DEG DEG Oromo Oo qaadatay qayb Kamida Dhulkii somali galbeed Oo Saylaca & Lughaya u dhow Halis wayn.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @QARANKATVMEDIA
    @QARANKATVMEDIA  3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kusoo Biir Xoogaga Difaaca Qowmiyada Soomaaliyeed. Linkigan Riix t.me/+5Baitx5hPzI1ZDJi

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ebiye waa raisalwasaare ee maha mid malaha oromo u jooga orom xafiiska ama u qabyaaladayn waxa lasheegayaasse sax maha jijiga waa caasimada dawlad deegaanka soomaalida maha deegaan oromo jijiga taydii waaye❤❤❤

  • @Silver-Murphy
    @Silver-Murphy 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Soomaalidu ayagaa ninba ninkuu ka xumaa madax ka dhigtay

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    siyaasi yiinta somaliyeed la mid waa la sixrey ama waa la handadey

  • @Michealfot
    @Michealfot 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ahmed madoobe xaga ha aado

  • @JabriilMaxamed-m4w
    @JabriilMaxamed-m4w 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wariye waad mahsantahay hala iskaceliyo oromada soomaali wayneey walaahi hdii la iska celin waayo soomaali waalooyaabaa dhalanyero fadhiga kakaca waad mahadsantihii halagadhiidhiy

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Oromo,magacii aan u naqaanay wuxuu ahaa "Somali Abbow".

    • @Michealfot
      @Michealfot 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Bigest mistake oo Somali suubisey

    • @Ahmeddauud-g5z
      @Ahmeddauud-g5z 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Michealfot waa runtaa sxb.

  • @abdallausman59
    @abdallausman59 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abdii ilow kkkkkkkk

  • @FutoXar
    @FutoXar 42 นาทีที่ผ่านมา

    Maxaa dhulka ogadeen iyo Dir oromo ku jeclaatay?😊taariikh bay idinka hayaan inaad sonkor ku iibsateen dhulkiina

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax Oromo layidhaa meesha kama jirtee waxa dhibka isku hayaa waa somalida dhexdeeda

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waxaan dawladd ma,ahe aan dalka difaacano

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markii Mareexaan Laga soo cayrsaday oo Amxaaro iyo walaalaheen Majeerteen isugu tageen Shilaabo iyo Wardheer,tani in ay imaanayso waa macquul.

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa jiray 10 santar oo kaso go,ay xaga Oromia oo waqtigii c/ilay inta xaga laraciyay isbadalka markuu dhacay yidhi anagu waxanu nahay somali oo beelwaynta Akisho ah marka dadkayaganu kubirayna o deganka somalida uso go,ay ilaa mantana aan wax xuquuqa kuhaysane cagta hosteda lagaliyay

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    30 sano ee udambaysay beesha Geri Koombe bay Oromo isgu tagaysay ciise canfar marka Soomaaliyeey dalka aan difaacano

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somali waa wacelo damiirka dhintey hilib qanziir miye cuneen dhulkeena hoyo dan kama laha

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oromo,magacii aan u naqaanay wuxuu ahaa "Somali Abbow".boqolaal kun ayaa qaxooti ku ahaa Gobalkayga,AF Somaliga bartay iskuullo aan siinnay,,Luuq ganaane,xera koowaad iyo xero labaad,,Buurdhuubo,xera koowaad iyo Xera labaad,kuwiii ayaa maanta dagaal ku haya dhulkii ay ku soo koreen,waa cajiib.

  • @MohamedAbdimohamed-d1v
    @MohamedAbdimohamed-d1v 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oromo is language not ethnics these called somalis haplogroup E-M78 somalia mostly 55% are somalis E-M78

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyee Hadla haan ma buuxsho waxaa la yidhi iyo maxaad u malaynaysaa maanta ma joogto Wiilka 15 jirka ah ee Sugaya in Oromo Iyada oo maanta ahad ogtihiin wax ku socda hadii had daawataan intay dhulka salka dhiganayo waa lagu qabsaday Ragan maqaar saarka ah ee Soomaalida u taliya kuwa jooga Itoobiy iyo Hassan Maqaar oo Abi Ahmed heshiis kula galay Soomaali baaba,eeda lacag ku qaatay ee meel walba dagaalka ka bilaabay Ilaahayoow Hassan iyo Reerkiisa Adigaa nooga war roon waxaanse Ilaahayoow arkayaa Joogidiisu inay dhib dalka ku tahay waxaan kaa baryayaa Yaa Alle Ninkaas iyo Reerkiisa Masiibo iyo wuxuu ka shalaayo ku bixi Dhiigana kala badbaadi Yaa Allaah Hassan qabo naxdin ayaan mar walba ku toosaa dalkayga iyo dadkaygu ma qaadi karaan Hassan.

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekadani wayi iska cadayidi wayo goboloka sitti markayi cidamada ethiopia xasuqayen adeer Waxayi rabata ethiopia inayi wajale ila waqoyiga qatana

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nacam ciise hadii lasoo cuno samaroon baa ku xigta ilaa boosaaso weye hadaf kooda ilahay kamadhigo dagaalkii sool itopia kadambaysay daarood walasoo adeeg saday oo qabiil ayaa loo xoqay waxaad kugaranaysaa markii ciidanku soo baxay ay arkeen in dhib soogadhay ciidanki soomaliland waxay u yimaadeen muuse waxay dheheen bad ayaanu xoog ama xeelad kurabnaa hadana wali may hadhin

    • @ahmedali8509
      @ahmedali8509 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Woqoyi Waba Gaari Lahaye6n Balsa Somali Aalla Umaqan Faano Kayabsatay Aby Hadana Oromo Ayu Uraba Dhulka Somali Galbeyd inow Hoos Geeyo isago Og Itiobia Iney Burburtay Madax Isku Sheega Xilka Ow LeyskuvDhajiyo Maxow Tara Yeysa Xakumayan War Hala Koco Oromada Haleyska Qabto Kuwa Gudaha Joganaa Hala Tarxiilo

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      You Oromo are slaves and you will return to what you were. You are ignorant servants

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oromo,magacii aan u naqaanay wuxuu ahaa "Somali Abbow".