DEG DEG: Shacabka Muqdisho oo iska diiday Canshuuraha Meydka & dadka nool ee lagu Amray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭 illaahay xasan sheekh iyo kooxdiisa biliaadan nool iyo midka dhintay cashuurayo cashuur sheydan weeye

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Illaahay awlaad iyo banaad salixiina hakusiiyo aamiin🤲🤲

  • @ReninAbdul
    @ReninAbdul 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa mashruuc qaldan sababtooh
    Barnaamij aan la horgeyn baarlamaanka sharci yad ma haysto

  • @IbraahimCamaad
    @IbraahimCamaad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    dowlada waa dowladiina shacabka somaliyeedow dantiina kaliya kahadla

  • @DanielSimiyu-ef4nv
    @DanielSimiyu-ef4nv 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dadkow ilaahow Naga qabo kuhaye
    War adinku iska qabta adinkaa cuqubaysan .

  • @Zaki-q9s
    @Zaki-q9s 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Canshuurta waa in labixiyaa

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow Ada weyn ee dawladan hoogtey dadka ka qabo. Reer Muqdisho dhib ba haysata ee Somaliyey u Duceeya

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meel loo dhaafay shacabka ma jidho illaahay baa u maqan

  • @cabdifitaax6174
    @cabdifitaax6174 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lacag keen Lee waaye gacan amin kuma dhaceyso lacagtaas

  • @AadanXasan-j9l
    @AadanXasan-j9l 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Okiyaale xasan sheekh maa edeer kaaga eh

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SOMALI ALLAHA KA QABTO SHEYDAN XASAN SHEYDAN MAXAMUUD DADKA KORKODA AYAA RABA INUU BEER KA DHIGTO WAA DAD AYAGABA BAAHAN DHIBATEYSAN NABAD HAYSAN.

  • @DanielSimiyu-ef4nv
    @DanielSimiyu-ef4nv 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somalida dalkeedii laaji ku noqotay dhinaca hawiye deganyahay. Qofkii aan ahayn hawiye. Iskaga tag hada hadaad sìjògtid magafe Ahaan baa laguu xiran doonaa

  • @IbraahimCamaad
    @IbraahimCamaad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masaakiinta dhageysta culeyskana kafududeeya

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War haleys diiwaangaliyo lkn yaan lagadhigin meesha NGO

  • @MohamedOsman-c7g
    @MohamedOsman-c7g 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalhureye guuleyso

  • @MohamedOsman-c7g
    @MohamedOsman-c7g 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mw xasan shekh Mahmud warkiisa maa diidey kani waa amxaaro shago lagabto

    • @cadceed-wt5
      @cadceed-wt5 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adaa amxaaar xasan sheekh kulaha centi dhibi maayo ama canshur dheh ama baqti dheh fagaxana joga cidi xaniyo leh wax iga badali karta ha ii timaado

    • @MohamedOsman-c7g
      @MohamedOsman-c7g 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@cadceed-wt5 dalhureye wuu imaan shaki Kuma jiro

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin dhibtay in canshuur laga qaado, waa wax uu keenay Dowladdaan Xasan Sh. Maxamuud uu hoggaaminaayo. Dalka ila Aden cadde ayaa Dowlad la ahaa, laaakiin adigaan hadlaayo ayaanba Dowlad waxba ka aqoonin.
    Waana dambi guri in la garaaco.

  • @Saadaqdaacad-u9k
    @Saadaqdaacad-u9k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxas macquul ma'ahan

  • @MohamedOsman-c7g
    @MohamedOsman-c7g 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii wax haanin kaguur mugdisho

    • @cadceed-wt5
      @cadceed-wt5 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nacala io eelaydi ku dhashay wasee jeebkeyga waa buxa cantina dhibi maayo dalxureeye ani io asagana asaga laangab ah hadey xaniyo leyihin guryaheyga car hor yimadan hadan bas ku harqaamin

    • @MohamedOsman-c7g
      @MohamedOsman-c7g 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@cadceed-wt5 eelay maa kuheeysato ugdad eelay baa kudileysa zxb

    • @MohamedOsman-c7g
      @MohamedOsman-c7g 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@cadceed-wt5 kaguur magdisho hadii amarkii mw xasan shekh Mahmud warkiisa Adan gaadanin kaguur magdisho kabax xasan shekh Mahmud ayaa hukuma

    • @cadceed-wt5
      @cadceed-wt5 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MohamedOsman-c7g inaa eelay thy ka daremoya horta aniga landheere cabdalle agoonyara ahay dowladas shegesysid io xasan sheekh baqti ima keni kran kun shilina dhibi maayo

    • @MohamedOsman-c7g
      @MohamedOsman-c7g 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@cadceed-wt5 laandheere waa Ali gaaf adiga maxaa tahey naga aamus adiga waxa tahey shagale aligaaf naga aamus dalhureye guuleyso

  • @Zaki-q9s
    @Zaki-q9s 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guriurte waa madax weeyne soomaaliyeed edab yeelo

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabakow iska diida masharuuca laku qudinayo dad garaha marabano

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk kkkkk

  • @MohamedOsman-c7g
    @MohamedOsman-c7g 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalhureye hore usoco

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MohamedOsman-c7g dal xureeye waxaa asal ahaan iska Beesha Gardheere Samaale. Ee xasan sh. Maahan, dalkaana waa in ay ka taliyaan dadkii gaalada ka xoreeyey.

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GURGUURTE WAA MOORYAAN MUNAAFAQ KADAAB TUUG AH UMADA ILAAHAY HAKA QABTO

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 15 นาทีที่ผ่านมา

    War soomaalida maxaa ka qaldan dadka qaar clipkan ka hadlaya iyo kuwa comments ka qaar qoraya ee aflagaadada iyo gafka wada waa isku caqli war aduunka dad iska daaye xoolahaa register gareeysan UK baan joogaa waxaan Lee yahay wax la yiraah National insurance number shaqada aan shaqeeyo hal saac kama qayaami karo waa la ii soo qaban hadii aan shaqada ka soo dago ee aan rabo in aan kaalmada dowlada helo waa in aan numberkaas heestaa hadii kale la i kaalmeeyn maayo laakin soomaalida sharci ma rabaan nabad iyo kala dabeyna waa rabaana ma cirkuu ka soo dagaa soo in sharciga la raaca maha sideedana wax aan lagu dhimtoon laguma dheefsado

  • @memr7493
    @memr7493 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa free ama waa 2$D
    Aduunka kama jirto dad aan lagaraneen
    Qofkuu yahay Somali nimadiisa baa shiki gelidoonta qofka number aan loo sameen macadaan doonto Somalinimadiisu
    Hadii wadanka Ceer lasiinayo malahan meel loo raaco
    Wadanka Sweden qofkastaba 10 number buu leeyahay
    Wadankaan barwaaqo ayuu ku socdaa
    Somalidu magaranayasn si dunidu unooshahay waa in qof kastaba uu yeesho 10 number oo lagu aqoonsado
    Xitaa musuq majirayo hadii nadaamkaa lasameeyo waa muhium
    Qof kastaba waqtigii uudhashay baa loogu dari 4 number ookale 10 beey isku noqonataan maca dhalashadiisa
    Marka lagu daro
    Baasabor haduu ubaado 10 number unbuu sheegi dhag wuu soonixi
    Caluumaad kiisa dhan wadankuna Nabad buu noqon.

    • @miiganchannel6061
      @miiganchannel6061 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xoolatahay wadankad joogto iyo somalia maxa iskagalay dad waxbarasho caafimad Abni hasta iyo shacabkaan dhibataysan maxa skagalay hadad doolsho cuto iyaga maga doolshaba weey iloowen ee doqon nimada dadka kalatag neef baatahaye

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 21 นาทีที่ผ่านมา

      Waa sax walal UK baan joogaa waxaan Lee yahay wax la yiraah National insurance number shaqada aan shaqeeyo hal saac kama qayaami karo waa la ii soo qaban laakin soomaalida sharci ma rabaan nabad iyo kala dabeyna waa rabaan ma cirkuu ka soo dagaa soo in sharciga la raaca maha