HARGEISA DEBATES: Kaalinta Haweenka iyo Mustaqbalka Somaliland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @NadaBintuxirsi
    @NadaBintuxirsi 5 วันที่ผ่านมา +1

    Dumaroow shaqeeysta naftiinana hormariya idinkoo ka dhawrsanaya wixi diinti idinka maxarintay wax badan oo waxa jira horumar aanku gaadhi karno diintuna ay inoo ogoshahay❤

  • @nagad-t8o
    @nagad-t8o 15 วันที่ผ่านมา +9

    Anigu waxan raba inan rag dhex galim abid lakim shaqo dumar gaar ah bes anan kaligay meel usafrin akhiro ma ilawo walaahiy god madow aya imaga horeya

    • @jelly5085
      @jelly5085 12 วันที่ผ่านมา

      @@nagad-t8o adiga ya wax ku waydiiyay

    • @monymonty6692
      @monymonty6692 12 วันที่ผ่านมา

      Adigu samee taas oo hormari oo ha sugin inay cid the ku bilowdo

  • @africanqueen4943
    @africanqueen4943 13 วันที่ผ่านมา

    This was a great event and we had such intelligent conversations with amazing women. However, it would be great to have a timeline for the debate as it dragged on and was not sure what time it was finishing . It’s important for the organisers to follow a timescale and let people know what time it will finish.

  • @samiyamohamed-xk9hc
    @samiyamohamed-xk9hc 14 วันที่ผ่านมา +4

    Guul somaliland horumar ayaaa noo balan
    1=qabayaaladana la dagaalma
    2=caruurta waxa kasta bara
    3=meel kastana latab to waa shaqo somaliland

  • @diriyeabu889
    @diriyeabu889 14 วันที่ผ่านมา +1

    Illāhay ha idin barakeeyo! haweenay baad tihiin, you are pearls and treasure, Allāhumma bārik calaykunna I believe such public platforms are not suitable for women.

  • @muneerayusuf3055
    @muneerayusuf3055 11 วันที่ผ่านมา

    Asc, dood si wanaagsan loo abaabulay weeye, Masha Allah. Laakin waxa fiicnaan lahayd in isbarsho lagu bilaabo, oo ay hablahan loo soo xulay dooda in y dadka isbaraan waayo anigu shaqsi baan ahayoo midna magaranayo. markaa in dadka aanu doodooda dhegaysanayo aan bartaa wey fiicantahay. mahadsanidin.

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 15 วันที่ผ่านมา +4

    Waa runteed fadumo dadbadan oo aqoonbartay aya wadanka ka buuxa dadkii ugu aqoonta yarana mucaarad iyomuxafadba way yaacayan

  • @mumtazabdiawjirde
    @mumtazabdiawjirde 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dumarku waa udub dhexadka bulshada. In la dhiso noloshooda waxay kaalin muhiima ka qaadanaysaa horumarka dadkiina, diinteena iyo aadamaha oo dhan.
    Haweenku waxay lagu tusaaleeyay Quraxda, mana laga maarmo maalina soo bixitaankeeda.

  • @YaasmiinAlrahman
    @YaasmiinAlrahman 15 วันที่ผ่านมา +3

    Gabadhu siyaasad waay Gali kartaa

    • @abdillahiabdirahman3317
      @abdillahiabdirahman3317 15 วันที่ผ่านมา

      Ado daliil raacinaya fadlan

    • @ShaimaSicid
      @ShaimaSicid 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdillahiabdirahman3317adi daliilka diiday adi sheeg sheikh

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 15 วันที่ผ่านมา

      @@abdillahiabdirahman3317 adigu madiidantahay mxaa daliil u ahna

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 11 วันที่ผ่านมา

    Now barnaamijka xagan kaga soo biiraa way ii gaadhay xiligii doodahee😂

  • @aaa66677t
    @aaa66677t 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa ugu daran qof ka fatwoonaya wax aanu garanayn, diintii waxay noqotay wax cid waliba ka hadasho. Takhasusyada waa lagu ixtiraamaa takhasuskooda sida caafimaadka waxa ka hadli kara qof soo bartay caafimaad laakiin diintii cid waliba way ka hadlaysaa oo loo dayn maayo culimadii.
    Diintu umay bannayn in dumarku xil guud qabtaan.

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 15 วันที่ผ่านมา

    Dhaqankani halku inaga so galay horta subxannallaah😂😂😂

    • @ShaimaSicid
      @ShaimaSicid 15 วันที่ผ่านมา +3

      In dumarku raga dulmanayal u noqdan bad rabta mar 😅

    • @mubarikmedia6471
      @mubarikmedia6471 15 วันที่ผ่านมา

      @ShaimaSicid Guryaha ha isk fadhiyaande😁

    • @Sumayaomar843
      @Sumayaomar843 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@mubarikmedia6471aqoonta alle bixiya iska amuus wll

  • @diriyeabu889
    @diriyeabu889 14 วันที่ผ่านมา

    Wax kasta oo aad aregtid waa la ga fiican‘yahay in la gu deydo. Barnaamij‘yada noocaan ah gaaladda ayaa I noo hor seedayin the 90ies. See 20-30 years wa I na kan. Very sad.

    • @monymonty6692
      @monymonty6692 12 วันที่ผ่านมา

      Marka laga imaado madaxweynimada inanta on sax ahayn waxa kale wax inanta iyo dinta kaso horjeeda ma jiraan galona iyaga dumarka dulmiya wata faduumo sheegaysay

  • @mutafeapdi856
    @mutafeapdi856 14 วันที่ผ่านมา +1

    Nagtani waxay soqadatay mashruc kulaha dumarka shaqowalba walobaneyay naa hablahayayryar haushegin Ben dumarka guryaha logutalagalay inkashaqeyan
    Rag unba kashaqaykara dibad wayo dumarku umaba dulqadankaran buq waba fedh qalocde😂😂😂

    • @Sumayaomar843
      @Sumayaomar843 14 วันที่ผ่านมา +2

      Madaxweyne ayuun bay noqon karin hdaa dood qabtid wad hdli kartaa ado cidna aflagadeynin

    • @jelly5085
      @jelly5085 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@Sumayaomar843xita madaxweyne way noqon karaysa

    • @mumtazabdiawjirde
      @mumtazabdiawjirde 12 วันที่ผ่านมา

      Masuuliyadooda marka la dayaco ayay shaqotagaan.

    • @BarwaaqoAhmed-j1p
      @BarwaaqoAhmed-j1p 12 วันที่ผ่านมา

      Dumàrka adgu maxad ka taqaana awoodàyada ma goyside hana dhayal san

    • @Sumayaomar843
      @Sumayaomar843 12 วันที่ผ่านมา

      @@jelly5085 amuus wll Yan lagu maqline

  • @Salmaan_cabdi.123
    @Salmaan_cabdi.123 15 วันที่ผ่านมา

    Nabigu wuxuu idhi (لن يفلح قوم ولو امرهم امرأه) taaso micnaheedu tahay ma aflaxan qowm taladoodi u dhiibtay gabadh marka gabadhan haloosheego xadiiskaa

    • @Umalkhairahmed1202
      @Umalkhairahmed1202 15 วันที่ผ่านมา +3

      Madaxweyne ahaa laga wada wixi kasokeya waa lo ogol yay iska sax halka hada

    • @Salmaan_cabdi.123
      @Salmaan_cabdi.123 15 วันที่ผ่านมา

      @Umalkhairahmed1202 ummado xil loo qabtaa ma madaxwayne kaliya ?

    • @Umalkhairahmed1202
      @Umalkhairahmed1202 15 วันที่ผ่านมา +2

      @@Salmaan_cabdi.123may lkn xadiiska ayaa sida shegaya bak so baadh wll diintu gabadha wey u ogoshahay xilkasta an ka ahayn madaxweyne

    • @Salmaan_cabdi.123
      @Salmaan_cabdi.123 15 วันที่ผ่านมา

      @@Umalkhairahmed1202 suaal aan ku waydiiye xildhibanadu umad ma ushaqaynayaan , baarlamaanku umad ma u shaqaynayaa, xubin kasta oo dawlada katirsani umadda ayay u shaqeynaysaa

    • @Umalkhairahmed1202
      @Umalkhairahmed1202 15 วันที่ผ่านมา

      @@Salmaan_cabdi.123markana