Mashruucii Sonkorta ee Mareeray part 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @hamdihashi9828
    @hamdihashi9828 6 ปีที่แล้ว +16

    Caku ciiil padanaa oo calafkeena xumaa hdii aan nahy dhalinta somaliyeed 😢😢😢😢 qalbiga aya ka ilmeeeye xaqiiiq 😢😢😢😭😭

    • @ahmedsufi3855
      @ahmedsufi3855 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa

    • @mahadadam6169
      @mahadadam6169 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshaa Allaah, Beddel khayrqaba ayaanu rajeyneynaa, weli wanaagsan ayaa Soomaali ka buuxa ee yaan la quusanin Dhalinyaro.
      Waxaan idiin rajeynayaa Guul iyo Gobanimo.

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 6 ปีที่แล้ว +12

    Markaan dawado somalia kheyradkedii iyo wadanka suu ahaan jiray horumarkii kheyradkii runtii waan oyaa maantana wadamo waweyn oon shalayka horeynay oon caawin jiray baa na yasaaya oheey oh malaga yabaa intaan dhiman inaan arko wadankaygoo hormuray nabad ah kheyraadkiisu ku filaado dibada loo dhoofiyo shacabku shaqo helaan insha allaah wan rajaynaa🤔😭😭🚄🚅🚞⛵🛳

    • @craxmanmaxed9189
      @craxmanmaxed9189 6 ปีที่แล้ว

      Haa haddii aan ilaahay raalli galino

  • @taajirali9132
    @taajirali9132 6 ปีที่แล้ว +14

    Illaahayow Maxamed siyaadbare unaxiiso horomarkaan ayuu umada somaaliyeed usameeyay

  • @c.xakiimqoys8393
    @c.xakiimqoys8393 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wax laga xumaado burburka geeswalba ah ee inagu dhacay, wadanku sidii uu ku sii jiri lahaa in qorshe loo sameeyo ayay ahayd, dawladii kacaanku fursado waxay heshay aan abid inasoo mari doonin waayo dawlad curdina oo dhul fiican oo strategy ah degen qayraadkeedoo dhami dihinyahay oo dayn lagu lahayn haba yaraatee waxaa ufurnaa bangiyada caalamkoo dhan, hadda yaa kugu aaminaya lacagihii warshadahaa lagu dhisay oo kale oo bilyans doller dhamaa.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Somalia was one of the best produced nation in the world

    • @mohamedalsheibah9956
      @mohamedalsheibah9956 หลายเดือนก่อน

      وماهو الوضع حاليا ؟ نسأل الله الكريم ان يديم على الصومال الأمن والأمان والصحة في الابدان يا رب العالمين ...

  • @ahmedmoalim9374
    @ahmedmoalim9374 4 ปีที่แล้ว +2

    PRO Dr Ali Khalif ayaa isagoo yar oo dhalinyaro ah wuxuu ka ahaa Mareeyihii guud ee Warshada Sonkorka ee Mareeray iyo Siineey oo Jawhar ah. Ilaahay ha ku naxariisto

  • @Lamahurantv
    @Lamahurantv 6 ปีที่แล้ว +1

    Walee xiligaan qabiil iyo qurun ma jirin siyaasi daneyste tuug ahna ma jirin Somaliweyn mid ayey aheyd ALLAH ha inoosoo celiyo horumarkeenii iyo SOMALINIMO waarta.

    • @maxamudsheikh2003
      @maxamudsheikh2003 5 ปีที่แล้ว

      Kunaso sxb weey kaa qaldanthy qabyaalad tii ugu xumeyd ayaa jirtey iyo boob hantiyeed waliba

  • @nuurcadexaajicismaan6836
    @nuurcadexaajicismaan6836 7 ปีที่แล้ว +20

    allow towbat keenayee inoo soo celi kheyraadkaada inagala noqotay kadib markaaan kugu caasinay

    • @somaliasomalia9160
      @somaliasomalia9160 6 ปีที่แล้ว

      Nuurcade xaaji cismaan ilhow amiin

    • @hoojecel4373
      @hoojecel4373 6 ปีที่แล้ว +1

      wad iga ilmeysay waa run aan qabiilka ka gurno ana walalowno

  • @adenomar4687
    @adenomar4687 6 ปีที่แล้ว +3

    M s j mareeray xasus ardy ayaan Ka ahaa wax Ka barta warshad qaybta factory brodakshan

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 5 ปีที่แล้ว

    MARSHADA SONKORTA WAXAA BILILIQESTEN XAWIYE JABHADI U.S.C. LACNAD ALLAHA KURIDO .

    • @mahadadam6169
      @mahadadam6169 4 ปีที่แล้ว +1

      MA BANAANA IN AAD AFLAGAADEYSID QABAA,IL SOONAALIYEED, WAXAA HABOON IN AAD FIKIRKAAGA CABIRTID SI WAX UUN LOOGA FAA'IIDO AMA IN AAD ISKA AAMUSTID.

  • @ayanhassan8199
    @ayanhassan8199 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Tabarakallah waxaan rajeynaa inaa arko Somaaliyo is raacday iyo dawlad quwadleh Insha Allah

  • @B72_____
    @B72_____ ปีที่แล้ว +1

    Waxan ku dhashay hargeisa dalkii hodonkaa ahaa waxa ba,biiyay Ani aderkay iyo adi aderka 😢

  • @drhusseinmaalimabukar3928
    @drhusseinmaalimabukar3928 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah haino so celiyo

  • @somrentandsellingcompanay667
    @somrentandsellingcompanay667 6 ปีที่แล้ว

    somalia allow usoo celi kala dambayntii walaltinimadii iyo dawlada nimadii allah haynaga dhigo kuwa bogooda burcad laysu mariyay

  • @naleya6550
    @naleya6550 6 ปีที่แล้ว +2

    Allaha noo soo celi khayraaka waddanka

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 9 ปีที่แล้ว +6

    Maxaa inkaar nagu dhacday Illaahoow Sidii aau ahayn sikafiican nagu Illaahmi. Oo ku wii qabiilka iska dhaafa nagayeel. Kuwii bililiqaystay warshadaasna Dadka ka dhexmuuji.

  • @maxamedzakimcmofficial1799
    @maxamedzakimcmofficial1799 8 หลายเดือนก่อน

    Aaaaax aaaax walahu markaaan muu7qaaalkan daawaday ilin ayaaan ceshan kari waayay wakhtigaas sidaan u hormar sanayn iyo maannta sidaan nahay ax caku ciiil badanaa waxas ooo dhan waxaa inooogu wacan walhi waaa siyaaasiyiin dan toooda fiiir sanaya ayaaa dawladiii kacaaan ka naga bur buriyay ilahayooow nagu sin anagooo dunida hogaaminayna
    5/2/2024 time 22:26pm ishaa alaaah #guuul

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 6 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaas shaatiga cad waa Aniga xasuus waayo waayo

    • @mahadadam6169
      @mahadadam6169 6 ปีที่แล้ว

      Asc wr, wb, Cabdiqaadir Xirsi Salaan sare, waan nin kamid ah akhyaartii reer Mareerey, walaal ma waxaad kamid ahay shaqaalihii Laboratory-gii warshadda?, xageese ayaad dunida kaga nooshahay?.

    • @subeerawal2071
      @subeerawal2071 3 ปีที่แล้ว

      Cabdiqadir xirsi weriyahaas aan codkiisa maqlayno ma Noo sheegi kartaa magiciisa

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Dalko saas sedee hadana qaxoti ku dhashay dariska xiroyin ugu odan dad kuna rali noqdan sida yaman kenya itobiya matalan deen qado midaa ubahantahay qado deqda ilaha bixiyo iney kabaxdo hadii aad doneysid

  • @akdirhassan9446
    @akdirhassan9446 7 ปีที่แล้ว +5

    Fucking Reer Mareereey iyo Reer Jowhar. Aaway warshadihii kuyaaley oo somakorta noo sameynjirey.
    Reer Balcad warshadii dharka way haystaan xabad lagama qaadin iyagaana difaacday.

  • @mahadadam6169
    @mahadadam6169 7 ปีที่แล้ว +5

    Reer MAREEREY, DHAMAANTIIN WAAD SALAALNTINN, WAA Mahad Khalif Axmed, oo ka mid ahaa Dhalintii ku barbaartay Mareerey, kana mid ahaa Dhalintii loo tababaray Warshadda (Fitter Mechanic) gaar ahaan Dugsigii Farsama Marere Traing Center (MTC). hadana ah Engineer Industrial Design kunool dalka Norway, ushaqeeya HYDEX Fluid Power Inc. www.hydex.no/
    Waxay iitahay Taariikh aan la iloobi karin, waxaan ku mahdinayaa ILAAHAY (SW), kadib waalidiintii Macalimiintii iyo Maamulladii sida hagar li,ida ah inoosoo barbaariyey, waxna narbay.
    Inta dhimatay ee aan Geeridooda maqlay iyo intaanan maqalba ilaah waxaan uga Jannatul fildoowsa iyo Raali ahaanshiyahiisa.
    Inta nool ee ku kala nool Daafaha Dunida waxaan rajenahayaa Nabad iyo Hurumar.

    • @MOHAMEDAHMED-ed1ec
      @MOHAMEDAHMED-ed1ec 7 ปีที่แล้ว +1

      Waa mesha ku dhashey waxan ka xasuusta xafada dalxiiska aaan ka daganeen oo wali ii muuqata iyo schoolka dhiganjirey , yaa rabi ilahow wadanka nabad nooga dhig

    • @mahadadam6169
      @mahadadam6169 7 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed Yaasiin, Salaan sare, Hadii aad tahay Ina Yaasiin Faroole, aad iyo aad ayaan u xasuusta (Aabahaa??)

    • @MOHAMEDAHMED-ed1ec
      @MOHAMEDAHMED-ed1ec 7 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhh si fican yaa igaray,

    • @MOHAMEDAHMED-ed1ec
      @MOHAMEDAHMED-ed1ec 7 ปีที่แล้ว

      Wadanka allaha nabab nooga dhigo, mahad mahadsanid walal hadddi aaad aabahay si fican u garatay

    • @MOHAMEDAHMED-ed1ec
      @MOHAMEDAHMED-ed1ec 7 ปีที่แล้ว

      Mahad Adam thanks

  • @ahmedsufi3855
    @ahmedsufi3855 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow Mar un nagu soo celi sida waagii hore

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292
    @abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 ปีที่แล้ว

    maasha allllaah umaada soomaaliyed haa katageen qaabiilka dhuulku waa buxu waana inakabadanayha

  • @adenomar4687
    @adenomar4687 6 ปีที่แล้ว

    Xusuus mareeray waa warshad caalami ayay ahayd

  • @hubihaji2358
    @hubihaji2358 7 ปีที่แล้ว +6

    illahoow noo soo celi mid ay somali sameeysatay oo cidkale ku xidhneeyn yaa rabi somali dulinimada iyo imtixaanka kasaar

    • @zahraa1025
      @zahraa1025 7 ปีที่แล้ว +1

      somalidu waxay lamid tahay cayayaanka beeraha oo kale waayo wershedii laba sano iyo kabadan ladhisayey ee waxsoo saarkeeda dibada loo dhoifinayey ma waxay garan waayeen xafida hantida wadanka beribaad u aayidoontaane cayaanku waxbuu cunaa beri ayaad baahanaysaana mayaqaano inana sidaas oo kale ayaan nahay. wadankeenu imisa wershadood ayuu lahaa.w.jawhar,w.mareerey.w.balcad ,w.itop ee afgooye,w.hilibka ee kismaay w.sibirka ee berbera,w.k,qandala iyo laasqoray ,w.taraqa iyo sigaarka,w.burka iyo baastada,w.saabuunta ee tad,w.maacuunta,w. kookakoolada iyo kuwa kaleba aaway hadaynaan cayayaan ahayn

    • @somrentandsellingcompanay667
      @somrentandsellingcompanay667 6 ปีที่แล้ว

      hubi haji hubi haji

    • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
      @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 6 ปีที่แล้ว

      hubi haji aamiin yaa rabi

    • @muslix1147
      @muslix1147 ปีที่แล้ว

      @@zahraa1025
      Ma dadka diyaaradihii qaranka qaarna kadhigtay baafaf ay dharka ku dhaqdaan qaarna sandaqad ahaan u dhexdagay oo guri ka dhigtay ayaad leedahay maxay wax u xifdin waayeen?😀

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahay in loo noqdo ayaa loo baahanyahay musuqa.tuugada,eexda,cadaalada darada & qaadka ha layska joojiyo.

  • @Ballers-l3f
    @Ballers-l3f 3 ปีที่แล้ว +1

    The guy driving the forklift is my dad walahi

    • @abdik9002
      @abdik9002 2 ปีที่แล้ว +1

      Is he alive? What a great dad sacrificing his life to his nation!

    • @Ballers-l3f
      @Ballers-l3f 2 ปีที่แล้ว +1

      Very much alive mansha Allah thanks for asking.

    • @rukiaabdukadir9301
      @rukiaabdukadir9301 ปีที่แล้ว

      Hey abaha ina wax weydiyo rabe ma ila so xariri karta

    • @SM228
      @SM228 ปีที่แล้ว

      Hey! do you mind me asking you some questions?

    • @Ballers-l3f
      @Ballers-l3f 19 วันที่ผ่านมา

      ⁠@@SM228no I don’t

  • @fartuuncalixaajifartuuncal7620
    @fartuuncalixaajifartuuncal7620 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallh viva somalia sidii hure allha ku soo ciliyo somali allaha mideeyo

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 12 ปีที่แล้ว +4

    Heesta dhamaadka waxaa qaaday fanaanka Axmed naaji. Magaceedana waxaa la yiraa aan " aan is barno in aan beer falano"

    • @boqorkaganacsiga3831
      @boqorkaganacsiga3831 8 ปีที่แล้ว

      #Shaarka wax waalan badanaa maxa heesta gutusay sheydanka miyaa

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 7 ปีที่แล้ว

      Maxaa kale hee. Sheydaan meel walba lee ma joogoo

    • @osmanhassan1444
      @osmanhassan1444 8 หลายเดือนก่อน

      Axmed naaji maaha waa faarax siidow faarax

  • @cabaascabdullahi2989
    @cabaascabdullahi2989 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaab ayaa iga sooharay saaka
    Murugo ayaan ladaawan la.ahay

    • @abdik9002
      @abdik9002 2 ปีที่แล้ว

      Waan ka qiirooday markaan arkay sideynu ahayn iyo maanta! 😇😇😇

  • @mohameddeq7957
    @mohameddeq7957 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow!! Feeling great Mnshlh that amazing and commendable job we really missed those days, gone are those days in fact. Many thanks to those who were behind the establishment of that factory.
    Abbe siyaad u will always remain in our memories a real mentor ,hero ,legend
    Rip

  • @hayaanhalyey8964
    @hayaanhalyey8964 6 ปีที่แล้ว

    Warshadda Mareeray waxay sokor siin kartay Africa iyo duni badan laakiin niijaas mooryaan ah ayaa baaabiyay. Caku mooryaantii hawiye ee dalka biiliqaystay.

    • @mahadadam6169
      @mahadadam6169 6 ปีที่แล้ว

      Hayaan Halyeey, walaal ilaahay ka cabso oo ha jaa,ifeyn Qabiil Soomaaliyeed, waayo caydu ma banaana oo Diinteena ayaa noo caddeysay, mida kale waxaan filayaa in aanad xog dhab ah ka hayn, Dhacdooyinkii isdabajooga ahaa ee kadhacayey deegaanka ay Warshadda ku taalay. marka haku danbaabin. waxaa kaloo iga baraarujin ah hadii aan dooneyno in dalkeena uu inoo hagaago waa in aan inaga ugu horeyn is ixtiraamnaa, walaalnimadeena ilaashanaa, midba midka kale waxa dhibaya ka ilaalinaa, hadii taa lawaayo. waxa dhacayaa waa ADDUUN IYO AAKHIRO SEEG.

    • @hayaanhalyey8964
      @hayaanhalyey8964 6 ปีที่แล้ว

      Mahad bro....asa. Waa sidaa sheegtay laakiin sidaa ayaan qabaa.. Ma runtaan dadnaa mase waynu qarinnaa khaasarahan cidda gayysatay. Shukran

    • @aadammoha6727
      @aadammoha6727 5 ปีที่แล้ว

      @@hayaanhalyey8964
      Hakugu ilowaan qabxad yahey

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 ปีที่แล้ว

    Tolaay yaa dib inoo celiya ama yaa khaladkeena ina tusa

  • @cabdulexusenmaxamad4604
    @cabdulexusenmaxamad4604 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alh

  • @maryambarre1916
    @maryambarre1916 5 ปีที่แล้ว

    dhalinyarooy waad aragtiin xaqdarada nagula sameeyey iyo qeeyraadka nala dhaafiyey hada aanu u istaagno dalkeena quruxdaada iyo qeeymahaaga inta la dumiyeey ayaa qabiil gaajo oon halaag tahriib dhibaato qarax muteeysatey aanu diidno bilaacaleeg midnimo

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 5 ปีที่แล้ว

      Maryan dhalinyarada hadeyba qabyaaladii Facebook la dhax fadhiyaan iyado tii hore kaxun Somali kuwii hore kuwa hada ka xun

  • @seynabxasan9434
    @seynabxasan9434 6 ปีที่แล้ว +1

    yuusuf

  • @dahaboisse4436
    @dahaboisse4436 6 ปีที่แล้ว

    Waa.haqiiq.tani

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 7 ปีที่แล้ว +9

    5 qof oo dislike saartay yaawaye, waanba la yaabanahay

    • @osmanali4696
      @osmanali4696 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdiweli Dini :wx laga yaba ina yihiin xabashi,ama qof gacanta uga dhacaday,wayo fili mayo inu jiro manta somali sida rabo

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 6 ปีที่แล้ว

      Dini Abdiweli waa reer issaq

    • @somtutorials3683
      @somtutorials3683 2 ปีที่แล้ว

      @@LexlutherVII hhhh see tahay nio gorma communts qorte

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว

      @@somtutorials3683 Si sax ah uma xasuusto laakiin 3 sano ka hor malaha.....😄

  • @mohamoudindho4291
    @mohamoudindho4291 6 ปีที่แล้ว +1

    🙏

  • @seinababdullahi5552
    @seinababdullahi5552 6 ปีที่แล้ว

    Imika qofwalba isagaa warshad iska leh maxaa la taajiray imika ayanu ka taajirsanahay barigii hore
    Awal comonis ayaynu ahayn sida Etiobia imika waxaad doontid ayaad noqon kartaa taajir iyo faqiir
    Nin iyo kartidii

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว

      Seinab Abdullahi : ayaan daranina dadkeenu waa sidaado kale jaahil isla weyn . MA warshad sonkored baad samaysan karna inagiiba baa tuulo iyo magaalo cuna , bariiska china laynoga keene habeen iyo maalinba , akhas calayg alla marmar baa waxa i qabata yaa amxaar ka dhiga , waayo dadkayaga somaliyeed waa dad anan horumar lahayn . Nabadna ilahay ka dheereyey is dabar goyntoda dartood

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว

    Ugu dambayn xiligaa waxay ahayd xilli aduunku na gacan qabanayay oo aan xoog lahayn haatanse cid noo sameysa daaye anagaa wax nalaka dayayaa

  • @mohamedhussein791
    @mohamedhussein791 4 ปีที่แล้ว

    qabiil haduuqino leyahay hantideeniimeeday somali

  • @Adelina24244
    @Adelina24244 3 ปีที่แล้ว

    Tribalism destroyed the country, the senseless killings that happened during the civil war is karma for Somalia, now it’s divided because of tribalism it will never be equal until people leave this. At the end of the day the world belongs to Allah

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Hesta matacbade burweynow mamulki dalkena ma aragtay

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 4 ปีที่แล้ว

    Kuwa kufaanaya 4.5 ayaa Dalka iibiyay warshadihii wadanka wadanka warshadihiisii waxaa laga ibiyay Africa iyo dubay. Waxay kuleeyihin Soomali taajira waxay taajir yihin malehee dalka ayay iibsadeen dhiigna kuqubeen

  • @amiribrahim2095
    @amiribrahim2095 9 ปีที่แล้ว

    I like that song

  • @سماسيد-ر6ر
    @سماسيد-ر6ر 6 ปีที่แล้ว

    wwwwwwww very good

  • @somalicadeey2847
    @somalicadeey2847 6 ปีที่แล้ว +2

    Aabe siyaad kadibkaa diiratooyi ayaa nahelay cuduro qabo unaxeey hooyoyin aabo iyo caruur illaaho janatulfardowso kugee sharaf ayaad sheet geesi aad eheed ilaaliye ayaad

  • @rahmaha1882
    @rahmaha1882 6 ปีที่แล้ว +1

    iLahow soo ceLi wax waLiba sidey ahayen yarabii

  • @sweetfamilyam1437
    @sweetfamilyam1437 6 ปีที่แล้ว

    Somaliya khayrad way leedahay lkn dad lasoobaxaysan lahayn

  • @culatiasmaraniya4446
    @culatiasmaraniya4446 6 ปีที่แล้ว

    هذزمان

  • @osmanali4696
    @osmanali4696 6 ปีที่แล้ว +2

    Marka laga tago burburka iyo uurkutaalda an ku jiriiricoday baaxad burbur ee nagu dhacay wx ka loo aad u layab le on u jeeda meshan dhamaan shaqaalah kala dawan ee joga somali bay ahyeen tolow dadkii qibrada lah wx ma ka noolyiin

    • @mahadadam6169
      @mahadadam6169 6 ปีที่แล้ว +1

      Osman Dahir, Awalan ASC WR WR, Hadii aan isku dayo in aan ka jawaabo Su,aasha ah TOLOW WAX MAKA NOOL YIHIIN, Dadkii Soomaaliyeed ee Aqoonta iyo Lafdhabarka u ahaa waxa ay ka kala yimaadeen dhammaan 5ta Qaybood ee Geyiga Soomaaliyeed, From DJIBUTI to GARISSA . Markii Dagaalkii sokeeye Qarxanya Ninwalbaa halkii uu Miciinkaro ayuu ku dhaqaajiyey. ANIGA WAXAAN KA MID AHAA DHALINTII KU BARBAARTAY HALKA AY WARSHADDU KA DHISNAY. ILAA AAN NASIIB U YEESHAY IN AAN KAMID NOQDO DHALINTII LOO TABABARAY DAYACTIRKA WARSHADDA 4 KAMID AH QAYBAHA KALA DUWAN EE AY KA KOOBNAYD. 1.- MILL HOUSE, 2.- PROCESS HOUSE, 3.- BOILER HOUSE, 4.- POWER HOUSE, 5.- PRODUCTION HOUSE. Nasiibdaro aniga oo aan u abaalgudin DADKAYGA IYO DALKEYGA ayay dadkiina is dileen dalkiina Burburiyeen. Haddeerna waxa aan kunoolahay QURBAHA, WAXA AANAN KU SHAQEEYAA AQOONTII SOOMAALIYA LA IGUSOO BARAY OO AAN INBADAN SII SIYAADIDEY. INSHAA ALLAAH WAXA AAN KU RAJO WEYNAHAY IN AAN DIB U DHISNO DALKEENA. Hadii aan isku dayo in aan Sawir kooban idinka siiyo, Dadkii ugu Khibradda badnaa ee Soomaaliyeed Berigaa Badankood waxa ay ahaayeen Dad 35 iyo inta ka sareysa qiyaastii maanta kan ugu da,yar waa 63. halkaa waxaad kaga qiyaas qaadataa inta nool in badankood ay yihiin HAWLGAB oo weliba ku kala nool Dhulweynaha Soomaaliyeed. inshaa wIXII KALE EE SU,AAL AH EE AAD QABTO isoo weydi, waxaan isku dayayaa in intii karaankeyga ah aan kaaga jawaabo. Wabillaahi Tawfiiq Wsc, Wr, Wb. [Walaalkiin Mahad Khalif Axmed (Mahad-Mareerey)].

    • @osmanali4696
      @osmanali4696 6 ปีที่แล้ว

      @@mahadadam6169 wll alle haku barakeeyo wxd iga bixisay sharax ficn sidi wx ahayeen,kow adiga hada meqa sano jir ad tahy ma se rabta ina aqanta baraty kolka jogtay dhulka hooyo iyo tan hada ku siyaaday kula so noqoto dhulkaga hooyo si kastoo tahy duruufto od qiimayso qasara garay mesha iyo ina madax somaliyed e manta ku dhiri galiso xara hadanay ayagu dhisi karin inay malgalin calamiya lo helo mesha,si dhalinta somaliyed u hesho fursdo shaqo abuur iyo inay dhulkada aamina wayo aniga wxn ka so carary somalia markii lay beegsday si qabiil ah iyo si kale hada wxn qaxito ku ahy qurbah hadan adiga o kele ahaan lah wn noqon.lah si an u sameeyo dhiri galin iyo guubabo ku aadan habaynta hawsha culus iyo ina qibrda hada ku ah naadir dhulka hooyo kula tago onan macnsan qurbah

    • @mahadadam6169
      @mahadadam6169 6 ปีที่แล้ว

      Osman ALi Mahadsanid insha allaah kutalagal waa jiraa, waxaan dalkii dib ugu laabtay 2014-kii oo aan Muqdisho gaaray. Mar 2aad ayaan 2016-kii isu maray Kismaayo iyo Muqdisho waxayna iga ahayd bal i aan indhahayga kusoo arko isbedeladii dhacay iyo bal wixii haray Hurumarkii beriga jiray. Runtii waxaan kusoo arkay wax aan aad iyo aad ula yaabay oo ah dib u dhac aad iyo aad u weyn, waxaase i farxad geliyey waxay ahayd TARANKA DADKA OO AAD U UGA BADAN SIDII HORE. waayo waxa aan islahaa DAYDIINA WAY LE,DEEN O DALKA WAA CIDLA BAYLAH U AH CIDKASTA OO SOOMAALIYA CADOW U AH. DALKIINA BURBUR IYO WAX AAN JIRIN. WALOW 2bada magaalo ee aan tegay ay labadauba dhismayeen MUQDISHAANA UGU WANAAGSANAYD. ARRINKA KU SAABSAN IN DAWLADDA IYO MAAMULKA JIRA LAGU BIIRIYO TALOOYIN IYO WARSHADIHII DIB LOO DHISO, TAA WAXAAN FILAYAA IN AY WAQTI U BAAHAN TAHAY, OO WAXAA KA HOREEYA BAL IN MIIRKA INOOSOO DEGO OO SOOMAALI GAROWSANO IN AAN DHULKA ANNAGU LEENAHAY, GAAJO IYO DHEREG WAXA AAN KU QABNABA, MIDAKALE EE MUHIIMKA AH WAA IN AYNU OGAANAA INYU WALAALO NAHAY SINNABA AYNAAN U KALA MAARMI KARIN. KADIBNA XASILOONI ISLA MEELDHIGNAA, KADIB AYAAN DHISANKARNAA DALKEENA. HADDEERNA WAXAA SOCDA BILOWFIICAN INSHAA ALLAAH 5 ILAA 10 SANO KADIB AYAAN FILAYAA INAY SUURAGAL TAHAY IN DHISMAHA WARSHADAHA SALKA LOODHICGI KARO, IYADOO LOO EEGAYO KALA HORMARINTA BAAHIDA MARKAA JIRTA. HADII AAN KAAGA JAWAABO Da,da aan jiray markii aan Bilaabay Dugsigii tababarka Warshadda waxuu ahaa sannadkii galeyayey 18 jir, Tababrka + Practical + shaqo waxay isku ahayd 5 sannadood. markii Maalintii lagu kala tagayey waxaan 22 sano. + 3 sannadood oo East Africa + 21 North Europe = Odayga haddeer da.diisu waa 46 Years.

    • @osmanali4696
      @osmanali4696 6 ปีที่แล้ว

      @@mahadadam6169 mnshallah ninka wariyah ah bad ka yartay xata ee hadlaya,ila hada wa wariye axmed sicid cige wx laga yaba ina xata clip ka ku jirto mrka wali wa yartay wxd tahay xiligi caqligiisa laga faa,ido koly mar bs hadi ad tahay fara ku tiriska ku haray shaqale messhas,hada sidan hadalkaga ka fahmay ina tahay degaanka mesha,kolka markste wxd sal iyo base u noqon karta kicinta wrshada wxn ku rajynaya ina noqon doonta madax wrshadas,lkn wx ogata hadi alle nala qabto hogan ficn la helo wx ka yar ba lagu hawl gali kra 10 sno,Alla wayn oo wxad ah bn ka tuugayna inu hogaan ficn oo qayr no leh,iyo shacab u dhaga nugul.on qabil iyo takoor tona ku mashqulin ee han qaran iyo qiiro wadaninimo leh na siiyo

  • @mohamedidiris4380
    @mohamedidiris4380 5 ปีที่แล้ว

    Jiilkeena dagal lay kudhalanay iyo balayo ilahow nabad buuxda nasii iyo hormar