CODAYNTA KADIB : Umadda Somaliland ma ku midoobi karaan Mustaqbal badhaadhe leh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 90

  • @guledziyad7251
    @guledziyad7251 11 วันที่ผ่านมา +8

    Aqoon yahan A/qaadir jirde big respect 🫡

    • @fdama
      @fdama 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 11 วันที่ผ่านมา +10

    *Cabdiqaadir jirde / Guuleed dafac / mukhtaar maydhane Waa ragga ay somaliland dheertahay somalida kale* ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 12 วันที่ผ่านมา +6

    Masha allllah guuul somaliland rabaw barakeeee dadkeeda iyo dalkeed rabow xiftiii guuul insha allllah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Talent-inspiration
    @Talent-inspiration 5 วันที่ผ่านมา

    Barnaamijyada. Noocan ah aadbaynu ugu vaahanahy insha alah si layskugu so dhawado waxyabaha jirana lo xaliyo mustaqbal fcna wadanka logu sameyo

  • @aadanxuseendaauud7824
    @aadanxuseendaauud7824 5 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah waa dood aad u qiimo badan runtii. Aqoonyahan Cabdiqaadir Jirde iyo Guuleed Dafac waa laba shakhsi oo mug culus ku leh siyaasadda Somaliland.

  • @Burco.
    @Burco. 5 วันที่ผ่านมา

    MMT Waa cajiib ❤

  • @hassansuleiman1327
    @hassansuleiman1327 10 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdiqaadir Jirde ilaahay haw barakeeyo maskaxda iyo caafimaadkaba waa siyaasi cabqari ah oo indheer garad ah oo dalkiisa iyo dadkiisaba lexejeclo wayn ka leh waana dadka laga faa'idaysto ee la yidhaa ka tali mustaqbalka dalka wllhi

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 12 วันที่ผ่านมา +4

    waxa nasiib daro ah inaa mustaqbal umadeed iyo wanaageeda ka waramaysaan boodhkiinana qoraalka marka la eego waa luqad dadkale leeyihiin halkaasay nasiib daradu ka bilaabmaysaa kalmad somaliya kuma jirto marka ismoog ayaynu nahay

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 11 วันที่ผ่านมา

    Maashaa ALLAAH anuu xuseenbaan raacsanahay wixiba uu isku fuuqsaday waayo dhamaan waxan meesha joogaa waysadii siyaad barray ka wada cabeen ee an samirno intay ina dhaafayaan

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 12 วันที่ผ่านมา +1

    Manshs alah m ilig waadadalayah

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Garyaqan Guleed Dafac waa sharci yaqan doodisu waa waqici jira. Abdiqadir jirde iyo xildhibankuba si fican ayay wax utabiyen dhalinyarada soomalind wa inay Mel ugaso wada jestan difaca dalkoda wa inayna isku mashqulin gudahoda🙏

  • @KayseSaleeban-r3b
    @KayseSaleeban-r3b 11 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi c.qaadir jirde waa aqoon yahan

  • @AbdiHassan-lj4dn
    @AbdiHassan-lj4dn 11 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah

  • @YaasmiinAlrahman
    @YaasmiinAlrahman 11 วันที่ผ่านมา +1

    Guul somaliland 😊

  • @AhmetSh.mohamet
    @AhmetSh.mohamet 4 วันที่ผ่านมา

    Shcabka reer somaliland waxan u sheegaya in hantideenu thy nabadgelyada ee doorasho iyo doorasho la,aan aynu ka dheerano qabyaalada iyo kicinta dadkeena

  • @mustafemohamed8180
    @mustafemohamed8180 12 วันที่ผ่านมา

    Deero deero maherdiyayso yaa doorashada kadib insha allah

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 12 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh isula taga haydiin garqaadee

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 12 วันที่ผ่านมา

      HASSAN XABAALE QOTE CAQLI FOG MA LAHAA WAA NIN ARGATI GAABAN

  • @abdiali319
    @abdiali319 12 วันที่ผ่านมา

    It is a Wadani platform. Very partisan and Wadani tailored.

  • @getto10
    @getto10 11 วันที่ผ่านมา +2

    WAXA KHALDANBA QORAALKA AFKA QALAAD AH EE IDINKA DANBEEYA (AF SOMALI ) MAXAA IDIIN DIIDEY YAAB.
    MEESHU MA MARAYKANBAA

  • @Wadani924
    @Wadani924 11 วันที่ผ่านมา +2

    Qaryaqaan Guuleed baa dood macno leh soo bandhigay. Qofka dhexe waxba ma oga.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dalfac waa Xajir. Muwaadin waligaa fikirkiisa ha ku xisaabtamin.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +2

    Siyaasiyiinta ha joojiyaan Beesha dhexe. Waayo waa qaybin reer Somaliland

  • @abshir1974
    @abshir1974 8 วันที่ผ่านมา

    Cabdiqadir jirde aqoontiisa shuruucda iyo siduu u daba fadhiistay dad ka aqoon daran xisbiga ugu kirishboyga ka yahay waa ka saaqiday siyaasada he need to retire

  • @abshir1974
    @abshir1974 8 วันที่ผ่านมา

    Waa dood aad u fiican oo la badiyo doodahan dalkana xildhibanadii sharciga samyn lahaa way ka mashquuleen halawada eryo xildhibaanada hada jooga badankooda hayada shuruucdu waa inay ka madaxbanaanaato dawlada

  • @Achwakyousouf
    @Achwakyousouf 11 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +3

    Sidaa Ina Jirde iyo Dalfac inoo sheegay Somaliland waa in la Dumiyo. Diyaar reer Awdal. Dumiya Caawa Dumiya

    • @_faatax
      @_faatax 12 วันที่ผ่านมา

      Insha allah gurigaaga ayaa dumi sasabta oo ah waxaad kugu beeran cuqdad iyo cadownimo

    • @Wanaaje
      @Wanaaje 10 วันที่ผ่านมา

      @Abiibabiiba4108
      In wax la dumiyo in wax la dhiso ayaa ka wanaagsan Garyaqan Dafac Iyo Siyaasi jirde marmaba dumin daleed kamay hadlin waxa kaa muuqata caqli dumin ku dhisan ee caqligaagu wax ha dhiso waxna ha is waydiin dooduna iswaydiin iyo xalin ayay u badantahay

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +3

    Geesiga Qaranka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo baxaya. Wadani iyo Ciro waxay la dagaalameen dawlada Somaliland iyo Mustaqbalka dadka reer Somaliland. Ma dooranayno dad Cadow ku ah Qaranka Somaliland

  • @khalidqawdhan3265
    @khalidqawdhan3265 11 วันที่ผ่านมา

    kii imaada ba wa kii kale no worries

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +3

    Waqooyi ma jiro. Magaca Somaliland fadlan ha badalin. Waxaad u shaqaysaa Cadowga Somaliland

  • @HamdajibriiLAhmed
    @HamdajibriiLAhmed 12 วันที่ผ่านมา

    Dhalihyarada waxad mooda in aanay fahmin daada. Wayo fahma hadalka ah basic peace building, axdi qarameedki laga so dhaqaaqat ayaa dub loogu noqdat.

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 5 วันที่ผ่านมา

    Maya intii ciro mucaariday
    Annagaa kaga waalayna

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 9 วันที่ผ่านมา

    waar ordoo jaheeya caarkiina ee "xalane" gaalo mid cad iyo mid madawba ay wadaageen.
    taayada anagaa u nool oo u taagane.

  • @zalmangalaydh1405
    @zalmangalaydh1405 10 วันที่ผ่านมา

    Su'aal aan ku darsadee,: Hadii hubka laga dhigay dadkii oo jiilkii urta baaruuda garanayey 40-45 u yaryahay dadkana lagu qanciyey inay dawladu difaacayso xuduudkeeda hadii maatadii iyo waayeelkii la ilaalinayey ciidankii uu habeen ka guureeyo oo dabadooda dego, dhalinyaradiisiina lagu qanciyey inay waxbarasho doontaan hadii lagu yidhaa isdifaaca, hubkiina uu sito ciidankaa dabadooda habenka madow degay, su'aashaydu waatane waxay leedahay ; maxaa qabanaya generalka masuulka ka ah ciidankaa fashilmay iyo dawladii la qalabeeyay ee habenka soo guuraysay????????

  • @Maxamedbarre11
    @Maxamedbarre11 7 วันที่ผ่านมา

    Run ahaantii qodobo muhima la taabtay balse waxa suaal adag ah maxaa la iswaafajinayaa diinta dhaqanka iyo dawladnimad? Miyaanay ahayn in dawladnimadu u adeegto diinta iyo dhaqanka bulshada?

  • @sheekocusub2259
    @sheekocusub2259 12 วันที่ผ่านมา

    asc
    Maxamed iligow
    Maxad uxidhay so dajintii barnaamijka ???

  • @Burhaan1977
    @Burhaan1977 11 วันที่ผ่านมา

    Xildhibanku golahan kumusan habonayn..qof aqon ka muqatona mahan.!

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 12 วันที่ผ่านมา

    Africa dadka dhaqanka wax kabadalay ayaa kabadalay

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 12 วันที่ผ่านมา +2

    garyaqaanku waa cabqari aragtidiisu ila saxan tahay anigu

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaad Doonaysaan in sidii Huutuga iyo Tuudsigu isla gaadhaan. DIyaar. Dumiya Somaliland. Diyaar. Caawa Dumiya.

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 11 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaanka waxaad moodaa in uu si u yara habranaayo

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 7 วันที่ผ่านมา

    Somaliland qabyalad a kalıya inay kabaxdo ayey u bahan thy.

  • @AbdiHassan-lj4dn
    @AbdiHassan-lj4dn 11 วันที่ผ่านมา

    Structure parliament

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 12 วันที่ผ่านมา

    Waa dood dhexdhexaada iyo Mucaaridka oo kaliya ayaan casuumayaa halkay iska soo galayaan, waar umada ka xishooda, gabalkiinii waxa ka hadhay inta doorashada ka hadhay, walahi waa in wax la idinka qabtaa daalimiin yahay saxaafad ku sheega ahi.

    • @farhanahmed-ii2lk
      @farhanahmed-ii2lk 12 วันที่ผ่านมา

      Dadka iyo saxafadu ba waa xoor
      Waay dhamatay 7 sano ee caga juglaynta iyo carjuqda dhe

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 11 วันที่ผ่านมา

    Shirbeeleed ka meesha ka saar

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +1

    MM TV waa ka Qayb duminta Somaliland sidii Ruwanda ka dhacday. Tuudsiga iyo Hutuga waxaa isku diray 4 Idaacadood oo FM ahaa wakhtigaa. Waxaa ku dhintay dad ka badan milyan qof. MM TV tii buu maanta wadaa

    • @Mowlid-th9pr
      @Mowlid-th9pr 11 วันที่ผ่านมา +1

      Inaan wax isweydiino waa horumar.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 11 วันที่ผ่านมา

    Dalku Dhalinyaro uma baahana oo waxay wakiiladii ka dhigeen waynu aragnaa. Waxaynu u baahanay dad cilmiga diiniga iyo ka maadigaba bartey. Dad aan afartan ka yareyn. Dad daacada, dad marka horeba shaqooyin ku filan haysata oo aanay ka noqon xilku hunguri raac, dad qabyaalada ka fog

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 12 วันที่ผ่านมา

    qabiilka Allah ba sameyay inagu ma samayn mana joojin karayno wana wax la isku garto maha wax marwlaba lagu dhaqamo waxa lagu dhama marka magta la bixinayo aama qof rerekiisa u baahda ama dagal dhaco isu hiiliyaan maxa kle qabil sameya qabayalda ka hadla qabiilka maha xaalka halkasan idinka hadhay gabadha suaalka waydiinaysa inta wa noo mar kale wad dheeraysen sheekade

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 12 วันที่ผ่านมา

    Aqoonyahanadiii somaliland
    No more qabiil anyway

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 11 วันที่ผ่านมา

      Only isaaq .hurdadha katoos

  • @LUQMAANMUSE
    @LUQMAANMUSE 12 วันที่ผ่านมา +1

    ​​Sadexda mazul aad baan u Mahadasantiin. Dhanka dhalinyarta waxaad moodaa inaaney khudbada aad u dhuuxin inyar mooyaane , oo su'aalaha sidey u weydiinayaa ayaad ka fahmeysaa.Hargeisa Debates Aad ayaad u mahadsanid ! , Dood abuur loo baahnaa ayaad qabateen .

  • @AbdiHassan-lj4dn
    @AbdiHassan-lj4dn 11 วันที่ผ่านมา

    Maxaa diidaya

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 12 วันที่ผ่านมา

    Somaliland maxad uga boday

  • @daadahmed9197
    @daadahmed9197 12 วันที่ผ่านมา

    MMTV qaran dumis

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 12 วันที่ผ่านมา

    waa mawduuc loo baahnaa

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 11 วันที่ผ่านมา

    Miyaanay dhici karin xattaa anoo qabiilka siiyay waziir inaan haddana qof aqoonle aan qabiilkaa ka dhex raadsado

  • @FaysalCabdiFaarax-k8d
    @FaysalCabdiFaarax-k8d 12 วันที่ผ่านมา

    Awrku dhinacbuu ka raranyahay Dhex maaha madashu

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 12 วันที่ผ่านมา

    dadka osmaliland qaar baa kibr walaya somaliland way wanagsan tahay arimahedan inta badan way saxan yihin calamka kale hada aragto cadalada taala somaliland maba taalo markan madaxwaynaha soo baxay isago cayaay dadkisii oo leh ayda bisadaha cuntan oo leh meeshadsi wa meeshii qashinka oo umadiisi kala faquuqaya oo xin samanaya xasidniimo waa ayaay doorten eeg idinka wadanka yar shalay la smeyay ee wasiir walaba la idin dhiibay meel walaba la idinku aaminaya bad yuusaysan waa beelaha darafyada la shegayo walahay abaal malaha somali anigu waan la yaba dumarka ay xquuda u rabto may dorotan dowladaha wawayn sowtan laba dumarka ka tarmay markan intasoo boqool sano soo jiray labadiiba wa la riday why dumarka dunida odhan bay wax la qaban maraka dumarkan waxna leeyahay iska fadhisita hadii wax la idin dhiibo inadba raga isku dirtan ba alaga yaba horta diinta dabkha ha idinka muuqqato in la diin doorto
    dagada aduunka in dumar ka danbeeyen ma ogtahay in jamacadahana dumar ka danbeyay ma ogtay dumaru wa qadhadh iyo macaan meel ku wada yaaa marka dalku cagahiis isku tago wixi nool way tartami matnta maya nagwaalayba hadan wsiir lagu siiyo wa ok hadii kale miya iska naso madaxwyana ma noqonayside dunidan walatay kama dabalanaaysid wayo nag kale aya faraqa kugu dhegi adana wad xintami dunida rogaysan marka arimaha bulshada iyo meelahahsisi wasiir iyoka qata hadi ilahay idinka siyo mana aha ma mamauuli kartan ee waaydan is aqoonsanay dumarow ragauna idima aqoonsan

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 12 วันที่ผ่านมา

    Dad aqoon madiya leh ito aqoon udhalasho soo xula oo dhagasta io dhuuxa dooda su alana ka keena

  • @xadiohodan
    @xadiohodan 12 วันที่ผ่านมา

    microphone iska hagajiya marka xigta dood fican weyan

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +2

    Wadani ma is bedel doonbaa??? Maya waa Is Del Del Doon.

  • @HamdajibriiLAhmed
    @HamdajibriiLAhmed 12 วันที่ผ่านมา

    Madaxwaunaha la doorto 13 november 2024 maxay tahay in uu qabto ee lan,aanteed somaliland jiri karin ayay doodu ahayd.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 12 วันที่ผ่านมา

    gobalda dhexe doood ban ka qaba gobolkee ayaanu deganayn isaaq maxa dhexda la igu shegaya ma gobaladayda la siianaya dad kale
    P M doood baan ka qabaa ma sida sSomalia inaga dhigaysan iyadana waxad doonaysna in malin walba madaxwaynaha iyo PM is qabsadan
    saami qaybsi hadii dastuurka loo turo hadaba belaha darafyada ee laleyahay ha loo furo iyaga hela sed bursi mar walaba wasiirada iyga hela madaxwayne ku xigen iyaga hel kun magalo ka dad badan baa jiran helin
    ina jirde ma fedral buu inagu wada tolow sheekadan uma boqon aigigoo qoraya ma federal buu nagu wada ayayba afkiisa ka soo baxday wa arin shaki kenaaysa ma nihin federal beennta joojiyaa nagamana dhigaysan
    federal ma nihin dagaalka aduunka ayuu keenya dadkeena way is dhex yaalaan hadhow kala sheegasho imanaysa gelayga daqaya iyo soo degi maysid ba dhacaya feereal ha ka fekirin hadadan doonayn sheeko reer xamar iyo wixi la idinku xamaanayay jooji federal somalia ba uga ducayna oo hada iska bedelaya makay ku khaseen naga jooji fedral iyo waxas fdadkayg aax meeshay doonan bay degi karan ha kala qoqobin ina jirdow
    waxaan la yabayaa reerahan cabanaya markay yimdan waa in degamo walaba waxay helan helan
    mid kale waxan layabay waxad ledihin arimaha gudaha xumaday arimaha gudha madaxwyane aan xiligiisa wax dhicin ma jiro Ahmed silanyo ila cabdi rahman mid walbana wa xalilaay mushakaladihi muuse xaliwayay arimaha debadana way xumaden inad ka reebtan waxad diidaysan in laga hadlo why
    fedral iyo P M wwaxay i tusaysa inaad xamar la shaqynaysan malaha wadani wuu ka tegay odaygan ina jirde mise weli ka mid yahay in kastu rayigiisa u xor yahay hadna wa gef wayn oo somaliland dhex kenayo PM iyo iyo fedral inuu yidhahdo wanu nahay ama aan samayno wa denbi uu ka gelayo dalka
    reeraha n maqan iayga saxiga keenaya wa lala hadlay balaamo badan bay galeen axdi way jebiyaan marka iyagu gunta ha soo taabtaan mar kalena ha lala hadlo haday wax ku qadan waayan weligoodba iyaga saxiga keeni wadankasta wuu haysta meel diidan oo yuusta ha iska yuusan dee haday diidan nabada
    aduunko dhan way jirtaa in la is qabayaldeeyo somaliland ba ugu qabyaldd yar aduunka sababto ah wad arkaysa beelaha cidhifyada shegaysan baa lo sed buriya aduunka taas ma jirto
    dowlada manay lahayn dad la sxisabtama oo eega dhaqlaha wadanka halka uu marayo iyao sida uu u baxayo shilin walaba lama ogaankaro miyaa
    jow gobaolnimda gobalka sarar iyo gebilay wa geed ka goan hada samayn waydan reer wadaniyow waad dhacaysan sidii muuse walee waa khayinimo reer baa degan gobolka sida lagu noqda shuruudo leedhay yaaan la diidin shuuurdha wa khasab gobolka sool galbeed idin dafaya inaad siisan gobolnimdooda hadii kale wa idinku soo daynayna cadowga walaida wadan ma fahmanee kuwan ma fekeri cabdi rahman bay ku hadlayan mise iayga wata waxan

  • @GuxayeGarmaqate
    @GuxayeGarmaqate 12 วันที่ผ่านมา

    Hees calan in loo istaago ma saxbaa??

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dawladnimada Somaliland lama doonayo. Dumiya. Dalfac waa runtii. Dumiya. Caawa yaanay Somaliland ka danbayn.

  • @EdmanEhlen
    @EdmanEhlen 11 วันที่ผ่านมา

    Qorshahad ka leedahay barmaamujka waxay ka koobantahahy waxaad waydiinaso dadka adaa xalad abuuraya wariye qorshe kanbayn kujira oo cid ushaqaynaya baad tahay
    Dalkuna xaalada kala qaybsani eed sheegasa een ahayn ka xisbiga wadani qabyalad layimid mooyane ma wax kale ayaad haysaa ? Waa is fahamsanahay

    • @mome_film
      @mome_film 11 วันที่ผ่านมา

      ADOO KALE INTAAD DALKA NALA JOOGTO SOMALILAND CAADI NQON MAYSO

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 12 วันที่ผ่านมา

    wax in la soo copy greya ma xuma nebigeena wuxu yidhi cilmiga doonta kula china u aadan markaa hada wax wanagsan araagto wa la copy gareeyaa galadan aad arakaysaba way copy gareeyaan waxii ay arkan wanagsan ilaahhow ma ilmoyar ka copy gareyaan wixi sax kula muuqda wa la copy greeyaan manta dastuurkeena mid fiican maajiro

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 11 วันที่ผ่านมา

      XADIISKA AAD SHEEGTAY NABIGA KAMA SUGNAANIN BAADHIS KUSAMEE, WAANAD MAHADSANTAHAY

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 12 วันที่ผ่านมา

    Xaar ku caqliyaystay Malcaamad Quraan!! Xaar foqal xaar! Reer miyi!!

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +1

    Muwaadin waligaa ogow MM TV ma wado danta dadka reer Somaliland. Cadow ayuu ku xidhan yahay. Maaha dhex dhexaad

    • @farhanahmed-ii2lk
      @farhanahmed-ii2lk 12 วันที่ผ่านมา

      Cadaw aan xukumada dhacayasa ahayani ma jiiran marka ruun la donayo
      Xukumada fashilantay
      Waxay ka gubata dhalisa ay tabainayso
      Warabahiintu
      Xaq ayay uledahay inay
      Saman iyo xumanba so tabiso
      Haa guban cadw an jiirina haa sheegin
      Adigo iska indha tiraya
      Dhaqamada xukumadan
      Wakhtigedu dhamaday ee dalka iyo dadka la qaybiyo lana kala fogeyo
      7 sano ee xukumadasi jogtay
      Umada waxa loqabtayana oo loshegaya ma jirot
      Ina wax laqaban donan lo shegimayo
      Cunfi iyo nacayb moyane
      Allle muuse iyo xukumadisa bila tayada hana dhafiyo

  • @daadahmed9197
    @daadahmed9197 12 วันที่ผ่านมา

    MMV waa qarin dumis

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 11 วันที่ผ่านมา

    Maanaan fahmin Su'aashan iyo Mawdiican shaki gelinta ah waayo Mawdiuca iyo Su'aasha MM tv yow Aad soo dhigteen Ee shakiga Abuuraysa waxaa ka Ratib maysa Ama ka dhalaynaysa Su'aal idinka idinku soo noqonaysa Oo ah Idinku maxaad ogtihiin Ee ay Doorashadani kaga duwan dahay Doorashooyinkii Dal kan iyo Dad kiisu Sanawaad ka soo geli jireen ?
    Idinka Oo MM TV ah Oo Mawduucan shakiga Xambaarsan Barnaamijka nooga dhigay ayaa ay tahay in Aad ka jawaab taan waxaad kawadaan su'aashan iyo Mawduuciinan shakiga Abuuraya halka Aad ka keenteen ,
    becouse your program is a look like a bad behavior and also a Stupid action that you do .

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +1

    MM TV maaha dhex dhexaad waxaad na soo hor fadhiisisay kuwii dalku ka socon waayay ee Cadowga la saftay.

    • @fuaadaadan9646
      @fuaadaadan9646 12 วันที่ผ่านมา +1

      Cadawga yaad u taqaana caqli xumantada heegoy

    • @abiibabiib4108
      @abiibabiib4108 12 วันที่ผ่านมา +1

      Cadowga Somaliland waa Somalia-Talyani iyo waxa u adeego iyo Kuwa Sharciga Somaliland iyo Dawladnimada mar walba aan wanaaga ku taageerin . Halkan Awdal Qabiil kuma hayno. Midnimo, Midnimo iyo Qaranimo . Heego Jig jigay joogtaa Faqiirow.

    • @farhanahmed-ii2lk
      @farhanahmed-ii2lk 12 วันที่ผ่านมา

      Kaligi muwadinow cadow an xukumada ahayn dalku malaha xukumadas liidata iyo madaxdeduna wa allle mahadi hadu wakhtigedu dhamaday

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 11 วันที่ผ่านมา

      ​@abiibabiib410😂😂😂8