Fasirka Riyada Ceelka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @asiojama2283
    @asiojama2283 2 ปีที่แล้ว +4

    shiikh ado raliya wxad ishegta hbn kasta wxan ku riyooda cunug yariisa o ceel ku dhacya o anigna ka badbaadinyo wa dhowr hbeen adoo raaliya ma ishegi ilh ajar hka siiyo

  • @makakhaliffarah2817
    @makakhaliffarah2817 ปีที่แล้ว

    Alxmdulillaah riyadeydii xalay wx aan ku farxo ayey noqdeen

  • @MahadBalooley
    @MahadBalooley 8 หลายเดือนก่อน

    صلي الله عليه وسلم.

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu caleeyhi wasalam 💚💚😍😍📿📿😍😍💚💚💚🍒🍒😍😍🕌🕌🕌😍😍💚💚💚

  • @anidammad42
    @anidammad42 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh Waxaan ku riyoodaa anoo ku jiro oo ku qabeysanayo biyo ceelka oo nadif ah. Iso fasiir plz

  • @luulali1873
    @luulali1873 2 ปีที่แล้ว

    Màhadsanid masha Alĺah wll wan kafiday wan ubahñay insha Allah

  • @anidammad42
    @anidammad42 2 ปีที่แล้ว +1

    Asw wll waxan ku riyoday waxaa la ii sheegay in berri ay ciid tahay. Waxaan bilaabay inaan diyaariyo. Iso fasiir plz

  • @ifiyahaxogta9561
    @ifiyahaxogta9561 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh waxaan kuriyooday anoo jooga masajid waliba meesha weesaqaadka tubada lagu weesaqaato oo biyo kadaadanayaan waxaan damcay in aan xiro waliba waxaan xiri waayay marka maxay noqonaysaa riyadaas shiikow?

  • @fadxiyaaxmed1010
    @fadxiyaaxmed1010 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxanku riyooday baray biyo kabuuxaan oo fatahaya wll iisaa fasir waxan ahay gabadh aan guursan luuqa iisaa dhig wll ala haku xafido

  • @alyaasharif8479
    @alyaasharif8479 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ku riyoday ceel burqanyo dhowr ceel Maxa wasyne biyo nadiif ah

  • @quruxsaninaadam9165
    @quruxsaninaadam9165 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh waxan ku riyoday anigo matagayo tarxi 3 xabo eh labo mar ne dhig fara badan matagayo ku riyoday markasne wa is badal xanun ayan daremay o wa is quraminay riyadi ka dibne wa cafimaday mexey noqoneysa shekh qer ilahey hku siye

  • @ZeynabCali-zk9jd
    @ZeynabCali-zk9jd ปีที่แล้ว

    Scw scw scw ❤

  • @cabdirashiidkaamil4545
    @cabdirashiidkaamil4545 ปีที่แล้ว

    Waxan ku ruyoday aniga oo ceel xoolo kawarabinaya