Q Somali ninkaan haduu qabto waa lagu kala tagay taas halaiga qoro. I don't sen any reason why this guy should be given a chance. Every one of us will loose. Somali hadey caqli leedahay we see the direction he will take nin loo fikiro waaye nin go'aan laheyn. Lakiin i will my take my chance with farmaajo and his henchmen. Somali oo somali ka tagtay ma arkin waxa meesha yaalo waa siyaasi kusheeg maalin rabo inuu aqriyo wadaninimo maalina reerkiisa "qurafaad" somali tuug walba jaaliyad somaliyeed ayaan u ololeyn jiray aan la kulmay waxa meshaan yaalo waan ujeednaa indho sarcaad jooji. Afar qof oo cidiisa ayuu la kulmaa hadey tolnimo iyo somalinimo jirto hooyo somali haloo dhiibo hooyooyinka somalida waa wada xaawo taako.
General odawaa waxaan farayaa inuu ciidanka isku aadisto wadankana gacan bira ku qabto, beerkana uga istaago odayaashan ina hoojiyay ilaa maantana biraha isu tumanayo, dhalinyarada ha badbaadiso qaranka. Alle hana guuleeyo caalimkii kaharnaye.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu iftiiminayaa meesha dhibka umada somaaliyeed salka ku hayo oo ah in la isla fahmo wax wada dhisasho lagu heshiiyo la layimaado.
Cabdishuur dadka neceb waxay ku neceb yihiin qabyaalad....waxaan idin leeyahay kuwa aad u sacab tumeysaan ee reerkiina ah ayaa in badan ka denbi badan...
Ainga waan isku downaheey ccw qarabo ahan balse maa neecbi shaqsi ahan waxan kuu kala duwan naheey waa siyasad. Wana waax caadhi ah meeshan aan joogo ee dibeeda ah fikir wala laagu kala duwanan kara balse soomaali waax kaa qaldan siyasada iyo shaqsiga tollow soomaali gormeey siyasada saas uu fahmayaan. Qofna loo maa raaco reer iyo qarabo iyo xigto waxa loo raaco waa hab fikir soomaali marka illahi baa uu maqan jahilga ayaa aad ugu fara badhan
Wa sida u shegay dhismo Ana lo dhameyn sidu guriga as aaskisa wa dumaya ee waxa mesha kamaqan dadka laxaqirayo ilaa laga rali galiyo ama lamideyo dadka oo dhaan lamasaxo tira badnashada marka guriga ladhisirabo waxi lagu dhisi laha aya qeyb maqan Mahad sanid Hanoolato,
Anigu kuma dhahaayo mundane lkn sharciga UK iska dhig mabatihid muwaadin soomaaliyeed ee waxaa tahay muwaadin UK dhalasho Ka heysta Adiga aan su'aal Ku weydinaa iiga Jawab
Hadii aan Ahay muwaadin soomaaliyeed heysta dhalashada wadankii UK Xil ma u istaagi karaa Jwb ayaan idinka rabaa Labadii kala ah Ayaan Hussein abdi q Iyo Abdishakuur Nabad sanidiin
@@Abdulahishafeey Waxaa jira wax la dhaho dual citizenship, dhamaan madaxda soomaalida iyo Africa ba waxay heeystaan passport shiyeeye. Sidoo kale ma jiro sharci diidayay in qofkii passport ajanabi ah wato uu xil ka qabto Somalia.
Waxaan qabaa Ccshakuur inuu yahay nin ay carbisay muqaabaraadka Imaaraadka oo qandaraas la soo siiyay. Buunbuuniskiisa warbaahintana waa dhaqaalaha faraha badan ee Imaaraadku soo siiyeen. Isaga keliya ma aha musharixiinta iyo Deni iyo Madoobe. Warkayga mar kale baad fahmi doontaan.
Kooxda Qaran -Dumis qofkii taageeraa waxa kaliya uu ku taageeri waa qabiil maxaayeelay micna kale oo aad ku taageertaan baysan laheen, adna waad ogtahay ana waan ogahay Soomaali oo idilna way ogyihiin, marka adeer wax iskula har Qaran baa ina deeqa Qabyaalad waa qurun ee ka fogow✌
Ilaahay nogama dhigo anaguna ka dhiga mayno badii ow naga gatay bad lacagteedi lacag cuntay marka tiiba inka dhamatay marka waxkale od xarashtan mahayo tii horana maxkamad ba idin sugaysa
@Mangrove Roots Maxaa cadeeyn ah ood heeysaa ?. Mise warkaadu waa iska mala-awaal. Mida kale haduu bad gatay, aaway dicoments kii lagu kala gatay ?, maxayse Kenya ugu doodi weeysay in baddaan laga gatay oo lacag laga siisaty.
@Mangrove Roots Waxaas intaa iska dhaaftid. Issue gaan dood waafi ah maka geli kartaa, mise nin wuxuu dadka kale ka maqlo Qur'an cml u aaminsan ayaad tahay.
Wall farmajo wuxu kasoo baxe kenya markas xalal miye aheed haddana xaran miya ? aqliga hashaqeyo pls oll of them kenya aye ku sameya Com waayo somali badan aya degan
@@fali4527 war nak aus adi cml ayaa kujiro muse adi somali dhalata ah matihi hadeey somali takan tahay yaa diiday in aan iska celino waayo ika ayaa dulmika waado dhul iyo bada miyee isku dara sanaaya taas iishek bal kinyo 👢🤮🤮🇰🇪
@@daryeelran8007 Adiga mar walba ood wax soo qorto waxaa sii cadaaneeysa jaahilnimadaada kkkkk.sababtoo ah waxay gaartay in MOU aad heshiis wax lagu kala gato u taqaano. War makrii doowladuhu issue isku qabtaan ayay shir iskugu yimaadaan si ay uga wada hadlaan issue gaas. Maxkamadna lama tegi karo ayada oon lasoo wada hadlin. Marka walaalow waxaad ka ogtahay ma jiraanee orod yaanyadaada iska goobeeyso, hoowshaan dadka aqoonta leh baa loogu talagalaye.
@@daryeelran8007 Horta waa ku faraxsanhay inaad qiratay jaahilnimadaada, lkn waxaad ogaataa maadaama aad qof jaahil ah tahay waa kugu ceeb inaad wax aadan aqoon aad social media ha la imaato adigoo weliba dood indho la'aan ah ku darsaday. Marka aan mid kaa jaahil bixiyo, MOU ma ahan treasury agreement. Waxaa la saxiixaa marka laba doowladood ama laba company ay issue isku qabtaan, inta aan la tegin maxkamad ka hor waxaa waajib ah in 2 da doowladood ay soo wada hadlaan is afgaradna kasoo gaaraan issue ga u dhaxeeya. Shirkaas markuu soo dhamaado ayaa MOU la saxiixaa si ay cadeen ugu noqoto in issue gaan laga wada hadlay. Mida kale MOU ma ahan biding agreement ( heshiis wax go'aamin kara ). Mida kale meeqa mar ayaan kuu sheegay aniga shaqsi caadi ah ayaan ahay ma Ihi CCW, discussion forum kaana asaga kuma matalo, lkn wixii muuqa ayaan dadka hoowtul-habaga adigoo kale ah ku jaahil bixiyaa.
Saaxiib ma tihid nin ku haboon dalkeena waa lagu bartay. Ninka ku waraysanayana ma fiicna sida uu u maamulo bartiisan TH-cam ta is ma dhaanto ayaad u ek tihiin.
Very educated man MashaAllah
Nabi Mohammed SCW dartis subscribe igu saar walal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
C c shakuur Warsame
Hadaad villa somalia 🇸🇴
Gasho ayaanle xuseen Agaasimaha mataxtooyada ama warfaafinta
Nooga Dhig
Saxafi Akhlaaq iyo wadaniyad isku Darsaday
Waa ilma adeero!,,marka wasiir xitaa maqaban doonto hg hadii AAW uu madaxweyne noqdo
Masha allah one of the best Politician in my life time🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇳❤🔥🔥👊
Haddaad annaga naga xushion weyday somali ahaan then ilahay ka xishoow kann Rabbiyoow waxba hanoogu dhiibin Allahayow Ameen
Magacaaga wuxuu katurjimayaa waxaad tahay
th dude naaneestaydu waaye magaca iigu qoran teeda kale dabaqoodhi magacaas ma qaato waayoo damiirkaasba malahan
masha allah
hadal wngsn buu ku hadlay musharaxa
hadow kheyr noogu jiro hogaanka allaha noogu dhiibo
Su,aalo sare jawaabo sare waraysi sare.
Madaxweynaha mustaqbalka CCW jir oo joog 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏💝😍💞💙💚💖🌻🌺🥀🌷❤🦁🦁🦁❤
Mid qayr qabo allah ka dhigo oo soomaali kor usooqado inshallah 💖 🙏 ❤ 💕 💓 💗
Guuleyso geesi karti iyo dulqaad badan 👍👍👍👍👍👍👍
Guulayso Rabbina khayrka ha ku wafajiyo.
Ninkaan
2 aqoon Ayuu isku Darsaday
Diini iyo Maadi
Iyo In u bisilyahay Hogaamiye
Sanadkaan c c shakuur ama Khayre
In sha Allaah
Musharax madaxweyne horey usoco
MAASHA ALLAAH
Keep going
Maa,sha allah madax weyne
Ninkan waxa neceb NISA iyo Caruurta ilma Farmaajo.
SiFIICAN AYAY KAGA WARHAYAAN DADKA SOMALIYEED
Nin walba siyaasi marku xil rabo si wanaagsan buu hadal
Saxiiix
Q
Somali ninkaan haduu qabto waa lagu kala tagay taas halaiga qoro. I don't sen any reason why this guy should be given a chance. Every one of us will loose. Somali hadey caqli leedahay we see the direction he will take nin loo fikiro waaye nin go'aan laheyn. Lakiin i will my take my chance with farmaajo and his henchmen. Somali oo somali ka tagtay ma arkin waxa meesha yaalo waa siyaasi kusheeg maalin rabo inuu aqriyo wadaninimo maalina reerkiisa "qurafaad" somali tuug walba jaaliyad somaliyeed ayaan u ololeyn jiray aan la kulmay waxa meshaan yaalo waan ujeednaa indho sarcaad jooji. Afar qof oo cidiisa ayuu la kulmaa hadey tolnimo iyo somalinimo jirto hooyo somali haloo dhiibo hooyooyinka somalida waa wada xaawo taako.
Ayanleh adaba danbilaa runti dhoor jeer ayaan arkay waresiyadada abdirahman wuu tobad keeni kara lakin adiga waryanimadada sax Maha Ee Waha runta sobixi donta insha alaah
General odawaa waxaan farayaa inuu ciidanka isku aadisto wadankana gacan bira ku qabto, beerkana uga istaago odayaashan ina hoojiyay ilaa maantana biraha isu tumanayo, dhalinyarada ha badbaadiso qaranka. Alle hana guuleeyo caalimkii kaharnaye.
guulayso
Walalahayga qaliga subscriber isaar fadlan
Hanolato waa mucaradka ugu wayn xaga dawlada cadaladna wax ugama hadlo waa qarandumis kiinya buuna jooga marka somaliyay iska jira dadka baraha bulshada wax ka duminaya insha alah
Qaranka la duminaayo aaway, wax dhisan maba jiraane ?.
Waxa uu ahaa wareysi dhinacyo badan taabanaayo waxa badan aan ka faa,iday
Mahad sanid
Ccshakuur waa geesi run sheeg ah heeshiiskii dowladii tfg iyo maxkamaha ku xusuusta waa nin howlkar ah
Farmaajo af case dhiigi Siyaad bare yaa ku talaalan. Farmaajo af qarmuun.
Benaleyaa ayanle wabajahil haduu dawladii somalia ee 30 jirtay inkiro
Ccshakuun walahi wadanka wad isku dililaheed dadka adiyaan lagudoran
Somalia guul
Horay aya badda ugadaty Wana laso ceeliye.mawaxa rabta Ina mar labad xarashto mayeleyno.
Halyeey qaran wadani
AAW waa hogaamiye diyaar u ah inuu dhiso fahamka iyo waaqiciga bulshada
Fiiri dhulka ayuu baneesanay iyo badda war dadka waa qiimo badan yihin hadana bada iyo dhulkana waa qimo badan yihin badii iyo dhulkii hadaa gadato dadkaas xageey ku nolanayan ani kuma dooran
لا لتحاور مع العملاء.
Soomaliya adigoo kale uma baahna
Baddi meel ku sheeg aad kuukuuyada siisay.
Maxaa kadhidhisaa itobiyaan badi ayaaba muran galisee
ASC madweenha 2021
Illahay ku qabay
Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu iftiiminayaa meesha dhibka umada somaaliyeed salka ku hayo oo ah in la isla fahmo wax wada dhisasho lagu heshiiyo la layimaado.
Qabiilkasta dameerbaa ku jira ha raaciyaan bulaacada suuliga waa cadaw waa umada xasuuqay laba shaadhle, argagixiso
alle ka baqa abdirahman abdishakur warsame iyo farmaajo maa lis garab dhigi karaa
Guuleso madaxaweynaha mustaqabalka 👍💜
Badii meel ku sheeg ma waxaad rabtaa inaad dhulkana gado waligaa madax weyne ma noqoneysid
Dabadhilifnimaa ku kaliftay Iyo inuu u basaaso dalkiisa Iyo dadkiisa dawlado shisheeye waa munaafaq u shaqeeya imaaraadka Iyo kiiiniya
Propaganda time is over guul abdirahman
I admire this leader I wish he bacame president of somalia
voa somali taas
Somaaliy mid dhulk kaaqado ale h kadhigo mudane👌👌👌👌
Wallal iisaar SUBESCRIP codsi...,
AAW For President 2021🙏🙏
Qof xanuunsan oo qabiili ah oo tuug ah. Oo danley ah. Uun baa ku dooranaya.. plz na dhaaf. Ilaahay hanaga kaa qabto...
Daatood iska hadlay uma xumid. Farmaajo Amxaar Allaha naga qabto
@@sheekadaDahab WAA RUNTAA AAMIIN FARMAAJO MINGISTE UMADA ALAHA DHAAFIYO YAA RABI AAMIIN
Runtii mudane abdirihmaan abdishakuur waa madaxweynaha mustaqbalka
Cabdishuur dadka neceb waxay ku neceb yihiin qabyaalad....waxaan idin leeyahay kuwa aad u sacab tumeysaan ee reerkiina ah ayaa in badan ka denbi badan...
Ainga waan isku downaheey ccw qarabo ahan balse maa neecbi shaqsi ahan waxan kuu kala duwan naheey waa siyasad. Wana waax caadhi ah meeshan aan joogo ee dibeeda ah fikir wala laagu kala duwanan kara balse soomaali waax kaa qaldan siyasada iyo shaqsiga tollow soomaali gormeey siyasada saas uu fahmayaan. Qofna loo maa raaco reer iyo qarabo iyo xigto waxa loo raaco waa hab fikir soomaali marka illahi baa uu maqan jahilga ayaa aad ugu fara badhan
Dadka diciifka ah ee kaxaalufay damiirkiyo somali nimada ayaa dinbiilayaasha marka wax jira lagasheego markiiba lasoo booda hebel qabiil baa lagu neceb yahay kkk.intaa mooyee sikale ma ugaqancin kartaa shacabka somaliyeed waraaquhuu usaxeexay kiniya baddii soomaliyeed? miyuusan masuul somaliyeed oo xildhibo wadankana jecel ahayn? Miyuusan waraaquhuu saxeexayo akhriyi karaynoo uusan garanayn cidhib xumada aykureebi doonto somaliya?miyuu kanacasaysnaa kuwii kuyidhi orodoo soosaxeex shiikh shariif iyo doqonka ina cabdi rashiid? Ina cabdi shakuur khiyaamo qaran buugalay ee umadda somaliyeed hasiiyo raali gelin denbigiisana haqirto !!!
@@daryeelran8007 aad iyo aad
@@daryeelran8007
Waraaaqaha uu saxiixay maxaa ku qornaa ?.
@@mubarakyare5375 wax ay somali badeeda kuwaayi karto.
Waxa kiniya inoogu qabasatay badeenii.
Waxaa kuqoraa waxaan masuul samaliyeedoo muwaadinihi uusan marnaba bad somaliyeed muran kugeliyeen
Wa sida u shegay dhismo Ana lo dhameyn sidu guriga as aaskisa wa dumaya ee waxa mesha kamaqan dadka laxaqirayo ilaa laga rali galiyo ama lamideyo dadka oo dhaan lamasaxo tira badnashada marka guriga ladhisirabo waxi lagu dhisi laha aya qeyb maqan
Mahad sanid Hanoolato,
AAW for president
2017kii ayaa lacag laga keenay Qatar oo loo qaybiyey xildhibaanadii wax dooranayey iyo kuwa naceeb XASAN ku jiay ayaa doortay kii ugu liitaymusharaxiintii oo ahaa doqonkaan farmaajo kkkkkk
Anigu kuma dhahaayo mundane lkn sharciga UK iska dhig
mabatihid muwaadin soomaaliyeed ee waxaa tahay muwaadin UK dhalasho Ka heysta
Adiga aan su'aal Ku weydinaa iiga Jawab
Hadii aan Ahay muwaadin soomaaliyeed heysta dhalashada wadankii UK
Xil ma u istaagi karaa
Jwb ayaan idinka rabaa
Labadii kala ah
Ayaan Hussein abdi q
Iyo
Abdishakuur
Nabad sanidiin
@@Abdulahishafeey
Waxaa jira wax la dhaho dual citizenship, dhamaan madaxda soomaalida iyo Africa ba waxay heeystaan passport shiyeeye.
Sidoo kale ma jiro sharci diidayay in qofkii passport ajanabi ah wato uu xil ka qabto Somalia.
Doofaar ma daahiro
Tuug baa thy ina c/shakuurow
Adaa tuug ah maxuu kaa xaday
Allah ayaan kaa magan galnay haddan muslim daacad ah nahay
Beentaa waaye, Dowlada (guriga) wa dhisantahay ee horumarin beey rabtaa. 2001 Arta Djibouti ilaa 2020 dib uheshisiin iyo loo bahanyahay iyo dowlad madhisna malagu jira. Adeer umadda horay ha usocdaan kaleexda
War jaahil mareexaan baatahay kaceli.madax weyne waa kaasaa
Bad gate hadhaco shisheye kalkal your signature is in ICJ. هذا الشخص لا يتمتع بمصداقيه وسط الصومال المحاور عميل لقوة اجنبيه
Waxaan qabaa Ccshakuur inuu yahay nin ay carbisay muqaabaraadka Imaaraadka oo qandaraas la soo siiyay. Buunbuuniskiisa warbaahintana waa dhaqaalaha faraha badan ee Imaaraadku soo siiyeen. Isaga keliya ma aha musharixiinta iyo Deni iyo Madoobe. Warkayga mar kale baad fahmi doontaan.
UK 🇬🇧 cleaner ka ahoow Somalia na madaxweyne uso istaag wlhi waa ciiil aduunyo 😬🥴🥴
Maxaad u qaban wayday markaad dawlada ku jirtay waydinkii badda ilaa iyo hadda caqbada soomaali ku noqotay keenya siiyaye ma hadood afku kusii waynaaday yaad waxqabanaysaa
Wallal iisaar SUBESCRIP codsi..,
QABYAALAD.COM xitaa doqomada masiri karo hadii aanay qabyaalad jirin ufiirso dadka taageeraya waxay kuraacayaan qabyaaladnimo annaga hadii aan dhalinyarada maanta nahay waan waa inaan waa inan masiir yeelanaa oo aanan dhageysan oday nabaddii soomaaliya kusoo koray oo tuug iyo qabyaaladba isku darsaday mana ahan in uu noo diido nabadeena
Allaa mahad leh
Ninwalba xirka ka hor wax buu sheegaa
drive.google.com/file/d/11EUxwYlKrvtXDmuuafgiCO_H8xy__BCO/view?usp=drivesdk
Xuquuqda Ragga
ASC Ayaanlow sow lama dhihi karo cadaawadda aad u qabto Farmaajo weynaanteeda leh, maxaa marwaliba aad u wareysataa kuwii xilka laga qaaday iyo imo adeeradooda iyo kuwii xoolaha dhici jiray. Maxaa kaa indho saabay wax qabadkiisa
In mako horta macafiyaya dhibatadii uu farmajo u geestay? Wlh aniga waxan ahay anigo aan o Qonin mid aad uga xamday sababta oo aytahay demoqaradiyada wadanka dhib logestay ayey aheyday hada ayeyna ma sii darantahay ilahey wadanka Hanoo hagajiyo hana nabad badiyo
10:10 Nin aan aamisnayn inaan qaran jira nahay khairku noosoo wado maxay tahay, yaaaab!
Kuwa laga hadlaayo waa noocada isu haysto kaligii inuu wadani yahay
Iskuma haysto inaan kaligay wadani ahay lkn waxaan hubaa ninkaa inaadan ku taageereenin waxaan qabiil ahayn!
Hadalkiisa haduu run yahay micnaha waan taageer sanahay miyaa ? Wlhi blhi inaan isku qabiil eheen adigana waad hubtaa inaan ku qabiil ahay mesha waxa ka cad adiga inaad qabiil wax ku tageerto waan ogaa CBB inay dad waalan yihiin lkn waxa igu cusub qalbiyada dadka kale waxa ku jiro inay la socdaan iyo wax aysan hubin inay ku dharan karaan adiga cml oo waan hubaa iska soo jaray
Kooxda Qaran -Dumis qofkii taageeraa waxa kaliya uu ku taageeri waa qabiil maxaayeelay micna kale oo aad ku taageertaan baysan laheen, adna waad ogtahay ana waan ogahay Soomaali oo idilna way ogyihiin, marka adeer wax iskula har Qaran baa ina deeqa Qabyaalad waa qurun ee ka fogow✌
😀😃😄😄 kaligii qaran caqliga daaroodka igala tag shubaa ku dhashee
I layn ayaanlow damujadiidbuu ahaa
Nin si dhab ah u fahamsan dhibaatada dalka ayaan ubaahanay. Dhinac Diin iyo dhinac Siyaasadeedba. AAW, waa iga gadanyahay.
Ayaanle ninka badd somalia ma noo weeydisad
Yaa dooranayo mucaaradka dawlada mucaaradaya
Wax uu so sidaa majirto ninka bada iibsaday
Midkastoo qabiilkiisa inuu ku adeegsankarayo mooda lakiin uuf waa la nacay
Cc/Warsame ninkan wa qof wax barte xag Diin xag cilmi Universty wato aftahan ah. Illahay ha ka dhigo mustaqbalka MD insha allaah
Who told You ,Your mom????
Adiga uun halagu siiro walaal
Ilaahay nogama dhigo anaguna ka dhiga mayno badii ow naga gatay bad lacagteedi lacag cuntay marka tiiba inka dhamatay marka waxkale od xarashtan mahayo tii horana maxkamad ba idin sugaysa
@@SNUFFED2ROLLs proganda time is over down farmajo guul abdirahman
@@abdiali3812 hhhhhhh keep dreaming! baad laa ibsaadho maa heeyno
Maaha arintu kismaanyo ayaan joogaa gaalkacyo denbiile ka gal
Wuxu U.K. uga imaday in ow badeena iyo dhulkeena gado
Madaxwene as subhanallah subhanallah subhanallah yaku rabo tuugo adigo oo kale waan kugu labalaboo Amiga uf uf uf
Kan mahe musharax kale mawaraysankartid miya sxp kana nagu washay ee
Walaal meel kasta joog maadaama aad soomaaliya tahay LA soco denbiga aad ka gelayso dadka iyo dalka
Afmishaar hadana mawaxaad keentay dowladba manihin tuug
Madax wayne mustaqbalka mudane cabdiraxmaan cabdishakuur inshallah 🙏 🙌 ♥ ❤ 💕 💜
Wallal iisaar SUBESCRIP codsi..,
Haduu noqdo dad iyo dalba waa gadan yihiin mou memorandum of understanding isgoo kuqudhaabanaya kkk
@@daryeelran8007 ma wasiir baa awoodleh uu wax ku gato cayayanka bulshada warkiina waa dhamaaday
@@duniyoragecohniijk753 dumaashi waxa laga hadlayaba maad fahmine inoo kori caruurta thanks
Wariye maalaayacni ah iyo Mid isku sheega siyaasi inuu yahey Oo xitaa aan aqoon siyaasada waxay tahey
Qoraalkaagu waa wax Lagu Qoslo Runtii balse wariyahan ceeb Maleh waana shaqsi soomaalinimadu ku weyn tahay shakuura waa siyaasi ka aragti dheer kuwa maanta Hogaanka wadanka ugu sareeya Laakiin waxaa Kaa muuqata Aqoon La,aan dhan walba ah
Waan kaxumahay nin san is ogayn nimankii wadanka dhibkas baxay
Oo wadanka but buruyay ayuu amanayaa
@Mangrove Roots
Maxaa cadeeyn ah ood heeysaa ?. Mise warkaadu waa iska mala-awaal.
Mida kale haduu bad gatay, aaway dicoments kii lagu kala gatay ?, maxayse Kenya ugu doodi weeysay in baddaan laga gatay oo lacag laga siisaty.
@Mangrove Roots
Waxaas intaa iska dhaaftid. Issue gaan dood waafi ah maka geli kartaa, mise nin wuxuu dadka kale ka maqlo Qur'an cml u aaminsan ayaad tahay.
hhhhhhh
Hiiraan State...waa in la ictiraafa Hiiraan state..
Cc badgad
AYAANLE maxaad ka wereysanaeysaa Tuugaan
Baddii gatay Dowladdii aad eedayso ayaa baadiye kaa keentay
oo wax ku bartay. Sidee lagu Aamini karaa qof Tuug ah
Kan hadu tuug yahay farmajo wa tuug Oo dib u dhige dacwada bada war runta ka hadla
Mar waliba oo aan daawado AAW waxbaa iiga siyaada.
Musharax haduu daba socodo kenya 🤮cid rabto malahan yuuna is ceben hadaa somali nahay kinya iyo itobiyo nama sogasho
Wall farmajo wuxu kasoo baxe kenya markas xalal miye aheed haddana xaran miya ? aqliga hashaqeyo pls oll of them kenya aye ku sameya Com waayo somali badan aya degan
@@fali4527 war nak aus adi cml ayaa kujiro muse adi somali dhalata ah matihi hadeey somali takan tahay yaa diiday in aan iska celino waayo ika ayaa dulmika waado dhul iyo bada miyee isku dara sanaaya taas iishek bal kinyo 👢🤮🤮🇰🇪
Runtii CCW waa nin argti muuqata leh, lkn inuu madaxweyne noqdo waxay ku xirantahay sida uu u wajaho siyaasiyiinta la tartamaya.
Madax weyne daayoo xabsi soomaliyeed baa meel uyaal mustaqbalka inshaa allaah mou memorandum of understanding kii uu badda somaliya muranka kugeliyaa meel utaal.kulahaa heshiis is afgarad kkkk hadda waa nin sheeganaya siyaasi mutacalim diin inuu bartay kkkk.somaliyeey waxa laga gaadhey heshiis is afgarad ma bad somaliyeed baa mise waa bad kiiniya? Mise cabdiraxman c/shakuur qalinkuun buu laboodoo iskasaxeexay sababa awgeede maba danaynayo cileh baddan?
@@daryeelran8007
Adiga mar walba ood wax soo qorto waxaa sii cadaaneeysa jaahilnimadaada kkkkk.sababtoo ah waxay gaartay in MOU aad heshiis wax lagu kala gato u taqaano.
War makrii doowladuhu issue isku qabtaan ayay shir iskugu yimaadaan si ay uga wada hadlaan issue gaas.
Maxkamadna lama tegi karo ayada oon lasoo wada hadlin.
Marka walaalow waxaad ka ogtahay ma jiraanee orod yaanyadaada iska goobeeyso, hoowshaan dadka aqoonta leh baa loogu talagalaye.
@@mubarakyare5375 horta waad kumahad santahay inaad jaahil igusheegto.jahli ceeb maaha oo ogaanshiyo barashaa udaawa ah.mase taqaanaa cudurkaan aakhiriyo aduun midna daawo lahayn? Waa jaajuusnimadiyo inaad wadankaaga cadowgiisa dilaal uganoqoto.ee toobad keena adiyo inta kula midka ahi.goobaynta yaayaduna ceeb maahoo waa shaqo xalaala dad adiga kaasharaf badan baa kusoo ilma korsada.kkk maa kacad halkaa doqonimadaada waa waxaad kiniya waraaqay wadatey ugusaxeexday intaad xoogaa qaadatay.mou waa memorandum of understanding=heshiis is afgarad.maxaa keenay baddii somaliyee looyaqaaney in lagaba gaadho mou.waa xaraan iyo xatooyo qaran.bal kiniya badeeda waraaqo inta muqdisha lagasoo qorto inagooleh waynu isku haysanaa badiinee noosaxeexa mayeelayaan waayo marabaan in badoodu kaba gasho muran.qalbigaa kumalaasane intaa keliya mafahmi kartaa? Sorry umamalaynayo inaad fahmi kartid intaa waayo kursi iyo dilaalnimuun baad fahmi kartaa kkkkk
@@daryeelran8007
Horta waa ku faraxsanhay inaad qiratay jaahilnimadaada, lkn waxaad ogaataa maadaama aad qof jaahil ah tahay waa kugu ceeb inaad wax aadan aqoon aad social media ha la imaato adigoo weliba dood indho la'aan ah ku darsaday.
Marka aan mid kaa jaahil bixiyo, MOU ma ahan treasury agreement.
Waxaa la saxiixaa marka laba doowladood ama laba company ay issue isku qabtaan, inta aan la tegin maxkamad ka hor waxaa waajib ah in 2 da doowladood ay soo wada hadlaan is afgaradna kasoo gaaraan issue ga u dhaxeeya. Shirkaas markuu soo dhamaado ayaa MOU la saxiixaa si ay cadeen ugu noqoto in issue gaan laga wada hadlay.
Mida kale MOU ma ahan biding agreement ( heshiis wax go'aamin kara ).
Mida kale meeqa mar ayaan kuu sheegay aniga shaqsi caadi ah ayaan ahay ma Ihi CCW, discussion forum kaana asaga kuma matalo, lkn wixii muuqa ayaan dadka hoowtul-habaga adigoo kale ah ku jaahil bixiyaa.
Abdirahman abdishakur waa ninka kaliya marki su'aal lawaydiiyo uga jawaabo Tusale ee aan jawap wafiya aaan bixin
Diinta noo daa beenaale
Saaxiib ma tihid nin ku haboon dalkeena waa lagu bartay. Ninka ku waraysanayana ma fiicna sida uu u maamulo bartiisan TH-cam ta is ma dhaanto ayaad u ek tihiin.
Aniga
Kuwa warayska iyo asagaba wa raga inta dalka ka hartay raba in ay ibsadan
Waad asiibtay
hanoolaato ayaan lahadlayaa markaan cabdiraxman cabdi shakuur shaqaalihiisii ayaad kubiirtay oo kahadalkiisa ayaan nagu wareerisay annagu hadaan nahay somalida wadankooda joogta ninkaas aad nagu wareerisay aragiisa iyo warkiisa majeclin toona (HANOOLAATO) hanoqoto mid dhex-dhexaad ah.
allaa mahadsan
Cabdirahman wanin quruxdisa iyo xikmadisaba iyo aqoontiisaba eey wada socdaan
Inaa jeclaato muhiim mahan maxa yeelay jaahilka qalbiguu kaxiranyahay
@@sanadhayusuf6852 jaahilka waa kan aanan aqoon masiirkiisa ee kaliya garanay juffadiisa ninkii doraad lahaa waan kusaxnaa heshiiska badda aan galay oo weliba ku indha cad jaahilnimada hoostaada ka eeg thks
@@Waayawaayo Daadka aan waax baran badhaan koodha wuu siri kaara laakin daadka aqliga uu sxbka ah maa siri kaaro
@@SNUFFED2ROLLs ugaas xitaa doqomada masiri karo hadii aanay qabyaalad jirin ufiirso dadka taageeraya waxay kuraacayaan qabyaaladnimo annaga hadii aan dhalinyarada maanta nahay waan waa inaan waa inan masiir yeelanaa oo aanan dhageysan oday nabaddii soomaaliya kusoo koray oo tuug iyo qabyaaladba isku darsaday mana ahan in uu noo diido nabadeena
Allaa mahad leh