Daawo Warkii Udanbeeyey Arintii O Kasiidartay itoobiya O Cadeysay in Dagaal ma Hurto tahay Ayna Rabt

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ย. 2024
  • . Daawo Warkii Udanbeeyey itoobiya O Tidhi Dagaal Waa ma Hurto Annagu Badbaan Rabnaa Xabad iyo Xog

ความคิดเห็น • 45

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta Waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🙃🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    itoobiyaan waa kibirsan yihiin warkoodu waa cad yahay xoog bay wadaa waa dagaal sheekadooda markaan fiiriyey soomaaliyeed dadka nuucaa u hadlaya kawarama haday cagta soo dhigaan badeena waxa ku xiga waad garan kartaan waa in lagula wareego itoobiya dhul bay horey nooga haysatay hadana badeenii iyo intii kale ayey rabtaa itoobiya aqli ma hayso waxay usu haysataa iney owood leedahay laakiin soomaali way isyaqaanaan ayadoo jiir ka xun ayey miyirsan doontaa hada waa fakfakaneysaa waxay la tahay iney dadka soomaaliyeed isla socon oo ay kala qoqoban yihiin markii xabad bilaabato soomaali waa soomaali waa hal qoys meeqa wadanbaa badla aan ah oo nool warka itoobiya markaam dhageysto waan ku lalaboodaa waxaad moodaa dhulka soomaaliyeed inuusanba dad laheyn oo cidii doonta iska qaadan karto gardaro cad ayey wadaa itoobiya soomaaliya waxaan leeyahay difaacda dhulkiina

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bad iyo dakadey iyadu leedahay?halkey ka heli?waa waali, Qosol leh,Ahhhh Lodoo kale weeyaan xabashi Ahhhh.😮😊😊😊

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    inta ay dhaleen awoowayaasheen ama farcantay dhiigoodu way cadahay inta somaliyowdayna dhaqan ayaa naga dhexeya ee dhaxal nagama dhexeeyo ogaada

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KHALID MAHAMUUD. WAAN KU OGNAHAY INAAD TAHAY NIN OROMO AH OO AF SOMAALIGA BARTAY. COMMENTIGA AAD QOREYSAAN EE AAD ISKA DHIGEYSO NIN SOMALILAND AH WAA BEEN. SOMAALIYA WAA HAL DAL OO ILAAHEY JECEL YAHAY

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa banaanka usoo baxay video laga duubay Jula asagoo caynaya qabiilada kale oo etobiya dega Kuna faanaya oromada

  • @geelegaadaale2380
    @geelegaadaale2380 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Arintaan ee ku aadan bada.laku waashtay.hal arin . In ladilo mouse biixi iyo Aby axmed.labadaas had uu ladilo hooshaas wee iskadhamaanee.tanlabaad madaxda maamul gobaleedada in meel lasaaro.sikasta ha ahaado.

    • @mukhtarmaxamed5988
      @mukhtarmaxamed5988 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ma hooyada baa dileysa muuse bixi ,ragbu ka dhasheye

    • @abdinasir7998
      @abdinasir7998 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      kan caqli xumadisa dhagaysta ma dhusad
      ku dili ader?.

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 31 นาทีที่ผ่านมา

    Soomaaliya Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @musemuse417
    @musemuse417 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This guy Rizwan Hussein is crying. First of all, you are from Oromo tribe, one of the oppreesed and abused tribes by Minilik whom you are praising him. Secondly , you confess to your attempted failure for access to the sea and how your country is divided. Nothing in the hands of Abiy Ahmed excrpt Addis Ababa,Even Addis Ababa is surrounded by the rebel groups of Olf and Fano. We Somalis regret the scurity situation of Ethiopia because it will affect our own security.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz ชั่วโมงที่ผ่านมา

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND??? IDON'T CARE WHAT YOU LOVE???)

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ETHIOPIA. BAD BAY. LAHAAN JIRTAY. EE. MEEDAY. MA. KII. MENGISTU. HAILE MARIAM LAGA. RIDAY. BAY DAL KOODII. KU. HESHEEN WAAYEEN. IYO. DIIN TOODII. KIRTAAN KA. AHAYD. MIYAA. NAC NAC. IYO. SHEEKO RAQIISA. DAL KA SOMALIA 🇸🇴 RIWAAYAD. CIDI UMA DHIGTO ADEER

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia hadalka dhaafe, Soo soco waa is naqaan kii dhoof ku yimaada,geerida dhibta.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxyaabihii Somali Ku hadli laheyd itobiyan Aya Ku hadleysa haween miyaa madax noo ah

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bada hooyadii miyaa iska leh Abiye waan ku sugeynaa adeerweerar soo qaad nijaas waxid

  • @AnfacMedia
    @AnfacMedia  3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sorry Walaaha Qaaliga Qofka hadlay Waa Taliyaha Sirdoonka itoobiya Redwan Husein

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Failed soomalia italiya only 3km

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ethopian maxay cabeen ma wadanka somaalia laga ceelin ceelina waxa kahalaan baa leeyihin bal sosoco siraaday

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii ad somali tahay waxas dadka haushegin fadlan wayo damirban lenahay wana dagalameyna.

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHULKA SOMALI GALBEED EE GUMAYSTASHII INGIRIISKU SIIYEY EE INAGAG MAQNAA AYAA XAQDARADII SOOMAALI LAGA GALAY FEEDHAHA KA DILAACDAY UMADA SOOMAALIYEED HADIYAAR GAROOWDO SI'AAN UGU DHAQAAQNO WAXAY ITOOBIYA RIYADEEDA HUHURNIMO U ILAWDO.

  • @AhmedFarah-l6i
    @AhmedFarah-l6i ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya gardaro iyo tabardaro ayeey isku darsatay itoobiya wax la dhoho majirto weey burburtay calamka iyo dunida waa in la isugu tagaa oo lasii burburiyaa oo cuna qabateen la saara mid hub iyo mid dhaqaale ba waana in lagu dadaala ineey waligood burbur sanaadan maadama aay ku xad gudbeen madax banaanida dalalka dariska laha iyo sharciyada calamiga ah iyagoo awood leheen oo daciif ah beey saas u hadlayaan bal kawaran hadii aay tabar lahaan la hayeen waa dad cawaan ah oo duni kale ku nool oo aanba la socon dunida inuu sharci ka jiro itoobiya iyada ayeey nabada dan u tahay waayo weey tabar daran tahay oo waa daciif sidii loda oo kale weeyan dadkan qamri noocee ah ayeey cabaan mise xashiish ayeey cabaan waa dameer ciyay kuwan itoobiya ayeey burburiyeen oo dadkii itoobiyaanka ayaa gaajo iyo macaluul u dhimanaya marka nimankan hada waxay rabaan xasilooni daro iyo buuq iyo dhiibaatadii iyo fashilkooda ineey dowladaha dariska la aadan ayeey rabaan lakiin taas cid ka yeeleyso majirto amni darada gaajada waxbarasho laanta caruurta la askareenaayo tacadiga dumarka xuquuda bina adamka oo laku tumto ayaa itoobiya ka jirta nimaankan waa tuugo gacan bir ah ayeey nu ku qabaneeyna afka unbeey ka booteeyan iyaagaba dhulkoodi la qabsaday oo dhulka itoobiya intiisa badan waxa heesata eretrea oo ka talisa nimankan inteey ka taliyaan xitaa magaalada Addis sababa kama taliyaan marka waxooda waa waan socon weyne aan orod no mida kale waa in maskaxdooda ama dhimirkooda la baara ineey alkuliistayaal yihiin iyo ineey dhimirka ka xanuun san yihiin

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MA,IDINKAA SOMALI ISUDHAWAYNAYAY WAAR NADHAAFA BELAAYO IDIKU DHACDAYE

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    badda soomaaliya waxaa iska leh soomali galbeed oo wali gumaysi ku jirta, waxana naga go,an dakii dhulak ila lahaa inay dafacdan xorobaanna insha allaah

  • @faysalali1845
    @faysalali1845 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .hhhh iska hadle radwaan xuseen car itoobiya far hadhaqaajiso balan waxanaga ah inaanu adis sababa inaan dukheyn doono waliba magaalo kasta oo oromo degentahay waxaanu u qeybin doonaa gantaalo balastig ah ogow inaanu biyo ka gaadhi doono magaalo kasta oo oromo leedahay waxaanu ku afuufi doonaa gantaalo diyaarsan oo sugaaya hadey itoobiya isku deydo wax talaabo ah waxaanu ku afuufi doonaa waxayna fileeyn iyo meeleyna ka fileeyn waxanu ku garaaci doonaa magaalo kasta oo oromo leedahay dhulkaanu la simi doonaa waabalan taasi ogow in jigjiga leyslasoo dhaafi doono oon oromadu badbaadeyn waa hadii itoobya faragalinta kadeyn weydo dalka somaaliya ha ogaato itoobiya in gudaha oromada leysku baacsan doono nikaasi oromka ah ee abiy ahmed waxa uu galaafanayaa dadka oromada ah dhinackasta dab ayuu kasudhey oromadii mida kale amxaaradii maalin dhow waxayla.wareegasaa taladii itoobiya weyna qabsanasaa adis sabobo oromadii waaloo yaabaa xagey u yaaci doonaan ineen waakuwan somaalidiina colaada gashadeye ha ogaato oromadu ineey somaalida barito dhex galeyn kuna dhex noolaaneyn ineen waakan abiy ahmed somaali iyo oromadiina iska hor keeneye xagey gali doonaan oromadu marka barto amxaaradu lawareegto xukunka itoobiya sow oromadu sideedii kusoo baxsan meyso xagaasi iyo somaaliya wallaahi intaanu qaqabano ayaanu amxaarada u dhiibi doonaa hadeey imikaba iska qaban waayaan nikaasi waalan ee qoriga dabka ah lawereegeysanaaya waa abiy ahmed eh oromadu ha ogaato ineyna meel ay ku baxsataa jirin hadii ay somaaliya coleystaan

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hamaahsiga iskadaa wariye adigaaba caajis kadhigaya warkaaga

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks Anfac for staying on top of this chaotic Horn of African affairs caused by Ethiopia’s arrogance!

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia hooyadeed bad ha,udoonaato

  • @YaasiinMaxamed-b6v
    @YaasiinMaxamed-b6v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ware.waduuli.maaha.soomali😢😅

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂benta inaga qurxi sxb

  • @abdulkadirmohamed-px3rh
    @abdulkadirmohamed-px3rh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa tuug meesha ka tag ku dheh

  • @GloLeaders
    @GloLeaders 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asalaamu Aleeykum Abdinur waan kulaamay snk bacdii walaal waaxaad Kala saartaa wariye iyo politician
    Tankale Hassan xaageebuu marayaa afgooye masoodhaafi Karo
    Waxaad kahadleeysiin iska hubsadda
    Dadku weey isku jiraanee qarshahaad sheegeesit majiro mana jirin anigaa doowlada kujira Federal ka iyo gobolada stop he said she said
    Thank you sir

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Madaxweyne Xasan Sheekh waa shaqsi. Difaaca dalka marki ay noqoto anaga oo dhan ayaa ah Xasan Sheekh.

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya waa in ay IGAD ka baxdo

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo ชั่วโมงที่ผ่านมา

      IGAD waxaa sameysay Somali marka ka biximeyno ee waan ku dagaalameynaa gudaheeda. Ujeedada aan Madaxeynahi hore AUN Maxamed Siyad uu u sameeyey ayaa aheyd maadaama aan inagu leenahay labadal (Somalia iyo Jabuti) iyo Sudan oo aan xirir walaalnimo leenahay inaan IGAD ku maamulno arimaha Geeska.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hal kama maamusho Dalka Somalia. Bad iyo beri toona kama qadi karto Somalia. Sharkeeda Alaah ha ku celiyo. Sharkeeda Alaah ha ku celiyo. Sharkeeda Alaah ha ku celiyo. Amiin Amiin Amiin. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.

  • @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee
    @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WE ARE ETHIOPIA 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 ! BLACK LION CAN'T FEAR ANY ONE!

  • @adowkiyana6983
    @adowkiyana6983 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaabadan oromka haqiimeynin nagadaay sheekadood imaada dheh ukun hadday idin kahorreys afgaduudka usheeeeeeeeg,,oromka

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somaliland iyo ithopia ❤legend Garabkiina nahay no more somali dambe magacooda waa inaan baabiinaa oo Kenya kudarnaa bi idmillah

    • @Keyf22
      @Keyf22 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nacala ormoda tahay ku yale car somaliland cag soodhiga

    • @cashojimacle8713
      @cashojimacle8713 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      waxaas waa aqli xumo kugu jirto itoobiyaan baad rabtaa soomaali inaadan ahayn baa cadeysatay in leh bad aan leenahay ayaan rabnaa ma tiraahdeen guul ee dhiiga ayaa ku kici lahaa ee oromo ayaad tahay walaahi ineyna soomaaliya bad ka heleynin ee waa laysku qarni guuraa nacas afsoomaali bartay oo itoobiyaan ah baa tahay hadal lama rabee soo weerar dhul soomaaliyeed

    • @aminajama7768
      @aminajama7768 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@cashojimacle8713 waa runtaa walaalo afkeenay barteene walahi anigaa reer hargeysa ah shacabkeenoo dhan way xanaaqsan yiin in ay badeena soo haweystaan

    • @AbdiAli-fe7rn
      @AbdiAli-fe7rn ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaar weyne xaarka isku xeji