Taariikhda Jaale Maxamed Siyaad Bare AHN Maxaa ka taqaan ee la qariyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 125

  • @HasanAbduqaadir-q2e
    @HasanAbduqaadir-q2e 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allah unaxariistee madaxweeynene siyaad waxuu qabtay hale video iyo wax laminate ah laguma sookoobi karo waxuu ahaa madaxweeyne daacad ahaa wadani ahaa jeclaa dadkiisa iyo dalkiisa dalka isgoo 21 sano katalinaayay ayuusan sameesan inuu dhaqaale uruursado markii dulunka lagu saaraayay shilin muusan haysan isagoo kale heli waaynay ,,, kuwo maanta al maalin waxuu qabtay 10 sano maqaban karaan siyaad bare alle ha unaxariisto❤❤❤❤❤❤

  • @sahrachannel7287
    @sahrachannel7287 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 ปีที่แล้ว +5

    Asc, Siyaad Barre Allha u naxariisto, Somaali sharaf leh oo dal iyo dibad ah dowldiisii baa ugu danbeysay, kuwa caytamaya wax soo Barta.wbt

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน +3

    TAARIIKH LAMA ILAAWAAN DHEH

  • @YoussoufAjo
    @YoussoufAjo 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salaam

  • @somajr5700
    @somajr5700 2 หลายเดือนก่อน +1

    He was a father of the greater Somalia but unfortunately he got paranoid at the end that’s why we are failed state today

  • @libanali1626
    @libanali1626 ปีที่แล้ว +3

    Waxa arrintaada oo dhan gabagabeeyay injiner pilot cabdirizaq gamba yare.

  • @AbdiassisOmar-w3u
    @AbdiassisOmar-w3u 6 หลายเดือนก่อน +1

    Meeluu ku fuliyo ayuu waayey, aniga Cons Stadium ayaan joogay Markuu lahaa sudis, khumos Jennifer iyo California abootooy ma joro. Tar saw ayyad Alle oo uu ku jeesjeessay miyeyna ahay. Mi dhaa safir baad ahayd xilligaa da'kugu ma yareene

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

    Waxaan ka ognahay in la qariyo dilkii wadaadadii soomaaliyeed, ilaa haddana aan dib loo sixin. Dalkiina waa burburiyey, si cadiifad ah ayuu u diiday welina lama xisaabtamin.

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv หลายเดือนก่อน

    Qabyaalada Aabaheedba isagu ahaa waxan cid dhageysaneysa ma jirto ee hadhaadigii afweynow waxaad noo sheegta sababta reerkiisii general ka wada dhigtey wiilkiisiina taliyaha ciidanka ka dhigtey

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 4 หลายเดือนก่อน

    Huwan

  • @MahamuudAhmed-lt8te
    @MahamuudAhmed-lt8te 3 หลายเดือนก่อน

    Lkn wxuu qabtay isaga bur buriyey so mha

  • @cadnaandhakaar99cadnaandha59
    @cadnaandhakaar99cadnaandha59 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi Waad Isku Eegtihiinba Hooyada Ma Villa Somalia Ayay Xaadhi Jirtay 😅😅😅
    Waa Aabahay Iska Dheh Dhiigu Isma Qariye😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Siyaad Bare maanu aheyn ki bulamda diley

    • @cabdiqaadirosman4608
      @cabdiqaadirosman4608 ปีที่แล้ว +1

      Lakin adiga dhinacaxun balagaga shekels dhagayso run.shegaha.tariqda

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 5 หลายเดือนก่อน

    Waxba kama jirin aa war kani malaha wuu sarkhaansanyahay war inuu culimo ku laayay Maxkamadaha lagu xukumayay xeerka qoyska miyuu dafiranayaa .
    Oday ilka la oo sarkhaansan ee ka been sheegaya culimadii dartood Diinta loogu laayay .
    Qurunle wuxuu ka mid.ahaa raggii Culimada wax ka laayay .wuxu malaynayaa inu u sheekaynayo carruur shalay dhalatay

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h 3 หลายเดือนก่อน +3

    Soomaaliya Waxay La Dagi Waydey Dulmigii & Cuqubadii Maxamed Diyaar Barre Laga Galay

  • @AbdulahiAb
    @AbdulahiAb ปีที่แล้ว +8

    Sax sax sax sax sax sax sax sax
    Wadani soomaaliyeed mudane
    Xasan caynaanshe ❤❤❤❤❤

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 9 หลายเดือนก่อน +8

    Allaha unaxariisto wllkeen m siyaad bare Geesi wadani Lion 🦁 ❤❤❤

  • @MunaCilmi-g5z
    @MunaCilmi-g5z 8 หลายเดือนก่อน +4

    M/m. Siyaad barre waxa weekend (m/waynihii ) dabarjaray jahliga, musuq_maasuqa ,& saboolnimadii ilaa hadda dantii guud ama hantidii guud ee uu katagay (siyaad bare ) dawladiisii maamul kasta oo kamid ahaanjiray ama katirsan imika maxaqirayso tariikhda waxqabad ee siyaad bare ( waxbarasho , dhaqaale & basaaboorka somaliya ugu mudnaa sumcadna kulahaa taariikhdu been masheegto adama been sheega.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 4 หลายเดือนก่อน +1

      gaal Ilaahay ka go ay buu ahaa

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 หลายเดือนก่อน

      LAAKIIN WAXAAD ILOWDEY MAGACYADA, JIMCAALE, SABRIYE, GACAL, CALASOW, MAGACYADA NUUCAAS AH SHAQO IYO WAX BARASHO LUGUMA HELI JIRIN IYADOO LOO NISBEYNAYO WAA HAWIYE LAAKIIN WAXAA LOO OGOLAA ASKARI AAN AWOOD LAHEYN INUU NOQDO.
      WAX BARASHO DIBADDA AH IYADA WARKEED DHAAF.
      REERIHII UU WAX WALBA SIIYEY EE IYAGA LOO SHAQEYNAYEY WEY DIFAACI WAAYEEN WAAYO XAQQII AYAA YIMID. CADAALAD DARO IYO DULMI AYUU EERSADAY WUXUUNA NOQDAY AWRKII HEERYADIISA CUNAY

    • @MohamedGuled-e7d
      @MohamedGuled-e7d 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Yusufxasannll

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน +2

    CEEYNAANSHOW WAXAAD TAHAY CAAQIL RUNSHEEG AH OO QIIRO WADDANIYAD LEH XAFIDAKA ALLAAH WA RICAAYATAG

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 9 หลายเดือนก่อน +9

    Xiligii m siyaad bare waxaan ku noolaeen nabad wuxuu sameeyay warshado badan Qabiilna wuu Aasay wuxuu sameeyay afsoomaaliga iskuulaad bilaa lacag ah Allah yarahmo raaximiin ❤❤❤Geesi wadani ah posto iyo isbitaala ayaa inoo shaqay jiray Amaana wuu sameeyay Lon

    • @AsadAf-rs1mm
      @AsadAf-rs1mm 8 หลายเดือนก่อน +1

      libaax.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 หลายเดือนก่อน

      LAAKIIN WAXAAD ILOWDEY MAGACYADA, JIMCAALE, SABRIYE, GACAL, CALASOW, MAGACYADA NUUCAAS AH SHAQO IYO WAX BARASHO LUGUMA HELI JIRIN IYADOO LOO NISBEYNAYO WAA HAWIYE LAAKIIN WAXAA LOO OGOLAA ASKARI AAN AWOOD LAHEYN INUU NOQDO.
      WAX BARASHO DIBADDA AH IYADA WARKEED DHAAF.
      REERIHII UU WAX WALBA SIIYEY EE IYAGA LOO SHAQEYNAYEY WEY DIFAACI WAAYEEN WAAYO XAQQII AYAA YIMID. CADAALAD DARO IYO DULMI AYUU EERSADAY WUXUUNA NOQDAY AWRKII HEERYADIISA CUNAY

  • @abdiwalimohamed7143
    @abdiwalimohamed7143 5 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahay ninkani dhaqan gobeed iyo dhaqan islaamba waa leeyahay
    Madaxwayne hore Mr mohamed Siyad bare alle ha u naxariistee runtii arinta la xiriirtay dhaxalka iyo kala duwanaanshaha raga iyo dumarka aad buu ugu khaldamay laakiin dhaqan gal kamuu dhigin sidii uu rabay markii hore ee gadaal buu ka garawsaday khaladkiisii siddaan maqlay anigu
    Laakiin waxaan kugu waafaqsanahay inaanu halmaalin xitaa ka dhaqan gelin maxkamadaha dalka sinaanshihii uu u ololaynayay
    Sidoo kale waa khaladkii ugu waynaa ee uu galo hogaamiyahaasi waayihiisii hogaamineed lkn jaahilnimo dhanka diinta ahina waa iska jirtay oo cudurdaarkaasna waa lahaa odaygu markii dambena maqaalahayga wuu ka qoomameeyay khaladkaas wayn ee ka dhacay sababtoo ah hadalkiisu wuxuu beeninayay aayad quraan ah walcibaadu billaah
    Marka aan Usoo noqono wax qabadkiisii kale iyo hibadiisii hogaamineed runtii waxaanba dhihi karaa ma jirin xiligaas muwaadin Soomaaliyeed oo Siyaad bare kaga haboonaa inuu dalka hogaamiyo
    Sababtoo ah
    Hibadiisa hogaamineed
    Daljacayllkiisii
    Wadaninadiisii
    Xirfadiisii hogaamineed
    Waayo aragnimadiisii hogaamineed
    Lexojecladii uu Umada Soomaaliyeed iyo dhaxalkoodaba ka lahaa
    Dhankasta oo laga eegaba Niman aan lahayn hal sifo oo keliya oo siyaad lahaa baa ilaahay qoorta u geliyay oo isaga iyo inaga oo dhanba haddaan nahay dadkii Soomaaliyeed ilaahay ku imtixaamay
    Niman wax qorshe ah aan dadla iyo dadkii Soomaaliyeed ka lahayn baa alle qadaray inaan Siyaad bare u kala raacno waxaanse ka dhaxalnay inaan is cuno in hooyo ilmaheeda iyadoo arkaysa duur cidlo ah kaga dhaqaaqdo
    Runtii ninkaas Soomaalidu Nabsigii ay ka galeen ciqaabtiisii wax badan waa la tusay laakiin Soomaalidu maaha dad ku fiican sixitaanka khaladkooda runtana iskuma sheegaane wax kasta waxaa kala wayn Cunfiga qabiilka iyo qabyaalada
    DOQONI QUFACDAY MEEL LAGA RAACAYNA MA TAQAANO
    SOOMAALIDU WAA WADA DOQONTII QUFACDAYE BAL AAN SUGNO XILIGA AY GARATO HALKA LAGA RAACAY

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 2 หลายเดือนก่อน +1

    RUNTAA mashaa allaah Dowlidnimo soomaliya m siyaad Bare aabe soomalida kuli aabe ayuu u ahaa askariga dead caruurtiisa iyo agoonta
    soomaliyed dadka danyerta cadaalada horumarka mashaa allaah allaah akber Runsheeg baatahay caasinimana kaafug

  • @anabali5745
    @anabali5745 ปีที่แล้ว +5

    Horay usoco walaal run sheeg baa tahay allaha unaxariisto madaxwayne maxamed Siyaad barre abalkiisa soomali way ka xaqireen ilahay wanaaggi uu soomali uqabtay allaha miizaanka Xasanadka ha ogu koryelo aamin

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiidas uu caynanshe ka shekaynayo e runta ah somali somali way ka indhalayihiin siiba reer waqoyigeena

  • @Dalmar-h8i
    @Dalmar-h8i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u naxariisto aabihii umada somaliyed aabihii garashada geyga yagow

  • @CabdalaXaaji-w5t
    @CabdalaXaaji-w5t 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gobanimo waa udhalasho ninkani waa nin garxajis ah oo yaqaan ragu wuxuu galo iyo wuxuu gudaba yaqaan gobey liic oo ha jabin

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน +1

    SIYAD BARRE DOWLAD YAQAAN AYUU AHAA OO WADDANI AH JECELNAA DALKIISA ALLAAH HA U NAXARIISTEE

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm ปีที่แล้ว +4

    thank you sir mentioning he is dead and can't defend himself but I will defend him and ever proud.

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed siyaad bare. Dheh walaal ee maahan siyaad bare

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว +2

    AUN maxamed siyaad bare wuxu ahaa geesi muwaadin ah dibna inoo soo marimaayo nin kamid ah

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ha u naxaristo

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thats true

  • @Jaalemaxamedsiyaadbarre
    @Jaalemaxamedsiyaadbarre 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha u naxariisto

  • @gjama9511
    @gjama9511 หลายเดือนก่อน

    AFWEYNE JAALE DAAROODOOW ,UMADII SOMALIYEEY EE UU QABSADAY WUI BARA KICIYEY AANKUSAXEE!! WUXUU DADKIISA DEJIYEY DADKII LAHAANA KA BARA KICIYEY , Hargeysa, Burco, Ceerigaabo, Gaalkacayo, Dhuusomareeb, Beledweyne, Bakool, Gedo, Bu'ale, J Hose (kismanyo) WAXAASU SAMEEYEY NINKAN AAD NOO AMAANAYSID . ADUU KUUWANAAGSANAA !! YAA DAALIN

  • @mawlidsmohamedhalale8485
    @mawlidsmohamedhalale8485 3 หลายเดือนก่อน +1

    Clibkaan waan kaydsanayaa.
    Mahadsanid prof. Caynaanshe waa laandheere Garxajis ah, laabtana kaxaragoona xaqana ku adima.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 2 หลายเดือนก่อน

    Asgu Soo kii cabdiraxmaan jaamac Barre....buluq buluq....maskax....xoosh kibray maxay ahaayeen haduunan eex aqoon

  • @HussainJunior
    @HussainJunior 6 หลายเดือนก่อน

    Wadaado ku sheegyadii ayaa fitnada waday والفتنةً أشد من القتل. Siyaad Bare AUN Nin wanaagsan oo damiir leh geesinimo ku darsaday buu ahaa, hogaankiisuna wanaagsanaa, wadankuna mudo yari horumar gaarsiiyey dhinaca dhaqaalaha, Tacliinta, warshadaha iyo Ciidanka Dalka AUN

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 ปีที่แล้ว +5

  • @HasanAbduqaadir-q2e
    @HasanAbduqaadir-q2e 10 วันที่ผ่านมา

    Siyaad bare Allaha unaxariistee dulmi ayaa lagu galay had uu xumaa 37 maxaad wax u hagaajiweeydeen m, weeyne siyaad bare Allaha unaxariistee ceeba maleheen

  • @asadisse598
    @asadisse598 ปีที่แล้ว +10

    Thank you for leading the truth you are true Somalia

    • @AbdiJamalOmar
      @AbdiJamalOmar 7 หลายเดือนก่อน +1

      M.a. allh akpar. Allow u naxariiso aabe diyaad pare

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 หลายเดือนก่อน

      LAAKIIN WAXAAD ILOWDEY MAGACYADA, JIMCAALE, SABRIYE, GACAL, CALASOW, MAGACYADA NUUCAAS AH SHAQO IYO WAX BARASHO LUGUMA HELI JIRIN IYADOO LOO NISBEYNAYO WAA HAWIYE LAAKIIN WAXAA LOO OGOLAA ASKARI AAN AWOOD LAHEYN INUU NOQDO.
      WAX BARASHO DIBADDA AH IYADA WARKEED DHAAF.
      REERIHII UU WAX WALBA SIIYEY EE IYAGA LOO SHAQEYNAYEY WEY DIFAACI WAAYEEN WAAYO XAQQII AYAA YIMID. CADAALAD DARO IYO DULMI AYUU EERSADAY WUXUUNA NOQDAY AWRKII HEERYADIISA CUNAY. HAWIYE IYO ISAAQ MARKA LEYSKU DARO WAXAA KA DARAJO IYO XILAL BADNAA REERKA DHULBAHANTE. INTAA HAKUGU FILAATO

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 6 วันที่ผ่านมา

    Muwaadin soonaaliyeed oo aan uqdad qabin ayaa taariiqda qoridoona ayuu yiri 1991 siyad bare

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 6 หลายเดือนก่อน

    Siyaad barre hadu cadaaladyahay eeg wuxuu bixiyey 30 janan 1986kii
    Wuxuu siiyey 11 mareexan

  • @AbdiassisOmar-w3u
    @AbdiassisOmar-w3u 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas waxna wuu qabtay, waxna wuu bi'iyey. Waxaana ugu dambi badan qofka beeniya Alle qawlkii, isagana inuu ayaad beeniyey maxaad ka dhihi?

  • @aminmohamed3648
    @aminmohamed3648 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wax run ah mawada sheeting, siyaad Barre isagaa qirtay in uu khaldamay, warkiisi iyo ficilladiisi ayaa meelkasta yaalla, adigu dulmi Haku diffaacin

  • @YusufcabdulahiMujerten
    @YusufcabdulahiMujerten 11 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah. Walal. Macan. I love you. Somaliy. Guul ❤

  • @gjama9511
    @gjama9511 หลายเดือนก่อน

    Basaas buu ahaa Ethiopia u shaqeeya Dadka kililka shanaad u dhashay baa dhib nagu haya !! inaanu iskaqobano waa naguwaajib !!

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 3 หลายเดือนก่อน

    Bal waxaad qiimaysaan dawladnimada ku dhisan qabyaalada faquuq cunsuriyada xumaanta isirnacaybka uu kula dhaqmay beelihi ay wada lahaayeen somaliland ina biixi

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 หลายเดือนก่อน

    Wax baro saqidyow nin wayn nolosha ka dhacay bad tahay sakhran intad taarikh nin kale ka hadlayso ri abaha ka sheeke

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb ninkaan waxyaaba caajiib ah ayuu qabtay balse waxyaabaha qaar amaantooda waa sidii gool UU shabaqa ku laaday

  • @DawladHaji
    @DawladHaji 2 หลายเดือนก่อน

    Benaale 9 shan kun oo qof buu delay hooyada was afweyne waxba mawaban

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 7 หลายเดือนก่อน +2

    thank you sir that you're defending him.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    Adiga wabuu ku dila laha wayo kacankisa wad k dhereysey bu ku odhan lahaa

  • @idiriswarsame1211
    @idiriswarsame1211 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxad ilawday in aanuhantina ķalategin midna aanu kaga u tall dalka iaga iyo ubadkiisa toona .sideed facult oo jamacadood uga tegey umada soomaaĺiyeed .dhamaan Runbaad ka warantay .Idris Maydhane

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +2

    Kani wlaahi caruurtuu u shegkeynaya Gulwade ruushkaa keeney waa asakar aminsan hantiwadaag oo ah sirdoon cidan

    • @maxaadan9345
      @maxaadan9345 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@maxaadan9345
      Maxah kadabeyey siyad wsxa kadabeysey in shacabkih khabil laguh baroh oo iyo dilal iyo kharaxyo laguh dilayo ragah hotaladah kuniray oo magaladih madaxdih somaliya ee muqdisho shegtan khabil layiradoh hirab oo udiday ineey daganadan khabiladah kalah oo lagah saray xamar ninkan hirab ahen oo 32,sano,laguh mamulayey khabil oo layiradoh isbaheysigah hirab ee habargidir madaxa u ahed oo waxeey raban iyaguh sameysan jiran
      Markah matanah kuwih kuh hishiyey khabilkah hirab bah iskuh dilayah xamar oo kharaxyo isuh dhigayah oo iskuh gumadayah kharaxyo
      Markah shalay iyagah dortay xasan shekh oo kenay madaxtoyadah matanah xasan shekh iyo habargidir bah lagah bakhayah dagal inuuh dhaxbilamo dhaxdodah oo xasan shekh waxuuh rabah habargidir inuuh kasaroh xamar habargidir nah waa diday ineey kaguran xamar iyo malay daganayen ooy yiradan xamar anagah horasanay oo kasarnay siyaad barah kanah bixih meynoh ee waa inuuh dagal ee ninkih rayah rerkah ha uharoh bey yiradan habargidir
      Markah waxa layirih labadih xuman kuh hishiyah samantah kalah goysah waanah tan matah dhaxtal xasan shekh iyo habargidir oo didan ineey xamar kaguran waa didan
      Markah shacabkah rabigay habadbadiyo oo xamar oo laskuh hestoh bey hoos jogan shacabkah ee rabigay hakoh koboh cidah sharkah wadah iyo dagalkabah iyagah amiin

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 หลายเดือนก่อน

      LAAKIIN WAXAAD ILOWDEY MAGACYADA, JIMCAALE, SABRIYE, GACAL, CALASOW, MAGACYADA NUUCAAS AH SHAQO IYO WAX BARASHO LUGUMA HELI JIRIN IYADOO LOO NISBEYNAYO WAA HAWIYE LAAKIIN WAXAA LOO OGOLAA ASKARI AAN AWOOD LAHEYN INUU NOQDO.
      WAX BARASHO DIBADDA AH IYADA WARKEED DHAAF.
      REERIHII UU WAX WALBA SIIYEY EE IYAGA LOO SHAQEYNAYEY WEY DIFAACI WAAYEEN WAAYO XAQQII AYAA YIMID. CADAALAD DARO IYO DULMI AYUU EERSADAY WUXUUNA NOQDAY AWRKII HEERYADIISA CUNAY

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 7 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤ MAHADSANID WALAAL

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin 6 หลายเดือนก่อน

    Waar kani ilahay miyaanu ka xishoonayn ..allah yalcanak ya khansir

  • @Jama-is9gt
    @Jama-is9gt หลายเดือนก่อน

    BEENLOW.................!!!!!!°°AAN CAADI AHEEYN.

  • @mohamedshukri486
    @mohamedshukri486 6 หลายเดือนก่อน

    Naga aamu dilka culimada ayaad kufsrxsantahay

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    Wax walba waxa sheegta fircoon

  • @axamadaclay9924
    @axamadaclay9924 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad bare alaha u naxariistee bacdigiis madaxweyne raaxo arkay ma jiro ku qabiil la. Dagaalamo iyo ku alshabaab la dagaalamo iyo ku musuq maasuq la dagaalamo sxb ku jcl

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 3 หลายเดือนก่อน

    Nin yahaw waxaadan ogeyn ayaad ka sha

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    Ma jiro nin kaligii wax qabtaa

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    Ma jiro nin kaligi wax qabtaa

  • @FilsanHalaneh
    @FilsanHalaneh หลายเดือนก่อน

    Allaha uu naxaristo

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    adiga laftigaga aya siyad matala

  • @joemat4922
    @joemat4922 ปีที่แล้ว +1

    I was young when the Somalian went conflicte I think was sixth but I remembered...

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil5258 4 หลายเดือนก่อน

    Janada alle ha ku casuumo waanu ogeyn wixii uu qabtay dadka caayaa waa dadkii uu wàx baray

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 2 หลายเดือนก่อน

      Janada qof ayaado quran ah dafiray ma galo wlll waad jibootay

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 10 หลายเดือนก่อน +1

    Muqlkano dha.eystiran xagen kahela

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 4 หลายเดือนก่อน

    Kan faqash baa wastay!

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale Beenaale

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 ปีที่แล้ว +1

    Saxbatahay waxqabad siyadbalaha qaladbahajiro lakin yadhama maya maya libaxi afrika ku ahaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +2

    Waar odey siyaad bare wasey baad tahee oo bikoro jabiyey siyaad barre ya au doortey wadnaka dlawadii shacabka doortey buu ridey abdi rshid bu diley

  • @abdillahihassan9157
    @abdillahihassan9157 ปีที่แล้ว +2

    Macha Allah ❤

  • @fartunjama2269
    @fartunjama2269 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro,maashaaallaah guulesta☝✊✊✊💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @libanali1626
    @libanali1626 ปีที่แล้ว

    Siyad qof keliya ayuu ahaa lkn maskaxdii uu la shaqaynayay ayaa sameeyay waxqabadkan aad ka sheekaysay marki dambana isaga ayay ka socon weyday dawladaasi haddii uu caqli lahaaa maalintii xilka wareeji lahaa haddii uu yeeli lahaa maanta magac ayuu yeelan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Siyaad bare hadu cadlaalad haa maxaa sarkisha cidmamda mareexaan ka wada dhigey janaan iyo darod maxaa safiirada dibad aka wada dhigeyey darood ama darood dhileyu

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว

    U ekaa siyaad.bare hooyadaa ma.ururkii.haweenkay ka mid.ahayd. mise fila soomaaliyay.nadiifiso ka ahayd

  • @om1735
    @om1735 ปีที่แล้ว +1

    ❤️🇸🇴🙏

  • @MaxamedBadri-d5n
    @MaxamedBadri-d5n ปีที่แล้ว

    Runta wada sheeg oo wixii xun ee sameeyay na haday run kaa tahay

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 ปีที่แล้ว +1

    Afweyne waxaa dumiyay xuginki darood .qabyaalad .marki udanbeysay. Musqul najeeriya ku bakhdiyay

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 ปีที่แล้ว +1

    Iska amaan hooyadaa ayaa hooskuugu sheegtay inuu ku dhalay garacbaad tahay siyaad waanu naqaana waxa noo sheegay hadraawi gaariye tarabi kuwaasaa kuu sheegi siyaad waxuu ahaa garacow

  • @doondiin1774
    @doondiin1774 4 หลายเดือนก่อน

    Aaway 10 kii wadaada

  • @mohamednour541
    @mohamednour541 ปีที่แล้ว +1

    Waar isla yaab. Waxaan suurta gal ahayn ha ku daalin.
    Waxaad ma xishoodi aan isla yaneen.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Siyaad Bare schol ma sameyn ruushaka maali galiyey oowarshada iyo lacagta galiyey

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 9 หลายเดือนก่อน

      Hhhh hadda ruushku muu kuu maal geliyo caqligu ha shaqayyo sxb

  • @MaxamedBadri-d5n
    @MaxamedBadri-d5n ปีที่แล้ว +1

    Somaliland baan ku badalney

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

    odeygan afweyne fara xumeeyaa umaleynyaa waar nin weynbaad tahey afweyen gaal bu ahaaa ruush baa keeney xukunkana talyaaniga basas buu ahaa wagii xoriyada why sirdoonka police talyaangu ahaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Afweyene isaga somali jabiyey oo keeney maanata in aanla is aminin

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 9 หลายเดือนก่อน

      Cuqdadiii Abaha u ku beeray baa Adna ku hayso Allaaha idin cafiyo 😂

    • @JaabirMohamed-zx5oj
      @JaabirMohamed-zx5oj 9 หลายเดือนก่อน

      Cuqdad u dhimo aabahaa ba ku yiri waa layna laaye miyaa😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

    Odygan siyaad bare wasey ilahey haka saamaxo waa fara xumeeeyy lakiin waxba uma dhalin

    • @anabali5745
      @anabali5745 ปีที่แล้ว

      Qof liito ayaa tahay wax loo jawaabo ma istaahishid war duf ku bax ee afka badalo oday soomaliyed oo ahlu sharaf ah baad aflagaadaynaysaa shame on you hadalkaad soo qortay baa dullunimo kuugu filan saqarjaan baa tahay ee akhyaarta edeb ka yeelo aqas uf waxad qortay iyo adigaba waad uraysaan ufffffffff

  • @NafisaAbdullaahi
    @NafisaAbdullaahi 6 หลายเดือนก่อน

    Diinta الله ❤ Muxuu. Ka sameeyey masaajidadii. 10 kii sheeq yaa dilay. Mar hadii Diinta la dagaalamo 100.000 oo
    sameeyo 1 kamid ah Amarka الله
    Ayaa oo uu jabiyo ayaa kadaran
    😮
    Ee ninyahaw hais xiiqin aan u duceeyno in ilaah u naxariisto
    Adiguse is ilaali ......😮

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    siyaad bare lacag ma haysan xaguu ka keeney 3 sano gudahood caruur u sheegee waar jaantuus ruush buu ahaa

  • @ahmedmahamed2857
    @ahmedmahamed2857 ปีที่แล้ว

    Sax maaaahin

  • @husseinjamac4757
    @husseinjamac4757 ปีที่แล้ว

    Odagan Siyaad Bare ayaa wasi jiray bal dhegayso Amaantiisa kkkkkkkkk

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว

    waa qarac qarac dhalay !!!!!! from saylac 👮🏼

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wuu dhintay Gumeysiga wuu ka dayey kaligiis taliye Dr mohamed siyaad bare Allaha idin cafiyo san u dhan tihiin inta cuqdada qabta 😂😂😂

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 8 หลายเดือนก่อน +1

      Hadda muuse biixi ka sheekee horena wuu idiin laayay hadana dhulkiinii buu iibinayaa..😂😂😂

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii 8 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedHassan-jq8gu dhulka somali oo idin baa leh markad wararteen oo Hal 1qabiil iska celin wayseen baa bada ibiseen Gurmad ahn Hayay dhulbahante Daba dhiibate

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 4 หลายเดือนก่อน +1

      Rer idoor xoginih oo dhan waxuuh nokhday cay iyo afxumah ee xishodoh rag bad tihinah haw caytaminah sidih dumarkih caroday oo kalah iskadayah caydah iyo afxumidah adlasoh galeysan midiyah dhaxdisah
      Subxanalah suh maxishutan
      Idoorow war lamah caytameh waa ladagalamah
      Caydah dumarkah xog kadonah markey xanakhan inkunah waa sidas badtihin idoor oo hadad xanaqdan waad ceytan tan waanah camalkah sheydankuh layahay ee cudubilastah ee iskadayah caydah rer idooroh

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@MaslaxJanuzaj-ue2ii
      Maxamed xassan waxad tihin hamalan dhulbantah
      Khomalud kanah inkah jamacadah abarsoh usobaxdan oo dhalin yaridinih laskuh khabanayah iyagoh jidkah iskuh hestah ee bar soh arag intah rag ah ee uxiran khumah ludkah ah sijimadah hargeysoh kuyalah eey kuh xiranyihin oo laskuh khabtay iyagoh iskuh galmonayah raginah idoor ee bebtinah waa lawadah makhleh hakuh cayinah dhulbantah waxad tihin maxamad xassan

  • @anabali5745
    @anabali5745 ปีที่แล้ว

    Runta ayaad sheegtay inkastoo aanan soo gaarin soomalia Oo nabad ah ama dawlad ah laakiin waan aaminsanahay inuu siyaad barre ahaa geesi waddani ah Oo cadaalada jecel laakiin soomali Oo geesigeda hoos udhigto ayuu ka dhashay waan aaminsanahay inaad runta ka hadashay soomalida laakiin runta way ka cararan musuqmaasuq iyo qabyaalada ayay adduunka oga hareen

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

      yaa maxa run aha rushaaka keeney afweyene lacgtana wadanka galiey 3 sanno hhorena inta ka danbaseyna wadnaka dhan lacgateda siyaad baraa gacanta kku jayye beerha dhaaqlaah dlawad gacnta ku haysey

    • @anabali5745
      @anabali5745 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 afka soomaaliga ee Hodonka ah sida loo qoro waa kugu adagyahay iska sax marka hore waxad qortay lama fahmi karo af soomali sax ah ma ahan maxamed siyaad barre waxuu qabtayna waa cadahay lama qarinkaro