahan wa cafimaad jirkana qurux aye ka dhigtaa

    • @umujibriil348
      @umujibriil348 2 ปีที่แล้ว

      @@heegomuuqdheer944 ma isticmashay

    • @heegomuuqdheer944
      @heegomuuqdheer944 2 ปีที่แล้ว +2

      @@umujibriil348 haa mcney caafimad iyo qurux e wadataa

    • @Nagiiiibcade
      @Nagiiiibcade 4 หลายเดือนก่อน

      ZXB ANI AYADO BIYAHA OO LASHIDAY AYAN SOGATAYE SELO ISTICAMALANA

  • @shugrishugri594
    @shugrishugri594 2 ปีที่แล้ว +1

    shiqoow waxaan kuweeydiina xulba itoobiya iyo mida hindiya yafiican hadan shiido budo kadhigo biyo kuqasto okeymiya

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 3 ปีที่แล้ว +1

    sirta ku jirta cabitaanada?
    th-cam.com/video/DsJwvXqus9o/w-d-xo.html

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 ปีที่แล้ว +1

    biyaha hadii aan laga miirin ma dhibaa dadka qaarbaa ku ridqada macaa biayha lagu dhigay ee qadhaad

  • @Sagaltahliil
    @Sagaltahliil ปีที่แล้ว +1

    Shikh xulbad iyo timirta ma isku shidan garaa pls iso jwb

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 3 ปีที่แล้ว +3

    ASC Sheekh anigu waxan u sameysta biyo kulul ayaan ku radiya mudo kadibna cano iyo malab ayaan kushida . Masax ba?jizaaka Allahu khayra

  • @MohammedAli-cz3px
    @MohammedAli-cz3px 3 ปีที่แล้ว +2

    Biya baxa dag dagaa ee raga wll mey dawaysa iiwaydii sheikha

  • @IstaahilCabdulfaarax
    @IstaahilCabdulfaarax 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc aniga xalbada sida aan uistic maalo wan shiitaa ee ma wax bay ileelaysaa

  • @kadraahmed3054
    @kadraahmed3054 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheekh mahadsanid illahay ha ku xafido

  • @sahroaxmed9274
    @sahroaxmed9274 ปีที่แล้ว

    Sheekh maxaa loo daadinayaa biyaha laladhigay malagucabikaro miyaa

  • @NabihaEid-jd1mq
    @NabihaEid-jd1mq 11 หลายเดือนก่อน

    Qofka fiixaha ama burooyinka leh ma isticmaali karaa

  • @فاطمةعيسى-ع8د
    @فاطمةعيسى-ع8د 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh hooyada ilmaha lagu qalay waa khadar in aycunaan waayo wayfurtaa qaliinka 1 sano kayar

  • @ismaaciilaadansalix2302
    @ismaaciilaadansalix2302 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh haddii aan lakarin kawaran oo qofku markuu sagaal saacadood radiyo kadib uu iska qasto? Waxaan rajaynayaa in aad degdeg iigu jawaabtaan mahadsanidin

  • @maryanali5113
    @maryanali5113 3 ปีที่แล้ว +2

    Shekhow aniga 3 qaando Ayan haben walbo la dhigaa biyo subaxii timir iyo cano kadib wan shiidaa sharaab Ayan ka dhigtaa dhib miyaa musi wan sii wada qofki iku dhaamo ha I faa ideyo

    • @maryanabdirashid5421
      @maryanabdirashid5421 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah xabibti maxad iskaga darentey isheg an bilabe jazakallah kheyr

    • @hodanahmed1549
      @hodanahmed1549 3 ปีที่แล้ว +1

      Isku si Ayaan u isticmaalnaa

    • @maryanali5113
      @maryanali5113 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hodanahmed1549 meqa isticmaleysay abayo aniga bil ku dhawad wan la qabsaday wax xanun ahne ma qabin waxan ka daremay fudeyd masha allah wayo

    • @hodanahmed1549
      @hodanahmed1549 2 ปีที่แล้ว

      @@maryanali5113 Hadaan Cabi waayo wlhi si baan noqdaa Aadbana ujeclahay lkn kaligaa 3 qaado ha cabin qaali 2 qaado iyo 10 xaboo timira iyo 2 qaadoo caano ah ayaan isku shiidaa oroortii kadibaan cabaa so sweet wlhi

    • @fadumoyusuf4843
      @fadumoyusuf4843 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanahmed1549 qararkeda la cabi waye aniga wllh ifa ideya walalayal

  • @abudujanajuniorscool2173
    @abudujanajuniorscool2173 ปีที่แล้ว +1

    Asc Shikha gabdaha qalan oo hadana nujineysa mey isticmalikartaa

  • @maxamednuurmaxamednuur485
    @maxamednuurmaxamednuur485 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Yusuf aya ubaaxa naxay

  • @AbdirizakAhmed-qk8ih
    @AbdirizakAhmed-qk8ih ปีที่แล้ว

    Hadii an shiito sooma cabi karane xulbada

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah jazaakalahu qeer isoo boqo wala qali 👈🌹🌹🌹🍰🍰🍰☕☕

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 ปีที่แล้ว

    Oo sidee ku ogaatay adigu isku dhiskan shiikh

  • @MuxsinYuusuf-l7m
    @MuxsinYuusuf-l7m 16 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha umusha malasiinkaraa

  • @Maanaiisha
    @Maanaiisha 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh jazaakallaah tan shaaha lagakariyo kasoo hadal sidaloo ismcaalo allhku barakeeyo

  • @ashuashu3843
    @ashuashu3843 2 ปีที่แล้ว +1

    Anaejua kiswahili au kiarabu atufahamishe na hamu ya kujua

  • @nadifawardheere7204
    @nadifawardheere7204 ปีที่แล้ว

    Ma id0 shidab mase iyod0 micro ah

  • @maryanguurekowsarmaryanguu735
    @maryanguurekowsarmaryanguu735 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh yussuf
    Nairobi xaruntada wa xagee

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 3 ปีที่แล้ว +1

    She ayadoo shiidan ayaan biya ku cabaa aroorta hore nusqaado taasna ka waran faaiido badan ayaan kahelay

    • @anfacgaashaan3013
      @anfacgaashaan3013 3 ปีที่แล้ว

      Sethy mrka biyo kulul baa wll misa mxadna kga fcnaty gas ba ihyo ani mu ufcnthy

  • @Hodonbile-iy8ge
    @Hodonbile-iy8ge ปีที่แล้ว

    Iyada oo aan lakari n malacunikaraa

  • @fahanjamafarah6169
    @fahanjamafarah6169 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @umuabdibasid7133
    @umuabdibasid7133 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah waad nafahansiisay sh yuusuf dadka caynayana maxay yihiin aadami xumoo miskiinaaron ilaah kadanbeeyo islawayni miyaa uc eg

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin yaa rabbi jazakallahu kheyran shekh allaha ku xifdiyo

  • @Wizard777-k2g
    @Wizard777-k2g 2 ปีที่แล้ว +3

    Man sha allah jasakalaahu khayr amin

  • @shasbau9007
    @shasbau9007 3 ปีที่แล้ว +18

    ما شاء الله اللهم بارك شيخنا الفاضل

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 2 ปีที่แล้ว

      🍎💋💋💋✅✅🇸🇴💞💞🏆🏆👍👍👍🏆🏆👍👍👍🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅💋💋🍎💋💋🇸🇴🇸🇴💞💞💛🧡👍👍💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅

    • @xupidimond9274
      @xupidimond9274 2 ปีที่แล้ว +1

      @@safiyowarsame6650 ⁹⁹9

  • @avbot2517
    @avbot2517 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC sheikh jizakallahu kheyr dadka dawoyink qata dawada ma jojinaya sonkorta,dhiigkarka iyo wa yalaha la midka ah.

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 3 ปีที่แล้ว +1

      walal quransarka badso quranka wa dawo

  • @adenali1484
    @adenali1484 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh Allah hakubarakeyo sh shahwada solaabaneyso xiliga gogosha muxuyahay xalkeda

  • @aashonoor651
    @aashonoor651 3 ปีที่แล้ว +6

    Shukran Sheekh hooyada uurkaleh ma isticmaalikartaa jasaaka LAAH kheyr aamiin yaa RABBI ducadaada ALLA hanoo agbalo.🤲

    • @umucabdi9576
      @umucabdi9576 3 ปีที่แล้ว

      Wllo maya ma iscimaali karto hooyada uurka le ilaa ay sagaalka ka gaadhayso markaad sagaalka bilood gasho ayay aad umuhiim thy inay hooyadu isticmaasho si ay fooshu ugu dhib yaraato waayoo ah jidhka ayay furfurtaa

    • @aashonoor651
      @aashonoor651 3 ปีที่แล้ว

      @@umucabdi9576
      JazaakaLAAH Kheyr: Kheyral jazaa Haye walal Shukran waad iifaa iideysay Kheyr ALLA hakugu abaal mariyo Insha ALLAAH Shukran Asc.🧕

    • @manaal3968
      @manaal3968 2 ปีที่แล้ว

      @@umucabdi9576 shugran xappti Allah haku barakeeyo

  • @rumanahm5634
    @rumanahm5634 3 ปีที่แล้ว +1

    Wey kaso ureysaa ada dhidid koda
    Si urkaas loga saro ma jirtaa

  • @mahamedabshir1943
    @mahamedabshir1943 ปีที่แล้ว

    Urteeda maxaa kadawaa