Ustaad Asad Maxamed Weheliye - Saadaasha doorashada Turkiga 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 158

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 ปีที่แล้ว +8

    Wueh wueh! This guy is very informative and articulated.
    We need him anytime anyday

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 ปีที่แล้ว +9

    Ustaad #Asad waa nin akhyaara oo hadalyaqaana taariikhdana daraasadeeya masha alah Ordugaan alaha ku guuleeyo doorashada aaaamiin yaarabi ❤

  • @mohamedfaysal1381
    @mohamedfaysal1381 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha Allah Ayaanlaw Ustaadka marar badan iyo mawaadiic kala duwan inoogu keen.
    Waa Aqoonyahan Codkara❤

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 ปีที่แล้ว

      Erdoğan.guuuuuuuuuuuuuuul

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 ปีที่แล้ว

      Erdoğan.guuuuuiiiul❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉❤

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 ปีที่แล้ว

      Turkey.erdugan❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @jamalmohamed3344
    @jamalmohamed3344 ปีที่แล้ว

    Ustaad Asad Maxamed Weheliye; nin waxbadan og, run ahaantiina aan aad ula dhacay waayo aragnimada leh uu uga munaaqishooday aragtidiisa ku aadan doorashadda iyo taarikhda Turkiye; wariye Ayaanle Hussein Abdi adiga iyo bahda warbaahinta Hanoolato aadbaan idinkaga mahad celinayaa waqtigiina iyo waxqabadka aad bulshadda u haysaan:
    Thanks dhammaantin👏🏾👏🏾👏🏾

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيكم تحليلكم شيق ومناسب

  • @mohamedhassanali1863
    @mohamedhassanali1863 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad asad si fiican ayuu u sharaxay masha allaah

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق ปีที่แล้ว +10

    اللهم أصلح أحوال الصومال
    و أصلح أحوال المسلمين...

  • @cabdinuurxaaji9799
    @cabdinuurxaaji9799 ปีที่แล้ว +1

    Maan sha alllah ustaad asad maxamed weheliya alllah kubarakeeyo

  • @dralpha7221
    @dralpha7221 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayaanle
    Noo soo badi ustaadka miisaalkiisa oo kale

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว +3

    Ustaadka Maasha allah waa diyaarsan yahay waxaan u baahan nahay raga sida ustaaka oo kale ah in aad noo casuunto at list ones a month thanks

  • @majidabdalla8858
    @majidabdalla8858 ปีที่แล้ว

    Masha allah üstad aad buu umahadsan yhy Allah barakeeyo

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 ปีที่แล้ว +6

    ❤Ordugan Guulayso, Guulayso,Guulayso, Guulayso inashaa Allaah.

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 ปีที่แล้ว

    MashaAllah TabaarakaAllah

  • @MohamedIslam-e8u
    @MohamedIslam-e8u ปีที่แล้ว +3

    Wariye Ayaanloow waxaan ka codsaana dhowr wrarysiyo oo caalamka ku saabsan inaa nooga qaado ustaadka adigoo mahadsan.

  • @zahraahmed5971
    @zahraahmed5971 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Waa nin aqoon leh
    Barnaamij joogaa ah ka dhig.

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin

  • @محمدحسن-ض8ر2ج
    @محمدحسن-ض8ر2ج ปีที่แล้ว +2

    جزاكما الله خيرا

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว

    Diorasha Turkiya ma aha mid Ordegan iyo Mucaaridka ee waa mid Islam iyo Calmaaniya ah. Illashow Guulay ORDEGAN ❤❤❤❤❤❤

  • @naasirmuxumed2927
    @naasirmuxumed2927 ปีที่แล้ว +2

    Very informative man

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ayaanle .
    Insha Allah ordugan guul ayaan rajeynaa..

  • @akhalif579
    @akhalif579 ปีที่แล้ว +1

    Excellent analysis ustaad mohamed weheliye qadiyada Turkiga iyo waxa la isku hayo, wareysi kale noogu celi . Guul Erdogan insha allah. Mahadsanid Ayaanle xuseen.

  • @Zurich527
    @Zurich527 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah ordugan guuuuul

  • @fardowsahassan9491
    @fardowsahassan9491 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ayanle Hussein

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 ปีที่แล้ว +2

    Caadi ma ahan khabiirkaan Ayaanloow brother. Waan jeclahay qofka Islaamka ah ee aragtidiisa iyo saadaashiisa salka uga dhiga danaha umadda Islaamka aha iyo qogka mudan inuu hogaamiyo

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah tabarak. Ha noolaato aad baa u mahadsantay Ayaanle, waxaa noo keentay shaqsi fahan iyo aqoon sare leh❤

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق ปีที่แล้ว +3

    اللهم ولِّ علينا خيارنا
    ولا تولِّ علينا شرارنا
    برحمتك يا رحيم ...

  • @alifarah24channel82
    @alifarah24channel82 ปีที่แล้ว +1

    Asad waa wiil rer qoryoley ah
    sharafta qoryoley kor u qaad

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah sida qurxan uu ufaah faahinaayo😊

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato ❤

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว

    Maashaa,allaah
    Allaah ha idiin saa,iidiya Aqoonta iyo garashada🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 ปีที่แล้ว

    Somalia hanoolaato

  • @wiite1046
    @wiite1046 ปีที่แล้ว +1

    ustadka Markale Balami Si Oo Uga Faaloodo Waxa Kudhagan Dowladnimada somalia

  • @deqaibrahim-uz8nf
    @deqaibrahim-uz8nf ปีที่แล้ว

    Alaha ku guuleeyo ardugan doorashada turkiya

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 ปีที่แล้ว +2

    Wareysigaan waa mid aad u qiimi badan waana waaqici

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaadka waxa ka muqata in uu yahay shaqsi aad wax u aqriya waxa uu kahadlaana yaqaana plz Ayaanle wareysiga ustaadka noso badi mahadsanid

  • @walalsafwan2269
    @walalsafwan2269 ปีที่แล้ว +2

    Mashalha nin aan isku argti nahy weeyo ninkaas ❤ hanolatto hore usoco 📌

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد
    وعلى آله وصحبه والتابعين ...

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Ayaanle

  • @QalanjoIdil
    @QalanjoIdil ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ayaanle iyo u saad asad waad mahadsan tihiin wll noo soo badi ninkaan cml

  • @Jamalahmed-uh5dv
    @Jamalahmed-uh5dv ปีที่แล้ว

    Manshalh aad ayaan uga faadiay wax badan

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +1

    MASHAA allaah

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 ปีที่แล้ว

    illaahow ardogan guullee soo celiyihii rajadii somaaliya u hiiliyihii muslimiinta ka nixiyihii kufaarta illaahow rabiyoow qalbigeena iyo qalbiyada mulsimiinta oo dhan ka farxi oo guusha sii madaxwayne ardogan illaahiw cimri dheer caafimaad iyo cibaado suubanba siii aamiin yaa rabi.

  • @yussufhhish9320
    @yussufhhish9320 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle Dad waxbartay unbaad keentaa, thanks

  • @omarsahal4876
    @omarsahal4876 ปีที่แล้ว

    masha allah ustaadka aad ban u bogaadinayaa sida qurux badan uu noogu faahfaahiyay guug ahaan taariikhda siyaasada ee Turkey.

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 ปีที่แล้ว +1

    Allaha guuleeyo orgigaan guul musliminta iyo rerturki ilaahow guuleey ordigaan

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 ปีที่แล้ว +2

    guul ordgan

  • @abdulkadirahmed8701
    @abdulkadirahmed8701 ปีที่แล้ว +1

    Markale iyo siyasada somali iyo madaxda somali

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wlhi waxaan Ka helaa soo xulista Ayaanle ee cida uu waraysanayo , sxb labadiinu waad mahadsantihiin

  • @abdinasirabshir7876
    @abdinasirabshir7876 ปีที่แล้ว +5

    Ayanlow Ninkan markle inoo balami waa qabiir m. A

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Mahad. Sanid. Sxb. Ilaah. Guusha. Hasiiyo. Ordogaan. Aamiin. Aamiin. Gaalo. Ilaah. Haka. Qabto. Ordogaan

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle iyo asad wax badan ayaa ka faidnay mahadsalid

  • @abdulfatahali408
    @abdulfatahali408 ปีที่แล้ว +5

    التحية لك ايها الاستاد الفاضل والفوز الساحق لناصر اللاجيين السوريين السلطان اردوغان ان شاء الله

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 ปีที่แล้ว +1

      ماشآءالله انا اعتقد ان اردوغان لناصر المسلمين اجمعين
      اللهم انصر اردوغان نصرا عظيما

    • @hassanosman4956
      @hassanosman4956 ปีที่แล้ว

      Masha’allah tabarak’allah barnamiij fiican

    • @hassanosman4956
      @hassanosman4956 ปีที่แล้ว

      Ayaanle ustadkaa kheeyr Allah siiyo cilmigiisa siyaadoo allah ustaadka barnamijkiisaa soo baadii insha’allah

    • @hassanosman4956
      @hassanosman4956 ปีที่แล้ว

      Waan idiin hanbalyeeyey labadiina ustadkaa iyo dadkaa lamiida keen barnamijkaga

    • @hassanosman4956
      @hassanosman4956 ปีที่แล้ว

      Kuwa aqoonta ku yartahaay nagaa illaali walaalow mahadsanid

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 ปีที่แล้ว

    masha Allah ustaad asad barakalaah vik

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 ปีที่แล้ว

    Insha alaah guul alaha siiyo erdogon

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 ปีที่แล้ว

    Allaha guuleyo ordigan

  • @abdirashiid9645
    @abdirashiid9645 ปีที่แล้ว

    M alh usatd ka wx badan ayu ino iftimiye wa shaqsi xog ogal badan
    Alh barakeyo

  • @NoorMahamed-tm6cn
    @NoorMahamed-tm6cn ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsantihin guul ayan urajeyni ordogan

  • @aminacise3982
    @aminacise3982 ปีที่แล้ว +1

    Asckun walaal ka daa waxa aad dhahdaa100/100

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayanle adigiyo ustaadka

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 ปีที่แล้ว +3

    WAREYSIGAN WAX BADAN IGA BAXAY TUSALE IRAAN IYO TURKIGA SIDA LOFARA GALINKARO ANGA SOMALI FARGALIN ISKA DHAFE SIYASIGA SOMALIA HADII LADHAHO HOYDA IYO WALSHA NOKEYN WAA DIYAAR FARGALINTA WAA WADNKA KALIYAH UFUDUD

  • @hodanmohamed8368
    @hodanmohamed8368 ปีที่แล้ว

    Waa warbixin Kooban oo miisaaman. Mahadsanidiin labadiinuba.
    InshaAllah Adrugan ha guulaysto. Ameen

  • @Undermine23
    @Undermine23 ปีที่แล้ว

    Ayaanle masha allah Wlh ustaadka waa Nin Caaqil ah Ilaahey labadiina ha idin wada xafido

  • @abdishakuurbashiir
    @abdishakuurbashiir ปีที่แล้ว

    ASC WR WALAALKAY AYAANLE XUSEN ABDI SOO NOQOD WACAN NINKASTA OO FIICAN XASAD MA WAAYO HA U JOOJIN FIKRADAHA KHALDAN

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 ปีที่แล้ว +1

    Mahsanidin Ayaanle iyo Ustaadka maashaa Allaah

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa nin dhalinyara ah oo wax bartay.

  • @zahraosman1390
    @zahraosman1390 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Ayaanle hore usoco

  • @nuurreabdikarin3971
    @nuurreabdikarin3971 ปีที่แล้ว

    Maanta waxaa keentay ninkii loo baahnaa mahadsanidiin adiga ustaadkaba in kabadan 2 sanı ayan jogaa turkiga ma fahamsanayn axwasha turkiga ıyo taariikhdiisa maanta ayan fahmay waana aqoonta ustad asad allaha idin xafido labadiinaba❤

  • @kaafimaalin8672
    @kaafimaalin8672 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @aminagasle8018
    @aminagasle8018 ปีที่แล้ว

    Guuul ayaan urajeynaa ordugan

  • @zahraabdi2151
    @zahraabdi2151 ปีที่แล้ว

    Fadlan noo boo badi ustaad ahmed xalaqadihiisa

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 ปีที่แล้ว

    Iisha Alaah 🎉ordugon

  • @abdallahaliali9332
    @abdallahaliali9332 ปีที่แล้ว

    Ustd asad m a

  • @ayanlemohamedtarah3050
    @ayanlemohamedtarah3050 ปีที่แล้ว

    Run ahaantii waa baraamij isku dheeli tiran dhan diineed, dhan taariikheed, dhan baraarujineed, waana waxa ugu muhiimsan nolosha, in aad haysato Diin aad ku dhaadato iyo taariikh aad ku dayan karto, iyo in aad ku baraarugto wacyiga aad nooshahay iyo waxa lagaa rabo,
    Mahadi ha idinka gaarto dhamaantiin baraamijkaan aadka u wanaagsan.

  • @mohamedahmedq6709
    @mohamedahmedq6709 ปีที่แล้ว

    Asc ayaanle mashaa Allah meshaas ka sii wad

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 ปีที่แล้ว

    Somalina umadii iyo shacabkii bay dhameeynayaan oo magaalooyinkii shacabku dhistay ay duqaynayaan carurtii waayeelkii kii indhaha laa iyo kii curyaanka ahaa iyo gabadhii umushay iyo gabadhii uurka lahayd ku dileen qax cuqubo shaqaysanayaan sacabadana isugu tumayaan dulmigaas caqli ma jiro somali umadii ku xasuuqeen dawlad baan nahay waxba kama oga dawladnimadoodu waa dulmi xqadaro xadgudubka umada taas bay dawlad u yaqaanaan Allaah ha sahlo doorashada turkiga nabad ha ugu dhameeyo guul baan rajaynayaa madax waynaha wixii allaah qadaro waa meeshooda

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow guusha sii Ordugan yaa rabi

  • @Evcplus
    @Evcplus ปีที่แล้ว +1

    M. a wax bdn ayaan Ka faa iidnay mar danbo dad qoys Ka hadlaayo ha nookeenin adoo helaayo wax faa iido noo leh

  • @abdiladifabdiaziiz3878
    @abdiladifabdiaziiz3878 ปีที่แล้ว

    Ustd Asad waa shaqsi dagan aqonyahan ah
    Ustd ayanle ustadkan noso celi tariqaha sidan oo kle inala wadaga I.a guleysta

  • @abdifitahmohamedhassan8514
    @abdifitahmohamedhassan8514 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ustaadka waa Mhd san yahay

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    Asc ayaanle insha allah waxa guuleysan doona urduqaan wll

  • @yahyebashiir1789
    @yahyebashiir1789 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ustd asad dhere cwo marti ku ah

  • @MrShaacir
    @MrShaacir ปีที่แล้ว +6

    54% guusha Erdogan ❣️
    Allah run ha ka dhigo 🤲🤲

    • @cocoo456
      @cocoo456 ปีที่แล้ว +1

      Amina ,Amina

  • @abdirahmanalisiow3366
    @abdirahmanalisiow3366 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan waa nin macquul ah, waxaan rajeynaa inaad muuqaladiisa sòo badiso ayaanle

  • @cabdifataaxsiciidsaalax5438
    @cabdifataaxsiciidsaalax5438 ปีที่แล้ว

    Masha allaah illaah hana xafidho

  • @ismailbinmohamedbinmahdi
    @ismailbinmohamedbinmahdi 7 หลายเดือนก่อน

    Walahi wilkan aqoonyahan buxa waye ninkan dhalinyarada ah wax badana laga faadidayaa allow cumriga u dherey

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 ปีที่แล้ว +1

    Ordugan❤

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm ปีที่แล้ว +1

    Fardaha. Morroco iyo Algeria weey cunaan.

  • @greatersomalia3332
    @greatersomalia3332 ปีที่แล้ว +2

    Walalal waxan ka cod sanayna waraysiyada ninkan dhalin yarada ah inaad so badiso waayo wax badan bu ogyahay oo aqoon u leeyahy oo an hadan somali nahay ka faa'dayna mahad sanid

  • @abdirahman4684
    @abdirahman4684 ปีที่แล้ว +1

    Marka laga yimaaddo sida fiican ee uga hadlay waxa ka jira turkiga aniga waxaa aad iisoo jiitay inay ka muuqato hammi sare OO uu isagu aaminsanyahay.
    Waxaan kaa rajaynaynaa duruus kubsaabsan garaad dhiska iyo tawjiihinta dhalinyarada

  • @abdiqaniismail5233
    @abdiqaniismail5233 ปีที่แล้ว

    Waa waraysi Qiima badan

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 ปีที่แล้ว

    ilahow urduqan sooceli manta ilin iga socita dareen islanimo😢😢😢

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 ปีที่แล้ว +1

    Dhamaantiin

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 ปีที่แล้ว

    Afkaaga allaha urumeeyo 54 guul inshalah

  • @fosiaserar7312
    @fosiaserar7312 ปีที่แล้ว

    Guul ordagan

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 ปีที่แล้ว +1

    Waa aqoonyahan ninkaani

  • @Qoordheere77
    @Qoordheere77 ปีที่แล้ว

    Ayaanloow, macalinkaan waraysiyo kala duwan nooga keen oo saacado soconaayo, naga daa daqiiqadahaan.
    Waa aqoonyahan si wanaagsan oo la fahmi karo wax usoo gudbinaayo.

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuuul Erdogan ❤🇹🇷❤🇹🇷❤🇹🇷❤🇹🇷❤

  • @abdiladifabdiaziiz3878
    @abdiladifabdiaziiz3878 ปีที่แล้ว

    Ustad Asad next time iyo Tariq kle I.a guleysta

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ Hanoolaato la’aantaa Waa Abaar. Ustaad Asad Waa shakhsi loobaahan yahay ha libaano

  • @bisharorshe1882
    @bisharorshe1882 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa nin dhallinyaro ah oo aqoon , hadal aqoon , daraasayn taariikheed isku darsaday barnaamij xiiso badan weeye runtii