Maxaa ka jiro in ookiyaalka aragga sii xumeeyo?! |Xaqiiq indhaha|Falanqeenta dhaqtarka indhaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 120

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 3 ปีที่แล้ว +1

    Zasakalah wanu ka faidnay incha allah su aashan ban ku wareer sananaa oo kolba qof waydiinayay incha allah 10 cisho ama tobadan bari ka bacdi ayan soo soo qadanayaa okiyaalaha indha caafimadkiina wan soo maray

  • @azmamohamoud5725
    @azmamohamoud5725 ปีที่แล้ว

    Aniga muraayad aya laso qoray mana xidho badana indhahana xanuun baan ka darenaya aragayguna wa daciif murayada markan waxbarashada tagayo kaliya an qaata ma dhibay igu keenaysa dr😢

  • @abukarahmedosman1424
    @abukarahmedosman1424 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh wax badan kaa fahmay mhdsanid 🥰

  • @farxaanismaaciil2186
    @farxaanismaaciil2186 9 หลายเดือนก่อน

    shugran wad mahadsantahay

  • @ibrajeyla5270
    @ibrajeyla5270 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a waan fahmay. Waxan wataaa su aal kle oo ah hadaan arigada fog iyo mida dheer aan waxba kaqawin lkin okliyaalo solar aan xirto malagayabaaa iney aragtideyda wax gaarto

  • @khalidtahir8787
    @khalidtahir8787 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a horta wll Ani xitaa samuurada ma Arko Anigoo kursiga uhoreeya fadhiya ee ukuyaalo mala ii heli karaa xitaa hadii kusiga u danbeeya fadhiyo please iigadh siya wllo yaal

  • @HoodoMaxamed-r6o
    @HoodoMaxamed-r6o ปีที่แล้ว

    Asc waxaan ahay mid lamida dhalin yarada qaadata ookiyaalka indhaha marna marka ka dambaysa waxaan dareema diving dhanka araga maxaa la odhan kara waa u sabab su'aasha labaad saamayn ma ku yeelan karaan in ookiyaalka marna la xidho marna la saaro

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud ปีที่แล้ว

    Wlll sidee kulaxariirakraaa arin qosiso hokyalahay iyo nambaraha lee soqoray Ina arktid araba so niyafaydo odagto😔😔💔💔

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 ปีที่แล้ว

    Jizakalaahu khayr Doctor

  • @iqramohamed8093
    @iqramohamed8093 ปีที่แล้ว

    Dr arago fog idhibyo okiyalhana wa dhibsade wax iso celinayo bilaaa okiyaalo la'aan miyaa jira ?

  • @sahroali3874
    @sahroali3874 ปีที่แล้ว

    asc waxaa insha ha xanuunaaya ayadoon jugna ku dhicin maxaa sababa

  • @niciimaxaaji2343
    @niciimaxaaji2343 10 หลายเดือนก่อน

    Doctor soler ka malinki 7saac ban qabaa dhib may ii keeni karaan iso jawaap plzmida kale cadceeda,boodhka iyo computer aan ku shaqeeyo ayan ka xirtaa ma sax baa ❤??

  • @Darajo44
    @Darajo44 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxaan xidhaa okiyaale marka qaar anoo xidhan ama anba xidh neyn. Xilaga qoroxda. Hal il ayaa aad I xanuuneysa

  • @xaawoabshirgeedi466
    @xaawoabshirgeedi466 2 ปีที่แล้ว

    Dr xasasiyada idhaha kasoo hadal bls

  • @abdikanimohamed436
    @abdikanimohamed436 4 ปีที่แล้ว +1

    Diktoor maasha allah ilaahay hakubarakeeyo

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      🙏

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa aslaamu Alaykum dr waxaan doonayaa inaan ku waydiiyo suaal xageen kaal soo hadala please and please

  • @faadumacismaancabdi5216
    @faadumacismaancabdi5216 ปีที่แล้ว

    Dr:ookiyaalaha cadiga ah in dhaha dhibato mey ukeeni karan

  • @sukeynaosman733
    @sukeynaosman733 ปีที่แล้ว

    Dr aniga ookiyal isticmaalaa lkn madax xanuun joogto leeyahay maxaa sababa

  • @bushracabdiwali800bushraca2
    @bushracabdiwali800bushraca2 2 ปีที่แล้ว

    Dr cunug yar dadiisa thy 4 bil jirto hadii an telka u shido arageeda wax ma u dhimaaa Dr please please jb wll

  • @munoahmed7682
    @munoahmed7682 3 ปีที่แล้ว +1

    wllo waxa kuwaydina okiyalkay wa iskasita maiskabadalo marka wax mu idhimiya waxa arkaysa dad okiyalka sanad sanad iska gobadala

    • @PSA4
      @PSA4 3 ปีที่แล้ว

      Dr anaa hore uweydiiye su'ashan muqalna ku kaseemeye su'alo jawaabayo
      Ha iska badlin haduu yahy mid aad wax si fiican ugu arkeyso

  • @khadiiraxmedkhadiiraxmedd8112
    @khadiiraxmedkhadiiraxmedd8112 2 ปีที่แล้ว

    Dr xageen ka helyaa bal8isha mida kal3 aragygu waa maynis 8 oo arag fog ah ma qaadan kRaa baliisha

  • @KAMALDEK
    @KAMALDEK 2 ปีที่แล้ว

    Adigoo iska caadi ah oo aan waxba ka qabin indhaha ma isticmaali karaa

  • @ubaxabdi2721
    @ubaxabdi2721 4 ปีที่แล้ว

    Asc Dr waxn kashaqeya waxn kashaqeya dhasku kubadanyhy iyo dhar lagujajaro indhaheygna wey dhibsdan il ayaa wax iga saarmey xaga araga waxaasna inu igu siyaadyo ayaad mooda indhahana wey i ololaan dhakhtarka mar aan tageyna waxba kamasarno ayuu idhahay neerfo ayn qaba markaas arinta nerfaha miyaa sameysey isha mise waa xanuun xaga isha ah okiyaal aan la ii qorina waan xidha iigaso cawi Dr inshallah

  • @MohamedAbdulkadirAli
    @MohamedAbdulkadirAli 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr waxaan ku waydiinayaa qolada ookiyaalaha ii qortay ayaa igu dhahay okiyaalaha hadaad bixiso arag ayaa kugu yaraanaa si aragaada usoo laabto ookiyaalaha ha bixin ma runbaa Arinkaas?

  • @cumarbuux5998
    @cumarbuux5998 ปีที่แล้ว

    Insha allah

  • @cabacalula9313
    @cabacalula9313 ปีที่แล้ว +1

    Ditore alxanka letarolka idhaha marida? Maxana udawa ah

  • @cabdulahitifow7614
    @cabdulahitifow7614 3 ปีที่แล้ว

    Asc Dr axya maxa sababa isha oosoo deyso biyo badn malintii marka aqrinta ama shaqo maalmeedkeena .?wa mhdsanthy

  • @fatimajama5706
    @fatimajama5706 2 ปีที่แล้ว

    Asc Dr ookiyaalaha xaragadu miyey saamayn ku leeyihiin indhaha iyo araga

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 ปีที่แล้ว

    Aslaamu Alaykum Dr anigu waxaan doonayaa inaan ku waydiiyo suaal markaa sideen kuula soo xidhiidhi karaa please and please

  • @xaliimocabdi9347
    @xaliimocabdi9347 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa alaah wanfahmay ditoore horay usoco alaha kubarakeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      Amin . mahadsanid walaal🙏

  • @zakariyeshibbane3119
    @zakariyeshibbane3119 4 ปีที่แล้ว +2

    Dr oo kiyaalka madoow kwrn boorka ma laka xiran karaa hadaan carada iyo dhismaha an ka shaqeynaayo

  • @howraarsan9091
    @howraarsan9091 3 ปีที่แล้ว

    Diktoor ookiyaalaha sanad kadib dhakhtar kale ma kaqoran karaa❓ama isbitaalkii isbitaal aan aheyn ma kaqaadan karaa kuwo kale?

  • @saadiaabdi5966
    @saadiaabdi5966 2 ปีที่แล้ว

    Dr waxa jirto gabar an dhalay oo indho guduudan maxanku daaweya

  • @maanosuufi8170
    @maanosuufi8170 2 ปีที่แล้ว

    Asc dr ahyaa hadii indhaha shucaac ay leeyihiin maxaa u daawa ah

  • @queenkiin735
    @queenkiin735 2 ปีที่แล้ว

    Dr okiyale la'aan iftinka mesha logu tala galay side lo geyni kara ama logu celinkara

  • @Xaali-m3e
    @Xaali-m3e ปีที่แล้ว

    Hadaan bibixiyo kawara waxa maa iisoo kodhay mise waxab igadhacaya

  • @AbdijabaroMahamad
    @AbdijabaroMahamad ปีที่แล้ว

    Dr Dhakha tar ayaan aaday Waxa uu igu dhahay ooyinta ayaa ka dhamatay mar ka mxa kenay aragayga wa cadi sida kale 100

  • @cabdijaliilshiikhcabdiraxm3485
    @cabdijaliilshiikhcabdiraxm3485 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah
    Dr Allha ku xifdiyo bulshada how adag ayaa uhysaa runtii waana kaga
    Mahad celinaynaaaa

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad baa ugu mahadsantahay sxp dhiira galintaada 🙏

    • @luckyboy5530
      @luckyboy5530 2 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa dr waxaan ku weeydiinayaa neerfaha ayaa igu kacay ookiyaalo ayaa liisoo qoray indhaha xidid kutoosan iboodbadayo kadib ookiyaalka gaaradaha cabirka indhaheyga lagu xiray aragtida fog waaleeyahay iyo mida gaaban lkn indhaha xidido gaduud igu kacay marka maxaa sameeyaa miyaa qaataa ookiyaalaha amuu daciif igu kordhiyaa

  • @sayga8819
    @sayga8819 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks doctor Ahyaa ookiyaal ka uu dhaqtar ii qoray ayaan wataa seddex bil, marka goormee badalaa ookiyaalkaas after six months or one year.

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว +2

      waqti gooni malahan ilaa culees aa ka dareemesid waa wadan kartaa.

    • @sayga8819
      @sayga8819 4 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa thanks my dear doctor.

  • @mohamedabdowbashir6454
    @mohamedabdowbashir6454 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa Lugu magacaa ookiyaalka insha dhexdeeda la geliyo solar miyaa la yiraahdaa mise magac kale ayuu leeyahay?

  • @yahyeamiir7624
    @yahyeamiir7624 3 ปีที่แล้ว

    Dr waxan qataa oo kiyaalaha aan cabirka lagu samaynin oo muraayada lasaaro. Kuwaas hadii aan joogteeyo amay wax ii dhibaayaan?
    Mhadsanid Dr.

  • @buunisyare3612
    @buunisyare3612 3 ปีที่แล้ว

    Suaal dhakhtar hadaan qaato okiyaale lanbarkyga Kawayn ama kayar oo Khalid ah dhib ma iga keenayaa?

  • @nasteexonalay3036
    @nasteexonalay3036 ปีที่แล้ว

    Maya❤

  • @mohamedjama1835
    @mohamedjama1835 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr waxaan qabaa wax an la yaabay dhowr Cisbitaalna waan tagay midkastana ookiyaale gooni ah ayuu iiqoraa ilaa aan iska dhigay dhamantood, lkn waxaan hadda ku wareeray waa in aan markaa subixii soo tooso ilaa aan muddo wax kasta waxan u arkayaa si aad ah lkn markaan cabaar joogo xataa farta wawayn waa shucaac fdl iga caawi insha allah

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey ( SWT ) ha ku caafiyo walaal 🤲🏾

  • @maandeeq8280
    @maandeeq8280 3 ปีที่แล้ว

    araga indhaha maso labtan dr

  • @ahmet9_809
    @ahmet9_809 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dr

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan sxp🙏

  • @aminaomar4460
    @aminaomar4460 4 ปีที่แล้ว

    Ok mahadsanid dr

  • @saabiriinchannel9337
    @saabiriinchannel9337 3 ปีที่แล้ว

    Qofku inuu muraayada araga fog qaato wax maku akhrin karaa?
    Ma cadaan ama black inuu ka dhigto clour lances ayaa fiican plz jawab deg deg wl adoo mahadsan

  • @CumaraxmadA
    @CumaraxmadA 11 หลายเดือนก่อน

    OokiyaLaha mala gadan karaa isagoo aan takhtar kuu qorin

  • @zuhuurahmed4523
    @zuhuurahmed4523 3 ปีที่แล้ว

    Asc dr Ahaya video ga dhexdisa waxa nogu shegtay in hadi 13 qofku kaweyn yahy okiyalka Drka uqoray anan waxba kusiyadineyn kuna nusqameyn aniga marka iska hadlo Waxan ahy dadka aadka ugu dhiban catract ama shucacaca araga gala okiyal wxn wata ku dhawad 8 sano da' ahan waxan jira 21 marki hore ee la iqorayay okiyalka waxan aha -2 hadana waxan ahy -4 side ku dhacday ? Tankale ii muhimka ah wll shucaca indhaha dawo an okiyal ahyn maleyahy ? waxan ad ujeclan laha hadi ad qoralkegan aragto inad iso jwbto
    Mahadsanid..........

  • @xusnicaddawe7432
    @xusnicaddawe7432 3 ปีที่แล้ว

    Asc dr ahyaa waan ku salaamay dr waxaan qaatay ookiyaalaha qoraxda sanad ka hor hada indhaha waa xaqiiq aragtideyda wax yar ayey hoos u dhacday marka maxaa talo ah aad isii neysaa?
    Inaan sii wato mise inaan indhaha iska cabiro oo ookiyaale cusub qaato

  • @habibaabdi6619
    @habibaabdi6619 ปีที่แล้ว

    mahatsanit

  • @aminaomar4460
    @aminaomar4460 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr waaku salaamay marka hore.su aal ayaa qabaa hadii qofku indha waba kaga jirin aad dareemayso inuu wax kaaga jiro mudo dheerna aad isku aragto maxay kula tahay?

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว +2

      Suaal fiican . baaritaan indho ayaa loo baahanaa markaas si loo ogaado waxa jiro.

  • @iqriinaahmed9490
    @iqriinaahmed9490 4 ปีที่แล้ว

    Dr su al kuweydin anig arag fog ila 5mtr waxa ka arki karaa wan hal iil isha kale wet ificntahay dhaqtar ban tagay okiyale iso qoray ila 6mth isha isha kale wey ka wentahay dr maxa okiyale iigu samen Karan

    • @ikranaweys3552
      @ikranaweys3552 ปีที่แล้ว

      Abaayo isku mida nahay anigaba sidaasan imika ahay ilaso hadal abyo hada xal heshay🥺

  • @qamarismail2280
    @qamarismail2280 4 ปีที่แล้ว +1

    D.r ani 13 wan ka weynahay araga dheer ayana daciif iga ah hadan wato marlasta ma iso noqonaya video ga si fican ugama fahmine?

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      inaa wax aragtid uu kaa caawinaa markaa wadatid lkn markaad iska bixisid wa isla meeshii. Micnaha waa caawiye inaa wax aragtid lkn aragga masoo celiyo..

    • @cabdiali5372
      @cabdiali5372 4 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa dabcan cimrigeeda inta ka dhiman miyeey wadaneysaa

    • @cabdiali5372
      @cabdiali5372 4 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa su aal kale aan ku weydiinaayo ayaa ah myopia da waqti ay ku egtahay miyaa jirto anig waan qabaa da deydana waa 19 hadii aan Indhaha gadaal u jiido argeyga100% ayuu naqanayaa haddii aan sii daayana sidii hore labadeyda ilna weey kala weynyihiin Dr iisoo jawaab mahadsanid.

  • @cabdulaahicabdi7231
    @cabdulaahicabdi7231 4 ปีที่แล้ว

    Diktoore waad maah santahay alahakubarakeeyo

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan walaal. soo ma fahmin?!

  • @duni1809
    @duni1809 3 ปีที่แล้ว

    ma soo daahinaa umaleenaa

  • @abdikanimohamed436
    @abdikanimohamed436 4 ปีที่แล้ว +1

    Diktoor suaalbaan qabaa waatan :
    Diktoor computerka ayaan bartaa kadib indhahaa iyara xanuuna marmara diktoor markaa kawaran diktoor hadaan qaato muraayadahan iftiinka qofka kaceliya markaa madhibaato ayeykeenaysaa mise makeenayso diktoor mahadsanid

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว +1

      maya we ka difaacayaan dhib ma keenayaan .

    • @abdikanimohamed436
      @abdikanimohamed436 4 ปีที่แล้ว +1

      Diktoor waangartay markaa kuwee uguwacan diktoor ookiyaalaha

  • @cabdulaahicabdi7231
    @cabdulaahicabdi7231 4 ปีที่แล้ว

    Dig toore indhahameeshodacadaan kaah baaigaduudan ilaaiyo 2020 waxaanaumalay nahayaainay innar jitahay wax dhibataana igumahayaan maxaludawayn karaagaduud kaan

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      marka hore caafimaadkooda soo hubi . hadi la dhaho wax ma qabaan . talooyinka muuqaalka ( sidee indhaha loo cadeeyaa) ku dadaal.

    • @cabdulaahicabdi7231
      @cabdulaahicabdi7231 4 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa dig toore hadakahor waan baaray wafican yihiin baladhahay innarjiwaye baladhahay gojoyin balaisiiyay isbadal namakuarkin angahada waxdhibamaiguhayaan gaduud kaygunashaah shaah camalwaaye waxana ubaray waxkalemahan wagaduukamakuigubilow day dar tiis

  • @gamervexy2513
    @gamervexy2513 2 ปีที่แล้ว

    Dr. Su,aashan ina iiga jawaabto jeclan lahay wax kalayna ma aha runti waxa waye indhahayga tusale A………B labadan xaraf haddan A, fiirinayo xoga iftin iyo dhibco aad u yar yar ona mugdi ah ba iga korayo but B, ano fiirinenin ama indhahayga si dirita ah aan u eegenin oo aan A eegayo nadiif waye B, ba’da siddo kale marka iidana eegayo ba’da iidana wixi aya iga korayo siddii A oo kale oo A dii aya nafiif noqoneysa❤ matka waxa rajayna ina ii so jawaabi doonto

  • @DrhusniAgey
    @DrhusniAgey 4 หลายเดือนก่อน

    Okiyaalka markaa maslinti oo dhan wato oo isja siibo saaxado badan oo ku xigto markaan ahey ijiyasli laan daxiif aragtida fog ayaan saree.a isha bidixna zaaid ah
    Midugttana waa 1,75
    Bidixna waa 2😅

  • @aishabashiir4849
    @aishabashiir4849 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc wllo waxaan wataa ookiyaalo dhakhtar iiqoray lkn marwalba waxaan qabaa dhibaato habeenkii ah waxna sifiican uma arko siiba habeenkii lkn hadaan meel mugtiah joogo sida tuulo ama baadiye waxaa iimuuqda laydhka meel fog kamuuqda lkn wax kale indhahaygu sifiican uma arkaan maxaa talo ah ood igu caawin thank you wllo

    • @aliosmanabdulkadir8067
      @aliosmanabdulkadir8067 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll waxaa sameesaaa madaxa ariga karso oo maraqiisa cab hilibka uu madaxa leeyahayna cun
      Isticmaaal madaxa malaayga maraqiisa
      Habeenki marki lagaaro biyo kushub weeel ee dhig meel leerta eeebkuqaboojiso biyahaas weelka kujira haku qaboojin talaajad
      Biyaha markii subixi soo kacdo wajiga gasho oo indhaha kuhaay 30sikin
      Mida ugu dambeeso saliga nabiga scw aaad u aqri
      Insha Allah aragaaga alle wuukuu soo celin

  • @PSA4
    @PSA4 3 ปีที่แล้ว

    Dr run ahanti jawaabtada kuma qancin anigo 19jir ayaan qatay akiyal hada midki saddexaad ban wada 3.5+ waaye inan intan okiyalka qadan ayuu arageyga wanagsana hada waxan ka shalaya inan okiyal qatay onku fududaaday
    Bal iso jawab Dr adoo mahadsan maxa sababa isleedahay qof okiyal wata aragana si lumayo

    • @ikranaweys3552
      @ikranaweys3552 ปีที่แล้ว

      Abaayo okiyaalaha maa laciif kasii dhigay🥺

    • @PSA4
      @PSA4 ปีที่แล้ว

      @@ikranaweys3552 haaa abyo wlh shaleyga nolosheyda ugu weyn maxa okiyal ku geeye waye

    • @PSA4
      @PSA4 ปีที่แล้ว

      @@ikranaweys3552 adiga ma okiyal bad wadata?

    • @ikranaweys3552
      @ikranaweys3552 ปีที่แล้ว

      @@PSA4 Haa abaayo 4 bil kahor ley soqoray lkn toos uma xiran oo majecli marka scholka joogo iyo markan talephan isticmalaayo lee xirtaa oo saburada ma arko

    • @ikranaweys3552
      @ikranaweys3552 ปีที่แล้ว

      @@PSA4 Abayo arag xogaha fog aad iiga daciifay saas ahan leygu soqoray

  • @cabdulaahicabdi7231
    @cabdulaahicabdi7231 4 ปีที่แล้ว

    Digtoote ookiyaalkabeen sal kaleh hadiilaqaato inbadan ma araga ayuudilaamase waasooceliyaa

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      maya walaal hadaa ku fahmay solar ka aa ula jeeda waa difaaca cadceeda . weena wanaagsantahay in loo qaato qoraxda. aragga ma dilaayo balse wuu difaacayaa.

    • @cabdulaahicabdi7231
      @cabdulaahicabdi7231 4 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa waad maah santahay digtoore

  • @shuuriye115
    @shuuriye115 3 ปีที่แล้ว +1

    Araga indhaha side kucadankaraa xoga gaduud cml ayaa kujiro indhaheyga waxan iska jeclahay in uu iicadado

  • @husseincaddecadde7969
    @husseincaddecadde7969 8 หลายเดือนก่อน

    Xageen kalaso xidhiida

  • @AdanLion-p6x
    @AdanLion-p6x 4 หลายเดือนก่อน

    Araga muusoo celiyaan glassku

  • @Mohammed-mu5yk
    @Mohammed-mu5yk 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid dr

  • @shacirsss
    @shacirsss 2 ปีที่แล้ว

    87v

  • @CabdinasirCabdulaahi-r5n
    @CabdinasirCabdulaahi-r5n 5 หลายเดือนก่อน

    Digtoorelambarkaagasideekahelaa

  • @bilalmohamed748
    @bilalmohamed748 2 ปีที่แล้ว

    indhaha shococa galawamaxay maxaysa dhibkenaysa

  • @halimaabdi8881
    @halimaabdi8881 4 ปีที่แล้ว

    Walhy anga okiylha wanka baqa wana lay qoray hadan qadan wayo wax dhiba may imanysa ado raliya iso jawab wllo

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      muuqaalkan ayaan ku sheegay . waxaa rajena inaa fahantay . hadi dadaa 13 sano ka weentahay wax dhiba kaagama imaanayo hadaa iska dhigto. Kaliya wuxu ookiyqqlka kaa caawinaa inaa wax ku aragtid.

  • @abdifataahcalimaxamd8366
    @abdifataahcalimaxamd8366 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid

  • @shadiyocabdala467
    @shadiyocabdala467 3 ปีที่แล้ว

    7.

  • @abdirizakaliosman4448
    @abdirizakaliosman4448 4 ปีที่แล้ว +1

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว +1

      ❣️

  • @suleimanmohamed3028
    @suleimanmohamed3028 2 ปีที่แล้ว

    waad mahad santahy wll lakin telegram ama whatsapp noo reeb