"Saylac waa Somaliland Waananu difaacaynaa"Shacabka Saylac & masuuliyintooda oo mawqifkooda cadeeyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 153

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +22

    Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
    Like saar😢❤❤❤❤

  • @AyanHala-z6w
    @AyanHala-z6w ปีที่แล้ว +8

    Shacabka Somaliland dad dareen leh oo soojeda ♥️♥️♥️♥️💚💚💚💚

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 ปีที่แล้ว +8

    Saylac waa somali land ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @niciimamaxamed8441
    @niciimamaxamed8441 ปีที่แล้ว +5

    soomaliyeey meel dheer ka fikira oo meel uga soo jeedsada dhulkiina❤

    • @woowe2
      @woowe2 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️🌹

  • @awshan571
    @awshan571 ปีที่แล้ว +5

    ❤mansha allaah ❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 ปีที่แล้ว +1

    Cadawga SLND Alloow jebi aamiin guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @edumalaysia00
    @edumalaysia00 ปีที่แล้ว +8

    ربنا اجعل هذا البلد آمنا مطمئنًا
    و سائر بلاد المسلمين

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 9 หลายเดือนก่อน

      Iskaceliya. Muuse. Balayuusoowadaa

  • @abdiraxmanderow6351
    @abdiraxmanderow6351 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah quruxbadna allow muse naga qabo.

  • @cabdilahixasan9908
    @cabdilahixasan9908 ปีที่แล้ว +1

    Mansha walal luqmaan si fiican baad usoo gudbisay

  • @nimaahmedsaid2502
    @nimaahmedsaid2502 ปีที่แล้ว +2

    Macha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @awm221
    @awm221 ปีที่แล้ว +1

    That's true masha Allah ❤

  • @kadra825
    @kadra825 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👋👋👋💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💖💞🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Qorsho
    @Qorsho ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah reer seylac waa dad wadani yiin ah viva reer seylac viva somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @awm221
    @awm221 ปีที่แล้ว +2

    Saylac waa Somaliland masha Allah guul somaliland ilahay hano siyadsho alxamdulilaah Calaa Nimca tu Islam ☪️

  • @hudaomar1044
    @hudaomar1044 9 หลายเดือนก่อน

    يالله هاذي بلدي التأني أنا من زيلع من أب وجد أنا من زيلع وياما اتربيت فيها من دو طفولتي وكنا ذهب إلى البحر كل يوم وزيله منطقه حره وكنا نذهب إلى جزيره صعددين وفيها جزر أخرى جميله جدا وهي جز من الصومال ونحن جيران مع جبوتي . وتاريخ زيلع قديم جدي وجدتي الله يرحمهم كأنو يحكولي عن التاريخ والفتوحات العتمانيه وهم بنو اقدم مسجد في منطقة زبلع والتاريخ يشهد على دلك ويا بني ادم أرجعو إلى التاريخ هاذي المنطقه وتاريخ معروف من ذو القرن الزمان ولماذا نبعتر التاريخ المعروف . مع سلامه الله يحفظك يا أرض الجداد

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว +4

    xaqiiq wa somaliland lkn ethiopië waxay xoog ku qadanayasa ma jirte ee somali baa melwalba munafaqad ka raadinayasa guul guul somaliland 💪🏼👍🏾🙏🏾

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi ปีที่แล้ว

    manzha allah goobii ciise wayne alle ha idin karameeyo siday somalida uga daafacayan oramada

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo incha alh Somaliland 💚❤️❤️💚💚🤍🤍💚❤❤❤❤

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics ปีที่แล้ว

    To all isse wake up guys for your land. No zaylac means no djibouti . Get ready for war. From isaaq. The ogaden waited this for a century. Our unity depends on this war . Thank you abiy for uniting all Somalis .

  • @kadra825
    @kadra825 ปีที่แล้ว +3

    MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO HORUMAR WACAN GUULL GUULL SOMALILAND GUULL GUULL GUULL SOMALILAND GUULL GUULL GUULL SOMALILAND GUULL GUULL IYO GOBANIMO IYO WADAJIIR IINSHA AALLAH MAGACIIN HAA JIIRO CADOWGIIN HAA JABO AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM

  • @awm221
    @awm221 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lonely-1444
    @lonely-1444 ปีที่แล้ว +11

    Show! Itoobiya ayaaba kadanbaysa burburinta Somaliland 😢😢 iyada markii horana gooni usaartay oo soomali ka goysay!! Qabyaaladii waxay noqotay romote itoobiya inagu hagto!!!!! Somaliwayn halaso celiyo !!! Cafi iyo masaamax ani maanta qabyalada iigu danbaysa..😭😭😭😭😭

    • @woowe2
      @woowe2 ปีที่แล้ว +3

      Walaahi walaal soomaali makala maaranto wax walboo dhaco Waayo cadawgeeda ayaa badan ama gooni u istaag Oo soomaali Land halaguugu yedho.
      Waxaan hubaa soomaali iney Cid waliba usoo haqantaageyso ee ilaahay bogeena burcad haisukeen mariyo. Dibiga madow daa ee Kan cad gawrac waaye sheekada

    • @nasirsaleban9201
      @nasirsaleban9201 2 หลายเดือนก่อน

      SOMALIND ma reer koonfureedka iscunaya iscurxunaaya baad moodaa

    • @nasirsaleban9201
      @nasirsaleban9201 2 หลายเดือนก่อน

      SOMALIND ma reer koonfureedka iscunaya iscurxunaaya baad moodaa 😅

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha idin barakeeyo muuse biixi dila haduu idiin yimaado

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 ปีที่แล้ว +2

    💚⚪❤

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 ปีที่แล้ว +4

    Asc wadanka difaaca adkeeya xuduudihiisa oromadana kasaara waayo ujeedooyin bay leeyihiin baa ka ban Saad mooday saana maaha hala feejignaado mahad sanidin ❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 ปีที่แล้ว

    Guul qaranka somaaliland

  • @idirisomar6172
    @idirisomar6172 9 หลายเดือนก่อน

    dhul. samrooon siciid❤❤❤

  • @illyaasilyaas2639
    @illyaasilyaas2639 ปีที่แล้ว +5

    Somalida waxan kaga yaabe hadal tiro badan oo macno laheen iyo ficil la,an war midooba

    • @woowe2
      @woowe2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha kuubarakeeyo walaal.
      Dad ayaa hadaalkaagan wanaagsan dhinac kale u sarifi doono

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland waxa ka taliya Somalilanders waana dadkii casharka u dhigay Itoobiya 1977 tariikhda dib u raac.

    • @Buna5689
      @Buna5689 ปีที่แล้ว

      Waa dadkii aadku faani jirteen ee SNM bay garab istaageen odhsn jirteen, maad ilawday? 😆

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 ปีที่แล้ว

      @@Buna5689 Taasi waa dhab abaalna waan ugu hayaa laakiin siyaasadu waa shalay iyo maanta.

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 ปีที่แล้ว

      ma Siyaad Barre ayaad isku badasheen hadana waa idinka leh 77kii, dagaalkaas naago ayaad ka ahaydeene meydaanana ku dhiiran karin ee ragga libintooda afka qurmuun kala baxa!

    • @Buna5689
      @Buna5689 ปีที่แล้ว

      @@slandprince7210 haa, waa maalintayadii anaganee dib u fadhiista hadaba.

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 ปีที่แล้ว

      @@jaamacdagaale5145 waa nasiib daro raggii ku xoreeyay inaad naago ku sheegto kula yaabi maayo waxaad tahay Daarood 2023 gumeysi ku jira Itoobiya iyo Kiiniya 😆 🤣 😂

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 ปีที่แล้ว +2

    Aynu saylac ka kirayno dowlad turkey

    • @Buna5689
      @Buna5689 ปีที่แล้ว

      May, Ethiopia ayaa walaalaheena ooynu isu wadan xignaa

  • @ZubZubi
    @ZubZubi ปีที่แล้ว +1

    WARYADA IS DIYAARIYA AMXAARADA WEEY USOO SOCDAAN DALKA WALLAAHI ERITREA MA AADI KARAAN
    EE IS DIYAARIYA ISKA CELIYA AMXAARADA

  • @kilershakazulu400
    @kilershakazulu400 10 หลายเดือนก่อน +1

    Saylac wa dhul Samaroon.

  • @abomalik360
    @abomalik360 ปีที่แล้ว

    Saylac Somalia leeh intaysan Somaliland lahaanin !!!!!!! Ee hawlshina kaso baxa Somalilandeeey

  • @khadraimaan5630
    @khadraimaan5630 หลายเดือนก่อน

    5 12:31 😊

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 ปีที่แล้ว +2

    Waa in ay shacabka Somalland dhistaan oo ay degaan dadka Somaliland. Ethiopian waxay aragtay in ay cidla tahay.

  • @ادمادم-ط1ظ6ض
    @ادمادم-ط1ظ6ض 8 หลายเดือนก่อน

    Saylac Waa soomaali yar
    Sunta waxaa ku wada Ina biixi dameer iyo ismaaciilka jabuuti

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 ปีที่แล้ว +1

    RAGII CIISE MAXAA KAKHALDAN ILLAAHAY AYAA LACAGSIIYEE MIYEY MAALGASHADAAN WAANA DHULKOODII ILLAAHAY KUBEEREY DAWLADA SOOMAALILAND MIDBAANLEEYAHAY MEEYE RAGII LACAGTA LAHAA SAMAROON IYO ISAAQ WAARKAALAYA MAALGASHADA INSHA ALLAAH

    • @charmarkeelmi7713
      @charmarkeelmi7713 ปีที่แล้ว

      Dee haa waa runtaa wll meel banaan oo bad ah oo cidna wax ku filayn in la damco waa dhacdo .ayaan darada dhacday waxa weyee 30 sano ka dib dadku kamsarobma beeran oo way lasoo dagan miyayna waajib ahayn in lagi damco , biyo ma jiraan oo la haradanyahy dee maxanu iska celin baris cad markanu cuna laba malmood waa la ina qaqabaan ee .
      Waar wadankan sida loo xukumo wax ha laga badalo nio hadii kale wax kala dhici oo kilinka lixaad ba la noqon

    • @NimcoSiciid-te8ey
      @NimcoSiciid-te8ey ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk riyo

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 ปีที่แล้ว

    Inyaro ciise ah o inan layaal ah iyo dhwr tuug o idoor ah ba saylac ka hdlaya
    War ragi lahaa ba dhulka u tashanaya itopiya na walaga kirayna yaa anago wada socona wan imanaynaa ogaada afarta mesha wax ka yalinaw
    Viva Awdal state 🇸🇴💔✌🏼🙏🏻

    • @FatouOmar-v5o
      @FatouOmar-v5o ปีที่แล้ว

      Nuucasa dadka ku jira akhas ha hadlin meed yahow 😅

  • @munabryan16
    @munabryan16 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇪🇷🇪🇷🇪🇷👍

  • @aminaomar98
    @aminaomar98 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaleh magaladan samaron iyo ciise

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 ปีที่แล้ว +2

    Abey waa Xaarle. Maysagaa hunguraynkara Saylac??? Su'aashu waa maya. Somaliland way difaaci kartaa dadkeeda iyo dalkeeda. Dadka dhamaan Af-Somaliga ku hadlaa dadka iyo dalka way wada leeyiin. Reer Jabouti iyo dadka kale ee Somalidu meeshay doonaan ha ku noolaadeene way difaacayaan dhulka Somalida. Kii hore ee ku maqnaa Ethiopiana waalaga Xoray marka wakhtigiisu yimaado.

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 ปีที่แล้ว

    Markii hadii somalidu ka faa,iidaysan wado xeebaha geeska Africa..
    Maxaa diidaaya in Ethiopia laga iibiyo

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden9877 ปีที่แล้ว +1

    Marba haday saylac shaki gashay Waxay rabeen way gaareen ,waxba kama tareyso odayaal la wareysto ee waxay u baahaantahay qorshe yoool leh

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi ปีที่แล้ว

    SAYLAC waa Somalia 🇸🇴♥️

  • @khadrahasan8090
    @khadrahasan8090 ปีที่แล้ว

    Waaa Runtiiii Sayilc waaa somliland Baane leh oron xun ooo uryaaaa ooo dhulkyigiiii klba hyistaaaa lagmyaabo inaan siino ooo inkle ugudrno guul somlalnd

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 9 หลายเดือนก่อน

    Wadankan waxba kasiya tvgan hala xidho

  • @rahimamed
    @rahimamed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Saylac dhuul cisse weyan 🇩🇯

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 8 หลายเดือนก่อน

    Dawlada somaliya wa in ay cidanka somaliya u dirtaa seylac

    • @King-lp1my
      @King-lp1my 7 หลายเดือนก่อน

      Bakaaraha haku tagto saylac waa dal oromee
      Oromo oo futadaada ilaalisa ayad afka ku taagi
      Villa somalia oromaa kugu ilaalisa hasana villa somali safiirka itobia aya ku qaba

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 7 หลายเดือนก่อน

      @@King-lp1my futadiina Ina abarso intaad u dhigateen baad ugu daresaan badeeni oramada wadankoda ugu taga baridiina u geeya tako dhulkena orama qadan meyse

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 2 หลายเดือนก่อน

    hadii Itoobiya la dejiyo iyo hadii Ghana la dejiyaba dhulku waa dhul Somaliland. shacabka intiisa badanina waa wax-ma-garato aan aqoon u lahayn xidhiidhada dawladuhu wada galaan. Sidaa darteed shacbku talada ha u daayo dawladooda.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว

    Dhulka Somaliyeed ee xorta ah hadii ay dawladihii awalba dhulka inaga haysteen ay soo damaciyaan waa in meel looga soo wada jeestaa. Kenya markii ay damacdey in ay bada Somalia qaadato Reer Somaliland aad ayey uga dhiidhiyeen xataa in ay shacabkuu gawaadhi iskasoo buuxinayaan oo ay dagaal diyaar u yihiin ayey sheegeen. Guul Somaliland

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 ปีที่แล้ว

    Music ka reeba vidoega

  • @AhmedIhallidba
    @AhmedIhallidba 9 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhagaysanlahaynba muusigbaad raaxaxa nagaga qaadayee naga raalinoqo

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 ปีที่แล้ว +2

    Seylac Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calankeeda marka laga taago mardhow itoopiya masoo hadal qaadi karto hawada Seylac Muqdishaa laga xontoroolaa ciidanka gorgor uu Farmaajo dhisay ayaa imaanayo mardhow

    • @jamaahiirwase
      @jamaahiirwase ปีที่แล้ว

      Tufuu caleek! Muqdisho waa la biiqa !
      Zeylac waa Somaliland🎉

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 ปีที่แล้ว

      @@jamaahiirwase isaaq hargeysadiina aad fadaraysateen la iidinku imaan maayo ee Somalia da kale khaniisintaa iyo kaniisadahiina halasoo dhex galina dadkaan waa muslimiin, christian ,khaniis , iyo yuhiidii oo ayadaba kursiga UN-ta Somalia aqoonsi ka baryayso intuba citiraaf imaan li'i aha idiin gaysay maantaana ogu liidataan Alle markaad khilaafteen SSC ma haysaan Awdal haday tagaysaa aduunka gobol Somaliyed oo waasbay buu idiin arkaa.

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 ปีที่แล้ว +1

      Jaamac waar aamus naagyahoow. Ma adigaa cid khaniisnimo ku caaya, Ethiopian, Al shabaab iyo Uganda ayaa ku wasee. Xamar xoree xaaryahow meel fadhiyaa. Saylac hooyadaa ma lehee.

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafehussein288 dowladahaas aad sheegaysid madaxdooda watuu Obama intuu u imaaday ay ka diideen oo ay dheheen Africa dhaqan uma lihin khaniisnimo ayakoo welibo gaalo ah idinkana muuse biixi ayaa madaxtooyo ku sheega kula kulmay qaniiskii ogu caan sanaa addunka ilmihiina iskuulka abaarso khaniisnimo lagu baraa citiraaf khaniis laga raadshah Allow hanagu cadaabin adiga xitaa ilmihii iakuulka abaarso lagu fara xumeeyay inaa kamid tahaa kaa soo urayso hadalkaaga sida naagihii oo kale ah oo aan waxba sheegi karin hadalka cadaysan karin . Raas kambooni ilaa Raaa caseyr anaa leh duli yohoow

    • @jamaahiirwase
      @jamaahiirwase ปีที่แล้ว

      @@jaamacdagaale5145 Harti Ciyaalka wase! Kadibna qudha ka Jare... adigaa leewaaye Bowe Badhyo Wayne!
      Waa in lagu rogaa sidii qoomki Nabi Luut calyhi Salam :)

  • @awshan571
    @awshan571 ปีที่แล้ว +2

    Gobey liicoo hajabin

  • @woowe2
    @woowe2 ปีที่แล้ว +1

    Walaaladayoow odayaashaan oo kale ayaa soomaali Kala firdhiyay ilaah Baan kugu dhaarshaye raggaan waa weeyn bal Ila dhageystaa cantarabaqashkaan ay lasootaaganyihiin meesha cidlada ah

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 ปีที่แล้ว +2

      Ma wxd rabta inay ku idhahdan ethiopia ha qadato dekeda

    • @woowe2
      @woowe2 ปีที่แล้ว +1

      @@karimhasan8967 walaalkeey isfahanka Waa qaali ee malaha adiga ayey soomaalinimadaada hubanti LA aan kujirtaa.
      Waayo itoobiya iney qaadato miyaad rabtay waxaadan ii dhihinba soomaali Waa soomaali marba hadey itoobiya meesha soogasho.
      Balse adiga waxaa kaaguuxayo qabyaaladii soomaali maanta meeshaan ay taagantahay dhigtay
      Ee ilaahay Haku caafiyo oo qabyaalada qalbigaaga haka saaro

    • @woowe2
      @woowe2 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@karimhasan8967
      ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹👌✌️

  • @Jagsan4242
    @Jagsan4242 ปีที่แล้ว

    Saylac wa somaliland amxaarada fikirkooda ha la diido wixi wadanka ku nool o oromo ah iyo amxaro iyo wixi sheegtaba ha laga saaro

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 ปีที่แล้ว

    Mustaqbalka shaki la,aan xeebaha somalidu Mar uun Ethiopian wuu qaadan ...
    Siyaasiyiinta somalidu waqooyi ilaa koonfur dadka iyo badba waa la iibsaday

  • @MuktarAliKanu
    @MuktarAliKanu ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh
    Berbera Imaaraat baa maal gashtee, maxaa Saylac maalgashiga loogu diidaya
    Warniyoow Hormarka Qabyaalada ka daaaya

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว

    Somalia dhe, woqoyi waa gobol kamid ah somalia
    Dawlada federal ka ayaa shaqo kuleh lasocda

  • @hashiyahya2518
    @hashiyahya2518 ปีที่แล้ว

    Idoor iyo ciise waraabe cadaalad daro u daaya aawey dadkii seylac lahaa gadabuursi

  • @LILKAM2345
    @LILKAM2345 9 หลายเดือนก่อน

    Somaliland taa aad aafkaa kuu haysaaan baa idiin iib geeyneeysaa adeer, ilaaaheeey see kumaaa jiiroo .

  • @MukhtarAdan-f4g
    @MukhtarAdan-f4g 9 หลายเดือนก่อน

    Adeero waad iib san tahiin ama xaar ama dhuus ama xaar Muse waa ku iibiyay

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 8 หลายเดือนก่อน

    Injineero aqoon u leh dekad dhisid miyaan leenahay? Dekaddu maahan guryo iyo kaabado la dhisaayo. Waa dhisme miyo gudagood laga taagayo.

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 9 หลายเดือนก่อน

    Saylac meelaha qadiimiga ah sida masaajidka qiblataynka waa in haydaa Qaramada midoobay ee Unesco loo bandhigaa si ay u aqoonsato uguna darto xadaaradaha la ilaaliyo

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 9 หลายเดือนก่อน

    Hooyada.was.doqo.itoobiya.ku.wasaysa.hdaadan.ka.hor.tagin..soomaalande...waxba.hawaalein.itoobiya.yaa.soo.socatee.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 11 หลายเดือนก่อน

    Maxaad difaaci kkkk
    Adiga ayay gaajo iyo xaasidnimo indhaha kaa tuurtay.
    Xaasid Idoor oo uqdad qaba.
    Adeer orod la sheekee Berbera iyo siilkii hooyadaa.

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 ปีที่แล้ว +1

    Inta maamulka shaaha ka qaadata wax hanoo waydiine dadka kale waydii, waanu garanaynaa kuwane

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +2

    in maalinba meelba meel la inaga doca doceeyo waxay muujinaysaa inaynaan lahayn dawlad iyo dad u dhisan wadankooda iyo dhulkooda.
    Ka Sirdoon ahaan, Ka amni ahaan iyo waliba ka Nidaam ahaaan waxaynu ku liidanaa dhan walba.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics ปีที่แล้ว

    Walaahi baan soomali bad laga qaadi karin duruuf kasta Aanu qabno. Anagaa dhisan karna wax kasta. Mr abiy bring your mum , take that as an insult .

  • @zuhuuribrahim9090
    @zuhuuribrahim9090 ปีที่แล้ว

    Maxamad abiib cadawga soomaaliland inuu yahay waa la arkaayay imikana wuxuu rabaa inuu dalka qayb ka mid ah iibsado

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 8 หลายเดือนก่อน

    Futadad kahadashay somaliya ayaa ileh wa somali hantidedi ee waxba kama yaqsno muse judan hano dhaafo dhulka iyo badayada hadu rabo barbara haa siiyo

  • @bilanmumin752
    @bilanmumin752 ปีที่แล้ว

    Bababok somaliland 🔥

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 ปีที่แล้ว

    War bixin umaydaan tagin awalbaad tagi lahaydeene markii dadadku qaadeene meesha waxaad u tagteen inaad dadka afladaysan. Isku dirtaan iyo inaad handa daa kaliya.

  • @geri7490
    @geri7490 9 หลายเดือนก่อน

    Ninkaki waa siyasi waxba kamacaashi maysid mm TV khainul wadan usaqeeya CBBohoo kadheh balagu yidhi rufyaan waxi

  • @NaiaMohamoud
    @NaiaMohamoud ปีที่แล้ว

    Isaaaq iyo somaliland kala gartaaaa
    Berbera waa magalada hantideeda lagu kaLa wado dalkaaaa .jahilintaan mesha kka qayllinayaaa kala garta mal gashiii iyo Xoom😏😏😏😏

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 9 หลายเดือนก่อน

    Seylac boorama ayaa looga taiyaa

  • @Buna5689
    @Buna5689 ปีที่แล้ว +1

    Somliland waxay rabtaa inay ciise siiso waxba inala ma rabto, waa dad somalilnimo diiday oo ka shaqaynaya burburkeena gaar ahaan iyo guud ahaan somalida oo dhan. Intay somali awood yeelanayso ethiopia ayaanu garabnahay.

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 ปีที่แล้ว +1

      DHILO A'ADAA LEH SOOHOGAAMI XABASHI AFKAA CIIDA LAGUUDARI DHULKUNA WAA DHUL CIISE ILLAAHAY AYAA KUBEEREY MAJOORATI IYAGAA KA AH

    • @Buna5689
      @Buna5689 ปีที่แล้ว

      @@fatimahashim5596 wll jabuuti baad leeedihiin ee iskadaaya damaca doqoniimada leh, wxaasi waa waxii canfar dhul ay degto oo itoopiya oo dhanj ku taqiin damaciinu idiin la dulbaxay, waa laydin ku yaqiin iska sheegashada.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 ปีที่แล้ว

      ​@@Buna5689yaad tahy adu mrka bal is cade darod hadad tahy ha wa lagu fahmi kara xanunka iyo qudhunka somalida uqabtid ee cadawga shisheye ugu so daba calacalysid

  • @doone9873
    @doone9873 11 หลายเดือนก่อน

    Dhib Miya haday mesha Ethiopia hesho dadkaba shaqo helya wa future wen Somali Cali u raye ale dhul iyo dagado wa siyey lakin dad ma jogo

  • @XamdaIbrahim-v6s
    @XamdaIbrahim-v6s ปีที่แล้ว

    Mmtv. Reer baa leh dadkaa ah warasanayan hrgys iyo jabuuti baa laga keenay

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk ma itobiyan bada iska celinasan waxad iska ceelin,waydeen darwiishe kkkkk somali oo idin hilisa moye itoobiya qadanasa

  • @osmandugsieh6585
    @osmandugsieh6585 ปีที่แล้ว +1

    labadan qof ee reer sheekh isxaq wax ha no weydiin dadki laha meshan ba ka u tashade... Somaliland wax la yidhahdana waxa u dambeysay malinti muse aw fuulay qaran majiro adeer

    • @khadarhassan6019
      @khadarhassan6019 ปีที่แล้ว +1

      futo khaniis badhyo culus wasmo rabta ayaad tahey ee futoland taada ka tali

    • @umumaajidmaajid6080
      @umumaajidmaajid6080 ปีที่แล้ว

      Futo unbad xisaabisan ma itobiya bad iska celin kartan adinko laascanod waxba ka qaban waayey riyo ku nool unbad awalba ahayden ee caayda intad joojisan ficil ku dhaqaaq afka adag unba tihiine 😂😂

    • @khadarhassan6019
      @khadarhassan6019 ปีที่แล้ว

      @@umumaajidmaajid6080 masha allah quruxdii darwiish baad tahay sidaan filayee waxan ku odhan lahaa qaali isku kaayadaa ragaas sharafeey adigu cay iyo hanjabaad midna igu ma lihid midna aan ku idhaahdee maad rumaysan tahay inaad naga go'deen 😁xaasha lilaah bay ka tahay diid ama ha diidiin dhal iyo dhasheed baynu nahay dhulbahantoow ogaada inaad ka fadilan tihiin daarood oo imika la fahmey siyaasadoodi ahayd ku dawarsiga wlltinimo iyo soomali weyn sidaa darteed hadaad sir moodeen Somaliland waad ka tashateen oo waad gowracdeen isaaq iyo samaroon iyo ciise been baad is aamin siiseen ee isdhiiba intaydaan cuqdad weligiin idiin amusiinsa idiin gelin oo aydaan odhan Somaliland weyna xasuuqday barito waayo waxaan arkaa qiyaamaha idiinku soo socda ee aad iska indho tiraysaan ileen indhihiinu qabyaalad uun bey arkaane. ka waan tooba midhaas oo iska reeba fataalnimada daarood

  • @mohammedmohamud7433
    @mohammedmohamud7433 ปีที่แล้ว

    Hore ayaad qofnimada u hibayseen Nacnaclayaasha ayaa ila arkaya😂.

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 ปีที่แล้ว +1

    Adeer shacabka sylac wareeso kuwan adiga hargeysa kaalayimid lama rabee 😂😂

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 ปีที่แล้ว +1

    Dad waashay oo waxaay ku hadlaan wA yahay somalilsnd doowlad.miyaa edeerbzaylac somali baa leh

  • @fdama
    @fdama ปีที่แล้ว

    Awdal State should work with the Ethiopian govt to firstly free Awdal from Somaliland by receiving weapons and support. Ethiopia should then be granted rights to a new port in Saylac in exchange for infrastructure projects like a new airport at Borama, free or cheap electricity supply from Ethiopia and a trade zone. Ethiopia will not own the land but they will own and run the port. Saylac will once again become the trading capital of the Horn of Africa. Somaliland provides you with nothing, not even a glass of water. They build everything in Isaaq areas like the Berbera port, Maydh port, the airports at Hargeisa, Berbera, Burco & Ceerigaabo water projects and the roads and bridges. Nothing is left for Awdal. Time for Awdal State is ripe.

    • @abomalik360
      @abomalik360 ปีที่แล้ว

      All that BS is not working here in Somalia so get your Ethiopian as* out of here. I’m against Somaliland because of they want to brake down Somalia but when it comes to Ethiopia Somaliland are my brothers!!! Fuck Ethiopia !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! And fuck you bitch! Go mind your business!!

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 ปีที่แล้ว

    Maxay somali xukuntaa hore ayey u dhimatey ayaa ka horjooga haddii ay rabto? Ma maleeshiyo reero ah ayaa difaaci karta ?

    • @afsax4694
      @afsax4694 ปีที่แล้ว

      Waxba malshiya iyo reera wadanka xukuta kumarasiyootaan cid dawladan wax ku qabtaamajirto isaaq iyo samaroon ah hadaad rabtaan in aad horumar gadhaan xilibaan oyaaye masoo dorateen Ethiopia xaq idin siinaysaye soodhaweya 😏

  • @gaydhe03
    @gaydhe03 ปีที่แล้ว

    iidoorku inay munaafiqiin
    Waxaa cadaynaysa
    Waa maxay ujeedka
    Uu wariyahan
    Utagay saylac
    Wakhtigan
    Muxuu awal
    Barnaamij
    Uga soo samayn
    Waayay
    Mida kale
    ethopia
    Sawta barbaraba
    Wax kala soodagta
    Macnu waa
    Samaroon
    Yaan dakad
    Loodhisin
    Lkn waxa yaaba
    Umadan samaroon
    EE aan waxba fahmayn

    • @hudaabdirahman3144
      @hudaabdirahman3144 ปีที่แล้ว

      Wll sida maha
      Ethiopia waxay ku tidhi mahayno maalgashii ee iinan qadano ayaan doonayna
      Samaroon matagna ee waxay tagaan tahay iin wadanka badahiisa laala wareego waxfahan horta

    • @Buna5689
      @Buna5689 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa 😆

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 ปีที่แล้ว

    Waa somali lkin ayaga ayaa bilaabay xumaanta in aay somali Kala saaraan waxaanu leenahay qabiil qabiil Uma doowladeeya isaaqoow dhulkiina ilaah ha idiin tusa awdal Rag beey leedahay ciisa iyo samaroon weey tadhanayaan😅

    • @salaamalichanel1719
      @salaamalichanel1719 ปีที่แล้ว

      somaliland waa dal iyo dad tashaday ee kahadh

    • @afsax4694
      @afsax4694 ปีที่แล้ว +1

      Nacla idinku yale nagama xigtaan saylac anguba reer borama nahay somliland amaan ku qabnaa wanan difacnaynaa
      Saylac malintii ay soo weerartay waxa laga difaacay hargaysa
      Qabyald idin qudhmisay adeer wa laisku baahanyahay

    • @chillin-pt4pr
      @chillin-pt4pr ปีที่แล้ว +1

      ciise iyo isaaq wa wllo wada dhashay waxnaa ma kala laa ha 🥰🥰❤❤

    • @NaiaMohamoud
      @NaiaMohamoud ปีที่แล้ว

      Ethiopia ka hoosta iska sooo Gali deee waad Iman ladahe😡🤨🤨🤨

    • @hodanmaxamuud-mw5kp
      @hodanmaxamuud-mw5kp ปีที่แล้ว

      Dhulka ay itobiya rabto waa dhul muslim simba soomali markaa intaa qabiilka iska daysaan qalbiiga qabiil idinka madoobeyee wala difacayaa dhulka inay weerar ku qadan iyo cadadis ayarabaan

  • @xaldoon1
    @xaldoon1 ปีที่แล้ว

    Intaan jamaahiirtu gacanta qaadin horgalladu waa iska hadli karaan

  • @ahmednuur433
    @ahmednuur433 ปีที่แล้ว

    Waar dhulka siiya Ethiopia hadaadan dhisanyn wax dhintad tahee. Bar bara iyo meel walbo isaaq leeyahay wxa jira wax walba ballet iniga mxa inii diidey

    • @Shabbyy.
      @Shabbyy. ปีที่แล้ว +1

      Saylac waa meesha diinta inaga soogashey siddoo kale waa meshey somalia ka billabmatey marka surtagal noqon meyso haddad oromo taheyna is cadde

  • @moookoodaar269
    @moookoodaar269 ปีที่แล้ว

    sowta barbaraba looo hobeeyy qyb kmida anaga ader wxba h ngu rafanina

  • @LILKAM2345
    @LILKAM2345 9 หลายเดือนก่อน

    Somaliland taa aad aafkaa kuu haysaaan baa idiin iib geeyneeysaa adeer, ilaaaheeey see kumaaa jiiroo .