Warbixin: Somaliland Hablihii Ugu Horeeyay Ee Boolisa Oo Dalka Gudihiisa Ku Qaatay Layli Sarkal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มี.ค. 2022
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 78

  • @khadramaxamed7526
    @khadramaxamed7526 2 ปีที่แล้ว +37

    Hablo Geela Dhicin Kara
    Hablo Geesi Dilli kara
    Gobanimana Hanan Kara
    Gayigeena Mooye
    Gayi Kale ma Joogaan
    " HABLO SOMALILANDERS AH "

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 2 ปีที่แล้ว +1

      🌷🌺🍃🌹🌿

    • @jamelidris2686
      @jamelidris2686 2 ปีที่แล้ว

      🙆🏻‍♂️🙆‍♂️✊️🟩⬜️🟥

    • @Jamhuuriyada-barakaysan_
      @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 ปีที่แล้ว +2

      Hablo Qori Ridi kara! 🎵
      Hablo MIIG ✈️ Duulin kara
      Hablo dooni hagi kara! 🎼
      Dulkeena laga hela…
      Allow dhow Somaliland! Music 🎶

    • @dulqarnaylbargaan5594
      @dulqarnaylbargaan5594 ปีที่แล้ว

      Ilaahayow maanta iyo maalma quruxbadan ifka isoo jooji
      Asc khadra waxaan ahay abuur Allah
      Meel kasta aaan joogee!!
      Sidaan waa si aan aad ugu farxay
      Waa si aan la jeclaan jiray!!!!
      Waa si aan ku riyoon jirey
      Anigo jira 12 sano ka dib markaan dareemay xanuun gabdhaha iskuulka ila dhigta (qabsada) ama ay dareemaan
      Cidina ay ogeyn ama aysan eegeynba (qiimayneyn)😓
      Wlaal hadalka aan ku leeyahay
      Wllaahi waligay cidna uma farin umana
      Sheegin
      Intaa oo hadal waxa iga keenay
      Kal madiihii la yaabka lahaa ee aad soo qortay
      !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @MohamedIbrahim-gf3vw
    @MohamedIbrahim-gf3vw 2 ปีที่แล้ว +8

    Maansha Allah Ilaahey garabkiina hagalo aamiin

  • @gaassuldan6542
    @gaassuldan6542 2 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha Allah guul somaliliand nuclear kiina anah ino samaynaya barashadiisi wan sii dhameynaya

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah ilaahay ha barakeyo

  • @farahabdi6344
    @farahabdi6344 2 ปีที่แล้ว +6

    Maa shaa Allah, guuleysta.

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha idin xifdiyo guul hablaha reer somaliland

  • @ismailaberdan2879
    @ismailaberdan2879 2 ปีที่แล้ว +18

    Congratulations to Somaliland police , immigration and navy women.

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 ปีที่แล้ว +4

    Sagal beeldeeq masuul halooga dhigo walashey qaali ilxun kuma aragto insha allh wariye wan ♥ 🐅 wan tagera

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 2 ปีที่แล้ว +3

    Hablaha geesiyada ciidanka qaranka j.somaliland...guul baaan isiin rajeynayaa...

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma shaa Allah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +7

    Madaxweynah Jamhurayda waa iney hoyadan siisaa daro sare madaaama caruutrrda qortey

  • @ugbaadabdirashid3531
    @ugbaadabdirashid3531 ปีที่แล้ว

    Masha Allah somaliland guul io gobanimo💚💚💬💬💬💬♥️♥️♥️♥️

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 ปีที่แล้ว +4

    Habla Somaliland !
    Hablo Qori Ridi kara! 🎵
    Hablo MIIG ✈️ Duulin kara
    Hablo dooni hagi kara! 🎼
    Dulkeena laga hela…
    Allow dhow Somaliland! Music 🎶

  • @dhaayabilla1147
    @dhaayabilla1147 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hanbalyo j Somaliland 💚⚪♥️

  • @cabdiburco1066
    @cabdiburco1066 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh

  • @BSK24TV
    @BSK24TV 2 ปีที่แล้ว +6

    Guul guul GOBNIMO Somalian

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha.allah

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Hablaheena 🥰

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว +4

    Madxwayne muuse bixi talabo aad uwanagsan oo xasus u noqon doonta ayu uqabtay ciidamada qaranka ee kala duwan Alle haka abaal mariyo wanaga u dadkisa u qabtay inta dhimana ha wafajiyo isagiyo inta ka danbaysaba

  • @mukhtarabiib812
    @mukhtarabiib812 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa guul dumarka soomaliland

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +8

    Maansha allaha darjada Somaliladn waa mudo dheer waa waxanku dhaano koonfur koonfur hal maalin baad ku noqanysa janana hada koonfur janada iyo asakrata Jananaada badan

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว +1

      Taasi waa aqootayna iyo dadaalkayna ee cuqdada iska dhaaf

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 2 ปีที่แล้ว

      Kakakakak

    • @ahmedhayan8921
      @ahmedhayan8921 2 ปีที่แล้ว +2

      Maanshaa Allaah Hooyo guulayso

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

      @@dailycontent3955 aqoontu wa tee miyad dadkaga iyo dalkaga ku maamulatid ood badbadisid dadkagan aad ku xasuqaysid xabada sigaarka ah ama aad cidamadan shisheye kaga saartid ood adigu amankoda ku filnatid cuqdad iyo cudurba aday kugu dhanyihun

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว +1

      @@karimhasan8967 ani cuqdad ima hayso wll adigana haday cuqdad ku haayin marka hore saa uma hadsheen mida kale kama xumi inaa ciidan dhisato oo dadkaaga ka difaacdid cadawga lkn cadawga maahan jaarkaaga oo aad iaku afka tihiin isku dhaqanka tihiin mar uun waxaa rajaynaa somaali oo dhan in ay modoowdo hal noqoto

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 2 ปีที่แล้ว

    Mansha’Allah

  • @billanbj7056
    @billanbj7056 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa alah

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha gaadhsiyo sida ay dooneyso

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 2 ปีที่แล้ว

    Mansha hooyadaa waan ku farxey

  • @yuusufqaasim5655
    @yuusufqaasim5655 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah hooyo qaaliya

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 2 ปีที่แล้ว +6

    waiyuhu wuxu u baahan tababar inla siiyo,,somaliland mu gumeysan ingirisku
    waxay aheyd british protectarete gumeysi maaha,,,,coloney aya gumeysi ah

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว +1

      Wariyayashu wxay aqoon uhaystan 6bilood oo college yar ah taasa keenaysa inay khalalad ka muuqdo shaqadoda

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh sax malaa kalmada guumaysi ayaanay fahmayn

  • @yasninmohamed3349
    @yasninmohamed3349 2 ปีที่แล้ว

    Gull somalilan masha allah

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi5812 2 ปีที่แล้ว

    Sagal uun ba la dhigaysaa ilig, sagal hore usoco walal.

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo😢

  • @muwahibdagan7821
    @muwahibdagan7821 2 ปีที่แล้ว +2

    MnshaAlh 💋🩸

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +3

    wow !!!!!!!! lixleh muu dhiman ee qalbiga somaliland bu ku dhex nool yahay !!!!!!!!!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

    CAJIIB MAANSHA ALAAH

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka ciidan la qorayo, ha noqdaa misaanka fudud yhy,iyo dad da yar la jaan qaadi kara ciidan

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciidanka mushshar fcn siiys plz waa wada danyar dabaqada ugu hoosaysa somlilsnd waana kuwa lagu nasto ee dalka isku hya

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha idinla garab galo shaqada qaranka aad u haysaan 🟩⬜️🟥

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaa congratulations woman and men. Lkn qaybta cuntada ha loo samayo hall si caafimadka cidmadana loo ilaaliyo iyo faya dhawrka wanan jambalaya dhaman Intii u dhabar adeegtay inay gadhan dream kooga.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyad bara baay !!! somaliland socotay !!!!

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 8 วันที่ผ่านมา

    Walaali nagahan lama forarinkarayo

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 2 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyada qudhunkeeda uunban dalka keena ee aduunyada qurxudeeda ama cilmigeeda iyo caqligeeda midna Masoo qaadano habla ciidan ah maxaad taransatay ilayn wiil iyo gabadh dakuba intaas weeyi dalka kunool ee iskale hadaa ma yaxaasba ciidan inoo noqnlahaa!!!

  • @cqaniahmed4831
    @cqaniahmed4831 2 ปีที่แล้ว +1

    Mandheera,waxaa la aas aasay,1953

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 2 ปีที่แล้ว +2

    Hablaha banboyda tumaya ee shiidka xidhan dress ka haloo xidho kkkkkkkkk

  • @tawxiid.
    @tawxiid. ปีที่แล้ว

    Waa Arin wacan in hablaha loo tababaro pooliska si dumrka ugu shaqeeyaan

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 2 ปีที่แล้ว

    Taas waxa la odhan jiray saxaafadeed, warbixin fiican walaashay Sagal

  • @maxamedyasiin1356
    @maxamedyasiin1356 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadkani riwaayad ayey kujiraan sarkaal iyo janaralba waxa kahoreeya inaad kasii shaqeyso sidii aanu dalkani gacanta muuse ugu burburi lahayn ilaa haduu dumo darajo kagaadhi mayside

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 ปีที่แล้ว

      adiga ayaa ruwaayad ku jira, muse ma qori buu kugu haysta iyo ciidan, fartaada ayuu ku yimid, fartaada ayuuna ku tagaya, haddii aad muse u haysato bir aan jabin, annaga ayaa ku tusayna isaga oo ka hulleelay, xoriyadda cidna kula shuraakoobi mayno,

  • @abdisalamdjama8851
    @abdisalamdjama8851 2 ปีที่แล้ว +1

    bariiska qaraxa ah ee ku yuuga loo galayo naga qariya

  • @tawxiid.
    @tawxiid. ปีที่แล้ว

    Asc. Waxay. Ahad. In ay. Habla gaar utababaraan

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 2 ปีที่แล้ว

    *DHALINYARTA RABTA INAY CIIDANKA KUBIIRAAN WAXAAN KULA TALINAYAA INAY QAATAAN SHAHAADADA HEERKA KOOWAAD EE JAAMACADA TAAS OO SI AUTOMATIC AH LOODALACSIINAYO LABA XIDIGOOD HADAY MASTER QAATAANA DARAJO KASIISARAYSA MARKA XAGA WAXBARASHADA KUDADAALA*

  • @afnaaanahmedfarah5866
    @afnaaanahmedfarah5866 2 ปีที่แล้ว

    Sagal bariiska waa loo koridhye😂😂

  • @cr7thegod660
    @cr7thegod660 2 ปีที่แล้ว

    🤯🤯🤣🤣😭😭💀💀

  • @abdulkadirahmed9230
    @abdulkadirahmed9230 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh

  • @sacadmawliid7459
    @sacadmawliid7459 2 ปีที่แล้ว

    Hablahii wax daya markay waayeen meel kasta oo nin joogo waa kuwaa tagay

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 2 ปีที่แล้ว

    Aniga xitaa qeybta Nuclearka ayaan kumaqanahay hambalyo Somaliland

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 2 ปีที่แล้ว

    Hablaha qurux gurigaa u ah bal adba!!!!

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 ปีที่แล้ว

    Naag xun oo is cadeysay oo midabkii Illahay siiyey tidhi sun iyo kiimiko ayaan ku bedelayaa , waa qof ehlu naar ah oo diinta iyo Illahay ka fogaatey, in Somaliland Shaqo siiso iyo in lala hadlo waa xaaraan.

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @BSK24TV
    @BSK24TV 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul guul GOBNIMO Somalian