Wareysi: Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @abdimuse7526
    @abdimuse7526 2 ปีที่แล้ว +6

    Somali kuma arag aqoonta kartida iyo caqliga ilaaheey Ku deeqay Masha Allah nin fahansan dowladnimada waa guul ayaan kuu rajeeynayaa mudane madaxweyne AAW

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah madaxweyne ayaad tahay Guuleyso Mar kasta insha Allah Alle haku xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going ♥ 👍 ♥️👍👍🔥💞❤❤💯💯💯🙏🙏

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaad darbi muxuu dhahay
    Bal nasiib darnaanteyda daruurtuba halkaan maro kuma soo da.do kuma soo daroorto. C c shakuur Warsame
    Nasiibkaa u diidaye. Dawladnimo shaqsi fahansan waaye. Aqoon iyo alle ka cabsi ayaa u dheer in sha Allaah
    Wali waad yartahaye. Hankaas lahaaw

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว

    Madaxwyne aa Subxanalaah war anagu yaabnaye Wadankan Saxafi ayaa Argagaxisada koowaad ahba waayo Xilalku waa lakala leeyahay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Waa aqoonyahan buuxa waa nin dhameystiran Cabdiraxmaan cabdishakuur

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever553 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabdirixman runtii waa nin istaahila inuu dalka hogaamiyo, waa balaaqi aqoon leh oo og inta badana sheega meelaha ubaahan in dowladnimadena laga dhiso. 5 qodob waan hubaa inuusan si saxa oo dhamaystiran 4 ama 5 sano kudhamays tiri karin lkn ugu yaraa wxn kufaraxsanahay aniga oo muwadin somaliyed ah inan haysano siyaasi garanaya mesha dowladnimadenu ka aradan tahay ee ubaahan in wax laga qabto.

    • @maxamedabdi7927
      @maxamedabdi7927 2 ปีที่แล้ว

      si uu mar labadna xeebta ubeec geeyo iyo dhulka somaha

  • @abdisamaddayib9903
    @abdisamaddayib9903 2 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxmaan daal ayaa ka muuqda. I wish you the best of luck.

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 2 ปีที่แล้ว +2

    caadi ma ahan runtii

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaan umaleynaa in habasha dhaafeyn CC/shakuur or Hassan shiikh

  • @kingabdalla5704
    @kingabdalla5704 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh 39 murashar waxan zaid uga qiironayaa inta-40ka bixisey oo Alshapapna isku direy Melba gareyn - mida kale musharaxan Abdirahmaan wan wata runti-TH-cam ino fur deh werie sifcn hainoga sharxe😊👏👏👏

  • @fatmaabdo1239
    @fatmaabdo1239 2 ปีที่แล้ว

    Dadnimo iyo karti iyo aqoontii oo hal qof ku kulantay.
    Guul Aaw

  • @xasansidcali9655
    @xasansidcali9655 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk abdiraxman cc Shakur muxuu ogahay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Noolow Falastiin wariye qaaliya

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 ปีที่แล้ว

    Waraysi xiiso leh

  • @Bashka307
    @Bashka307 2 ปีที่แล้ว

    AAW for president

  • @hidigsalaat8886
    @hidigsalaat8886 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa wax lala yaabo in wareysiyadii ugu dan beeyey at noqdeen hal Xaafada 🙈🤷‍♂️

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 ปีที่แล้ว

    Yaab tuugtan live time in la xiro ayay ahayd vintuu dhuuman. Lahaa. Ayuu weli raadinayaa. Sidu. Dadka iyo dalka. U gadan lahaa Yaahuu

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +1

    VOA MOORYAAN DHIUGYOCAB AH ISKU baheystey Qashinka Ay wareysanyan

  • @omargabax476
    @omargabax476 2 ปีที่แล้ว

    Aragtida ugu wayn ee in uu qabto rabo waa in uu biyaha somaliya ee shidaalku kuhoos jiro uu kenya siiyo

  • @youtubelovers5056
    @youtubelovers5056 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk 2 cod ma dhaafo mana quusto

  • @hassansheickmuhumed971
    @hassansheickmuhumed971 2 ปีที่แล้ว

    Tuug cabdishakauur maxuu qabani karaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay XIL nooguma kaa dhiibo.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 ปีที่แล้ว

    Ar tuugadii cc badgad ahaa Yaahuu tuug

  • @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666
    @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666 2 ปีที่แล้ว

    C/raxmaan C/shakuur waa nin aqoonleh dhankastawa waa nin dowladnimada wax kayaqaano balse shacab wax madooranaayo nasiibka maalin un uu ku saacidaa

  • @mjboy491
    @mjboy491 2 ปีที่แล้ว

    Kan kowdheh xasan sheekh wlhi inay san doraanaynn

  • @mohamedmohamudgeedi1108
    @mohamedmohamudgeedi1108 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne ayey Lee dahay walee lama doorto midkaan

  • @abdirahmaanshariif8581
    @abdirahmaanshariif8581 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma dooneyno qabiiliste ee waxan dooneynaa hogaan soomali ah oo dadka u damqada

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Madax sare mujaahid Cabdiraxmaan cabdishakuur waa ninka qudha ee la wareyso bal car soo héla Kheyre iyo Farmaajo

  • @sheekhbalad5585
    @sheekhbalad5585 2 ปีที่แล้ว

    War kacakac meesha waxba ma ogide waaa digiii bada iibsatay ma waxad rabtaaa inta kalena inad iibsato foolxuma hayah cagaha wayn

  • @noorabdi9438
    @noorabdi9438 2 ปีที่แล้ว +2

    Falastiin Qalad weyn Ayaa Sameysey Madaxweyne Haku Magacaawin Nikaas

  • @jiinwebi8544
    @jiinwebi8544 2 ปีที่แล้ว

    Fastiin madaxtoyada ayaa ku harsan doorashada ka hor wan ku sugeynaaa

  • @abdirahimibrahimhussein4633
    @abdirahimibrahimhussein4633 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga hada wadanka lagu dhibo waba gadaneysa yaa ku aaminayo tuuk qaa in ah ayaa tahay ilaheyow farmajo soo celi

  • @noorabdi9438
    @noorabdi9438 2 ปีที่แล้ว

    Doqontii Abdirahmaan Abdi Shakuur Adiga Miyaa Ciidan Dhisaayo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 10 หลายเดือนก่อน

    Cakis awod bilash malaha kujogan sacudi lasun bidaqo shegta jinsiyad asal ayi qof roob magalo kuhoray reer magalka gaboobaa walaahiduu kuraftaa dagal soomaridee tug ma aragtay sheko boliska

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 ปีที่แล้ว

    Ccshakur miyaanu Aheyn ninkii diinta islaamka meel uga dhacey aaxadiistii nabigana csw ku tilmaamey faalso yaa dooranaya ee wax ku falaya waa la yaaq

  • @hassansheickmuhumed971
    @hassansheickmuhumed971 2 ปีที่แล้ว

    Beenaale Tuug ah

  • @xasansidcali9655
    @xasansidcali9655 2 ปีที่แล้ว

    Ka kac dheh siyaasada mataqanid

  • @saidwarsame4148
    @saidwarsame4148 2 ปีที่แล้ว

    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN, TUUGII XARAASHA QARAN EE HANTIDA DALKA DHACAY AYAA LA DOORTAY. SORRY, SOOMAALIYA WAANU KA NIYAD JABNAY

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 ปีที่แล้ว

      WAA KUGU KALIGAA.
      CAY WAXAAN AHAYN CISI MA MOODAANE, CADAAB BAAD KU GELI IYO CIIL ADUUNYABA ,E .
      CAQLIGUUGU HADUU CIDAADA YAHAY WAABA KAA EBER .
      ILAAHAY U TOOBAD KEEN INTAAN IILKA LAGU GEYNIN
      AAYATIIN WUXUU U UDGAA CIDII OGAAL DHEER SOOMAALI OO NABADA MAAD U MUUSOOTID MAANKAAGA MAAD GALISIDOO MEELIHALI BANAAN MIID KAGABA MOOSTID.
      HADUU MURUGIYO CIIL KU DILAY MAAD MOWLAHEEN BARISID.
      SOOMAALIYA HANOOLAATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍🇸🇴🇸🇴

  • @siyatmahamed5816
    @siyatmahamed5816 2 ปีที่แล้ว

    Bada inta hartay iyo dalka ayaad rabtaa inaad iibsato

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว

    buunbunita JOOJIya Ninkani WAA MOORYAAN DHIIGYOCAB ah BADDA SOMALIA GATEY live u GATEY Ninkani WAXA UU SOO baxey 1991USC jiingadaha fiiqdey ayey wareysanya VOA