FAYSAL MUNIIR | XISKA HANATAY | JIGJIGA IYO AROOSKA QARNIGA | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • HOOD IYO NASIIB
    HIBO AYAAN ADIGAA
    U HELOO QALBIGAYGAN HOO
    …………….
    AROOSKA MUKHTAAR JIGJIGAAWI & XAMDA
    (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
    .............................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 76

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  4 ปีที่แล้ว +32

    QalBigayGan Hooooo!!

  • @lameeraysoofficial63
    @lameeraysoofficial63 4 ปีที่แล้ว +6

    Best song..heesta laxankeedaanba ka helay..midhiheeduna ma Kala dhacaan.
    Axyaan Fanaan Faysal muniir

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 4 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allaah tabaarakalaah wiilasha sheekhaash reer aw qudub qurux badanaa. Faysal muniir, cabdirisaaq anshax, Dalmar yare, dayax dalnuurshe. 💪💪💪🎸🌹❤️

    • @naimaabdiraxmaan7063
      @naimaabdiraxmaan7063 4 ปีที่แล้ว

      Intaa anshazna beenta uga shegtay yahoo

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      Faysal-muniir, miyaanu ogadeen ahayn? Mise been bey ii dhiibeen.

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว +1

    Xiskaad hanateyo
    Hadii aanan ku arag
    Happy uma gamee
    Hamuuntan aan qabo
    Hadmaad iga bogsiin.
    Ishcalaa hees 9:06 hargeysa 🤩🤩😘😘😘😘😘calamadaha.

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 4 ปีที่แล้ว +35

    Qalbigeeyga Hoo best TH-camr Abdi Askari Tube Guleeso

  • @nasronalka8399
    @nasronalka8399 4 ปีที่แล้ว +3

    Wowowo fesal munir fananka kaliya wlhi dugashado ixtirama gawadhisa okale ana ixtiramo anti nolow🥰🥰😍🥰🤩🥰😘😘🥰😘🥰😘

  • @aliyaqurux6021
    @aliyaqurux6021 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestan cadi mahan runti dareen bay leedahay
    😍

  • @cabdidhergane2362
    @cabdidhergane2362 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow..inaba caadi ma.ahan ...heesta iyo muuqaalka iyo colorka....feysal muniir fanaanka aan dhageysto.....heesaha inoo Soo badi sxb

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 4 ปีที่แล้ว +6

    Ayy jilaga fanka muwah faysal muniir nafta naftedi wllky mcn shekhalnimo ♥️♥️💋♥️♥️ codkaga wuu igu socda sidi sharabka

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว +1

      hhhh shekhaal wa u dhashay lkn guri shekhaal ma arag

    • @abdiyare8516
      @abdiyare8516 4 ปีที่แล้ว +1

      Rock_ Diamond guri shiikhaal ma arag maxaad ka wadaa huno?

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 4 ปีที่แล้ว +31

    Qaawni Ama dhar la'aan haddii ay tahey il'baxnimo xoolahaa dadka ka horeyn lahaa😲🤭
    Quruxi waa xijaab
    Sharafine waa xishood
    Maxaad Calan sheydaan luleysaan
    Allahayoow inna wada hanuuni aaaamin ☝️🙏

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 4 ปีที่แล้ว +6

    Cabdi Askari halyey ❤waqal wax yar aya kaga dhiman inad gadho Horman wacan brother

  • @abshirmaxamed2117
    @abshirmaxamed2117 2 ปีที่แล้ว

    Ax ya a fanaan faysal muniir Ho ray u soco

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 ปีที่แล้ว +3

    HADAD HEESTAN TIK TOK KUSOO ARAGTAY ISMUUJI

  • @karaamaofficial2092
    @karaamaofficial2092 4 ปีที่แล้ว +5

    Dawadihii Ugu Horeeyay Inaa noqdaa Nasiib uyeeshaY Best Song

  • @badriahmed2999
    @badriahmed2999 3 ปีที่แล้ว +2

    Faysal muniir
    Fananka Somali Ugu codka Macaan

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 4 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo hambalyo isku waara mukhtar iyo hamda🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 4 ปีที่แล้ว +25

    Mar hadii xijaab kiyo
    Xishoodkii islaamka ba
    Xurmadiiba laga tagay
    Xujo weeye yaablehe
    Xaalkiinu waa see
    Soomaalidu xariir weeye
    Xurmaan uba hayaayee
    War xishooda gabigiin
    Xijaab dumarka uba xiroo
    Dhaqankii ha xoorina

    • @nimcocali1371
      @nimcocali1371 4 ปีที่แล้ว +2

      waa hore la xoor xiijab warkii daa😣😣😣😣😣😣😣😣😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @nimconuur9911
      @nimconuur9911 4 ปีที่แล้ว +2

      Xalkodu wa gaalo izka yeel

    • @zahrujahappy1418
      @zahrujahappy1418 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa waano wax gal ah 👍

    • @hassanzak4130
      @hassanzak4130 4 ปีที่แล้ว

      😬😬😬😤

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 4 ปีที่แล้ว +4

    Aroooski qarniga dheh❤ alfa Mubarak

  • @nimcohassan7651
    @nimcohassan7651 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mabruga💓💓💕❤

  • @alidaahir4659
    @alidaahir4659 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah hambalyo mukhtaar iyo hamda isku wara

  • @karaamaofficial2092
    @karaamaofficial2092 4 ปีที่แล้ว +13

    Ike dhac kusii Madaama aan kaaga soo Hormaŕay Commentiga

  • @najahqueen6796
    @najahqueen6796 4 ปีที่แล้ว +2

    Waawww m.a best love 🙌🙌🙌💔👏👏👏👍👍👍👈👈💖💖💖👍👍✊✊✊faysl muniir nin culus❤❤❤💔💔

  • @leilamohamed4157
    @leilamohamed4157 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah dumasheydena Hamda qalbigeysaa hoo mukhtar ...dumashi nasab ah hakaa ahadu fysal muniir ...Guleystaa marwalbo dadkeygow .....Mhdsnd Abdiaskari tube ......arose wacaan walal mukhtar from NFD

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 4 ปีที่แล้ว

      gabadha la ciyaaraysa mukhtaar xaaskiisii miyaa laylaay

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @AWDALGEMSTONES
    @AWDALGEMSTONES 4 ปีที่แล้ว +4

    🕺💃🕺💃🕺💃🤴👸❤👍😎😍
    Lovely song 👍😎

  • @yasminhussein4374
    @yasminhussein4374 4 ปีที่แล้ว +2

    arooskan caadi masha allah 😍😍😍

  • @ladanhersi6558
    @ladanhersi6558 4 ปีที่แล้ว +2

    Haqiiqdi axsan hees

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 4 ปีที่แล้ว +7

    Feysal muniir qalbigiisa hoi dheh see cml muqtaaar haysku dirinee hhhhh

  • @abdifatahtube5720
    @abdifatahtube5720 4 ปีที่แล้ว +17

    ILAAHAY DARTII 19 SUBSCRIBES I SIIYA WALAALAYAAL😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏

  • @nimcohassan2120
    @nimcohassan2120 4 ปีที่แล้ว +1

    Hoodo iyo nasiib hibo iyo ayaan adigaa u helee qalbigayga hoo

    • @cabdimohamed1899
      @cabdimohamed1899 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilaaheey haidin soo hanuuniyo hogbaad ku socotaan

  • @fartahasan
    @fartahasan 4 ปีที่แล้ว +2

    Arooska faysal muniir miyaa aroosaa

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 ปีที่แล้ว +1

    qalbigygn hoo hes shidn hamblyo rerkna

  • @xamdaaxmed7413
    @xamdaaxmed7413 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallllh congratulations

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 4 ปีที่แล้ว +1

    NaG cusub miyaa mid hore arky iskum ekeeh gbdhah

  • @shamismuuse9724
    @shamismuuse9724 4 ปีที่แล้ว +1

    Sc ilahy haydin sohadeyo ninka nagtisa qawinaya wàa khasis

  • @isbacadeofficiall7379
    @isbacadeofficiall7379 4 ปีที่แล้ว +2

    Kow kow

  • @maryanxuseen3314
    @maryanxuseen3314 4 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @Mohameth-updi
    @Mohameth-updi 4 ปีที่แล้ว +2

    HadhsaTaa wadnaHa

  • @yaasmiinhaji5613
    @yaasmiinhaji5613 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc cabdi askaari

  • @layladaahir6239
    @layladaahir6239 4 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo wallky qaaliya muqtaar iyo marwadiisa xamdiii allaha idinka illaliyo hadimo

  • @dahabodagan6965
    @dahabodagan6965 4 ปีที่แล้ว +1

    wow

  • @ladanqaali4634
    @ladanqaali4634 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhii reer buhodle mid miyaa ka dabaysay

  • @SihamMaxmed
    @SihamMaxmed 4 ปีที่แล้ว +1

    Siham maxmed77

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️♥️👌

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

    𝐻𝐸𝐸𝑆 𝐻𝑂𝑅𝐸 𝐵𝐸𝑌 𝑈 𝑆𝐻𝐴𝐵𝐴𝐻𝐷𝐴𝐴 𝑇𝑂𝐿𝑂𝑊 𝑊𝐴𝐴 𝑇𝐸𝐸 𝑊𝐴𝑁 𝐼𝐿𝐴𝑊𝑆𝐴𝑁𝐴𝐻𝐴𝑌 10:40 𝐻𝐸𝐸𝑆𝑇𝐴𝑆𝐴𝑌 𝐼𝑆𝐾𝑈 𝐸𝑅𝐸𝑌𝑂 𝑌𝐼𝐻𝐼𝐼𝑁 𝑊𝐴𝐿𝐸𝐸
    𝑖𝑚𝑖𝑘𝑎𝑛 𝑥𝑎𝑠𝑢𝑢𝑠𝑡𝑒𝑦 ℎ𝑒𝑒𝑠𝑡𝑎𝑦 𝑖𝑠 𝑠ℎ𝑎𝑏𝑎ℎ𝑎𝑛 ℎ𝑒𝑒𝑠 ℎ𝑜𝑟𝑒 𝑖𝑠𝑎𝑔𝑢 𝑙𝑒𝑒𝑦𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑏𝑎𝑦 𝑖𝑠𝑘𝑢 𝑒𝑒𝑔 𝑦𝑖ℎ𝑖𝑖𝑛 𝑓𝑎𝑦𝑠𝑎𝑙 𝑤𝑎𝑎 𝑖𝑠𝑘𝑢 ℎ𝑒𝑒𝑠𝑜 𝑒𝑒𝑔𝑎𝑎 𝑏𝑖𝑠𝑖𝑛𝑘𝑎

  • @bilaadsuruur5804
    @bilaadsuruur5804 4 ปีที่แล้ว +2

    😍

  • @dahabodagan6965
    @dahabodagan6965 4 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 4 ปีที่แล้ว +3

    👍💕💕💕💕💕

  • @SuperDeathsmoke
    @SuperDeathsmoke 4 ปีที่แล้ว +2

    Kow

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade4475 4 ปีที่แล้ว +1

    sry sis maxa isdhinto bisinke

  • @liibaancismaanibraahim6900
    @liibaancismaanibraahim6900 4 ปีที่แล้ว +1

    O

  • @xuseencali7056
    @xuseencali7056 4 ปีที่แล้ว

    Caya9

  • @maslahosalaaxproduction3451
    @maslahosalaaxproduction3451 4 ปีที่แล้ว

    X