TOOS: Axmed Madoobe" Qabiil waxba kuuma tari doono 2mitir ayaa lagu galinaa kaligaa"...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 27

  • @mohamedbelel7385
    @mohamedbelel7385 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa Yaab Yaabkiis YAA AYUHALLADÌINA LIMATAQUULUUNA MAALAA TAFXALUUN AYAA KU HEYSATEE UMADA ADIGA IYO KUWA KULAMID AH AAMIIN

  • @NazuuJr
    @NazuuJr 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa aduun dhamaadkii axmed madoobe. Oo ah qabyaalistaha ugu weyn waxaa shaqo la.aan ah dhalinyaro badan halka kuwa qabiilkiisa uu shaqo siiye

  • @BaraKaalleqabe
    @BaraKaalleqabe 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Axmedow sow Adigii koomadow mareexaan ayaan idinka hortaagnahay lahaa ma.aha

  • @khadarahmed3880
    @khadarahmed3880 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah waa runtaa madaxda soomaalida intaas ku cel celi

  • @Aargooste10
    @Aargooste10 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thank you ahmed madobe

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 50 นาทีที่ผ่านมา

    Yes maashaa allaah kheer allaah hakusiiyo waxaadtahay naddoon nooloow Nacabkaaga jabo

  • @jokaryare5489
    @jokaryare5489 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    kalataga somalia iyo dib udhaca somalia. malagu weydiina isweydii ama hala weydiiyo

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahay wuxuu yiri ma dadka yaad wanaaga amreysaan naftiinana waad hilmaamaysaan idinka oo kitaabka aqrinaya miyeydaan caqli lahayn waxa ay reerkaagu kismaayo kasayeynayaan axmadaw ma ogid miyaa waxa aad adiga iyo maleyshiyaadkaagu umada kale kuhayaan oodan dankalahayn ma ogid miyaa waxa aad adigu sameynaysid maad ilaahay uga baqdid

  • @BaraKaalleqabe
    @BaraKaalleqabe 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Axmedow ma. Adigaa qabiil iyo doorasho kahadli

  • @MaxamedAbdulahi-x2q
    @MaxamedAbdulahi-x2q 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kan ilaah kama xishoon
    Dadkiisana kama xishoon

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ADIGU ISKA BILOW!!!!!.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wacdigaan oo adigaba aadan ku dhaqmin axmed madooboow horta ilaahna wuu kuugu sii caroonayaa, masiibadiisana way kugu dhaceeysaa mar dhow.

  • @mustafeyusuf5024
    @mustafeyusuf5024 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hoortu ya u ogaladay axmed madobe inu xiil ka qabto somalia ileen maha somali citizen he's Ethiopian citizen

  • @Sahraishaq-k1l
    @Sahraishaq-k1l 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne axmad adobe masha allah khayrka halaga shaqeyo akhiro hala firiyo waxan wa adun akhiro hhala firiyo insha allah dagal maficna wilba ku hinted wilkuma dhasho illahay halaga cabsado madaxweynaha warkisa hala maqlo axmadowe qalbigaga iyo hadalkaga ha islahadan insha allah

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa yaab, Maxaa loo yidhi Ahmed madoobe reerkiisa buu isku wareejiyay.

  • @MacalinCabdiqadir
    @MacalinCabdiqadir 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaankii baronka ahaa awey madaxwayne

  • @AbdihakimKediye
    @AbdihakimKediye 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Kalmad Xaq ah, in dadka dhiigooda lakala badbaadiyo

  • @BaraKaalleqabe
    @BaraKaalleqabe 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan iyo Xasan sheekh waxay ay ayagu ku shaqeystaan waa qabiil aan meelana loogu soo gabanin

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 38 นาทีที่ผ่านมา

    Mustafe yuusufoow adiga masoomaali baadtahay goormaa lagu ansixiyay

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoowe
    ciyaarta naga daa
    cadaalada adiga ayaa lagaa rabaa inaad adiga ku dhaqanto kaligaa inaad isdoorato mar walbo cadaalad miyaa
    inta maamulkaada dadka ka kashaqayo inta badan waa ogaadeen dhulka ugu badan uguna muhiimsan waxaa qabsaday waa dadkaaga
    Xitaa qabuurihii bada udhowaay waxaad ka dhigateen deegaan away cadaalada meeshaas waxaa ku duugan dad fara badan culumo ah

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War adeeroow isaga tag dadkaan masaakiinta ah kolee ogaadeen cadaw waad u sameeysay
    Balaaya kula foolxuma badnaatay

    • @ahmedjama6298
      @ahmedjama6298 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Saxiib gedo maxu kintid kismaayo xukuntaa saxiib kkkkk

    • @gibrielali1784
      @gibrielali1784 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Taada kabilow.
      Dadka kaama caqli xumo.

  • @mohaada1
    @mohaada1 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    يا واعظ عظ نفسك

  • @gibrielali1784
    @gibrielali1784 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga madhimaneysid miyaa?
    War Ilaah kabaq oo umada waxaad usheegeysid marka hore adiga kudhaqan oo xumaanta kala hortag