Gaardiska ay Maanta soo Bandhigeen Ciidamada Somaliland Xuskii 18 - May - 2024.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ค. 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

ความคิดเห็น • 32

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 2 หลายเดือนก่อน +11

    Abtiyaashey sharfa iyo quwada somalida ee maanta jirta baad tihiin .walee qayrkiin waad dhaafteen. Hambalyo Ruushka somalida qaar aan ogahay maryihii bay iskaga xareen baqdin darteed 😅😅😅. Abtiyaal guuleysta kacaankii camal baad noqoteen waxan u jeedaa ciidan sharaf dawladnimo iyo haybad ka muuqato oo somaaliyeed.
    Guul Somaliland from Ogadenia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 หลายเดือนก่อน +8

    ILAAHEY HA XAFIDO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI WAA GEESI QARAN NOOLOW NOOLOW NOOLOW MADAXWEYNE GUUL QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 2 หลายเดือนก่อน

      Muuse sidii siyaad bare oo kale ayuu rabaa ciidan quwad leh inuu dhiso wuuna dhisay
      Hayeey Somaliland cabsi cabsi 🤣🤣🤣
      walahi sidii kacaankii baan soo xasuustay
      Muse doorta abti. Channelkeyga soo boqda Somaliland baan ugu hiiliyaa 😂😂😂
      Abtiyaal guuleysta❤❤❤❤🫶🏾🦁🔥🦁

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hayaay Somaliland cabsi cabsi 13:18 😂😂😂
    Kacaankii baan soo xasuustay
    Guuleysta abtiyaal dad tegey oo talaabsadey❤❤❤🔥🔥

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maanshallah Allah howsiyaadiyo

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alla guul somaliland

  • @abshilhalbeg6107
    @abshilhalbeg6107 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marshall Allah qiiro awgeedayaan ilinta ceshan waayaya

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allllah guuul somaliland nooooolaaada aamiin❤

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaaa Allah❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 หลายเดือนก่อน +3

    HOOYO KHAATUMO ILAAHEY HA U NAXARIISTO AYAAMO AYEY FARXAD BEEN AH AY KU SOO NOOLAAYEEN MAANTA AYUU DAGAAL RUN AH OO AAN WAX NAXARIIS AH LAHAYN KOW YAHAY

  • @geediali437
    @geediali437 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa la yaabay sxbayaal somaliland eey qalbigaad ku dhufatèn huwantiiye way casadeen faankoodii way laqeenee iskadaaya ha iska noolaadaane oo qabqabtoo eryada

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 24 วันที่ผ่านมา

    Maansha allaah ciidan habaysan

  • @user-by7tc3bk7v
    @user-by7tc3bk7v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Monzha Allah tparakallah ❤

  • @HamseIsmail-wx1pk
    @HamseIsmail-wx1pk หลายเดือนก่อน +1

    Mbshs allah

  • @NaasirAxmed-uj3wd
    @NaasirAxmed-uj3wd 2 หลายเดือนก่อน +1

    18may❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 หลายเดือนก่อน +2

    DAAROOD FAQASH BARASHO WANAAGSAN MAANTA AYUU DAGAAL KOW INOO YAHAY YAAN LA SOO OOYIN ADKEYSI IYO RAGANIMO AYAA LOO BAAHAN YAHAY

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxbaa baalaha kayaacay waa kuwan😂😂😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 หลายเดือนก่อน

    KHAATUMO WAA CALI KHALIIF GALAYDH HOOYADII

  • @yahyaibrahim2570
    @yahyaibrahim2570 7 วันที่ผ่านมา

    YAHYA AHMED IBRAHiIM Kuna imposter imposter imposter imposter imposter imposter imposter imposter imposter imposter imposter

  • @Yaaska.1
    @Yaaska.1 2 หลายเดือนก่อน +1

    5k xita madhamo masidaas ba aqoonsi kurabataan 😂 hassan shihk labada sano ojogo kaliya waxa nogusokordhay in kabadan 37k dalxureye nolow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 2 หลายเดือนก่อน

      Somaliland ciidankedu waa 200,000 active members iyo 6000 oo Reserve ah ( shaqo qaran) halka somalia ay tahay 18000 oo aan lahayn Reserve ama kayd sidaa waxan kasoo xigtey Google Statistics 😂😂😂. Ciidanka dabdamiska Somaliland baa ka badan ciidanka Dhan oo Somalia. Forget about dalxoreye intii uu Farmajo tababaray ayuu Kala eryey. Ciidanka Somaliland bad iyo dhulba dalkoodu gacanta ayuu ugu jiraa, Sido kale waa ciidamada Somaliland waa kuwa ugu tayada iyo alkhaaqada wanaagsan Somali oo Dhan. Ma arkeysid Askari shaati dawladeed shicib ku dhibaateynaayo ama ku dhacaayo. Mid isku dayey inuu shicib dhaco 7 sano oo xadhig ah baa Loo jaray.
      Hada Taiwan baa duuliyeyaal usoo tababareysa iyo ciidan xir beri dhaw yago diyaarado keensadey baad arkeysaa .
      Aniga Somaliland abtiyaal bay ii yihiin waa dad Somaliyed oo talaabsaday dhanwalba somalida kale waa inay walalohood wanaaga kaga daydaaan Somalia Somaliland Ma gaadho isku meelna mawada joogaan. Allah haw siyaadiyo waa dad Somaliyeed oo guuleystey. Yagoon aqoonsi haysan bay sidan yihiin ee yago aqoonsi helay ka waran quwada Afrika bay noqon lahaayeen.

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem หลายเดือนก่อน +1

      37k may alshabaab iyo daacish isaga xoreysid ma somaliland bad shegaysa inad ka cidan badan tihiin😅😅😅😂 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹

    • @bintomar966
      @bintomar966 8 วันที่ผ่านมา +1

      1 July wixii nurses ka u eekaa maxay ahaayeen shown the sheep😅😅

  • @KhadarKhadr
    @KhadarKhadr 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliciidamadniihorebawaxbtariwaayaykuwadabekarashkoodaiskadaay

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwani ma ciidamadii kacaankii bay ismoodeen sallaanta iyo geedo ka ciyaarka soo ban dhigaan inkaste oo aanay ciidamaba u eekayn waa bacadlayaashii magaalada Hargeisa oo lasoo uriyay iyo hambo harti? Kuwani ma ciidamadii commandos kii kacaankay ismoodeen qaylinaayaa? Miyaanay ahayn kuwii ciyaalka Dhulbahante cagta mariyeen habadoodii?😂

    • @NiciimaYusuf-lv4qu
      @NiciimaYusuf-lv4qu 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wad naxasan tahay wad tuhunte kuma so socdan is ka naso

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 2 หลายเดือนก่อน

      Kacaankii yagaa garab u ahaa oo ka mid ahaa maantana intey caydhsaaden oo dalkodii xoreysteen bay sidaas sharafta badan ugu gaardinayan. Hadey Copy tahay xitaa waa Copy fiican waayo kacaankii wuxu mudo yar dhisay ciidamadii ugu quda badnaa Afrika Muse biinina waa Askari asarigana sidiisaba waxa lagu yaqaan inuu ciidanka dhiso intu xilka hayo markaa Somaliland waa quwada somalida maanta joogta hadey kacaanka ku daydaana waa tusaalo wanaagsan oo lagaga dayday ceeb Maaha anigu ciidamo Somaliyeed oo sharafi qurux iyo nidaam ka muuqdo baan meeshan uga jeedaa kolay Darood yaryarkii xarti iyo qadaadweyntii kaleba kuma farxaayan ciidamadan quruxda badan.
      Anigu Somaliland waa abtiyaashey Og, baan ahay horumarkoodana aad baan u jecelahay Jigjiga markey dabku ka kacay yadoon Ethiopia nosoo gurman ayey Somaliland nosoo gurmatey waana Somalinimada iyo wanaaga naga dhexeyo.
      Marwalba ha guuleysataan. Kolay Darood yaryarkii Xarti ahaa wadno kurkur baa ku dhacay ee Allah ka barya inaan laydinku soo duulin oo Lascanod laydinka fara maroojin. 😂😂😂.