Sambuus aad u fudud By Nasra Abtidoon

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @FaridaIsakAbdi
    @FaridaIsakAbdi 5 ปีที่แล้ว +725

    Nasra Abtidon Waxaa tahay qofka kaliya aan warka badneen laguna daalayn muqaaladeeda soona koobta hadalkeeda si aan loogu caajisin thanks abaayo waaa kaaga mahadcelinaynaaa dadaalkaaaga ♥️

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 5 ปีที่แล้ว +22

      Wa run wallaahi alle ha barakeyo abaayo .

    • @Shaima.98
      @Shaima.98 5 ปีที่แล้ว +9

      Farida Isak Abdi lkn maanta ayuu yara dheeraa waliba intay foolyada kala fufujinaysay 😊

    • @zowdaqueen7606
      @zowdaqueen7606 5 ปีที่แล้ว +8

      Wax walbo hdheeraado lkn Anaga ayaa faaido noogu jirtaa danteena aye katalisaa abyo

    • @saidadahir5615
      @saidadahir5615 5 ปีที่แล้ว +3

      War intaas ka badan maxay samaynee

    • @yaquttahirfarah8759
      @yaquttahirfarah8759 5 ปีที่แล้ว +7

      Haa wallahi mashallah mabaa ku cajii saay siid

  • @hafsoxali1746
    @hafsoxali1746 4 หลายเดือนก่อน +172

    Let us see who is watching 2024

    • @Bangtanluvr7
      @Bangtanluvr7 4 หลายเดือนก่อน

      Meeee

    • @saidahashi9921
      @saidahashi9921 4 หลายเดือนก่อน +5

      Markii ramadan kii bilowday bn so raadshay 😂

    • @aishaabdi7128
      @aishaabdi7128 4 หลายเดือนก่อน

      Ani hita Ramadan lee iskuso aadiya meshan 😂

    • @hoothomohamed8564
      @hoothomohamed8564 4 หลายเดือนก่อน

      Me😂

    • @sophiaahmed3609
      @sophiaahmed3609 4 หลายเดือนก่อน

      Me😂

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 3 หลายเดือนก่อน +22

    yaaa 2024 fiirsanaya like iisara cidii dawanaysa😂😂

  • @user-ec7gq3te2n
    @user-ec7gq3te2n 4 หลายเดือนก่อน +68

    Inta hada firsedo oo samen rabto like Sara 😊😂

    • @SulekhaHajiahmed
      @SulekhaHajiahmed 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @cilamoaden1794
      @cilamoaden1794 3 หลายเดือนก่อน

      Hadan so boqdey kula mid baan ahay 😂😂😂

  • @user-ub1wq6fy5e
    @user-ub1wq6fy5e 4 หลายเดือนก่อน +56

    Who is watching 2024

  • @anjalii5005
    @anjalii5005 2 ปีที่แล้ว +51

    2 sano kadib ayan ku dawanaya nasro because aroos ayan ahy ramadaana wu so dhawyahy thanks sister ciiltirto ba tahy school lacag la aan ah waye hore usoco abaayo kheer allaha ku siiyo quruxey

    • @samirnoor7042
      @samirnoor7042 ปีที่แล้ว

      ​@najmaibrahim5819❤❤

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 ปีที่แล้ว

      @Najma Ibrahim aroosad miya tahay imika fadumo soonqaad

    • @quenxanan9716
      @quenxanan9716 ปีที่แล้ว

      Hye ma baratay hee😂

    • @user-qw3iv3fw1n
      @user-qw3iv3fw1n 4 หลายเดือนก่อน +1

      caruur badan oo rag u bdn bn ku rajynya inbti.🎉

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 4 หลายเดือนก่อน +11

    4 yr ogo aa dawanoyaa muqaalkaan thank you xabbti ❤

  • @Araweelo.599
    @Araweelo.599 ปีที่แล้ว +18

    Inta manta sanbuska ka firsaneyso like 😂 nasroy mhdsd

  • @abdullahiisa4410
    @abdullahiisa4410 3 ปีที่แล้ว +196

    Inta ramadan kan dawa neeso gacanta taaga ☝️☝️☝️💞

  • @haniisman4729
    @haniisman4729 3 ปีที่แล้ว +191

    2021 inta dawanoso gacanta taag ☝️☝️

  • @ahlam13123
    @ahlam13123 ปีที่แล้ว +121

    Inta daawaneeso ramadaankan farta taaga😂👍

    • @ruunmaxamed9507
      @ruunmaxamed9507 ปีที่แล้ว

      ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

    • @shiikhbaadhil7646
      @shiikhbaadhil7646 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️😍🤩

    • @lamyo.osmaan
      @lamyo.osmaan ปีที่แล้ว +1

      Xadir

    • @miskiin236
      @miskiin236 6 หลายเดือนก่อน +3

      Ramadan 24,ayaa 2 bilood ka dhiman tahay,illaahow na gaarsii aamiin.

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 4 หลายเดือนก่อน

      Allow Aamiin 📿 📿 💞 ​@@miskiin236

  • @hurdaaye8
    @hurdaaye8 4 หลายเดือนก่อน +61

    Yaa dawanaya 2024 maadaama xaaskeyga umul tahay ramadankan ❤😂

    • @fatumahassan2670
      @fatumahassan2670 4 หลายเดือนก่อน

      Me 😂😂

    • @AhmadAhmad-zl1tz
      @AhmadAhmad-zl1tz 4 หลายเดือนก่อน +2

      Iskaa bulinimo udaawanooya 😂😭

    • @user-dr1vi7th5s
      @user-dr1vi7th5s 4 หลายเดือนก่อน

      Me

    • @user-ms3ru5nt2g
      @user-ms3ru5nt2g 4 หลายเดือนก่อน

      😅

    • @user-nl3eq4ym1b
      @user-nl3eq4ym1b 4 หลายเดือนก่อน +3

      Mashallh ilahy Hakubarakeyyyo hdaba xaskaaga wax ukarineyso ilahy Gurigiina kii Abid nagaada kadhig 🎉🎉

  • @user-ps4ux6bu6w
    @user-ps4ux6bu6w 4 หลายเดือนก่อน +8

    2024 inta dawanesa manta isku dayaya karintiaa 😂

    • @user-jj9oj9cr8w
      @user-jj9oj9cr8w หลายเดือนก่อน +1

      Ani hada kadib baaniskudayirabaa😂😂

  • @amiiraali1931
    @amiiraali1931 4 ปีที่แล้ว +206

    Inta daawanayso 2020 like iigu muuji

    • @shukriinabintusheikhali1317
      @shukriinabintusheikhali1317 4 ปีที่แล้ว +1

      xaa ku faaiide lkn😂

    • @mohabofficial6489
      @mohabofficial6489 4 ปีที่แล้ว

      @@shukriinabintusheikhali1317 subscribe ii saar

    • @shukriinabintusheikhali1317
      @shukriinabintusheikhali1317 4 ปีที่แล้ว

      @@mohabofficial6489 ku saray

    • @mohabofficial6489
      @mohabofficial6489 4 ปีที่แล้ว

      @@shukriinabintusheikhali1317 mahad sanid wlshy keep going

    • @alimahamed163
      @alimahamed163 4 ปีที่แล้ว

      Aniga ayaa daawanaya si aan uga faa,iido waayo fooliyada ayaan sameyn aqoon ama waan jilciyaa ama waan adkeeyaa kabacdi wan ka faa,ideysanaya

  • @fathiqueen6457
    @fathiqueen6457 ปีที่แล้ว +5

    2023 ayaan soo raadiyay waayo soon imaaday anigana sifcn uma garanayo marwo cusub na waan ahay thanks qalbiyeey 😍😍

  • @maryanabdirashid8365
    @maryanabdirashid8365 3 ปีที่แล้ว +25

    Allahaa kuxifdiyo abaayo qaali🥺🥺🥺❤️Aniga intaan videogaan daawaan waxba Ma anaan aqoon balse alahmdulilah hada waxbadan ayaan kabartay I hope inaad aqrin doonto massgkeyga 💖🥺🥺

  • @rizakhiak3839
    @rizakhiak3839 5 ปีที่แล้ว +195

    Tnx walal qali
    Waa wiil somaliyed O jecel inu mustaqbalka Xaaskiisa ka caawiyo

  • @umudarwiish.2546
    @umudarwiish.2546 3 ปีที่แล้ว +48

    Waxaan daawanayaaa 2021 maasha allaaaah walaahi waan ka helay waan samynayaa bari weey ramadaan insha allaaah.aroor iyo walacna waan ahaye alle hay asturo oo hay fududeeyo hadaan sifiican ugu guulaysto waan soo sheegaya walaashay nasra aad ayaad umahad santay maasha allaaah alle aqoonta daaacadnimada iyo quruxdaba alle hakuu siyaadiyo

  • @sabriinsiciid4410
    @sabriinsiciid4410 2 ปีที่แล้ว +2

    Sifiicn yacnii wax waad noo bartaaa masha allah

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 3 ปีที่แล้ว +24

    Ramadant Beeri bilamaysa Saan ugu diyaar garooba Ayaan u dawanaYa🥰😍😍

  • @jawaahirgeelle2758
    @jawaahirgeelle2758 4 หลายเดือนก่อน +3

    Rer cusub ahay manta igu horeysay wa I toostay alxmdulilaah mahadsanid abaayo nasro

  • @raxmadauudmahamed3665
    @raxmadauudmahamed3665 3 ปีที่แล้ว +10

    Sonka 25 maraayo ayaan dawanaya nasro apayo allaha inoo kaa daayo amiin🤲

  • @MicraajAbdullahi
    @MicraajAbdullahi หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi waa sanbuuskii igu horeeye oo aan sameeyay masha Allaah wax badan ayaan ka faa iiday illaahay gacantada hakuu barakeeyo habo 13 ayaan jiraa maanta dhan hooyaa itus tuseesay❤😂❤❤❤

  • @qamarcalimacoow3772
    @qamarcalimacoow3772 4 หลายเดือนก่อน +11

    😢aniga nasroy 2024 waliba manto oo soon 1 yhy ba ku soo radiyey oo ka firsadey habka lo qasaayo io sida fadiska mhdsnd xppti❤

  • @zowdaqueen7606
    @zowdaqueen7606 5 ปีที่แล้ว +7

    Nasra abyo Aad aya umhdsnthy waad igu dhiiri galisaa wax walbo idhibo adi ayaa iga fududeesa ilaahey qeyr bdn hku siiyo zowjkaaga iyo adigana allaha isku kiin waariyo wax kudhibo ilahey mku tuso xbbti wax walbo oo qeyr eh oo jeceshahy allaha kusiyo sidaa dadkaga ucaawiso ilaahey hkuu caawiyo abyo

    • @najahnajah3143
      @najahnajah3143 4 ปีที่แล้ว +1

      M.n abyo ilahey garb kaga hagalo horey usoco abyo m.n

  • @user-lq1pb2kt7d
    @user-lq1pb2kt7d 4 หลายเดือนก่อน +4

    Nasraay apyo tnx 11/3/2024 ku Dawanaya wadna i cawisaay❤❤

  • @mushtaaqabdullahi6817
    @mushtaaqabdullahi6817 ปีที่แล้ว +2

    2023 inta daawanoosa farta taaka🖐️🖐️🖐️

  • @Happy_girl-12
    @Happy_girl-12 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wllhi nasroy sharaxadada jeclhy wana fahma❤❤tnx allah gacanta allah haku barakeeyo abaayo❤

  • @edabsan1308
    @edabsan1308 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks abaayo qaali ah wlhi waanka faa iday san buuska maan aqoon hadana macalin ayaan ku noqday illahey gacanta haku barakeeyo walasheey

  • @heidiq9520
    @heidiq9520 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله شغلج حلوو ومرتب وشكل السمبوسه طااالع يجنن ويشهي ... تسلم ايديج ويعطيج العافية 🌷

  • @user-pn3re1xq9s
    @user-pn3re1xq9s ปีที่แล้ว +2

    Hadeer ban dawanaya waa malinkii iigu horeysay een iskudayo
    Alle haduu igu guuleyo wan kuso soduceyndoonaa abyo 2023 ban dawanaya😍eebe hakaa abaaliyo gclo

  • @sacadxuseen2407
    @sacadxuseen2407 ปีที่แล้ว +1

    Hablaha Iyo Raga Sanadkan 2023 daawanaya Alle Hawsha Haydiin Fududeeyo IDAM ALLE❤

  • @imjihaan4990
    @imjihaan4990 5 ปีที่แล้ว +7

    Nasra abtidoon abyo channelkaga wan ku cusbahy aad ban uga heley alle haku barakeeyo

  • @luunbosslady937
    @luunbosslady937 2 ปีที่แล้ว +8

    I never know how to do it but now I know thanks sis nasra 👌🤗🤗

  • @Ziimiinshii97
    @Ziimiinshii97 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ramadankii iigu horeeyay aan sambuus sameeyo waaye🥰
    shukran wlshee

    • @nawaalahmed4901
      @nawaalahmed4901 4 หลายเดือนก่อน +1

      Isku midaa nahay ilahay hano sahlo😢😂

    • @Ziimiinshii97
      @Ziimiinshii97 4 หลายเดือนก่อน

      @@nawaalahmed4901😂. amen

  • @fadximaxmed691
    @fadximaxmed691 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah Abaayo Mcnto allah ku xafido Abaayo Mcnto wan ku jeclahay..Nasra Cadey xayati kuma wayo xayati aamiiin 🤲🤲🤲🤲

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 5 ปีที่แล้ว +123

    Maasha allaah Ramadan mubarak ❤❤❤

  • @HAIRHOLIC_1
    @HAIRHOLIC_1 5 ปีที่แล้ว +45

    Mashallah Abayo you’ve made it very easy I will try to make them like this 🙏🏽thank you

    • @caishaharir604
      @caishaharir604 3 ปีที่แล้ว

      Wllo ninkaagu imisa jeer ayuu ku wasaa ily wadigaan cuntuun ka rinyse

  • @shukrisharaf4634
    @shukrisharaf4634 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a abayo ajar alle haku siiyo

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha guri dambeeska allow sahal iska nahay alx lkn adi waxbadana kaa faaiday sis allaha ku dhowro❤❤❤

  • @asmaqasim9791
    @asmaqasim9791 5 ปีที่แล้ว +52

    Huno aniga alx wlhi ima dhibo saambuusuhu illaahy ii fududeeyay salaada casar kedib ayaan bilaaba oo aan macalaa daqiiqda xashaa hadana 5:00pm waa diyaar allhmdulillaah hablo hadaad niyada gelisaan ok waad keenaysiin dadkana illaahybaa gacanta u kala wanaajiyya

    • @marwohadiya42
      @marwohadiya42 5 ปีที่แล้ว

      Aniga isku mid ah

    • @hamdanor9845
      @hamdanor9845 5 ปีที่แล้ว +3

      M.a abyo I so ducy in ilhy i fududyo abyo😍plz👏

    • @anisoabdiahmed3388
      @anisoabdiahmed3388 5 ปีที่แล้ว +1

      Abyo ani xitaa kula mid ahay gabdhaha wllahyna saas u rajynaa

    • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
      @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว

      Asma Qasim aniga wuidhibaa xashida ima dhibto foolyada iyo laabidaba wey idhibtaa masameyn aqaano dhowr mar isku daayey kari waayey

    • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
      @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว

      hamda Nor kkkkkkkk aniga kulamid ah wuu idhiiba

  • @poqoradakaftanka6159
    @poqoradakaftanka6159 5 ปีที่แล้ว +85

    Alx wye ani anoo jiro 12sano ayaa hooyadey mcn ibartay ilaaha wlhi 17sanaa jiraa hoyadey jigada xitaa waaka ilaalshaa xitaa inaa igasho iska dayee

  • @mohaxassan1004
    @mohaxassan1004 3 ปีที่แล้ว +1

    tanks my sis horey usoco

  • @zaymolabdullahi4775
    @zaymolabdullahi4775 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a hbbti mahdsanid allh cilmiga ku barkeyo

  • @munamohamoud3141
    @munamohamoud3141 5 ปีที่แล้ว +17

    Qyr bdn allha KU siyo mcnto inta wax bdn aya ka vaiida chanalkaga shukaran abyo qali Allaha KU xafidu

  • @raqiashaaban7615
    @raqiashaaban7615 4 ปีที่แล้ว +26

    Thànk you for always teaching us new staffs...we love u for the sake of Allah..keep going sister

  • @ugbaadabdiraxman5503
    @ugbaadabdiraxman5503 ปีที่แล้ว

    Nasra abtidoon thank you wllo wlhy sambuusku aad iidhibijiray abahyna aaduu ujecelahyahy markaa isdhaho samee wlhy 4saac ayey igu qadanjirtay laakiin maanta2saac ayey iguqadatay wllo thank you so much allehakhayrhakusiiyo❤❤

  • @10-mohamud75
    @10-mohamud75 4 ปีที่แล้ว +32

    2020 ayaan dib u dawanayaa 🙏👑Nasra Abti Doon Wlhi Macalimadeyda ayaa tahay ❤️🙏Jir oo joog

  • @maryamaqaali9223
    @maryamaqaali9223 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah wllshey mcn nasra abtidoon hormar wacn quruxey 😍😍😍😍

  • @farhiamohamud6239
    @farhiamohamud6239 5 ปีที่แล้ว +28

    I've heard more about you maanta xaqiiqsaday how well-talented you are. Thanks abaaayo 😘

  • @umuaisha5287
    @umuaisha5287 ปีที่แล้ว +1

    Thanks nasra waa maalintii igu horeysay oo sameyay masha alah sidan cml ayuna igu soo baxay ❤

  • @loockcade2439
    @loockcade2439 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaahey gacantaada habarakeeyo abayo

  • @raabicamohamed8460
    @raabicamohamed8460 5 ปีที่แล้ว +20

    Kal iyo laaab wlhi aada u fahmay mana arak qof saaan i fansiya🙏🙏apyo gacantada allha ku parakeyo jazakallah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah tabarakallah aad baan ugu helay , Ramadan Mubarak ✌️❤️❤️

    • @haali1436
      @haali1436 5 ปีที่แล้ว +1

      Ramadaan kAriim

    • @faizo44jamal84
      @faizo44jamal84 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abayo aad baby uga helay

  • @barwaaqonazir1257
    @barwaaqonazir1257 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh

  • @aaaAaaa-yy6vq
    @aaaAaaa-yy6vq 4 ปีที่แล้ว

    Nasra abtidoon thanks abyo wanka faide

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah abyo aadban kaga mahad celinaa aniga sambuska samentiisa aadbuu iidhibaa waxaan rajeynaa caawa kadib inuu idhibi doonin alle hanoo kaa daayo macalimad qaaliya tahay ustaada nasra abtidoon❤❤

  • @bilanitaqrux8940
    @bilanitaqrux8940 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a qrux nasra alle ha kaa ajar siiyo sidaad dadkaada ugu faaideyneysid wllo wllh wanba ka helay xaqiiq horey u socod wacan wllshy nasra 💞💞👈

  • @nasramohamed9316
    @nasramohamed9316 3 หลายเดือนก่อน

    Nasraay thank you abyo horeyna wku dawaday Shalayna waa dawanaye Foolyada baryahan we iga halaabayse Shalay lkin Mansh'allaH foolyo qurux bdan baa i samaysmatay ❤️ thanks nasra Dagan💋💋

  • @abdulahidhoore9073
    @abdulahidhoore9073 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaalah sharaxaan aad u fiican

  • @mariamaosman9915
    @mariamaosman9915 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah tabarakallah👍👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @najmadaud6583
    @najmadaud6583 5 ปีที่แล้ว +3

    Nasra waa gabadha kaliya aan tijaabiyo casharadeeda yacni sidaa u fahmayso
    Maashaa-Allaah abyo illahay haku xifdiyo adi iyo familkaga

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว

    isoraaca inta dawaneyso ramadanka 2023❤❤

  • @cabdiraxim1593
    @cabdiraxim1593 ปีที่แล้ว +1

    2023 3 23 Ramadan mubaaray 🌙🌙🌙

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 3 ปีที่แล้ว +13

    Okay 👌🏾 you’re so sweet walalo 💕🌸 I love your manners “ Ramadan Kareem too sis

  • @elmiamira1283
    @elmiamira1283 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah abayo shukran wlhi ramadan mubara❤❤

  • @maniiraapdiasiis8235
    @maniiraapdiasiis8235 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @qalbikaba360
    @qalbikaba360 หลายเดือนก่อน +1

    5 years kdib ban ku dawanaya mant nolasha leygu qabtay marki gabdhi iga weyna dhan wa lagursaday hooyo manta wxy idhaday hda sambus sameyn weydo gurig iga bax manta wan kugu badbadaay m.a 🥰🤣🤣🤣

  • @ifrahzabrie2024
    @ifrahzabrie2024 5 ปีที่แล้ว +7

    maasha Allah walaasheey Allaha kubarakeeyo adi iyo familkaada

  • @hindamohamed409
    @hindamohamed409 3 ปีที่แล้ว +8

    ManshAllah thanks Nasro your amazing ❤️👌

  • @MaxamedCadde-ky9vx
    @MaxamedCadde-ky9vx 3 หลายเดือนก่อน

    4yrs kadib kudaawanayaa shukran wllsh nasra

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @nuroabubakar7299
    @nuroabubakar7299 5 ปีที่แล้ว +10

    masha Allaah walashada qalida nasra abtitoon Ramadan Mubarak, ilaahey haku dhowro gacantaada

  • @zakarialiban6162
    @zakarialiban6162 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah AbayaQli ♥️

  • @swalehhassan3907
    @swalehhassan3907 4 ปีที่แล้ว +1

    mashallah habibty

  • @princessrahmahbintumoha5381
    @princessrahmahbintumoha5381 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh dadka libintooda haloo quuro masha allh🥰🤗❤

  • @qadromaxamad2402
    @qadromaxamad2402 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah abayo shukran wa no fa.ideysay qaali jazaklaah😍😍

  • @hodangarash5085
    @hodangarash5085 5 ปีที่แล้ว +16

    Maashaa allaah NASRA DEGEN walaal hore usoco ilaahayna garabkaaga hagalo

  • @munaayanlle8781
    @munaayanlle8781 ปีที่แล้ว

    2023 inta ka faaa,ideso farta taaga oo kushiinka sandkaan lagu aaaminay 🥰🥰🥰

  • @aaminadhool9050
    @aaminadhool9050 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wll nasro

  • @muslimocabdulahi9154
    @muslimocabdulahi9154 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah tabarakallah jazakallah kheeyr abyo mcn allh noka dayo wlhi waxa bdn kaa faaiday alxm horay u soco Sharafay waxaa kuu rajayanay dhamaan guul iyo hormar waxaana jeclahy inaa kaa barto wax kasta ee aad taqaan noolow nolol qurux badan insha allh ❤❤❤👍

  • @munabakaal2516
    @munabakaal2516 4 ปีที่แล้ว +16

    inta sonkaan ka faidesaty 2020 👋
    Alle ajar haka siiyo xbbti🥰🥰

  • @Maanka_401
    @Maanka_401 4 ปีที่แล้ว

    Masha abyo alaha kubarkeyo

  • @saabkaahmed5681
    @saabkaahmed5681 4 ปีที่แล้ว +1

    Tnx alot dia nasra ka fa iday mlinti laba jer cml haleya kan sadaxad i samesma

  • @abdullahmohammed1169
    @abdullahmohammed1169 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah nasra abtidoon waxaad tahay qof wanaagsan runti 👍👍👌👌👌👌👌

  • @hindaxasan9544
    @hindaxasan9544 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah جزاك الله خيرا جزاء حببتي

  • @farduuscabdi4889
    @farduuscabdi4889 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaasheey qaaliya waad mahadsantahy ilaahay hakuxafido quruxeey

  • @faadumomohamed1433
    @faadumomohamed1433 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Abaayo qaali wadhawaha y walashey qali ilaahay qali ilaahay

  • @nuseymachenal5893
    @nuseymachenal5893 4 ปีที่แล้ว +30

    Wlhi abaayo Waligeey anoo sanbuus karinin ayaaa soonkii hada daawaday adoo sameyneysid saa,usameyneysid ayaa fiiriiyy anoo sameynaayo hooyadeey mcn xitaa waaka sanbuus macaanaady wlhi

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 ปีที่แล้ว

      Anigana Ramadaantan iigu Horaysa saanbuus aan sameeyo Ramadana intan la gaarin labo cisho ku sii toobartay😇 waliba Ramadaantan kaligy ahy😒
      ka wrn hee 2022 Lee la marayo🥰

  • @naimaabdullahi6473
    @naimaabdullahi6473 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah tabarakalaah abayo nasro mahdsnid aad ayaan kaga faaiday ❤❤❤👌👌👍👍yutubkada sanado badan ayaan ku xirnahy dadkana ushega in aad qatar ku tahy cuntada masha Allah ❤❤

  • @xaawoabdinasir5005
    @xaawoabdinasir5005 4 ปีที่แล้ว

    Nasra abyo shukran wllhi walikeyga is ku Dayin in aan sanbuus sameeyo waxan amisanaay in uu yahay sheyga uku dhibga bdn dhanga cunta bls shaley ayan ku dawaday isla markiina waxan is ku diyariyay in aan sameeyo margan sameyay na alxm wuu itoosay wllhi farxadeyda lama soo gowigarin shaley abyo allha ku bara keeyo 😍😍😍💋💋

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalinimo aa wllh ku fican thy si fiicana wax lagaaga fahmaa masha allah qaali badan❤

  • @haniomar5835
    @haniomar5835 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks sister that was helpful ❤️

  • @butheinahussein8304
    @butheinahussein8304 5 ปีที่แล้ว +20

    Msha allh xppti nasra waxa tahay qofka kaliyah sharxadeda la fahmo jazakallah mcnto cimri dheer iyo caafimaad taam eh aa ku rajeynaa adi family-gada♥️😘💯

    • @cookingwithnafisa668
      @cookingwithnafisa668 4 ปีที่แล้ว

      Asalamualejkum im ethiopian and i think your video are good Please consider subscribing to my channel, i make somali food, ethiopian food

    • @hibaqismacil4519
      @hibaqismacil4519 4 ปีที่แล้ว

      wlhi wan ka helay cuntadaada nasro noo soo gali pizada alle kugu dhaarshe nasro

    • @abdikarinbashir8278
      @abdikarinbashir8278 4 ปีที่แล้ว +1

      Hibaq Ismacil Nasra. I love 💕 you

  • @nastehamudey1632
    @nastehamudey1632 2 ปีที่แล้ว

    madsanid abaayo sida usameeysay ayaa usameeyay qurux buu igu soo baxay msha allah♥🙏

  • @nadiyaumar3684
    @nadiyaumar3684 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh walhi sambuus ma aqanin ada ka bartay waxbo laima diri jirin

  • @habiboadan2328
    @habiboadan2328 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaaha

  • @gudoonyuusuf7081
    @gudoonyuusuf7081 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah tabarakalah nasra abtidoon wlh waxan kuugu mahad celiyo ma aqaan macalimad daacada oo sharaf leh baa tahay dhamaan cashirada wan ku xidhanahay waxkastood soo galiso aad ban ugu kalsoonahay inaan kaa daba sameeyo because ilaahay ba haybad ku siiyay aad dadka wax ku fahansiiso❤❤Alle ha noo kaa dhaafo

  • @asmaabdikarin2267
    @asmaabdikarin2267 3 ปีที่แล้ว

    Adan uga helay qali wan samynaa inshaa allah ani wow i dhibaa sabuska

  • @qaaliladanofficiall4603
    @qaaliladanofficiall4603 2 ปีที่แล้ว

    M.allah keep going my sis