DEG DEG, Maayir ku xigeenka Hargeysa oo war soo saaray.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 183

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 วันที่ผ่านมา +12

    Masha allllah guuul hargaysa guuul ilaaaahow barakeeee rabow hargaysa hagaaaji❤❤❤❤❤

  • @haboonadan
    @haboonadan 3 วันที่ผ่านมา +15

    Mayor ku xigenku sifican ayuu uu hadlay. Alle ha ku barakeeyo

  • @ahmedabdi8843
    @ahmedabdi8843 3 วันที่ผ่านมา +3

    Samca wa daaca Maayar ku xigeen thanks bro aqoon baad hadazhay mashalah

  • @MaxamedCishqi-o4q
    @MaxamedCishqi-o4q 3 วันที่ผ่านมา

    Guulaysta waan ognahy waxqabdkiina mansha allaah alle haydin barakeeyo if iyo aakhiraba aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤

  • @hassanbarud
    @hassanbarud 3 วันที่ผ่านมา +7

    Maanshalah wiil fiican waa qof wax bartay oo fahansan qiyamka iyo waajibka haysta ee laga rabo

  • @FarhiyaHuseen-i6p
    @FarhiyaHuseen-i6p 3 วันที่ผ่านมา +4

    Masha allah alla ha idin xifdiyo dadkeenu tuuga ma eryadan qofka fiican ayay indho quraanjo u leeyihii

  • @gsm8691
    @gsm8691 2 วันที่ผ่านมา

    maasha allaa guul iyo gobanimo

  • @CabdiAsad-x6o
    @CabdiAsad-x6o 3 วันที่ผ่านมา

    Maan,sha,allah mayir xigen allah haku xifdiyo runbaad sheegtay

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 3 วันที่ผ่านมา +5

    Reer hargaysa baryahan danbe qabyaaladii ayaa kusoo badanaysa oo waxay noqotay laba daamood, war isla yaaaba oo xishooda reer hargaysow oo mayirka iyo mayir ku xigeenka hayskudirina.

  • @MohamedShide-r3d
    @MohamedShide-r3d 3 วันที่ผ่านมา +2

    Masha alla mayir si wacan baad u hadashay shukran

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaynu diyaar unahay dhamaan inaa dhisno caasimad insha allaah

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 3 วันที่ผ่านมา +3

    Dadka qalbiga xun ee umada uskudhifanaya ilaahay mamooganee wuu daalacanayaa mahadsanid maayir kuxigeen❤❤❤❤❤

  • @yusrayami
    @yusrayami 3 วันที่ผ่านมา +7

    uf qabiil ka anaa leh❤😢 hala ogaado cashuurtu waa wajib waa xaq ku ku lee yahay dalku🙄

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 วันที่ผ่านมา

      Waxa aan huba in aad tahay kuwee shalay qabiil wax raadinayay

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 3 วันที่ผ่านมา

      Xaqiiq maantuu miyirsadqy hadaanu doonto shut up ayaanu ku odhane maxaad ka badalikartaa

    • @yusrayami
      @yusrayami 3 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@nuurnuuraan8624 qabiil haduu wax taryo hore wax tari lahaa wadnku u ma baahno qabyaald ee dad ku waxy isku dhaafeen cilmi😒

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 วันที่ผ่านมา

      @@yusrayami u sheeg cade gude

  • @saynabahamed7148
    @saynabahamed7148 3 วันที่ผ่านมา +4

    Mayirka iyo mayirku xigeenka waa laba geesi❤

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 3 วันที่ผ่านมา +3

    mw muse ayaad sidaad u soo jiidayseen
    baad dhulka dhigteen m moogana ha jiidina daaya mayarka alla ha idinlaqabto waa dadaalaysaan guulaysta

  • @Maxamed-k5t
    @Maxamed-k5t 3 วันที่ผ่านมา +2

    Maanshaa allaah guul iyo gobanimo

  • @alxadiischannel
    @alxadiischannel 3 วันที่ผ่านมา +1

    Annagaa diidnay hada inaan Bixinno .ka bax Adeer

  • @AbdilaahimaxamedroobleBudhle
    @AbdilaahimaxamedroobleBudhle 3 วันที่ผ่านมา

    Mash allahu moyer waa sii fican casbuurta wan bixinaynaa insh allahu

  • @khalidmaax6712
    @khalidmaax6712 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maayar kuxigeen waad mahadsan tahay dadka yaryar ee maangaabka ah waxa kabadan inta waxqabadkiina taageersan hore usocda.

  • @burjilibax
    @burjilibax 3 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah
    Geesi geesi dhalay

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 3 วันที่ผ่านมา

    Waa runtii, halmar lama wada qaban karo shaqada intaa leeg, ❤

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 3 วันที่ผ่านมา

    Maayar iyo Maayar Ku Xigeen Wanaagsan oo Ehlu Diin ah oo illaahay ka Baqaya ayay Hargeysa Haysataa oo Noocooda oo Kale aanu Waligii Hargeysa soo Marin oo Magaalo Waliba Jeclaan Lahayd inay Hesho oo Dalkooda iyo Magaaladooda Jecel oo Mustaqbal Fiican iyo Waxqabad la Raba iyaguna aan Shilin Ka Qaadan oo Xitaa Mushaharkooda Ku Dara Waddooyinka iyo Waxqabadka ay ka Wadaan Caasimadda Xataa Shiidaalka Dawladda Hoose kuma Shubtaan Gawaadhidooda Hal Littir-na Ha ahaatee ilaa Maalintii La Doortay Bal Soo Eega Dugsiyada Hoose Dhexe ee Caasimadda oo Hore u Dayacnaa jiray siday ka dhigtay Dawladda Hoose ee Hargeysa, Saldhigyada Booliska ee ay Dhiseen iyo Kuwa ay Dayactireen, Xarumaha Caafimaadka ee MCHyada loo Yaqaano ee ay Dhiseen, Wadooyinka Tirada Badan ee ay Degmo Kasta oo Hargeysa ah ka Sameeyeen Waddooyin Cusub iyo Wadooyinkii Hore oo ay Dayactireen, inta Dhimana Way soo Wadaan oo Way Dhisayaan ee is Dajiya, il Siyaasadeed Dadka Ku eegaya ee Ku Weeraraya Waa Xurguftii Doorashada taana Waa laga soo Gudbay oo Ragii Tartamayayba Way isu Haneeyeen ee Waa Maxay Dadkan Caloosha Wax Ku Hayaa Miyaanay ahayn Qaar Cafiska yaqaana oo u Danaynaya Caasimadda Hargeysa iyo Horumarkeeda, Waxaan Leeyahay Shabiga Somaliland iyo Shacbiga Caasimaddaba is Wada Cafiya oo Wada jir ula Shaqeeya Masuuliyiinta inagoo Danta Dalkeena iyo Magaaladeena iyo Harumarka eegayna, Mise Waxaad Doonaysaan Kuwii Cuni Jiray Cashuurta Ummadda illaahay ka Baqa, Maayarka iyo Maayar Ku Xigeenka Joogitaankooduna Golaha Deegaanka ayuu Ku Xidhan yahay iyo Wakhtigii La Doortay oo Dhamaada Labadaasina May Dhicin Markaa Dadku Hayska Nastaan imikaan Doorasho iyo Buuq Ka soo Baxnay imika Waa Xiligii Laga Nasan Lahaa Siyaasad iyo Waxaas ee Horumarka iyo Waxqabad laga Hadli lahaa Dhalinyarooy Caqligiinu Ha Toosnaado ee Qalooca iska ilaaliya ileen Waxaad Soo Qorayso iyo Ujeedadaadaba illaahay Wuu Ogyahay oo Qiyaamaha Waa lagaa Xisaabine ee aakhiro u Tudha Comment Kasta oo Been ah iyo Qof Cay ah Qof Nacayb ah ama Qabyaalad ah Waa laguu Qorayaa Dambiyadaas Maalin Walba imisa Comment oo Xun oo Shar ah oo Dad kala Qaybin ah oo Xumaan abuur ah ayaad Qortaa Mise Qaar Wanaagsan oo Run ah oo Daacadnimo ah oo Dad isu soo Dhawayn ah oo Alle ka Baqad ah oo Khayr ah ayaad Qortaa Dhalinyarooy Social Media-hu Naar yaanu inoo Horseedin ee Janno aan Ku Raadsano.

  • @MaxmuudXareed-r9t
    @MaxmuudXareed-r9t 3 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah madax sare si fcn ayaad u hadashay

  • @nagiibibraahim1483
    @nagiibibraahim1483 3 วันที่ผ่านมา +2

    mayar ku xigenka waa runti ✅️

  • @NaciimaMaxamuud-rk9ct
    @NaciimaMaxamuud-rk9ct 3 วันที่ผ่านมา +4

    Masha allah hadal wanaagsan tahay ❤

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah rageedii baa Hargeysa u soo baxay. Alle ha barakeeyo ha lana garab galo waa hawl Culus duqa iyo ku xigeenkaba. Waa gob guni rifay.

  • @cumarabdirahman934
    @cumarabdirahman934 3 วันที่ผ่านมา

    Buuraha in lafuulaana waa dastuuri

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 3 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry sxiib masuuliyada lama lihid Maayir Mooge!☹️☹️☹️☹️

  • @ladnaabdilaahi1200
    @ladnaabdilaahi1200 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa siciid xildhibaanku ❤❤❤💪💪

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka xun ee ceebaynaya caasimada ilaahay haynagaga filnaado ii masiibada haku koobo gondohooda waashakhsiyaad aan rabi ka xishoonayne

  • @prosl11
    @prosl11 3 วันที่ผ่านมา

    Mayor ku xigeenka jileecsan waar maxaa degaanada sacad muse loo qabtay ?

  • @AyanMuse-x5x
    @AyanMuse-x5x 3 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka Xabsi guriga ku jiraa fadlan magalada ha u soo baxaan oo wax qabadka fiican ee ka socda ha soo indho indhayaan ka dibna ha ka hadlaan waxa la qaban wayey iyo sababta lo qaban waayey.

  • @Gaani-v7m
    @Gaani-v7m 3 วันที่ผ่านมา

    Qolka dacaamka iga hor kici ku dheh bakhti jiidaw adeer

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mnsha alla kuwa bilaa caqliga ku biya caba

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 3 วันที่ผ่านมา +5

    Ragan waxa lugu haystaa maxaad cashuurta u cuni waydeen bal adba 😂 waxaan kula talin lahaa in ay is Casilaan

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 3 วันที่ผ่านมา

      ma cashuurbee wax kuqabtaan

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 วันที่ผ่านมา

      @ ishaa macalina hadaynu wax walba qabyaalad ka dhex eegno waa mushkilad , Somaliland halkaa waxay ku soo gaadhay isu tanaasul adna waad ku faa‘iday nin kastaana reer wuu leeyahay yaan la ilaabin

  • @Businessflip
    @Businessflip 3 วันที่ผ่านมา

    19 ka miliyan maad cusbitaal ku dhistaan horta

  • @HasanJamac-q6o
    @HasanJamac-q6o 3 วันที่ผ่านมา

    Diidi Mayne degmo kastaa waxad lasoo baxdo haloogu
    Shaqeeeyo

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 วันที่ผ่านมา +2

    Gobinimo sidasi waa inaad thistaan wadooyin waawayn ee sida 150 si ay magaladuna uqurux badanaato

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 3 วันที่ผ่านมา +1

    Garxajis 9 milyan ha bixiyo habar -awal 10 milyan bes intaasaa wadada lagu dhisayaa

  • @XaashiAxmed-wv6cd
    @XaashiAxmed-wv6cd 3 วันที่ผ่านมา

    Maayir xigeenku waa fiican yahay, laakiin mooge waa qzbyaaladiiste uraya uf

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 3 วันที่ผ่านมา

      Maayarku waa reerka kale ku xigeenkuna waa reerkiina.

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 วันที่ผ่านมา

    kalyihiibaa na xanuunaya sidaanu kolba god wadada dhaxdeeda gaadhiga ugu dhacayey. yeelimeyno cashuurta wadooyinka maxaaloogu dhisiwaayey .

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 3 วันที่ผ่านมา +1

    Udgoon Qabiilka ana leh. Shalay markan kursiga ku fadhiyey hadday Qabyaaladu wacnayd. Maanta ayay Xumaanin. Joojin mayno. Waxad doonto dheh....

  • @dacar2345
    @dacar2345 3 วันที่ผ่านมา +3

    Kaamaan filayn habrashadaa

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 3 วันที่ผ่านมา +2

    Oo hadaan cashuurtayda wax la iigu qaban waayo aan u bixinayaa ,markan bixiyo waxqabad ayaan kaaga fadhiyaa

    • @fatimaahmed407
      @fatimaahmed407 3 วันที่ผ่านมา

      Dhaaxay magalada intiina uun dhismaysay wa markayagi markani

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 3 วันที่ผ่านมา

      @@fatimaahmed407 dee haday tahay markiini bilaash wax laguma helo xisaabi xil ma laha hadaan la xumey wixii dakhli idin soo gala uma baad xaq u leedihiin sidaa u ogow oo ku,biyo cab xoolo baadii ma jirto

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 3 วันที่ผ่านมา

    Raali ahaada
    Waxa qeylyaya waa xaafad rabta in abid kelideed uun loo shaqeyo

  • @Ahmed-q5d2n
    @Ahmed-q5d2n 3 วันที่ผ่านมา

    Tuugada Mr Qiiro miyaad kula socota. Xisaabtanka waad diideen lacagtiina waad xadeen oo v8 ayaad ka iib sateen. Qabyaalada Mr Qiiro ayaa wada adeer niicda nala dhaaf😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 3 วันที่ผ่านมา +3

    Asc walaal rabigii ku abuurtey adiga iyo inta aad wadashaqysaanba hadin xafido way muuqataan sida aad u shaqaysaan waan idiin ognahay waadna guleysateen waadna guuleysandoontaan waayo sharaf iyo dadaal ayaa idinka muuqata

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cashurto waa in ay isleekato dagmooyinka

  • @mahadcawil7853
    @mahadcawil7853 2 วันที่ผ่านมา

    Muna faqin.aya wada waxan isku diir bulshoy.xishoda

  • @haboonadan
    @haboonadan 3 วันที่ผ่านมา +7

    Reer kulmiye marki ay dhaceen ayay cadhadi kula dhaceen Mayor mooge. Lakin Waxan odhan laha mucaridnimada soo barta. Oo ha ku qarinina dhawici idinsoo gadhay.
    Mooge cadawga ma cilbaxo❤❤🎉🎉🎉

    • @faryarmuusa9323
      @faryarmuusa9323 3 วันที่ผ่านมา +2

      Kulmiye ku wasyee mayir xaashish ina qiri usheeg inu dariqyada hagaa jiyo nacadasha qabilista ah wallahi bishan inaan cashur wax la dhaho bixineyn nacalabu aslak

    • @muwahibnasir5733
      @muwahibnasir5733 3 วันที่ผ่านมา

      reer kulmiye meey dhicin ee muuse wuxuu utanasuley inaderkii ciro adigu dadka dadka iskudira ayaathy ee ilaheey unoqo namiimiyuhu waa xabada naarta

    • @haboonadan
      @haboonadan 3 วันที่ผ่านมา

      @ Wan af xidhane. cil uu dhimo oo hostada ma dhafto.
      Insha Allaah.
      Mooge cadawgi ma cil baxo. Ma xishooto walasha ayaa sariirta jiifta.

    • @M3ad45
      @M3ad45 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@faryarmuusa9323 warya ma waxad rabtaan inad sidi afwayne noqotaan o idinkun madaxtoyada haysataan..haday sida tahay wadanka kala qaybiya o qabilkasta dhulkisa ha qato hadal badan Loma bahna🤷🏽‍♂️

    • @haboonadan
      @haboonadan 3 วันที่ผ่านมา

      @@muwahibnasir5733 ma musa tanasula. istaghafirullaah. Miyad ilowday. Anoo wax dili kara duco qadan maayo. Guldarada waxad uu taqanan doqonimo. Qira ama ha qirina Waa la idinka badiyaay. Codadka ay kala heleen soo eeg horta. Marka ila dood.
      ilen ceeb loma dhinto. Dhicitankina been Ayad ku darsateen.

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 วันที่ผ่านมา +1

    Gobanimo reer Hargeisoow dadka dalka uugu ilbaxsan ayaadtihiine sharafta caasimada dhawra

  • @ZushoAli
    @ZushoAli 3 วันที่ผ่านมา +1

    Moga no bilcey waxan an bixineyno ma jirto

  • @basbaas12
    @basbaas12 3 วันที่ผ่านมา

    Horaa loogu kala abtiriyay oo loo kala qaybiyay oo cashuuraha inaan la bixin loogu baaqayay oo loo sheeganayay ee haku daalin adeere iska naso.
    Xaafad kastaa waxeega wax ha loogu dhiso.

  • @sarahmohamud177
    @sarahmohamud177 3 วันที่ผ่านมา

    Gabay garan maysid ee iska aamus.Sacad muuse isagaa dadka ugu liita adigaana kaw ka ah

  • @Gaani-v7m
    @Gaani-v7m 3 วันที่ผ่านมา

    Neefaw degmooyinku si isku mid ah in wax loo gaadhsiiyaa maaha mid sinaba u saxsan xaqna maaha waxa xaq ah in degmo kasta 500 slsh ee laga qaado inay iyada danaheeda ku noqoto wllhi ma cashuur soo qaad bay ku idhaahdeen xisaab xidhadii 4 tii sano ee aad joogteen ayaa lagaa rabaa inaad noo keento degmooyinka lagaa soo doortay ayaan kugu sugaynaaye haddii kale qolka dacaamka ee lagu ag dhigay iska fadhi

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 3 วันที่ผ่านมา

    Saylici muxu yidhi adeer cashur ma bixineyno ila lala xisabtamo mayor cayayaan.

  • @AbdalahKalil
    @AbdalahKalil 3 วันที่ผ่านมา

    Golaha deegaanka hargeysa iyo maayerkuba way shaqeeyeen ee kuwa somaliland sheegta ee oromada la qarameeyay ahi ha ka daayaan xagxagashada maayarka hadii kale halkii ay ka yimaadeen ayey wlhi ku noqonayaan
    Insha Allah

    • @NacimaYonis
      @NacimaYonis 3 วันที่ผ่านมา

      Neefyaw qaramayna garanmayside umada ka fadhiiso ina mooge meherad hooyadi leedahay ma jooge cashuurti dadwaynuhu biishadaye wa lala xisabtamaya laga ma hadhayo

    • @AbdalahKalil
      @AbdalahKalil 2 วันที่ผ่านมา

      @NacimaYonis inaad oromo tahay waxa cadaynaaya sidaad markiiba uga soo jawaabtay commentigaygii mida kale hadaad cid la xisaabtan kaa dhab yahay maxaad ula xisaabtami wayday kii caloosha joonyada ku sitay ee xoolaha umada ku guran jiray waxaan filayaa inaad ka midtahay kuwuu maayer mooge cuna qabaytaynta xoolaha umada ka saaray naa waataad ku go'daa inaanad koobshaaha oodanbe ka cabaynin xoolahashacabka urayso

  • @baashe09
    @baashe09 3 วันที่ผ่านมา

    Maayar Mooge Waan Qirayaa Wax Qabadkiisa kolay se Maan Jeclaysan Qaabkii uu u Ololeeyay oo uu Ku Muujiyay Midabkiisa Dhabta ah marka waxa u Fiican inuu u Dalaco xaga Siyaasadda Wasiir ha Noqdo Wuu la kufay Duqnimadii la Ogaa oo Gorayo Haad Noqotay

  • @mowuildmeash9106
    @mowuildmeash9106 3 วันที่ผ่านมา

    Cidii lahayd 7 sano garxajisbaan ahay maxaa la odhanayaa

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale 3 วันที่ผ่านมา

    waxan xoolaha ee odhanaya cashuur bixn maayo oo doorasha la igaga aadkaadey maxay yihii????

  • @ahmedmahamed-y1f
    @ahmedmahamed-y1f 3 วันที่ผ่านมา

    Wadadi koodbuur iyo tii xawadle iyo tii boqol iyo kontonka

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 3 วันที่ผ่านมา

    Indeer cadaalad sameya hargeisa wad aragtan sidu ina mooge reerkoda udhise bal soo eega dhanka dantayda wadada 150ka haw horeyse

  • @sayidcabdi3509
    @sayidcabdi3509 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maayir qiiro mee caashuur mavjirto dhe reer hargaýsow😂

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 3 วันที่ผ่านมา

      Cid diidi kartaa majiro kaa hadlaya ayaa kasoo qaadaya hadiie waa baxayaa laftiisu

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale 3 วันที่ผ่านมา

    qasab iyo sandule weeye cashuurtu maayir ha u jooojin waxaas

  • @abdilahimoge1092
    @abdilahimoge1092 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mayorkuxigeen. Cashuurtu waa waa waajib. Ogoow xaafadwalba waa waajib in cashuurteeda wax loogu qabto.

    • @faryarmuusa9323
      @faryarmuusa9323 3 วันที่ผ่านมา

      Bishan maba bixiin cashuur , gurigeyga dariqa mara wa wada biyo 😂 ninki cashurta buud ayanu ku eeryanay wallahi asago kabna laadladinaya kabna sita ayu cararey 😂😂😂 kalaya so noqda baal

  • @zuhaip8551
    @zuhaip8551 3 วันที่ผ่านมา +1

    H.siilkeegiii Kaalay cashuurta iGa Qaad dee H.awal baan ahaye👌😂

    • @Nature516
      @Nature516 3 วันที่ผ่านมา

      Isba waa habar awal muuzow mayskaga dhawaaqe.bulshoy soo bixi cashuurta 😂😂😂😂

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 3 วันที่ผ่านมา

      Miyaa laga baryaya inta lagaqaado aya waliba dabada lagaa laadaya😂

    • @zuhaip8551
      @zuhaip8551 3 วันที่ผ่านมา

      @@Nature516 isaga iyo wixii cashuur doonayaba gacanta la marinaya wlhi😂😂

    • @zuhaip8551
      @zuhaip8551 3 วันที่ผ่านมา

      @@Mo_Daud.2 dee kaalay iga qaad wayehe😂💪

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 2 วันที่ผ่านมา

      @@zuhaip8551 isug Aan suudhka sooxidhee😂

  • @SAKARIYEXUSEEN-y1d
    @SAKARIYEXUSEEN-y1d 3 วันที่ผ่านมา

    Maaykr wax qabadkaagu ma daan kaliyaa
    Kuwa kale na ma tgba
    Cashuurta hadaan waxba loogu qabanayn baba diidaqn

  • @dacar2345
    @dacar2345 3 วันที่ผ่านมา +2

    Ul baad noqotay khadarow

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 3 วันที่ผ่านมา

      De cashuurta kordhi hore haloo dhisee ama intiina caadiga ah bixiya o suga rerkulmiyow😂

  • @au2262
    @au2262 3 วันที่ผ่านมา

    West-Hargeisa Dawlad Hose uu gaar ah coming soon…

    • @M3ad45
      @M3ad45 3 วันที่ผ่านมา

      Warya hadalkini ba batay burburiya sland qufkastana dhulkisa ha qato madaxxanuun ba wadane🤷🏽‍♂️

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 3 วันที่ผ่านมา

      NIN XIL QAAD EED QAAD, BAL NIMANKAA WAXA CABAAD KADHACAYA DHAGAYSTA

  • @abumohameddualeh2219
    @abumohameddualeh2219 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waar dhegeyso:
    1. Cashuurta ma bixiyaan degmooyinka koonfurta HARGEYSA ee ka soo qaad
    2. degmo kasta waxa ay baxsato wax ugu qabo,
    3. La xisaabtan ragga meesha wada joogtaan, ha noqonin mid Reerkiisa loo soo diro, NACAS

    • @M3ad45
      @M3ad45 3 วันที่ผ่านมา

      30 sano uun baynu sida isu aryanayna o qabyalad ka shaqaynayna ka waran inaynu qabiilkasta dhulkisa qato oo aynu kala raysano🤔

    • @abumohameddualeh2219
      @abumohameddualeh2219 3 วันที่ผ่านมา

      @
      Maxa ku jira in cashuurta iska bixisaan?
      Mise, marmarsiiyo ayuun baad dooneyseen oo meel baad ku socotaan?

    • @M3ad45
      @M3ad45 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@abumohameddualeh2219war hadano mel u socono idinka baqi mayne maxad imika u bilowdeen boxing mayno cashor..afwayne maxa kana dowantihiin .idinkun ba raba inad xukumtan sland marka laydinka badayana wa xanaqaysan oo sidi ilma yar bad odhanaysay wan kharabinaya hadi an idinla ciyari wayo..wadankan sland dadkedo dhan ba led qabil kastana wa in lo dhibo madax toyada hadaydan sida rabin qabilkasta dhulkisa ha qato wuxu donayo ha ku samsysto

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale 3 วันที่ผ่านมา

    oo waxay rabaan in kaligood looo shaqeeyo ala caqli xumaaa ma xoola wuxu

  • @Maxamedjamac-nq9gp
    @Maxamedjamac-nq9gp 3 วันที่ผ่านมา

    Maayerku bariga magàalada ayuunbuudhisaa maxaa udiiday galbeedka magaalada. Waa qabyaaladayste daantiisa ayuudhisaa addingun buudhisaa.

    • @M3ad45
      @M3ad45 3 วันที่ผ่านมา

      Marki hore maxad waxa u odhan wayden mise waxad donaysan inay idinkun wadanka xukuntaan🤔

  • @MaxamedMooge-tv2vh
    @MaxamedMooge-tv2vh 2 วันที่ผ่านมา

    Maayar kuxigeen hadii intaa laguu soo dhiibey oo lagu idhi reerkiinii la soo hdala, hdaad adigu daawada ka tahy nin gurigiisii hagaaajisanya anaku daawa mayno 3 sanaad jogtee waxii aad qabteen ee aana fhameen 5 km meelo koban ohadana dib u godey , sheeg waxad daantan ka qabteen

  • @xariircabdilahi3779
    @xariircabdilahi3779 3 วันที่ผ่านมา

    𝒎𝒂𝒔𝒖𝒖𝒍 𝒄𝒂𝒒𝒒𝒍𝒊𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒙𝒊𝒇𝒅𝒊𝒚𝒐

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 3 วันที่ผ่านมา

    carabow anaga hanoo hanjabin hana noogu sheekayn sheekadaa jilicdasan
    Hawshiinii bilaaba markaasaynu cashuurta kala helaynaa

  • @virtualsomaliland1086
    @virtualsomaliland1086 3 วันที่ผ่านมา +2

    Wadad 150 ayaa xisaabteeda baa la rabaa

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 3 วันที่ผ่านมา

    Maayar mooge wax badan buu qabtay e qabyaalada hala iska daayo

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 3 วันที่ผ่านมา +3

    Waa cadowga caasimada

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 วันที่ผ่านมา

    Kii mayarka ahaa meee maduu ku soo diray madaxdu haday meenalayal noqdaan shacabku maxay samayn ilahay ha lagabaqo

  • @Hiil1242
    @Hiil1242 3 วันที่ผ่านมา +2

    Dagmooyinka cashaaraha bixiya mee waxqabadkodii
    Waaanu diidnay hadii aan waxba lanoo qabanyn
    Meee amiir khan 😂

    • @CADNANCabdi-v9h
      @CADNANCabdi-v9h 3 วันที่ผ่านมา

      Hoyada karina kabuur ayuu wasaya mad ogayn😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 3 วันที่ผ่านมา

    Amiira khàn cashuur ma siinayo

  • @GuuledAakhiro
    @GuuledAakhiro 3 วันที่ผ่านมา

    RUNTII MAAYIRKU ISAGAA DADKII ISKU DIRAY WAXAA LAGA RAACAY DOORASHADII MAAYIRKA WAXAA DOORATAY CAASIMADA OO DHAN WAXAY AHAYD INUU DHAHO ANIGU WAXAAN AHAY ASTAANTII CAASIMADA SIDAAS DARTEED UMADDA DHEX AYAAN U AHAY SIDAAS AYAA SHARAF U HAYD

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 3 วันที่ผ่านมา

    Walee oo adiga maxaa laguugu qabtaa magac uyaalyohow

  • @Hiil1242
    @Hiil1242 3 วันที่ผ่านมา +1

    4sano ayaad joogtene maxaad unqabateen
    26ka juun
    Ibrahim koodbuur
    Gacan libaax
    Gacma dheere
    Intaad dhisysaan wadooyin aanay cidi marin

  • @arahmanmohamet2803
    @arahmanmohamet2803 3 วันที่ผ่านมา +1

    Meeshu wa qabyaladeysan tahay wale

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 3 วันที่ผ่านมา

    Nacasoow maxad ka qabatay shilin danbe bixinmayne kaalay dab hindhis

  • @KassimAre
    @KassimAre 3 วันที่ผ่านมา

    Hoyada. Aya bixiin cashuur adigu horta bixi. Inteey bixinaya. Kuwa kale ha bixiyaan

  • @AhmedAli-ci7he
    @AhmedAli-ci7he 3 วันที่ผ่านมา

    Garabkaaga alle gallo sifiican ayaad u war bixisey

  • @kadarmohamedalamohamed3037
    @kadarmohamedalamohamed3037 3 วันที่ผ่านมา

    Gobtu wataas ❤❤

  • @zermuniirchannel6395
    @zermuniirchannel6395 3 วันที่ผ่านมา

    Lama bixinayo nio eh 150 marka la dhiso unba bixinaya wx ka dambeya un bixinay na

  • @HodanMaxamed-z1i
    @HodanMaxamed-z1i 3 วันที่ผ่านมา

    Roomaba maalin lamawada dhisin maa la dhihi jiry

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale 3 วันที่ผ่านมา

    deee waa yaaabe xagey isu macaashsiiyeen miyaa labaryayaa!

  • @ugbaadabdirashid3531
    @ugbaadabdirashid3531 3 วันที่ผ่านมา

    Ma bixinayno cashuuur ay cunto huwantu😂 😅

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 3 วันที่ผ่านมา

    Waxba yaan beeshaada lagu odhan la hadal cashuurta ha bixyaane waanu ognahay
    Laakiin shilin naga heli maysid hadaan
    Laamiyadayadii kala duwanaa hada gacanta lagu dhigin oon la bilaabin
    Filimadaa waanu soodaawanay

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale 3 วันที่ผ่านมา

    munaaafiqiinta nacnacda badan ma cashuur inta ummada ka badan
    ayey bixiyaan waa maxay cashuur ban bixnaa
    cidii cashuurtadiida diida jeelka liinta ha ku cabo

  • @amaalabdow6066
    @amaalabdow6066 3 วันที่ผ่านมา

    Maxa shaqadina iyo doroshaada iska galay gudomiye ku xigeen bixin mayno waayo ma hayno wax qabadkii cashuurtii an bixinay sorry

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 3 วันที่ผ่านมา

    Ma bixinayo cashuurta