Hilibka Guduudan Yaan La Cunin Ma Dhabbaa ?In Xannuuno Laga Qaado ...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว +19

    Mnsha allah ilaahayow hanoowayin aqonyahan diineed ilaahay caqligaaga cilimaaga iyo cimrigaagaba hakuubarakeeyo sheekh ❣🙏

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 3 ปีที่แล้ว +8

    Sh Yussuf xogweyne somoooho mashaAllah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +5

    Wallaahi, Waa sax sheekhumaa ...

  • @samiiracabdiraxman912
    @samiiracabdiraxman912 3 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خيرا

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allah waa run

  • @jamatahmed2188
    @jamatahmed2188 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheqow kawaran dad dhan waxay cunayan iyo waxay cabayanba dibada loga keeno didayna dalagoodi bereha iney cunaan canaha xolahoodana caban sow iyaga mas uul kama ahan cafimad darida haysata ?

  • @muhammadkhalif5020
    @muhammadkhalif5020 3 ปีที่แล้ว +5

    سبحان الله الحَمْدُ ِلله الله أكبر

  • @cardafshow3080
    @cardafshow3080 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah rabil calamin waxan waydisanaya in culumadena sharafta leh hanoxafido anaga sidokale ilahaw adun camal wanagsan akhirana janatu fardaws

  • @fadumaisse7283
    @fadumaisse7283 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc cad majira shiikh yuusuf

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahy shekh khyer haasiiyo

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 3 ปีที่แล้ว +4

    Shekha kuboqa masjidu Bilal ushirika estate ama maktabadha Darulxadith eastleigh kenya

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว +1

    waa runtaa hilibka habeen ayaa nala siinjiray
    subixii nu xoolaha raaci jiray maalintii oo dhan

  • @hanniedirie9019
    @hanniedirie9019 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah, Shiikh Jezakallahu kheyr

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 3 ปีที่แล้ว +6

    Plz akhii safirka islamka lakulan ama wareysi kasoqaat sh xasaan xusein Abu salamn

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 3 ปีที่แล้ว +2

    Doofaarkii Allah ka xaaraantimeeyey ayay ka dhergaan ,

  • @ubahabdille8510
    @ubahabdille8510 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 3 ปีที่แล้ว +6

    Weligaa mamaqashey reer miyi ayaa suuxdimo iyo qalal ku dhacey?

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 3 ปีที่แล้ว +7

    Manshallah culimada alla hanoo dhowro

  • @fatushali1018
    @fatushali1018 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh yuusuf jazakallah kheyr

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah culimada allah hanoo xifdiyo khayr allah haku siiyo sheekh

  • @ahmedaqil786maxed5
    @ahmedaqil786maxed5 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalah shekh khayr alaah ha ku seeyo

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 3 ปีที่แล้ว +2

    GAALO HEERKASTA WAY NALA MARAYAAN XITAA CUNADII ISLAAMKA BAY U SOO DHIGTEEN MARKA IYAGA DOOFAARKA 70 CUDUR XAMBAARSANBA KAMA HADLAANE MAXAA WAXEENA FARAHA U GALIYEY WAA DADKA SHEEGANAYA MUSLIMKA OO GAALO KA WALI DHIGTEY.

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 ปีที่แล้ว

    Asc,Sheekh Waa runta,Jzklh Kheir

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah caafiyo

    • @abdimohamed5638
      @abdimohamed5638 3 ปีที่แล้ว

      Alaha ku caafiyo

    • @maryanaden2735
      @maryanaden2735 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay caafimaad deg dega haku siiyo denbi dhaafna hakaaga dhigo aamiin aamiin yaa allaah

    • @amtallah2683
      @amtallah2683 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay wallaalo caafimaad taam ah haa kusiiyo aamiin ya Rabbi

    • @aaminoyarey3277
      @aaminoyarey3277 2 ปีที่แล้ว

      allh ku cafiyo

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 2 ปีที่แล้ว

      @@aaminoyarey3277 jzk abaayo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 ปีที่แล้ว

    Baarkalah fiik sheikh that's true

  • @ahmedabukarmohamed8587
    @ahmedabukarmohamed8587 ปีที่แล้ว

    Aniga ahaan marka aan cuno hilibka lo’da waxaa igu soobaxa Kasoobax ama fin aad uweyn oo hitaa kasocon karin😥

  • @fartuunhassan8780
    @fartuunhassan8780 ปีที่แล้ว +1

    Buruselo iyo gastarol isu mid miya

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah Sheikh aniga hilibka maba jecli waxan cunaa kaluunka iy digaaga

  • @mubarakjibril3575
    @mubarakjibril3575 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashalla

  • @zainebahmed7942
    @zainebahmed7942 3 ปีที่แล้ว +1

    anig waxa ixnuna sadrii ga maxko soo gare ya

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax sheikh xoolaha somalidu waa healthy

  • @yasinxashi9786
    @yasinxashi9786 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh Yusuf waxan rabay melkalaso xiriiro Allah hakubarakeeye

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 3 ปีที่แล้ว +2

    Sidha muqato Nairobi Kenya Aya jogtaa

  • @aaminaxasan6266
    @aaminaxasan6266 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh illaahay khyr haku siiyo jilbaha xaga hoose xagasha maxaa lagu dawyn karaaa

  • @sahracarab4220
    @sahracarab4220 3 ปีที่แล้ว +3

    Amin amin amin

  • @kadraahmed3054
    @kadraahmed3054 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh 👍 mahadsanid

  • @qureshasheikh0963
    @qureshasheikh0963 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @abdirahmanaden403
    @abdirahmanaden403 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh labiska iska sax nin dhalinyaro ah baad tahee

    • @123yus
      @123yus 4 หลายเดือนก่อน

      Dhegayso cilmiga haku mashquulin sheekha

  • @aaminoyarey3277
    @aaminoyarey3277 2 ปีที่แล้ว

    mansha allh

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว

    Yurub iyo mareykan xoolahooda waxaa la siiyaa hilib doofaar iyo raashin dhacay.

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllaaah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya waxaa laga cunaa dooro ama digaag laga keenay brazile, oo waxaa ka diiday in ay iibsadaan yurub iyo mareykan.

  • @sahracali8898
    @sahracali8898 ปีที่แล้ว

    Hilibku gelu maxanuun Ayuleyahay doofarku malahan miyaa xanuun malahan miyaa

  • @Barre371
    @Barre371 5 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow af carbeedka naga aayar oo soomaaliga ku hadal
    Thaqaafo maxaa kawadaa 😅

  • @asiyoabdi4956
    @asiyoabdi4956 3 ปีที่แล้ว

    Masha àlaaaah shugran

  • @sadiodahir5830
    @sadiodahir5830 2 หลายเดือนก่อน

    Kaluunku soo caadi maahan

  • @mohamedomarali1164
    @mohamedomarali1164 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqaareerta waa lacagay lacag.

  • @sasabmohamed933
    @sasabmohamed933 3 ปีที่แล้ว +1

    💯

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว

    Waaba dawo hilibka xoolaha,
    Xoolaha halaga faaiideysto gaalda warkooda naga daaye

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Hilibka guduudan sheekhow cafimaadka uma ficna ,

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 3 ปีที่แล้ว

    Gaalo hamaqlina

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 ปีที่แล้ว

    HILIBKA XAYAAWAANKA CUDUR UU LEEYAHAY MA JIRO.

  • @Macaneye
    @Macaneye ปีที่แล้ว

    Codkii aaway cod malahan shekhow

  • @abdirahmanjimcaale5641
    @abdirahmanjimcaale5641 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah

  • @zoyakhan7816
    @zoyakhan7816 3 ปีที่แล้ว

    Hilibka gadudan asagaba ka cafimad badan ariga iyo gelka

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 ปีที่แล้ว

    Yaa gaalo geel baray. Imika dhirta ayay innaga buufiyaan si xooluhu inooga dabbar go,aan. Aad isaga ilaaliya

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 3 ปีที่แล้ว

    Oday Morocco iyo cadaanka waxay kaxun yihiin xoolaha ugu farabadan ineytahay xoolaha soomaaliya sidaasi awgeed waa kuwo dacaayad ladoonayo in la xanibo hilibka inuu xunyahay cunistiisa laakiin arinkaasi waa been abuur hilibka guduudan malaha wax kolostrol layiraahdo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว

    Dhakhaatiirta gaalada badankooda weey qireen geela hilibkiisa caanihiisa kaadidiisa iyo dufankiisaba waa daawo muslimkuna wuu ogaa kalstrol xoolaha la quudiyo subagoodaa laga qaadaa iyo subaga wershedaha iyo saliid cadeyda dibadaa laga keeno baa kolstrol laga qaadaa saliidoodeey rabaan inlaga iibsado wershedaysan waa beentood gaaladu

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 ปีที่แล้ว

    Nin doofaar qudhmay cunaa wuxuu sheego dhego dhagaystaa iguma yaalaan. Hilib geel waanan helayn ba.......

  • @sahrafimidool
    @sahrafimidool 3 ปีที่แล้ว

    Hilibka gaduudan Waa caafimaad

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

    ka doofaarka maxay isaga deyn waayeen?
    gaaladu

  • @hibaaqsayid1201
    @hibaaqsayid1201 3 ปีที่แล้ว

    shiiqa shaar weynaa

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 3 ปีที่แล้ว

      Haye feminist ma cay baad sheekha ugu dhigtey naa ilaahaay kabaq aduun waa dhamaane qabri aan cidu kula galeynin baad u socotaaye joog

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @abdimohamed5638
    @abdimohamed5638 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alaah