Jinka Ayaa Iskaa Tusaaya Hadii aad Xiidmaha Bisada Qalajiso Ka Dibna | Sh Maxamed Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow adiga ayaan kaa magangalna sixirka isha xasidka jinka ilaahoow adigaa awood leh🤲

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash หลายเดือนก่อน

    Sheikh Maxamed Ismaciil cashirka cilajka bilow ilaa dhamaad maa noo soo galisid adoo lanbaro u yeelaya oo galinayana playlists
    Mida kale walal sawiraha aad so qadaneyso ma banaano meshadana waa meel kheyr iska dhaaf adoo Alle xagiisa ajir kaga raadsanaayo
    Alle khayr hakaa siiyo

  • @SABARIN.2014
    @SABARIN.2014 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😭😭😭😭😭🤲😿

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh diinta tasfiirfa quraanka ayaa ka fiicnay waxaan xun ion faaiidada lahayn in aad ka sheegto kuuma fiicna dadkii waxaad u sheegaysaa oo baraysaa sixirka sida loo sameeyo najaynaa ilaahay haku saamaxo

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash หลายเดือนก่อน

      Walal ma jahel baa tahay dad ayoo baraya cilajka waana sheikhii ugu horeeyay oo cilaj dad baro oo somali ah aanaba rabo inaa ka barto cilaj ka si dumar badan la khalday oo meelo qurafad adaan aan u cilaajo

  • @NeimaNeimahousseinissa
    @NeimaNeimahousseinissa 2 หลายเดือนก่อน

    13:29

  • @AhmedFarah-r2o
    @AhmedFarah-r2o 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allaaah

  • @AhmedFarah-r2o
    @AhmedFarah-r2o 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh malaa waxaa fiicnayd in aanad bixin macluumaad kan,,,,si aanay dad isugu dayin in ay isku day sameeyaan
    Shiikh
    Soomaalidu waa sunta hargaha kkkkk
    Dabcan waayo Arag baad u tahay soomalida. !!!!!

    • @UbaxMaxamedCali-gf1jl
      @UbaxMaxamedCali-gf1jl 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa u diidee

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 2 หลายเดือนก่อน

      Waa runta hhhh

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash หลายเดือนก่อน

      Walal wax yabo badan la sameyna kaliya la qalo waxba uma dareso waan ino qofka shirki ku dhaca iyo waxyabo badan sheikha kor lee ka so qadaayaa