Xog Boqor Buurmadow oo Boqolaal Tigniko ah Jiida Hore Geeyn? Ciidanka SSB Bahdilkii Garaad jamac?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

ความคิดเห็น • 8

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ciidanka SSB Madaniga SSB Guul

  • @FarduusDaahir-oo4sc
    @FarduusDaahir-oo4sc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa sax hadalka booqorku yiidhi waayo dhulkeen iyo caruuten iyo xoolehen inaynu dufaacano

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    They can defend the country right after the dorashada

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XIRSI IYO XAASHI ILAA HJECLO AY ISGA TOOGATO WAXBA UUMA HAGAAGAYAAN

  • @Mudane24
    @Mudane24 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa kuma Buurmadow?
    “Gobannimana waa quus ninkii, gawska dhaafsaday” Hadraawi
    Boqor Cismaan Buurmadow waa nin aftahan ah, runtiina waana nin wax uga bilaabman yihiin suugaanta & Sooyaalka Soomaalida . Ha yeeshee, Buurmadow ceebtiisu waxa weeye, maaha nin qaddiyadeed (a man of principle) ee waa nin maalinba halkay qadadiisu ku jirto u qalab qaata. Maxaan sidaas u leeyahay? Waan sababaynayaa.
    Buurmadow tolkiis maalintay ugu adkayd ee ay ‘Xiniinyo taabashada’ gaadhay, ee Siilaanyo korsiga lala doonayey waa uu ka baydhay, oo Riyaale ayuu xoogaa shilimaad ah ka helay, oo deegaankiisii iyo dadkii uu boqorka u ahaana wuxuu ka raacay dantiisii. Ka soo gudub.
    Maanta, iyadoo laga wada dharagsanyey sidii Muuse Biixigii uu dhisay uu ugu badhi-furay, ee deegaankiisa gaar ka ahna uu u geystay waxa aanu Weere adhi u geysan, isaga oo albaabafa u laabay dhammaan ganacsigoodi, gaar ahaan ishoodii dhagaale ee kelida ahayd (Beeyada), eryey midhadhkii shaqaale ee dawladda u shaqeyn jiray, ee mashaariicdii iyo scholarship-yadii ka qadiyey, ee dagaallada ku furay, ee nimankii waddankaba dhisay ee waxaas uu iminka ku faanayo hirgaliyey tuugta ku shaanbadeeyey, ee si kasta ugu jawrfalay beeshii u hagar baxday; ayaa mar kale Buurmadow la dusdus leeyahay ‘Muuse ayaan dhisayaa’. Sababtuna wax kale ma aha e jeebka ayaa loo soo buuxiyey, oo wuxuu mar kale iibsaday damiirkiisii. ( He sold his soul)
    Ninka sifahan oo kale leh Soomaalidii hore waxay ku tirin jireen reer aakhiroodka oo waxay oran jireen: Nimay soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday.
    Buurmadow waxaa kale oo lagu tuhunsanyey inuu yahay basaas u shaqeeya Ethiopia. Tuhunkaasna waxaa dhaliyey markuu yidhi: baddeenna ha loo gacan-geliyo cadowga (Xabashida)
    Waxaas oo dhan marka laga tago, Buurmadow waxaa sharaf-darro ugu filan inuu noqday; boqorkii ugu horreeyey ee waddankiisa laga musaafuriyey ee cag soo dhigi kari waayey 7 sano ilaa Muuse loo baryey oo warqad cafis ah iyo shuruud uu waddanka ku soo galay.
    Anigu Buurmadow waxaan bartay 2008, Habar Jeclo-na maanta ayey si fiican isubaran oo ay ka quusan illeyn wuxuu damacsanyey inay madiidin u noqdaan Muuse iyo Heegadiisa e.

  • @farhanhussein1813
    @farhanhussein1813 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somaliland❤❤❤

  • @محمودحرير-ذ5ص
    @محمودحرير-ذ5ص 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤