FASIRKA RIYADA CILAANKA BISHAAROYINKA AY XAMBAAR SANTAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Halkaan juk sii si riyadaada toos laguugu fasiro adiga keliga
    riyofasir1.blo...
    Ama / fasirka.riyooyinka
    Facebook PAGE
    / %d8%aa%d9%81%d8%b3%d9%...

ความคิดเห็น • 131

  • @nasrinanaash684
    @nasrinanaash684 ปีที่แล้ว +42

    Sheikh ani malin kasta kun saliganabiga aqriya wagi hore riyoyin an arkijirin ayan arkaa oo kuli khyr waye Alx asxpey barta faidada saliga Nabi mohamed scw

  • @aslidhemaan4153
    @aslidhemaan4153 3 ปีที่แล้ว +11

    Jazakalaah kheyr xaley ayaa ku riyoodey anoo cilaan qurux badan ley mariyey

  • @sacido9681
    @sacido9681 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha AllaH Tabaraka AllaH Jazakallah Khairan Sheikh Shukran 😍😍🤗

  • @zaarakoronto4231
    @zaarakoronto4231 ปีที่แล้ว +1

    M.a ilaahow Ii rumee adiga ayaa naxariis badne🤲🤲❤️😊

  • @nadiagacal7059
    @nadiagacal7059 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma.shukran wll fasiradkaga riyoyink adban ujeclhy m. A si dagan o aqon kujirta bad inogu fhnsisa thnkx lkn wxn ku
    Wedina bisada riyada Ani iyo cunugey o na dhawaceysa dhig Naga keneysa dhanka wajiga riyo ku arkay bisadana wa mid yar qolka aabo bey nagu dhawacday

  • @queenyyy7889
    @queenyyy7889 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cilaan ka hal gacan mXa waye wa mid qurxoon mahadsanid

  • @SuhuurMoh
    @SuhuurMoh หลายเดือนก่อน

    Inamyar Ba imarisay hal gacan sifican ima qaban wana iska dhaqay subxanallah

  • @farhiyamohamedbille2119
    @farhiyamohamedbille2119 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaahu khayr sheikh xalay ayaan ku riyoday ano gagmaha ii saranyahay cilaan aad u quruxbadan ana aan aad ugu faraxsanahay

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxn ku riyooday qof idhaw dumr ah oo cilan qurux badan marsan Ana aanku dhahayo masha allh waa cilan qurux badan

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 ปีที่แล้ว +1

    Illahoow khayrka nawafaji aamiin ya rabbi🤲🤲🤲

  • @AmiiraMohamed-z3l
    @AmiiraMohamed-z3l ปีที่แล้ว

    Ilaahaw noo rumee riyooyinka aamiin yaarrabi

  • @niciimaqani437
    @niciimaqani437 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inshaal allha khyr

  • @faizamohamud8135
    @faizamohamud8135 ปีที่แล้ว +1

    Allah haka farxiyo ustad🥰🥰

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Wan ku riyoda ingo faraha hore madobaysta mararna waxan ku riyoda cilan sharaxada oo aan ku faraxsanahay alxamdulillah

  • @maryancali8839
    @maryancali8839 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alha ilahow waxakuhamidherahe irumeey rabiyow I aqbal

  • @mulkihassan1164
    @mulkihassan1164 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah alle haku barakeeyo

  • @deqoabdi4962
    @deqoabdi4962 2 ปีที่แล้ว

    m.a tabaraka rahmaan
    ilahow khairka nagu hanuuniii

  • @حمدعبدالرحمن-خ7ك
    @حمدعبدالرحمن-خ7ك 4 ปีที่แล้ว +6

    Alx anaa ku riyooday wlahi sidaa shiikhu sheegayna dadka xumaantooda wanaka cararaa

  • @ubahismail4999
    @ubahismail4999 3 หลายเดือนก่อน

    Allle hkaaa farxiiyo sidaaa iga farxisey

  • @NawaalIbraahin-n5v
    @NawaalIbraahin-n5v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xalay ayanku riyoday cilaanka mantana waso radiyey alx wana ku farxay

  • @xamdaaxmed3877
    @xamdaaxmed3877 3 ปีที่แล้ว +3

    Anuu waxan ku riyooday anoo weli la iisaarin lkn sugaya oo wllo iyo hooyo iga horeeyaan
    Xaasna ma ihi ee inan ayaan ahy

  • @zuhuurise6510
    @zuhuurise6510 ปีที่แล้ว

    Sxbtay ano xune imarsanyahay oo aroos ah aye igu riyotay dhar asturana wan xirna iso fasira shukran😊

  • @DeeqoUbahmohamett-bx5ls
    @DeeqoUbahmohamett-bx5ls 9 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow nodanbi dhaaf oo khayr see

  • @khadijaabdi8960
    @khadijaabdi8960 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakalaahu qayran wll waa,riyo wngsn

  • @amiiroahmed5875
    @amiiroahmed5875 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsnid wxn ku riyoday cilan qurux bdn asoo gacmaha isaran illhow qeerka iirumeey😢

  • @KawsarAxmad-ru7zv
    @KawsarAxmad-ru7zv ปีที่แล้ว

    Jasakalaah kahyr sheekh shukran

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah xaas ayan ahay cilaan isaaran kuriyootay thanks you wllo

  • @nashaadruun315
    @nashaadruun315 8 หลายเดือนก่อน

    Illow wixii khayr nasoo xiji wixii sharna naga haaay

  • @najaxcadey708
    @najaxcadey708 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxan ku riyooday aniga cilaan gacmaha isaaran yahay iskana dajinayo yaa allah igargaar waan ka naxay fasiraadeeda😭😭

  • @khadraalihussein
    @khadraalihussein 10 หลายเดือนก่อน

    Ilahayoyaw ifududee yarbiiiiii

  • @fadumaabdi521
    @fadumaabdi521 ปีที่แล้ว +1

    Alxmdullahi allashukri rabbi caalamiin 🤲🏼

  • @firdousadam9475
    @firdousadam9475 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah xalay baan ku riyoodey❤🙏

  • @Keyfcali-f1w
    @Keyfcali-f1w 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyoday mamo ilan isar idhaheyso anah maqan aan leyahy

  • @naciimahani1799
    @naciimahani1799 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku riyooday cilaanka Alhamdulillah Alhamdulillah
    Wll waad iga farxisay Allah hakaa farxiyo
    Allah waxa ku dhiba kuma tuso wllky

  • @najmamohamudhassan3965
    @najmamohamudhassan3965 2 ปีที่แล้ว

    Walashey iyo gabadheyda lo saraya cilanka anigana wan sugayay in leysaro maxay noqon karta????
    Wa ley qaba Uur aya leyahay

  • @MunaAbdala-p4f
    @MunaAbdala-p4f หลายเดือนก่อน

    Xalay baan ku riyooday anigoo cilasn qurux badan saartay

  • @naimakorme9535
    @naimakorme9535 ปีที่แล้ว

    Wll Anigu wxn Ku riyooday cilaan gurigayga lagu marsanayo riyada dhexdena wxn laha wa marki labaad eed cilan qolka igaga marsatan dad aad ubadana way ahayeen sida dad aroos usocda oo kle anigana wan sugayay in la Ii mariyo Lkn layma marinin

  • @nimcoali360
    @nimcoali360 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalhh labo mar kumaraa aakuriyoodo

  • @munaomer9946
    @munaomer9946 ปีที่แล้ว

    Ilahay khayr o dhan haina wafajiyo

  • @najuumanka9150
    @najuumanka9150 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa riyo aad u qurux badan🤗😍

  • @iftinaxmed4645
    @iftinaxmed4645 2 ปีที่แล้ว

    Walaal waxan ku riyootay anu naag aan aqaano cilaanka u saarayo lugta waana la i qabaa 4sano wilina ma dhalin iso jawaab please Sheekh ina so duceeya asxaabta in alle ubad I siiyo

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shukaan 👍🥰🥰🥰🥰🥰💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @maaidoqaasim4569
    @maaidoqaasim4569 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah

  • @Deeqsan123
    @Deeqsan123 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxad ii fasirtaa anigoo cilaan line ugu jira oo qof iga horeeyo oon dad badan oon garanayo ay meesha ila jogaan

  • @fartunnh6438
    @fartunnh6438 4 ปีที่แล้ว +5

    Waku riyoday anigo faraha imarsan yahaay cilanka wana leyahay dad cadow igu eh orabo gurigeyga iney dumiyan ilahey hana qabta cadow

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 10 หลายเดือนก่อน

    illhyw i rumeey 😩🤲🤲

  • @rahmaruun9988
    @rahmaruun9988 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal riyada cilanka kabaxayo Mar hore marsatay maxey micnenesa

  • @fardoosomuuse3162
    @fardoosomuuse3162 2 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyoday wll hoyaday cilaan hayso iidhiibayso cilaanka anina aan marsanayo

  • @abdulahiaadan7553
    @abdulahiaadan7553 3 ปีที่แล้ว

    Asc wall waxan Ku riyooday anoo gawar dhalay gawadha an dhalayna waxey u egtahay canug weyn jirkoodo dhan cilan aya umar sanaa ool korka dhan xaas uur leh baan ahay

  • @faatushqurux
    @faatushqurux 9 หลายเดือนก่อน

    Ani waxa ku riyoday anoo bumiyerka weyn oo cilaan lagu saaro anoo joogo oo cilaan saran rabo

  • @khadraalihussein
    @khadraalihussein 10 หลายเดือนก่อน

    Yaribiiii irumeee Riyadh qurxda badan

  • @ayaanahmed9227
    @ayaanahmed9227 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alx aniga ku riyoda insha allah khyr 🥰🙏

  • @safiyomcnhussein5425
    @safiyomcnhussein5425 2 หลายเดือนก่อน

    Salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu

  • @ZanuubaAxmed-gi9on
    @ZanuubaAxmed-gi9on ปีที่แล้ว

    الحمد الله رب العالمين 🤲🤲🤲

  • @basracali2788
    @basracali2788 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo maxadraiayda iigu soo fasiri waydeen wan idinku ku soo celiyay riyadii waxan ahay gabadh xaasa waxan ku riyooday anoo farasku dalxiisaaya iyo labaad anoo mabilkayga la igala.soo hadlaayo walaal wa markii labaad ee aanriyada idiin soodiro fadlan iisoo fasira

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  4 ปีที่แล้ว

      walaal faraska Waan kaaga soo jawaabney channelka ka fiiri , mida mobilka lagaala soo haddlaayo waa kal gaceyl iyo is xiriiri balse haddu telka kaa damo waa dalab inaad garab siiso

  • @shukriahmed-u2b
    @shukriahmed-u2b 7 หลายเดือนก่อน

    Allow riyada kahar aha noo rumey

  • @fahimaabdullahi1493
    @fahimaabdullahi1493 2 ปีที่แล้ว

    Aniga cilaan hore isaarna aya leyga tiraa kadib mid bdn o aad u qurux bdn la isaraya 2da gacmo qofka isaara wa hooyade mcn Wana la iqaba carur aya leyahy wlaal ifasir

  • @ilhanomar270
    @ilhanomar270 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxmdulilah masha alah

  • @deqoabdi4962
    @deqoabdi4962 2 ปีที่แล้ว

    walal khair heleee
    waxan ku riyooday anoo sugaya in la iiisaaro
    oo joga meel lagu mariyo

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyoday anoo Soo gadanayo daawada madoobeysada mida sida cilaanka cml loo saarto anoo Soo dukan kasoogadanyao waxana ilasocday nin Wana faraxasana Mana laiqabo ifasir wll plz jwb

  • @Qurux_Badan1
    @Qurux_Badan1 8 หลายเดือนก่อน

    Ani wxn ku riyode ano gabar kle cilan aroos umarinaya

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillh rabil calamin

  • @ahlamabdullahi8770
    @ahlamabdullahi8770 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxan ku riyooday anigo gobta cilaan sarka joogo weli saaranin aya kala orod dhacaayo ciidamo meesha imanaya oo dadka dhibaayo anigana aan ka dhumanaya cabsi cabsi jirto mxay tahay iso jawab wlala

  • @qaliqurux2612
    @qaliqurux2612 2 ปีที่แล้ว

    cilaanka ma midka gaduudana mise midka madobaysada bal iso sheeg aniga madobaysa anigo marsanayo oo sharaxayo gacanta aan kuriyoday

  • @FIHIIMAISMAIL
    @FIHIIMAISMAIL 5 หลายเดือนก่อน

    Alx wn ku riyooday

  • @ملكةسبأمنأبين
    @ملكةسبأمنأبين 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxaad ii fasir waxan ku riyoday saacada darbiga lagu dhegsado ayaa qof anan garanen hadiyad ahaan ii siyay waa sacad cagaar ah waxana ahay xaas caruru leh fadlan dhaqsi igu soo fasir

  • @farduusahmed3281
    @farduusahmed3281 2 ปีที่แล้ว +1

    alxmadulilaaaah

  • @maryanali8409
    @maryanali8409 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalah qyr shukran

  • @hafsoyasiin8403
    @hafsoyasiin8403 ปีที่แล้ว

    Alla sheqow aniga wan iska dhaqayay cilanka🥺😭😭😭

  • @mustoynuurali-xr6mc
    @mustoynuurali-xr6mc ปีที่แล้ว

    Ani waxn dhahaye cilantro isaar lkn wali Lima sarin oo waan soakaway ifasir

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว

    Ani wxn kuriyoday ano lugta mid cilansaranayo Mana laiqabo ifasir plz

  • @khadiijohasan4188
    @khadiijohasan4188 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waye alxamdulilh

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 2 ปีที่แล้ว

    inshaAllah khayr🥰😇

  • @fartuunmaxamed3699
    @fartuunmaxamed3699 3 ปีที่แล้ว

    Xali ayaan ku riyodeye cilaanka

  • @shadiyadahir5272
    @shadiyadahir5272 13 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw❤❤

  • @khuwaylakhuwaylachannel8376
    @khuwaylakhuwaylachannel8376 3 ปีที่แล้ว

    Cilaan.aniga iyo habo oo ayeyo umarinayna kuriyooday mooji wllo ifasir

  • @nasiimnasiim7298
    @nasiimnasiim7298 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan ku riyoday anigoo sarayo cilanka

  • @fatximohamedfatxi9941
    @fatximohamedfatxi9941 3 ปีที่แล้ว +2

    Ani waxan isku arkay cilanka marna imarsaan marna igaa tirtime manto daaan

  • @ikraamnuur4079
    @ikraamnuur4079 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid manta igu ka horaysa wll waxan ku riyooday anigoo xine hore marsana o mid kale la imarinaya lugaha o wijigana la i qurxinaya hadana silis qurux badan la i xidhaya siliska wa laysku haysta cidi i xidhi làhayd wllo iso jawaab ado raliya

  • @aishakiin4071
    @aishakiin4071 4 ปีที่แล้ว

    Ano naqshada cilaanka so gadanaya ku riyoode Ana ku faraxsanahy fiirinayo

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 ปีที่แล้ว

    Salalaahu calayhi wasalam♥️📿♥️🌹✨🌹

  • @hamdiabdishafed2999
    @hamdiabdishafed2999 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @sahracumar6205
    @sahracumar6205 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh dhawr jeer ayan kuriyoday

  • @xafsa6978
    @xafsa6978 ปีที่แล้ว

    MashaAlaah

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 3 ปีที่แล้ว

    Ana ku riyoday ninkeyka oo 2bada gacmod cilaan u saaranyihin xidiyahana rinji cad umarsanyahay Ane An oyayayo Ano ku oynaya inu naag gursanayo Isla riyadas

  • @zeynabxassan2605
    @zeynabxassan2605 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @zamiehazzan9046
    @zamiehazzan9046 3 ปีที่แล้ว

    Xage lagala xidhidha sheekh

  • @nasrinanaash684
    @nasrinanaash684 ปีที่แล้ว

    Wlhi ani kuriyode ano cilan lisarayo aros

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday anoo gacan cilaan iimarsanyhy

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว

    Walalow xage lagala so hadlaa riyan kulawadagilahay plz isosheg

  • @asiyamohamed4458
    @asiyamohamed4458 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan kuriyooday faraheyga oo cilaan gudgudod isaaranyihin markaan sexanayay wax cilaan ima saarneeene gacameheyga waii cadcadayeeen wanalaiqabaa.ifasir please walal

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  3 ปีที่แล้ว +1

      wll muqaal ka hadlaaya ayaan Horey usoo dhikney oo walib laba ah ee wll muqaalada channelka dhex gal ilaa 400 wax ka baddan yaa ku jira insh allah .. hadda gabar tahay waa guur

    • @asiyamohamed4458
      @asiyamohamed4458 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fasirkariyooyinka gabar maihi xaaa ayaaan ahay eee ifasir please

  • @amranabdulahi4657
    @amranabdulahi4657 4 ปีที่แล้ว

    Mansha.alaah 😘😘👌👌

  • @nasiimnasiim7298
    @nasiimnasiim7298 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @wardamustafe2157
    @wardamustafe2157 4 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh bal waxad fasirta qof dhintay oo marwalba kuu imanay isagowaliba wax sida mar alab kartoon ku jirta mar timir cunto wxaybo kala duwan marwalban meel guriga agtisa ayuu kasoo baxaya fadaln isoo fasir

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  4 ปีที่แล้ว

      walaal channelka ayaan horey usoo dhikney muqaal buuxa ee ka daawo mahadsanid

  • @fardousaaadan7468
    @fardousaaadan7468 4 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍shugran sheiq

  • @saabiriinmahamoud7583
    @saabiriinmahamoud7583 4 ปีที่แล้ว

    Wll Riyada libaxa kaa bajinayo waa maxaay isoo jawaab

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  4 ปีที่แล้ว

      walaal hrey ayaan usoo dhkney taaa

    • @saabiriinmahamoud7583
      @saabiriinmahamoud7583 4 ปีที่แล้ว

      FASIRKA RIYOOYINKA تفسير الاحلام kumaan fahmin wll miyaad fasirtay riyadaas ?

    • @jamasaleban5854
      @jamasaleban5854 3 ปีที่แล้ว

      @@saabiriinmahamoud7583 haa kadhax raadi

  • @ayaanabdulle8341
    @ayaanabdulle8341 4 ปีที่แล้ว

    Maxaa waaye riyad anigo odkac diyaarinaayo walla

  • @Mssruuxi8087
    @Mssruuxi8087 3 ปีที่แล้ว

    Aniga kuma riyoonin lakiin gbr aa sxbo nahay ku riyootay iyado cilaan leesaarayo kwrn taas

  • @hodo135maxamuud4
    @hodo135maxamuud4 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @RuweydaRuweyad
    @RuweydaRuweyad 4 ปีที่แล้ว

    waxan ku riyodey maley ama kulun

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  4 ปีที่แล้ว +2

      walaale araktida kaluunka waa riyo wanaaksan waxay ku tuseysaa Maal iyo Arzaaq tiro baddan Hadan tirada aqoon, Balse Haddaad arakto laba kaluun wxuu ku tusaa tiro Haween ah, balse kaluunka haduu yahay mid weyn wuxuu ku tusaa Manfaco weyn, Haddu yaryahay wuxuu ku tusaa musiibo m Haddu buni yahay wUXUU TUSAA KHEYRE HADDAD GUUR DOON TAHAY

    • @RuweydaRuweyad
      @RuweydaRuweyad 4 ปีที่แล้ว +4

      @@fasirkariyooyinka masha Allah mahadsanid wlll qali