Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ย. 2024
  • Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Ethiopia, oo uu ku eedeeyay inuu ka danbeeyo R/Wasaaraha Ethiopia. Fiqi ayaa mar kale ku celiyay in ciidamada Ethiopia ay qasab tahay inay ka baxaan Soomaaliya.
    Wuxuu NY ugu warramay Sahra Cabdi Axmed.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

ความคิดเห็น • 75

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Bravo wasiir Fiqi.

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Amxaaro iyo Oromo waa is ku mid afgada weyba kula yaqanan waxa halkas kawada caytamayo jaahil iyo qurun dhahayo Waa Amxaar iyo Oromo iska ilaaliya qabiil waliba weyba yaqanan. Marka somaliweyn is ilaaliya wana laidin ku dhaxjiraa cadowkina wuuni ku dhaxjiraa is kaceliyaa Amxaar iyo Oromo

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Wasiir Fiqi geesi usoo baxay dalkeena Soomaaliya

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Horta dadka madaxda darkens wateesanayan maxakaqaldan war kor kawareesta lakiin joojiya qodqodka badan iyo iftiininka cadowgeena uwadan ee waloo turjunaa warwalbo ❤ somalia 🇸🇴 inshalaah ilahay halajiro

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Fiqiyoow fariid baa tahuu waad u qalantaa inaad difaacdo dalkaagiyi dadkaaga guulaysta geesiyaasha halgamayoow kuwa caytamayoo ciil qabayaasha ahaaw ciilkiina u dhinta baan idin leenahay waxaad la caytamaysaa waxaa idinka dhex hadlayaa oromiyo amxaara injirleey

  • @saciidadanali3554
    @saciidadanali3554 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Fiqi waa fariid geedi ah
    Kuwa halkan ka caytamaya ciil kiina la dhinta maxaa ka qaadi kartan waa mas,uul dalkiisa u shaqaynaye

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Good bless republic of somaliland long live inshall Allah

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Geesi Dhulkiisa Guusha Uhorseeda 🇸🇴🫡🇸🇴❤️🇸🇴

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waa legend Fiqi waliba geesi geesi dhalay waaye guul Somalia 🇸🇴

    • @maxamedmuuse4825
      @maxamedmuuse4825 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      MAXAA GEESIYA KANI HABEENKII MARKUU HABARTIISA LA JIIFO WAXA IRIDA U TAAGAN OO WAARDIYAYA HABEENKII CIIDAMADA ETHIOPIA 😂😂😂😂

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ictiraafki lakugu kumadi laha ayu ka qabanaya ictiraaf ictiraaf alle weydiiso Gaal qurun ah oowaliba Aduunka uku liito aya ictiraaf weydiisaneysaa ufffffffff 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🐷🐷🐷🐷🐷🐷

    • @najibabdi9676
      @najibabdi9676 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 gunta guusha weyka ganbata 😂

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 31 นาทีที่ผ่านมา +1

    Suaalaha ay Gabadhan wasiirka waydiinaysay waa qalad. Gabadhaan waa laga dhexhadlayaa .Ayada Ethiopia miyay ushaqaysaa. This is Ethiopia talking point.

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ethipia ciidankeeda nabad ilaalinta kajioga somaliya waa dhab nabadedan ka shaweynaya madaxbanaanudeedana ma ogali waa damaca xun ee kujira yhuuda madaw waxsn leeyey somali iska saars ciidankeeda takale ilas at ka noqoto heshiiska Gola ka fuulka ah ee gobol kamida ay la saxeextey badii soomalia ah lahey marka arinta indho isku qabadka ah hasha geela cunte cabaada ah waa in laga hortaga aby iyo fataliinta somali diidka ah

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      1960 kii ayay somaliland hindistay midnimo wayna dhalisay, maxaase loogu abaal guday ?
      Somaliana 2024 ayay iyadoo kala daadsan ku riyoonaysaa midnimo dhimatay wax dhintayna waa laga samraaye kuuma soo noqdo.
      Kartidii midnimo iyo garashadeediina somalia horeba umay dhaqangelin waaba maantoo lakala guuraye. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @najibabdi9676
      @najibabdi9676 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@ahmedmedwaismed2086 oromo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 57 นาทีที่ผ่านมา

    Good question. Why egypt support somalia now ???

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Republic of somaliland and somalia is big different country

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 36 นาทีที่ผ่านมา

    Mooryaan isbaaro hawiye FIQI DAMEER WAAR KA HOOYADA LEH SOMALILAND XAARAAMIYO QADAADWEYNTA AHI

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 37 นาทีที่ผ่านมา

    Mooryaan isbaaro argagixiso mafia moqdisho xasan gurguurte

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 25 นาทีที่ผ่านมา

    Car hadaad nin tahay ciidanka ethiopia 🇪🇹 ka saar hiiraan. Baydhabo gedo.bakool faataabakhle tahay FIQI MOORYAAN ISBAARO ARGAGIXISO

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 17 นาทีที่ผ่านมา

    Ninka xildhibaan ah ee ku arkay xerada Xalane, Ninka ugu sareeya sirdoonka Itoobiya. Sow dawlad faashula

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 27 นาทีที่ผ่านมา

    Egypt 🇪🇬 haday cid wax tarayso palestine 🇵🇸 tari lahayd DAMEER HAWIYE CAR WAA KAA SE KEENA CIIDANKEEDA VILLA WARDHIIGLAY baa lagu duqeeyn doonaa xasan gurguurte

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHARCIYADA. KONFURTA SOMALIYA KUSHAQEYSATAA. UN WAA SHARCIYADII SOMALILAN. KONFURI. TALYANIGII. XORIYAD KAM QADAN XORIYADII. AMBA SHERCGA SOMALILAN AYAAD FIQI. KUSHEQEYSATAA. ISKA AAMUS. DADKA WAQOYIGA AYAA FALAN

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 35 นาทีที่ผ่านมา

    somaliland anaga leh inta ilaahay ka sokeeysa oo uu nagu beeray faqasheey qadaadweyn waxba naga qaadi maayaan afweyne suuli ku bakhtiyey macadallaa mooryaan isbaaro argagixiso moqdisho lagu ilaaliyo

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan hubaa fiqi iyo koxda damujadid iney siiwada shaqey ney nin wayo ahmed fiqi ma ahan nin dhaqale don ah majecla musuqa waa nin mowqifkiisa kusocda

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mesha ay hada mareyso xaalka mudaan sugayey wasiir fiqi in saxibadiisa shaqada isu kentey inu kuqaad qaado in yer. buu ujiraa lkn wali waxbu xeriyey 😅

  • @XabzaCaLi-x3t
    @XabzaCaLi-x3t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤26 9 2024

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Very good man

  • @bilemaow7942
    @bilemaow7942 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabiilka Somaliland ayiraa muxuu Dowlada ka sheeganaa soo tey dhulbahante dad goodi u xarey san yahiin mudo hal sanaa
    Oo maxabiis ahaan loo heesta ma hadal baa u banaa mey iska aamusan

  • @QeysTube3
    @QeysTube3 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Goog answers ❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 25 นาทีที่ผ่านมา

    Nacnacle

  • @abdikhadardheeg3343
    @abdikhadardheeg3343 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar waa lax

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 20 นาทีที่ผ่านมา

    Wabaa

  • @AxmedNuur-d8w
    @AxmedNuur-d8w 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Azc voa

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan1481 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninkan waa shakhsi liita oo aan dal iyo dad matali karin muu mudnayn in wasiirka arimaha dibada laga dhigo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 38 นาทีที่ผ่านมา

    FIQI waa mooryaan argagixiso isbaaro kooxda qabiileysan ee moqdisho ee xasan gurguurte lagu ilaaliyo xalane

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenaale dabadhoonka xasan sheekh

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hhhhjbaroortu origami kaweyn somali beenkafogaan mayso waligeed
    Somaliland iyo itobia waa labadaloojaara lkn somali dawlad kamajirto

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    KOONFUR GALBEED WAY OGOL YIHIIN CIIDAMADA ETHIOPIA MAAMULKA MAJEERTEENIYA WAY OGOLYIHIIN CIIDAMA ETHIOPIA MAAMULKA JUBALAND WAY OGOLYIHIIN CIIDAMADA XOOGA DALKA ETHIOPIA MARKAA WAXA IS WAYDIIN LEH NIN ISAGII XAMAR LAGU ILAALIYO AWOODA UU LEEYAHAY 😂😂😂😂😂😂

    • @Myo-v1k
      @Myo-v1k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Baanta joojii doqonyahow

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Ethiopia qof rabto ma jiro. Ethiopia was cadawga Somalia. Waxeey rabtaa dhul boob. Wanna leeyska celinaa.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 13 นาทีที่ผ่านมา +2

      Qofka waa oromo ogada

    • @Myo-v1k
      @Myo-v1k 7 นาทีที่ผ่านมา

      @@AbuukarMohamed-v4t waa ruun

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Riyo haday dub leeyihiin Dabadooda ku qarin lahaayeen Jaahil Hasha Huruda ee muqdisho

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Oo adiga maxa tahay ma aqoon yahan baa tahay isa soo saar mise Amxaar iyo Oromo maad ka cabsane 😂😂😂😂😂😂fly fly

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      KANI WAA AY ISGA CIYAYA WAY AWOODANA MA LAHA

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Amxaaryahow Oromayahow inaa tahay waba ku fahmey afgada siduu uqaldan yahay baa laga fahma orodoo dalkidi hagaa jiso oo nabad kuso celi wadankale waxba uma soo celin gartid mise hilibki ceyrinta baad rabtaa 🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🐷🐷

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hoyadaa somalia wastay eey eey dhalay ku ekoow mufadaada nedel yow nedelku dhalay madigaa ka hadli kara somaliland

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 13 นาทีที่ผ่านมา +1

      Waa logo wasa oromo ku dasha was

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The two brotherly countries of the Republic of Somaliland and the Republic of the Federal of Ethiopia will always be stronger together,and the FAILED STATE OF SOMALIA WILL ALWAYS BE CRYING AFTER THEM!!!!!

  • @Sabdi-v1d
    @Sabdi-v1d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulanna wuu ka hadlayaa,ciidakooda bixidiisana wuu ka hadlayaa,maxaa khaldan?

  • @farhaanmohammed1542
    @farhaanmohammed1542 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asiga madaxdeena merkey itobiyo ka hadleyso mexeey qof tuug sanayo oo kale ugu hadlaan 😮😮😮😮

  • @latteetemohamed4247
    @latteetemohamed4247 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 NIN DAAR KU JIRAA DARUUR MA ARKEE FIQI NIN WAALAN WEEYI

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa nadal nadal dhay oo alshaab ah tuuug

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maan gaab😂😂😂😂😂

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan waa tuug al ithad ah

  • @abdirashidaseyr8711
    @abdirashidaseyr8711 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenloow abaal laawe ah malaayiin doolar bayku bixisay dowladaan xasan puntland in dagaal kadhaco maantaa udanbaysay falaagadii ay garoowe xasarada kasameeya lahayd markay lahaayeen 24 bari bayku dumaysaa kuway dirsatay bay maanta markale inay qasaan puntland udirsatay

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadaad fiqiyaw isqaawiso xitaa ood uwareeraso somaliland waligeedna somalia kamid ma ahayn kamana mid noqon donto

    • @BigBoss-s5n
      @BigBoss-s5n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Soomaliland waa xagee ma sool iyo awdalba mise waa hargeysa iyo burco 😂😂

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Kkkk QaadLand iska qayila. Waaleydin talinayaaa I.A. Laftii nagaa waalaga xureynayaa dalka

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanalaa subxanalaa kkkkkkkk guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul mudane Madaxwayine Muuse Biixi Cabdi gesi halyey qaraan guuuuuul kulmiye insh Allah guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fiqi maaha nin aqoon leh mana aha nn u qalma wasaradan oo ah booska 3 xaad ee ugu sareeya dal balse waxa uu ku yimid musuq maasuqka xassan shiikh ee ku dhisanay isirka iyo nin jeclaysiga runtii maaha rag la isku halayn karo marka ay timaado difaaca dalka mana aha rag aqoonteeda iyo kartideeda midna leh waayo nn aragit fog oo siyaasadeed leh waa kan ka fogaada nn jeclaysi eex iyo wax kasta oo tooshku qaban karo ama lagu shaabadayn karo waxad ogaydeen xiligii farmaajo shaqalaha dowlad kuwa madxtooyada iyo xilalka ugu sareeya dalka oo dhan in laga waayey shikhsiyaas kasoo jeeda beesha uu ku metelo kursiga uuna aad ugu badiyey shaqalaha beelaha aan iyagu marnaba noqonin ama helin jagada ugu saraysa dalka ama kuwa 2 3 waana siyaasad bisil waana talaabo cadaaladed

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenta aad iskugu sheekeysann̈ ilaa goorma ayeydun wadi waar khayaalka ka baxa oo argagisada aad soo urursateynn ayaa xamar idin bedelaysa.

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wana ceebayyay kani. Suashaa ima waydin kartid kulahaa. Oo intad jeceshay uun baa lagu waydiin karaa miyaa

  • @ahmedweli4713
    @ahmedweli4713 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani masuulba maaha
    Weliba xilkii ugu sareeyey Like Wild
    This guy becous he talk like Stuped
    Cay cay buu ku hadlayaa
    Xayawaan Caadiya weeye
    Not diplomatisk talk

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sxb iska ooy halkan maxaa Ka badali kartaa adiga noolo la ogoon tahay