DEG DEG Abiye oo Qubarahii Badda isugu yeeray & Dekadii Casab oo loo Jiheestay, Afwerki oo dagaal ku

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 39

  • @Iskutasho
    @Iskutasho หลายเดือนก่อน +6

    Wariyaha wa Mid Dalkiisa iyo dadkiisa ushaqeeeya we are very proud of you 👏🫡

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac หลายเดือนก่อน +1

    Yahudy iyo galady urkan shedank ay dhamantoy alle ha jabinyo amin madaxad fcn ❤oo xaqany iyo diintay kuxumay alle hny siyo amin

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Somalidana addis lagama necbeeyn marli iigu danbeysay sababtoo ah anagu guryo ayaan kireeysanaa ee qaxooti kuma noqono meeshi aan afrika oo dhan ka tagnaba

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢😢

  • @NimcoYussufNimcokubra
    @NimcoYussufNimcokubra หลายเดือนก่อน

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynee
    Xasan shuuukh 😂😂😂😂😂😂😂

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 หลายเดือนก่อน +2

    Abiy waa Nin waalan 🤣🤣🤣

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน +1

    Heshiiskii lagu galay Ankara, Turkeye ee Somalia iyo Ethiopia, wixii ka soo baxay inuu yahay inaan laga heshiikii mid aan ku fadhin daganansha.
    Somalia arrintan ka xigta dhimasho iyo noolol xagga Somaliyeed.

  • @Sarta100
    @Sarta100 หลายเดือนก่อน +4

    Itoobiya waxay u socotaa lahaansho boob ah waa in laga feejignaadaa waaxaan u digaa xataa bad ganacsi waayo waa farta bada ii geli anaa tartiib ku balaaranaa bad iyo berri Halista cida wa boobi karta ay leedahay waa soomaaliya iyo jabuuti ganacsi uma jeedee waxsy rabaan bad iyo dhul ay xoog ku qabsadaan saldhig iyo garoon cir ay ka samaystaan,marka waayo cida ogolaaneysa badaada xoog aan ku qaato xabashida waxay rabaan in cashar militeri loo dhigo abiyee waa hororka bada waa in addis iyo saldhigyada ciidan ee dalkiisa ey eratareya duqeeyaan saan badeeda loo haweysan bada casab rag vaa leh wey garanayasn sida looga faramaroojiyay mingisto oo abiye ka xoog badnaa.marka haduu u jiheesto casab rag baa difaacanaa markaa waa in ciidamadiisu kala baxaa dalkeena si aan uga shaqayno daljeena nabadiisa iyo dowlad dhiskiisa iyo barwaaqeyntiisa joojiyaa faemra gelinta uu dalja kuhayo kana baxaa dalkeena.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน +1

      Ethiopia 🇪🇹 iyadoo intan ka’awood badan ayay halaag ugaga baxday iyo baroor 2007-2008 walahi Hassanna wuu ku soo celiyaya 2012 maantana isagaa waxa uqarsoonaa ku siinaya dhulka iyo Badda Somaliyeed walahi indhaha fura maantana waa in Muqaawanada lasoo celiyaa oo waliba maanta waan ka’awood badanhay shicib ahaan walahi shicibow diyaar garooba InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
      Wax’walba sida khayrka ah ayay ku dambayn Somalina waligeed culayska ilaahay wuu kasaaraa InshaAllah guulna way ku idlaan ilaahay aan aamino Jihaadka soo socda aan Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 lagalayno shicibow aannu diyaar garowno oon nafaadeena aan dhiirino walahi InshaAllah Arsenalna waa Ethiopian kalkaaliye waxaan laga maalgaliyaa Xerada XALANE walahi Dowladduna way ogyihiin iyo Madaxda maamulada kuwii hore kuwa maanta waa shaqaale cadowgu soo dirsadeen xitaa Mucaaridka walahi aan indhaha fidno shicibow walahi tabar malaha waa sheekooyin ay inoo jilayaan si niyadda aan uga jabno oon isku dhiibno Walahi InshaAllah wayna ku guul daraysan bi’idnillah kariim xitaa Ethiopia 🇪🇹 damaceeda iyo Turkiga uu u deegayo Yuhuuda Iyo Reergalbeedka danahooda si dalkan nalooga qaato iyo Khayraadka walahi dhalinteena aan badbaadsano Diinteena iyo Dalkeena ilaahayna aan iskaa shano inshaAllah wayna soo dhowdahay Guusha 5ta Somali dhulkeena iyo Baddeena bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdillahimahabdillahi5952
    @abdillahimahabdillahi5952 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    Ethiopia oo soo galisay boqolaal ciidamada dalka Somaliyeed, ayado hadda ka horna dal ay leedahay Somalia la siiyey isticmaarkii ingeriiska, sidaas darteed dhul iyo badd Somalia umahayso Ethiopia.
    Tani waa meeshii ay isku baran lahayd diyaar waxaan u nahay difaaca dalka , dadka iyo diinta axya wadani.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Ethipbia xaga ganacsiga kuma xuma markaan runti uhadlo lakiin isku dabeecad iyo isku dhaqan maahin

  • @Ahmed-x4f9o
    @Ahmed-x4f9o หลายเดือนก่อน

    Adig ina xasan gute 1:28

  • @MuslimoIsxaaq-x1f
    @MuslimoIsxaaq-x1f หลายเดือนก่อน +1

    No wad

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o หลายเดือนก่อน +1

    WARIYE BEENALE AH ETHIOPIA 🇪🇹 ERITREA 🇪🇷 KUMA DHACDO. mesha losocda wa Somalia 🇸🇴 waxay ku beeridonan SHACAB ETHIOPIAN AH gobolka Saylac

  • @sadiaxassan
    @sadiaxassan หลายเดือนก่อน

    Adiga. Ada hasan ayad kuahdsa

  • @Sarta100
    @Sarta100 หลายเดือนก่อน +1

    Abiye yaa u sheega in bad iyo dhul soomaaliyeed uusan nabad usoo degi doonin lalana dagaali doo o soomaaliya xabashida wey neceb yihiin weligoodna heshiin masyasn ayaga iyo kiinyababintay gumaystasn dhulka soonaskiyeed ee NFDziyo Soomaali galbeed wey hubayaan haday xeebaha yimaadaan ma dron ayuu ku waardiyeynayas waa lga gubaa waxuu keeno wa u dan inuu ka cararo dalja soomasliya Dulli abiye waa xawayaan aan wax arkin xabad kliya wax ju naqla.wana lagu leynayaa dalja soomasli meeshuu taganba xasan dhulja makeh iyo bada qabaailaa keh bilo yaraa u haray hadaan ka hor laridin oo mooshin qiyaano qaran laga keenin maxuu saxiixas asaaba sharci u haysan Baarlamasna muu marin.

  • @abdillahimahabdillahi5952
    @abdillahimahabdillahi5952 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 หลายเดือนก่อน

    Waxay ilatahay in Itoobiya ay rabto in ay jebiso heshiiskii ay soo saxiixday. Itoobiya waxay rabtaa in ay tirtirto jiritaanka Soomaaliya .

  • @Yaaku-r9w
    @Yaaku-r9w หลายเดือนก่อน

    Haduu heshiiskii qiyaano qaran ee urdugan iyo xasan oo la qiyaanay ,
    itoobiyo illaahay u diiday,
    inay bada Soomaaliyo itoobiyo stick maashana u diida,
    Aqoomyahanada iyo madaxda soomaaliyeed deey,
    Oo aan badeena warshado kaluunka havaajiyo si aan dibadaha ugu dhoofsandhalinyaradee una shaqooyin badged iyo kuwo ganacsi uga helaan.
    Dalkeena barwzaqadiisaa inag badne

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL หลายเดือนก่อน

    Wa waxan waryayal iska dhigaya wadanka kuwan wa in laga qabta ma arkeysid etopian wadankisa wax ka shegaya in u difaaco ayey diyar u hihiin dhalinyarada Tv am kanaldan ka hadla wa jaajuusin an celmi badan laheyn sida kanoole

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 หลายเดือนก่อน +1

    Ithopia maa balan leh soo arag weey ka bixi doontaa

    • @AhmedAdan-i3r
      @AhmedAdan-i3r หลายเดือนก่อน

      Was runtaa sxp😢😢😢😢😢

    • @AhmedAdan-i3r
      @AhmedAdan-i3r หลายเดือนก่อน

      Good. Commented sxp ❤🎉

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 หลายเดือนก่อน

    Macquul ma aha in Abiye Axmad uu u jeedo badaha Somalia oo aadka u ballaaran iyo dowlad Soomaaliyeed aan awood leheen meesha joogto uu Eritreya baddeeda u damco inuu wax ka helo asagoo og in Etitreya ay leedahay ciidan aad u daran oo garanaaya sida baddooda iyo dhulkooda u difaacan karaan , Abiye Axmad-na uu u babac dhigi karin .......

  • @Yaaku-r9w
    @Yaaku-r9w หลายเดือนก่อน

    Are xasan saxiixaan ma diidoo ,
    Xasan sheekh did u gurasho iyo ganaf ku dhufasho wuu yaqaanaaye,
    Bada bixinta saxiixiisa sugeyso muu ka noqdo
    Taariikhda Soomaaliyo xasan sheekh ha sorted yaa xayyul yaa qayyuum,
    Illaahoow noo hiili yaa rabul Carshalton cadiim yaa rabul waaxidul axad.

  • @KhaderMohammed-z3w
    @KhaderMohammed-z3w หลายเดือนก่อน

    Doqon magarato bilaadab qotiga ukuwase wa ragnimo siyasi adunka juhar weye badawee batahay balage folhumoo darod ebtad dir wafamen qoti iyo difr mednemo wasameyn xage Gali warka wan kahideyna wad arkii donta

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน +1

    Suldaan waxaan hubaa in ethiopia marna aysan yeelin dakad ganacsi oo rabto dakad ay iyadu leedahay soomaaliya uusan marna qaska iyo dulmiga uusan ka dhaafin inta uu xasan madaxwayne ka yahay dib u xusuuso haddaladii generaaladii ethiopianka oo ahaa dalka boqolkiiba lixdan anaga ayaa haysano.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Ethiopia 🇪🇹 iyadoo intan ka’awood badan ayay halaag ugaga baxday iyo baroor 2007-2008 walahi Hassanna wuu ku soo celiyaya 2012 maantana isagaa waxa uqarsoonaa ku siinaya dhulka iyo Badda Somaliyeed walahi indhaha fura maantana waa in Muqaawanada lasoo celiyaa oo waliba maanta waan ka’awood badanhay shicib ahaan walahi shicibow diyaar garooba InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
      Wax’walba sida khayrka ah ayay ku dambayn Somalina waligeed culayska ilaahay wuu kasaaraa InshaAllah guulna way ku idlaan ilaahay aan aamino Jihaadka soo socda aan Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 lagalayno shicibow aannu diyaar garowno oon nafaadeena aan dhiirino walahi InshaAllah Arsenalna waa Ethiopian kalkaaliye waxaan laga maalgaliyaa Xerada XALANE walahi Dowladduna way ogyihiin iyo Madaxda maamulada kuwii hore kuwa maanta waa shaqaale cadowgu soo dirsadeen xitaa Mucaaridka walahi aan indhaha fidno shicibow walahi tabar malaha waa sheekooyin ay inoo jilayaan si niyadda aan uga jabno oon isku dhiibno Walahi InshaAllah wayna ku guul daraysan bi’idnillah kariim xitaa Ethiopia 🇪🇹 damaceeda iyo Turkiga uu u deegayo Yuhuuda Iyo Reergalbeedka danahooda si dalkan nalooga qaato iyo Khayraadka walahi dhalinteena aan badbaadsano Diinteena iyo Dalkeena ilaahayna aan iskaa shano inshaAllah wayna soo dhowdahay Guusha 5ta Somali dhulkeena iyo Baddeena bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Maykstkv
    @Maykstkv หลายเดือนก่อน

    Sidey noo garab istagen bn ugarab istageyna

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 หลายเดือนก่อน

    Adiga ma dadka itoopiya u hadlo ayaa tahay?

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 CBB dii sheekadaas miyaad lasoo shir tagteen😂

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q หลายเดือนก่อน

    Abii in lasiiyo bad ma istahilo waa qiyaanoole beenlow

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya xoog ayey kuqaadanee bada ayadoi xasan shiiq uu kulabalamay iney aaqirka qaadanaayaan