CASUUMAD KA SIDAAN USAMEEYAY FAADMA IYO SUSU KU SHAQEEYAY😂 MALINTEENA CAADIGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 306

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 8 หลายเดือนก่อน +84

    Masha Alaa walhi si Khatar Ah usameysay Adnay waad daasheen waaxas oo cunto ayaad sameyseen maamo qalbi fiican tahy anaguna waanu ku jeclnahy from hargeysa 🥰🥰

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  8 หลายเดือนก่อน +16

      Shukran Apayo 🥰

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 8 หลายเดือนก่อน +128

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @abrarmohammed5043
      @abrarmohammed5043 8 หลายเดือนก่อน +2

      اللهم صلي وسلم على نبيناا محمد❤

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 8 หลายเดือนก่อน

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @youssourahmed694
      @youssourahmed694 8 หลายเดือนก่อน +1

      Salaalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 8 หลายเดือนก่อน +14

    Amiira macalimadeeda tahay iydna cunto cajiib ah diyaarisay caawa oo ku tartantay amiira masha Allah

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 8 หลายเดือนก่อน +24

    Wlhi gob garaadleba thy masha allah wad daashay wana dadaashen madamo waxas ocunta samaysey adna karti badan dhamaystiran naag ku gaadhaysa malahn wlhi ilhy haku brakeyo sowjkaga saxaf hooyo calwiya carurtada iyo wlalahaga kucawinayaba dhaman amiira wa dhumaty hhh
    From burco 👋👋

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  8 หลายเดือนก่อน +5

      Shukran apyo😍

  • @ghalidkayad4303
    @ghalidkayad4303 8 หลายเดือนก่อน +14

    walahi Adna easy mahaan top chef MashaALLAH from djibouti

  • @user-tq7pz2sf5i
    @user-tq7pz2sf5i 8 หลายเดือนก่อน +7

    Gabar shanshi hala iradsho nafta ubahan masha Allah cuna kariyow top level waye qoyska dhaman🙏👌👏❤

  • @nurtureplace7404
    @nurtureplace7404 8 หลายเดือนก่อน +6

    Gabadhaan waa hooyo da,yar oo firfircoon mashaallah ilhay habarakeeyee❤

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 8 หลายเดือนก่อน +8

    Al mamo Mar hore nugu dabisay😢❤illhay cimriga haw dheereyee❤I love you mamo😢

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 หลายเดือนก่อน +7

    Faadma iyo Susu adaa meshaan ku shaqeesanosid Amiira iyo koko na asadaa meel ku shaqeesanaayay
    Waa la tashtay meshaaan
    Mash Allah cunto karis meel waa saaraysiin lkn ani xtaa idinkama liito 😂😂
    Mash Allah gacantiina allah ha barakeeyo
    Qofka meesha ugu danbeeso duubay qosol uuba igu dilay camerada wuu ku baashaaloyaaaa 😂😂

  • @ramlamohamed9553
    @ramlamohamed9553 8 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah xoogiina Allaha idiin barakeeyo casuumad aad u qurux badan waayay❤❤

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 8 หลายเดือนก่อน +6

    Adna usha weyn sabta ma ugu talagashey aqwaan cida marka xanaaqdo arma ku burbursata maashallah waad daashey daalka ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  8 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin apyo daal le ma dhahda

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 หลายเดือนก่อน +7

    Manshaallah gabdhaha casumad saas u sameyay waa in jawaan dahab laga biyaa jah 😍🥰🥰🥰

  • @user-kp8jw6oq3r
    @user-kp8jw6oq3r 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah allaha niga ajarziyo family fiican oo Soo dhawen badan tusaale ayaa tihiin adi iyo seygada jasakumullah Alfa kher

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-0 8 หลายเดือนก่อน +4

    Muuqaalka inta daawatay iyo inta like saartay waa labo aan isku dhigmin😊😢😢

  • @warda_54
    @warda_54 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Masha Allah taslam yeteg waa casumad qurux badan ilaahay haa idin barakeyo amiin amiin amiin

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hoyoo qimo badan aya idin soo barbares illahey hoyoyinken hano barakeyo adun iyo akhiraba hana xafido ya Rabi Rahman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤adna cadey salan sare from USA

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 หลายเดือนก่อน +10

    Mashaallah my family qurux badan Allah idin sharfo Allah idin xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🥰🥰🥰👍

  • @user-dp7zx7jk7x
    @user-dp7zx7jk7x 8 หลายเดือนก่อน +6

    Masha’allh abayo gacanta alaha kuu barakeyo ee muufada noo soo gali sida loosameyo thanks

  • @quenziman79
    @quenziman79 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ă̈d̆̈n̆̈ŏ̈ waa ano kle scw scw ku whsha❤😂fulynimo😊

  • @abdaleabshir6786
    @abdaleabshir6786 8 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah shaqo wacan baad qabateen ilaahay ha ini xifdiyo amiin

  • @BeYourSelf-zy3zz
    @BeYourSelf-zy3zz 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahsa Allahh Allahuma Barik fiik il xun kuma aragto, cazumada paris i hilib kaliya lagu so diga,, meshaan arka baal ayi nooc 5 Satsr Hotel Buffet wa ka shidan tahay Wallee Masha Allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah. Naag nool ninki ku heley Raganimo ku faan.

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 8 หลายเดือนก่อน +8

    Wow m.a Adna gacantasa Allah Haku barakeyo ❤❤❤ cuntada qurux indhaha ka cun waye ❤🤤🤤🤤🤤😒

  • @lulaahmet3324
    @lulaahmet3324 8 หลายเดือนก่อน +4

    Adna wa daashey wlhi Allah ku barakeeyo ❤

  • @nastehosaid9906
    @nastehosaid9906 8 หลายเดือนก่อน +3

    masha allh tabarakalaah gacmaha ilaahay ha idiin barakeeyo my sisters ❤

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 8 หลายเดือนก่อน +14

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @FuufuaxmedFuufu-tv4ui
    @FuufuaxmedFuufu-tv4ui 8 หลายเดือนก่อน +10

    باالعافيه عليكم ❤❤❤❤❤ عزموني عندكم بليز 😮😊 الأكل. حلو ماشاء الله الله يحفظكم يا أحبابي ❤

  • @fathihaji6561
    @fathihaji6561 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah mcnto illah gacantada cunto qurux badan bad karisay m.a adna walaca ahay cuntada rabaa😢😢

  • @ShugriCabdi-l3u
    @ShugriCabdi-l3u 22 วันที่ผ่านมา

    Mash alaah adno ale ha ku barakeyo gac nahaga

  • @quenziman79
    @quenziman79 8 หลายเดือนก่อน +3

    Adnooy khlad wye😢😢 naaga isoo bar baarise mxa wye😢hoyo maa naag dheheee😢😢😢😢rli geli hboy

    • @quruxbilan2708
      @quruxbilan2708 7 หลายเดือนก่อน

      waa dad is afyaqan gabadh iyo hooyadeed ha u kala turjumin

  • @faizocdy7264
    @faizocdy7264 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah xapipatii illahay gacmahena haidn barakeyo m.a🎉❤

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah Adna gacan dahab alleh Haku sharfo❤️ naag gaban haka shekiyin😂

  • @user-qq6qh6wh3y
    @user-qq6qh6wh3y 8 หลายเดือนก่อน +2

    Adno cutada jeclahy ani xagen kucuni talow m. Xabiibti ale haku dayo walahi waan jeclahy wana ku riyoday ano kula kulmay macnto guleyo❤

  • @ilahaanOmar
    @ilahaanOmar 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haa soo samey wlhi aniga waanba jeclhy rotinkaaga aad io aad xitaa in aan wax aqristo marka hore markaan so daabto video ad ledy kadib lee wax kle uso jeesta ifinka dhan wlhy i love 2 much 😢😢❤

  • @user-luula
    @user-luula 8 หลายเดือนก่อน +2

    M a aniga hoyadey aniga le gbr iga dhashy anigo 9sno jiro Aya cunto Karin jiray hda Marti qad wlbo aniga leba ligu tashtaa❤hoyoyinka allah noo desto

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHA. ALAAH
    CASUMAAD. WATAR AH. WAAYE
    REER MALESIA WAA NOLAADEEN. WADSSA MAANTA❤❤

  • @AMAAl..1
    @AMAAl..1 7 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah adna wllhi Gabdh Hooyo fcn so korisay unba dad Marti qaadi karta o howl qaban karta ❤Anaga xita saas bn nahay anago yaryar baa nala baray Gabdh hooyadey dhashay o martiqaad samayn karin majirto alx ❤️😍

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 8 หลายเดือนก่อน +2

    Adna amira sokorisay amiira waa inaa dhahda hooyo adna hadhihin❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 8 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallah Cuntadaas macankeeda halka ayaa kadaremaya😋😋😋😋

  • @Amiiraqurux.7000k
    @Amiiraqurux.7000k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wow nice your mom 😢❤❤❤❤❤❤🎉Alle Haku xafido hoyoda😊🎉🎉🎉🎉❤

  • @jaajuumow
    @jaajuumow 8 หลายเดือนก่อน +3

    ASC adna..mashalah Allah ku barakeeyo gacantada iyo familkaagaba..teeda kale talo bixin waxaad so gadata oo kaa saacidaayo cuntada in uusan qaboonin (Buffet Servise Set).

  • @user-pc2sc3pq1j
    @user-pc2sc3pq1j 8 หลายเดือนก่อน +5

    ماشاءالله يااختي بارك الله فيك ❤

    • @user-pc2sc3pq1j
      @user-pc2sc3pq1j 8 หลายเดือนก่อน +1

      ماشاءالله يااختي الكريمة ☑️💋

  • @hamdahaaji8257
    @hamdahaaji8257 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalalah adna cadey Gacantadaa allahaa ku barakeyyo

  • @NastexoAbdi-lj1lp
    @NastexoAbdi-lj1lp 8 หลายเดือนก่อน

    ilaahayow anoo malashia imanin oo cuntada habo adno cunin ilaahayow haidilin amin yarabi 🤲💝💎 l miss you habo MCN ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 8 หลายเดือนก่อน +3

    masha allah waxasa cazumadka ah ama iska daa ❤❤❤❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jaajiga waanoso diiqay kulah kkkkkkkkkkkk

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ku shaqeey waan kaa guursaneynaaye kkkk😮😅😅

  • @user-kp8jw6oq3r
    @user-kp8jw6oq3r 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adna❤❤ Hargeisa mano imanesid adigoo wa imana leh aan ku ogaa guri ayan ka iibsansyaa plzz ino imow❤❤❤❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 8 หลายเดือนก่อน +3

    Adna wa dashay wlh Ajar iyo xasanad Allah ka siiyo

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  8 หลายเดือนก่อน +3

      Aamin apyo

  • @munaabdillahi4333
    @munaabdillahi4333 8 หลายเดือนก่อน +20

    Masha Allah 💝 Beautiful Food ❤

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alah adnay alaha idin daweyo ani guriga u soo socda alabtan isku dhuqa araba ee wac hee ayoow ❤❤❤

  • @faatimamahamed4437
    @faatimamahamed4437 8 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allaah gabadha cunto karinta ugu heysato❤❤❤❤

  • @faatimaabdielmi971
    @faatimaabdielmi971 8 หลายเดือนก่อน

    Adna tnx wiilasha casumad ficana u samese wad ka ajarsatay ❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo mufada noso geli adho sameynayo waa codsi inad iga aqbasho ayan jeclahay❤❤❤❤❤

  • @SuadoAbdi-gn9om
    @SuadoAbdi-gn9om 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalah alah hakudayo queen 👑

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah adana aqwan ilaahey gacantada hakubarakeyo xabiibti❤🎉

  • @user-su3nr5yl9k
    @user-su3nr5yl9k 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ku Salli nabi muxamed ❤🫵

  • @amuunmohamed7128
    @amuunmohamed7128 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wow so cute adna gacantada ilaah haku barakeyo ❤❤❤❤

  • @user-de5np3se5r
    @user-de5np3se5r 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah❤😊

  • @user-wj3ig7vm9v
    @user-wj3ig7vm9v 8 หลายเดือนก่อน +8

    🥲ina seexdo rabay wlhi adi le ku sugayey mrka is iri ka bax mise waba kan😊😅❤

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  8 หลายเดือนก่อน +2

      Jah Shukran 🥰🫶🏻

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 7 หลายเดือนก่อน

    Mama Adna ehlu sharaf weeye masha,allah❤

  • @Amay101
    @Amay101 8 หลายเดือนก่อน +9

    Adnoy I love your videos. My favorite are the cleaning and full day routines ❤

  • @shankaroonwrsme4787
    @shankaroonwrsme4787 8 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah abayo adna❤❤

  • @Najaat_.-22
    @Najaat_.-22 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤

  • @fartunabdi4398
    @fartunabdi4398 6 หลายเดือนก่อน

    Cayda iyo family kisana usamee waridkiis soo dhawee waa walalka cml

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Adnan iyo asaxaabteeda cuntadan aad ka soo tuurteen Inaba Cadi ma aha cuntadaada waa yummy yummy weeye gacantaada alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey waa cunto isku dhuuq waaye masha Allah qaaliyeey iam watching you from USA ❤ gacanta alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey thanks for sharing qaaliyeey keep it up good food xabiibtii.

  • @user-wv5wg9jk1r
    @user-wv5wg9jk1r 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wall iso duceeya

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allha tabarikllha abayo allha gactadad haku barkeeyo ❤❤❤❤

  • @user-tv9gw1xc9l
    @user-tv9gw1xc9l 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaha gacanta allha ku barakeyo

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarkallah.
    Aad ayey uqurx badantahay.
    Gamihina allah idiin barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @user-zc4ii1lc4l
    @user-zc4ii1lc4l 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @mohamudgeeseygacal6506
    @mohamudgeeseygacal6506 5 หลายเดือนก่อน

    Maashalaah

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 8 หลายเดือนก่อน +7

    Digsiga non stick ga qaado qori ama silicone spoon aa lagu walaaqaa. Qaada birta sunta digsiga aayaa raashinka galaayo digsiga waa dir diirmaa. Be careful guys. ❤❤

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah adna axsaan ❤❤in lagu dhahaa istaahishaa ❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 8 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah TabarakaAllah illahey haidin barakeyo adhi iyo familkaga daman so yummy.

  • @aaminoibraahim5781
    @aaminoibraahim5781 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha allh

  • @mushtaaqabdulahiahmed9993
    @mushtaaqabdulahiahmed9993 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah gacantaada hakuubarakeeyo😅🎉❤

  • @user-zl2ni9pm2w
    @user-zl2ni9pm2w 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah🎉🎉❤❤

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah famyli Qurux badan alle haaani wada barakayeyo ❤❤❤❤

  • @user-ov3yl8bd7k
    @user-ov3yl8bd7k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adna xubi xilo jano marwo gaari ah alh lu xafido adiga iyo familyka

  • @abdaleabshir6786
    @abdaleabshir6786 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah adna walaal qaaliya ilaahay haku xifdiyo adiga familkaaga oo dhan

  • @ubaxugas5875
    @ubaxugas5875 6 หลายเดือนก่อน

    Mashalah

  • @KhatroMohamed
    @KhatroMohamed 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah gacmaha Allah nibarakeeyo wlalayal +hooyoyaal❤

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah 🥰

  • @zahroaxmed7930
    @zahroaxmed7930 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adna m.a gacanta allh ku barakeyo ❤️

  • @mariamakran-3902
    @mariamakran-3902 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ukhtii gacantiina allah idin barakeyo❤😍🫰🏻👸

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah miiko adiga ku la eg heshay i like it

  • @BeYourSelf-zy3zz
    @BeYourSelf-zy3zz 8 หลายเดือนก่อน

    Mahsa Allahh Allahuma Barik fiik il xun kuma aragto, cazumada paris i hilib kaliya lagu yaqaan,, Mehaan arka baal noc noc, cagal madow, cadan, jaalo, gudud, kafee, orange, buluug noc ka maqnan malaha. 5 Satsr Hotel Buffet ninki yaqana yaqan,,, wa ka shidantahay Wallee Masha Allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah. Naag nool ninki ku heley Raganimo ku faan. Adi iyo famligaga Alaha idn xafido sis😍😋😍

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 7 หลายเดือนก่อน

    SCW ELIDADEY WLIDO DHAAN ILAAHAY HAA UDENBI DHAAFO ILAAHAY HAA UNAXARRIYSTO MAANSHAA ALLAA BIISINKA UQAABO ILAAHAY GAAMCAHAA HAA KUDAAYO HAA IIDIN DAAYO UMADKA ILAHAY HAA INO BARAKEYO AANIGU WAXAN DHAAHA RERKANI WAA CARAB CUNTOYINKA AAD BAAD U SAMEYSATAN AROSYADA XAFLADAHAA KALAY ISKA AARAG NADIYA XALKU

  • @nacimaabdirisak6626
    @nacimaabdirisak6626 8 หลายเดือนก่อน

    Wwww gcntina illhey haidin barakeyo m,a❤😊

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 7 หลายเดือนก่อน

    Curad matahy abayo curadka ceriinka lagu cuna wlhi masha allh

  • @user-pn3gf7hq9u
    @user-pn3gf7hq9u 5 หลายเดือนก่อน

    Maanshaalaah❤❤❤❤❤

  • @nimoahmed6707
    @nimoahmed6707 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Mashallah

  • @fadumocadey9277
    @fadumocadey9277 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah 🥰🥰

  • @AmaalCabdilaahi-qq1hn
    @AmaalCabdilaahi-qq1hn 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh si fiican u samaysay❤

  • @AliAbdirahman-oi4pe
    @AliAbdirahman-oi4pe 7 วันที่ผ่านมา

    mashaallha❤❤❤❤

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 8 หลายเดือนก่อน +4

    hooyo calwiyo odaygeeda maa okeenteen adna iyo saxaaf surprise igu dhiga ❤

    • @Anuu2180
      @Anuu2180 8 หลายเดือนก่อน +2

      Wllhi waad iga qoslisay mamada waad u hadashay codkda inu meyl dheee garaa urajeynaa 😂😂😂😂🙋‍♀️😂😂

    • @zuzanali5962
      @zuzanali5962 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Anuu2180 sooma ahan 😂😂😅

    • @Anuu2180
      @Anuu2180 8 หลายเดือนก่อน

      @@zuzanali5962aad iyo aad 😂😂😂

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah ❤❤ Adan gacaan tada ilahey haku dhafo❤❤❤❤😊😊

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaallaah ❤

  • @user-ek2ss5nb3i
    @user-ek2ss5nb3i 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allaah❤❤

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 5 หลายเดือนก่อน

    Mash alaha ❤❤