UGBAAD ARAGSAN QOYSKAAGA MAAMULO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021 LAST ONE 143

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Erayadii kaaba caydiid
    Laxankii Xariir axmed
    Music ilyaas Idiriss
    Camera Eng ali
    Editing nurdiin dugsiiye
    Special thanks Waqal Studio
    Fananiinta somaliyeed
    Cawil bile

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +1439

    Qof kasto arkaa qoralkyga waxan u rajenaya cafimat io cibaado subaan ❤🖐

    • @aaminadhool1604
      @aaminadhool1604 3 ปีที่แล้ว +6

      amin amin

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +5

      @@aaminadhool1604 ❤🖐

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +5

      Amiin wll iyo wehelba🤚

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +4

      @@Suhayb1_4 jazakalah khait wan ka qaday wll salanta❤🔥

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +3

      @@somaliyameni202 sido kale wll qali

  • @zamzamhussein2544
    @zamzamhussein2544 3 ปีที่แล้ว +214

    Illahow nasiib wngsan Ayan ku waydiistay iyo qof Ii qalma waa markii labaad EE aan jacayl ku qasaaray
    Ya rabi adi no roob calaf khayr qba

  • @zhaaficiapdih3711
    @zhaaficiapdih3711 3 ปีที่แล้ว +1096

    Heesuhu waxay ka hadlaan Dhibkaaga 😒
    Balz3
    quraanku Wuxuu Xallinaya dhibkaaga 🥰😔

    • @vinfnan
      @vinfnan 3 ปีที่แล้ว +11

      Fadlan meel danbigu lagu galayo quraanka ha keenin

    • @batuuloaadan9362
      @batuuloaadan9362 3 ปีที่แล้ว +3

      pppp7

    • @hamsemxajiindhasuge9644
      @hamsemxajiindhasuge9644 3 ปีที่แล้ว +1

      @@vinfnan ,I h ,, usjUaAaa@£

    • @luuladan9882
      @luuladan9882 3 ปีที่แล้ว +4

      @@vinfnan kkkkk nagà qabo ileen dembiga waan wada eegeynee

    • @aishoabdirahmn8675
      @aishoabdirahmn8675 2 ปีที่แล้ว +1

      @Maxa Faad cvggggyl

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 3 ปีที่แล้ว +15

    Hees kasto oo Ugbaad soo qaado Qamar bay ku soctaa ayaaa somali laga soo dayay Aar heesta gabadha Abwanada ah ee samaysay unbaa og meesha ay ku socto ee ugbaad waa gudbiye fariin sida ee isku dirka joojiya. Keep going ugbaad qurux 😍❤️👍❤️

    • @isoahmed3857
      @isoahmed3857 3 ปีที่แล้ว +1

      Adeer hadanad adu fahmin dadku way fahmayan ee warkale mahysa qamar inay ku walatay wa la arka

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 ปีที่แล้ว +609

    War hayey hestan waxay ku socota qamar sugani inta ila fahan san ismuji
    Anana uhoreya manta yes inta iga danbaysa like we love you mcnto ❤️❤️❤️❤️👏👏

  • @SadioA
    @SadioA 3 ปีที่แล้ว +27

    Farxadan waxaa laga helaa wiilasha Jabutiyanka 😁reer magaal MashaAllah 🇩🇯❤🇸🇴

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 3 ปีที่แล้ว +356

    Hayaaay music Wax Ka qabad Uma Baahna
    Ugbaad Fan kii oo naf lagaliyey
    Qos kaaga maamulo
    Marna maad qasaarinee
    Runta qaabiloo joog
    Xaalad kale AYAAN KAABA
    LAXAN LAYAABA XARIIR AXMED
    MUSIC ILYAAS MACALIN GACAN TIISA LAGAR
    OG YAHEY 🙌

    • @abdiazizsuleiman4558
      @abdiazizsuleiman4558 3 ปีที่แล้ว

      Haa walalo cawil bile waa ruun waxba lagam qabankaro

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 3 ปีที่แล้ว

      Maxad uga walaysaa wlhy tan xitaa fan waligeed gali mayo hidana uma laha wa rer miyi cadi ah wlhy

    • @asmasaleebaan8077
      @asmasaleebaan8077 3 ปีที่แล้ว

      Reaction

    • @faatimaahmed4412
      @faatimaahmed4412 3 ปีที่แล้ว

      @@laariofficial3245 oo maxd aragtay horta ereyadu way fican yihiin lakin cod maleh wlhi gabdhani heesaheda lama dhegaysan karo wadawasho uun

    • @abwaankooreeyemahamedismaa1717
      @abwaankooreeyemahamedismaa1717 3 ปีที่แล้ว

      Wᴀʟʟʜɪ ᴡᴀʏ ғᴀsʜɪʟᴀɴ ᴛᴀʜᴀʏ ᴋᴜʟᴀʜᴀᴀ ᴀᴀɴ ᴜǫᴀʙᴀʏ ᴊᴀᴄᴀʏʟ ʜᴏʀᴇ ᴍᴀʟᴀʜᴀ ɪsᴀɢᴀ ᴋᴜᴍᴀʏʙᴀ ᴋᴀʟsᴏɴᴀʏɴ ᴄᴇʙ ᴄᴇᴇʙ ᴡᴀʏɴ

  • @faysaabdi1797
    @faysaabdi1797 3 ปีที่แล้ว +73

    Erayada Kaaba axmad caydiid waa another level 💯♥️ marwadaada qiime

  • @bilekaraama3973
    @bilekaraama3973 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninka wali waa jeceshahay ee qabada kasoo bax

  • @Khadargamaal
    @Khadargamaal 3 ปีที่แล้ว +127

    Hays qoomameenine
    Qoyaskaaga maamulo
    😂😂😂😂😂😂😂
    Keep going my quen 💋

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว +1

      Shulaac Mawliid 😂😂 long time wali sidi baad heesaha comment oga bixisa ileen 😁 heestan inay qumar sugaani kusocotay waxaan laga garan karaa eray shiine culay ee ahaa “qamar iyo shedaan baa deg dega” heesatana waxaa ku jirta inu deg degay dube shiish leh bay heshay

  • @faisayussuf4262
    @faisayussuf4262 3 ปีที่แล้ว +15

    Shaqsi ii qalma yimi an u qabay jacyl hore tano kale hees lama oran kato hees way dhaftay horay u soco ugbad 😍😍

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 3 ปีที่แล้ว +60

    Shaqsi ii qalmaa yimid oo u qabay jaceyl hore ❤💃
    Feynuus gormaa iigu dambeysay 😳

    • @deeqcade6936
      @deeqcade6936 2 ปีที่แล้ว

      2000

    • @sahradhaymanofficial8205
      @sahradhaymanofficial8205 2 ปีที่แล้ว

      @@deeqcade6936 anaa ku waso wacal 2 iskakaa dhashay waxaan ahay lisbiyan waxaan heestaa gus ween oo caag ah mcnto makugu wasaa siil kaaga macaan waaye

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 3 ปีที่แล้ว +4

    Hays qomamaynin qoyskagag
    mamulo maran maad qasarine
    danta qaabilo joog
    calafkoo qoranaa iyo
    degdeg baa kuqataye
    Qalbigag siijira
    qof nasiibku kaadiray
    soojedi wa qodob
    marwadad qiime
    wakhtigaga qaabe
    qudha taad wagaten
    qayrkeed
    hadhaftee qanciyoo
    jacayl sii
    an nolol qabow iyo
    jawi quruxle
    baan helay
    Fursad qaliyan helay
    shaqsi iiqalma yimi
    an uqabay jacayl hore❤

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni 3 ปีที่แล้ว +24

    Ereyada Kaaba iyo Codka Ugbaad markaad isla hesho xataa naag u baahan maysid.😪❤

  • @خالدبنالوليد-ن4ب
    @خالدبنالوليد-ن4ب 3 ปีที่แล้ว +2

    Hestan qamar sugani kusoo cotaa dagdaag baa ku qaty. Waa ruunteed. Weye. Gooop gooop dhaalay ugbad ilahii haku sharfooo

  • @marwanmalkawi104
    @marwanmalkawi104 3 ปีที่แล้ว +379

    Inta ila fahantay inay hestu qamar sugani ku socoto is mijiya 😂😂✌️

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 3 ปีที่แล้ว +10

    Qamarkii dagdagey wa warey ugbaadey ninki ku ferey nolol uma taalo dunidan ku soco xabiibti✊❤

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 ปีที่แล้ว

      Yaaa inan yar oo qurux badan buu guursday Maxay uga daba calaacalay ninka wali kkkk

  • @najaxbaashe8546
    @najaxbaashe8546 3 ปีที่แล้ว +35

    😢😢 Qof nasiibku kaadiray soo jedi waa qodob
    Marwadada qiime waqtigaga qaabe qudha taad wadagteen qanci oo jaceyl😢❤❤ Ilintayda majoojin karo

  • @ifrahahmed3939
    @ifrahahmed3939 3 ปีที่แล้ว +9

    Calaf kuuu qornaa iyo
    Degdegbaaa ku qadeeee
    Waaaaw ugbaad anther level

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +34

    Team Ugabad Like Sara Qamar Baa Hoos looweraray Hadana😁😂😂

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว +12

    abwaanada ayaan Kaaba waa gabadh inta badan heesa heeda ka samayiisa arimo jacayiil oo sawira humaag dhab ah waase laga yaabaa in aanay khusayiin qofka aad. u qaadateen guulaysa ayaan kaaba iyo waliba waxaan kaloo u hambalayay nayaa ugbaad aragsan sida ay heesta inoogu qaaday waliba ay ugu dartay xarakaysiin ta waxaan se ugbaad ka cudsan lahaa markaad heesaha qaadayso madaxa walalo soo xidho guulayso hore u soco

    • @ugbaadaragsan9878
      @ugbaadaragsan9878  3 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid wlo insha allh wan so xidhanyaa

    • @xaajibalad5463
      @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว

      @@ugbaadaragsan9878 adaa mudan walaalo qofkii qiimo badan ayaa lagu mashquulaa ee ha u bixin walaalo allah ha ku xifdiyo aaamiin ilama caafimaad qaba oo ku anfacana allah ha kaaga dhigo ilamaha aad sido aamiin

    • @xaajibalad5463
      @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว

      @@ugbaadaragsan9878 man sha allah

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 3 ปีที่แล้ว +59

    Ugbaadayda ilahy haku fududeeyo foosha io uurkaba🥰👑💖 manshlshsh

  • @Mustafa-jd2io
    @Mustafa-jd2io 3 ปีที่แล้ว +32

    Wooow hees iyo badh
    Mirdhaha💯
    Codka 💯
    Qururxda💯
    Keep going my sister 👏👏👏👏🌺🌺🌺🥰🥰🌸🌸🌸

  • @elmiismo201
    @elmiismo201 3 ปีที่แล้ว +67

    Uur baan arkaa
    Ugbaad in the building
    Queen always is Queen 👸

    • @mursalmacallin6162
      @mursalmacallin6162 3 ปีที่แล้ว

      Meqa bil wye ugbaad abyo

    • @elmiismo201
      @elmiismo201 3 ปีที่แล้ว +4

      @@mursalmacallin6162 umuliso md thy bro

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว +2

      @@elmiismo201 kkkkkkk muxuu karawaa marka bilaha inu agaada

    • @abdikadirhussein6907
      @abdikadirhussein6907 2 ปีที่แล้ว

      Koley hada weydhashey

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 2 ปีที่แล้ว

      @@ramlomuhudin9566 wiil bey dhashay shiyaam layirahdo hada masha allah

  • @sharmanichannel3688
    @sharmanichannel3688 3 ปีที่แล้ว +5

    Anna nolol qawoow iyoo
    Jawi qurux leh baan galay
    Fursad qaaliyaan helay
    Shaqsi ii qalmaa yimi
    Una qaway jaceyl hore❤❤

  • @AM-jw3dr
    @AM-jw3dr 3 ปีที่แล้ว +59

    Degdeg baa qaatay qamar walee been maaha 😁
    Ugbaad aragsan the one and only 🥰

    • @ahmedburco393
      @ahmedburco393 3 ปีที่แล้ว +4

      yaduba way jeceshay may faraha ka qaado

    • @najmonuura3290
      @najmonuura3290 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😭

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว

      Qamar iyo shedaan baa deg dega uu shine culay lahaa waa hees qaawan marwadaada dhaqo hayaaay 😱😱

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว +2

      Koleey labadaba waa isjecelaayeen waxaa laga fahmaya sidee wali isu karbashaan balse gabadhan kheyr baa ugu jiray wataa uurkeeda ku xumeen ugu faaneeso isagana watuu lahaa ma dhalo waan is duray 😂 bal maxu isu duray inkaar qabe

  • @Zhiino434
    @Zhiino434 3 ปีที่แล้ว +2

    Ana nolola qabow iyo jawi qurux leh ban galaya fursada qaaliya heley shekhsi ii qalmaa yimi oon u qabay jacay hore ❤ ereyadasan ku hyzta wlhi

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 3 ปีที่แล้ว +48

    Qudha taad wadaagteen qayrkeed ha dhaafee Qanci oo jacayl sii ax hees Ugbaad boqorada codka ❤❤❤❤

  • @wacdidabomb605
    @wacdidabomb605 3 ปีที่แล้ว +18

    Marwadaada qiimee❤️✌️ fanaanad Qaali ah Ugbaad❤️🤝

  • @zureer5014
    @zureer5014 3 ปีที่แล้ว +30

    GaracaD heesta wey xaraga qaadaY izma dhiba ugbaaD😘👌

  • @daroodisaaq2529
    @daroodisaaq2529 3 ปีที่แล้ว +21

    Masha Allah markale Ayan kabaa , xarir , iyo ugbad aya is helay kadib heesti hayga dhiman gerida hoorteed haka reebin hadana Ilyas idriss music layaablee

  • @ubahibraahim2550
    @ubahibraahim2550 3 ปีที่แล้ว +23

    War hayaaaaaay wlhi 3 jeer kuso ceeshaday hees waydhaftay tani waaaw ugbadeeey wleeee qamar wadla heeshay keep going my sis

    • @asmabacaac2767
      @asmabacaac2767 3 ปีที่แล้ว

      Isku mid🤣

    • @sagalaxmed1233
      @sagalaxmed1233 3 ปีที่แล้ว

      Aniga xataa 10 inka badan banku ceshtay ruunti la yaab la yaab ugbaad maxay samesay 😂😂😂😘😘😘😘

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว

      @@sagalaxmed1233 😂😂😂

  • @ptiwahabhawbaad5091
    @ptiwahabhawbaad5091 2 ปีที่แล้ว +36

    Inta iLa aragta ineY Heestu Qamar ku socoto Like 👍😂

    • @sagalmaxamed7426
      @sagalmaxamed7426 ปีที่แล้ว +1

      Farax hafashilin umadan😆😅😆😆😆😁😁😁😁

  • @adamDooll
    @adamDooll 3 ปีที่แล้ว +72

    the one an only melody xariir axmed📌

    • @Yasmin1architecture36
      @Yasmin1architecture36 3 ปีที่แล้ว +3

      Nin ka qaba haduu ilawsiin karwayay qamar suugaani waa Ayandaro Wali ninka way jeceshay bal ufiirso laba dhaca Midhaha

    • @adendavid91
      @adendavid91 3 ปีที่แล้ว

      Who cares

    • @ayanismael5684
      @ayanismael5684 3 ปีที่แล้ว

      QQ

    • @zakihilaac3569
      @zakihilaac3569 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Yasmin1architecture36 walahi legend naw nin waxpadan fahamsan tay laxankan wa ka shakiyay in qamar sameyay laxan xariiir una eka

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan 3 ปีที่แล้ว +8

    Markay one million views gaadho 👍 ii saara👍😂

  • @samadoonkachannel4219
    @samadoonkachannel4219 3 ปีที่แล้ว +4

    Ugbaadey Beri waxaan ka Baqayaaa inaad soo Qaado Hees Aad leedahaY gacal kala maqnaaa Io Geelubu waa isku Olalaaaa Qamarow Soo laaabasho wacan WaaaYo waxaaan Halkan Ka Aragnaaa Maarin Waaah 🥰🥰

  • @quruxdiidalkahoyo4927
    @quruxdiidalkahoyo4927 3 ปีที่แล้ว +5

    Wooow hada wooow amazing 👏 walahi , Marwadaada qiimee dadkanaa dhafsiii waqtina laqadoo another level 👌 Qamaroow wad maqashaa ada bilabe laguso jawab ha biqleysooo

  • @ayaancabdi8047
    @ayaancabdi8047 3 ปีที่แล้ว +80

    Laba jeerbaan ku ceshaday tani hees way dhaaftay another level

  • @caydaruusmaxamed4090
    @caydaruusmaxamed4090 3 ปีที่แล้ว +15

    Wllhi Heestan way iga dhex baxday 5 jeer Ayaan kuso ceshaday 💖💖💖💖💖💖
    Ugbaad noloshad gashay Dushaday ka muqata Hore usoco wllo🦁💝

  • @maxamadsaxane2256
    @maxamadsaxane2256 3 ปีที่แล้ว +29

    Waxan islahaa hindidan Afsomali ku hesayso wa maxay ileen waa Hindidii oo Qof Ah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @buuggamediapro9738
    @buuggamediapro9738 3 ปีที่แล้ว +58

    ugbaad ineey uur leedahay inta ila aragtay farta hataagto 🤩

  • @mohamedugas8161
    @mohamedugas8161 3 ปีที่แล้ว +25

    Ayaan Kaaba ,xarir axmed and ugbaad plus the production team. Great 👌 work🙏

  • @mahadofficial2439
    @mahadofficial2439 3 ปีที่แล้ว +62

    Boqorada codka io quruxdaba isku darsatay ugbaad aragsan ❤🥰🗣

  • @zafiyoapdi5265
    @zafiyoapdi5265 3 ปีที่แล้ว

    Mshlla quuenteyda adig iyo cunuga aan habada u ahy iyo dumashigy ilyaas horu socda Queen qaaliyey isha cadowgu idinka dedan mcnto quruxey

  • @osman_hajji27
    @osman_hajji27 3 ปีที่แล้ว +12

    Adigaan qoraalkeyga aqrinaayo Wanku Jeclhy 🥰❣❣❣

  • @ikraannuur9321
    @ikraannuur9321 3 ปีที่แล้ว +3

    Qoralada qalbiga ku qorma qaruma kalay iyo qof aan la arkeen baa qora sikastaba hada iskugu daydid wey adagtahay said ku torrid qoftaan dadaal bey hesa keep going huuno 👍

  • @axmedcabdalla2731
    @axmedcabdalla2731 3 ปีที่แล้ว +4

    Oh erayo loofikiray muqaal waliya laxan cajiba music 🎶 ! Lohagarbaxay 😏 waxa kaliya oon kudari lahaa waa gabadhu marxalada aykujirto mahan in aysoqado heestan markale ayay kufiicned lkn waydhacday keep going Queen ugbaad

  • @bisle4227
    @bisle4227 3 ปีที่แล้ว +4

    ugbaaday inaader ninka xigaalka haddii aad kala tagteen, calaacalka kala hadh oo noloshada cusub iimaanso. hay odhan heestu waa waano sababto qof kaaga baahanba uma muuqdo qamar.

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 3 ปีที่แล้ว +111

    Qamar iyo shaydaan baa degdaga uun oo hees lga dhigay😂

    • @osmanhayat797
      @osmanhayat797 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk anigu baa sidaas baan isyirii

  • @nadoumkaire3126
    @nadoumkaire3126 3 ปีที่แล้ว +6

    Machallah habo mcn nolow jir oo jogo camrigaa hajiro ❤💝❤💝❤ que dieu te protege de mauvaise yeux inchallah et les ennemi 🥰🥰🥰🥰

  • @nimcoabdi7466
    @nimcoabdi7466 3 ปีที่แล้ว +23

    An other Level Ugbaad keep going hppti shrfy❤
    Qudha taad wadaagteen Qayrkeed hadhaaafteee
    Qanci oo jacyl Siii🤣

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow geesiyad ka soo jeeda HB dadka aan la waabin iyo gobta saaxil ee aqoon lagu gaadhin wllee laba reer oo dhalada halkeedii baad dhigtey noolow eedo ugbaad aragsan Demon vadowgaa taxdal ard

  • @muhiimsiciidmuhiimsiciid4504
    @muhiimsiciidmuhiimsiciid4504 3 ปีที่แล้ว +6

    Ugbaadey heesta xiligeedii bey soo baxdey horey u soco baayo cidna ha u jabin marnaba😍😍😍😍

  • @caydaruusmaxamed4090
    @caydaruusmaxamed4090 3 ปีที่แล้ว +3

    Ugbaad Maxamed cabdi Fanaanada Hargaysa wax laga waydiiyo Qarnigan🦁💉🫀💝

  • @farhiafelsan8102
    @farhiafelsan8102 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa markii igu horeeysay o arko fanaanad uur leh o hees qadeysa allaha ku fududeyo

  • @ahmedabdi6096
    @ahmedabdi6096 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestani ininkii Aqqon leH ayuu gar Kara. 🤩🙌🏻🙌🏻🙌🏻

  • @mounaawaleh8580
    @mounaawaleh8580 3 ปีที่แล้ว +41

    Je repete 10 fois cette chanson pour bien ecouter. Nice voice ma soeur ugabad argasan from france.......😛🤩🤩

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 3 ปีที่แล้ว +21

    Wow Amazing song Ugbaad aragsan! 🔥🥰✊

  • @mubaarikmkofficial8749
    @mubaarikmkofficial8749 3 ปีที่แล้ว +88

    INTA FAHANSAN INAY HEESTU QAMAR KUSOCOTO ISOO RAACA😂😂😎

  • @jaamacsiciid4794
    @jaamacsiciid4794 3 ปีที่แล้ว +6

    Qamar oo qoftaas aakhiro u dirin geeriduiisa xalaal mahan😇

  • @mohamedyaazein3179
    @mohamedyaazein3179 3 ปีที่แล้ว +54

    Markaas oo kale Reer burco waxay dhahaan
    Qamar iyo shaydaan baa deg-dega😂

    • @Arafodore
      @Arafodore 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂that’s so true lol

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว

      😂😂 iyadaaba ku dartay heesta calaf ku qaatay iyo deg deg baa ku qaatay ee marwadaada qimeey waqtina sii

  • @sagaladamxasan3702
    @sagaladamxasan3702 3 ปีที่แล้ว +7

    Dhaga hadal from ugbaad to qamar sugaNi💯💯

  • @ahmedabdulahi5201
    @ahmedabdulahi5201 3 ปีที่แล้ว +27

    Inta sidayda commen inay eegto usoo gashay like saar 😂😂

  • @samewademedia575
    @samewademedia575 3 ปีที่แล้ว +1

    Ugbaad Aragsan heestan waxay u samaysan tay sidii heesaha qaraamiga ahaa really waxaatahay fanaanada kaliya ee aan fanka xilligan ka dhagaysto

  • @ahmedqaylo3424
    @ahmedqaylo3424 3 ปีที่แล้ว +34

    Qanci OO jacayl sii waa sheeko kalee 😃😃😃😃

    • @aragsanfarah5835
      @aragsanfarah5835 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh h reer burco waxay dhaheen iyo shaydanba

    • @aragsanfarah5835
      @aragsanfarah5835 3 ปีที่แล้ว +2

      Degdega hada waxay iyaduna leday wad degdegtay

    • @ahmedqaylo3424
      @ahmedqaylo3424 3 ปีที่แล้ว

      @@aragsanfarah5835 saas weeyi huuno

  • @khaalidismaciil8628
    @khaalidismaciil8628 3 ปีที่แล้ว +3

    Ax ax wll qli Qamar sida ka daaa waa ika codsiye
    Niin ki qamar ma noole 😍❤❤❤

  • @ladaaabdulahi8715
    @ladaaabdulahi8715 3 ปีที่แล้ว +14

    Tan yan hesa lagu shegin way dhafatay hesa ❤❤❤❤

  • @icy_girlhikma5049
    @icy_girlhikma5049 3 ปีที่แล้ว +4

    Ugbadeyda
    Keep going darling ❤️
    Shaqsi Ii qalma yimi.......🦋

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 3 ปีที่แล้ว +14

    Queen of the somali artist female ❤️

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 3 ปีที่แล้ว +1

    Talow ma qamar ayaa wali sasabasho kale wata
    Marwadaada qiime qanciyoo wakhti sii
    Waa sheeko kalee

  • @mohedabdi242
    @mohedabdi242 3 ปีที่แล้ว +17

    Dagdagbaa ku qaatey kulahaa 🤣🤣
    Wlaley waxaagu waa dhago-hadalkii Oo hees ah

  • @khalidboqore8502
    @khalidboqore8502 3 ปีที่แล้ว +2

    Anuu waxa ii muuqata jacayl ay ugbaad uqabto Qamar suugaani
    Nin waayo badn NOOLA uunba garanaya

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 3 ปีที่แล้ว +12

    She was in love and she was let down, now she is sharimg her moments new hubby....Pregnancy everything that makes a girl happy right? (mashaAllah) ....people saying she is still in love with her ex husband by singing this song...I really think she is just sharing the shine with us😁
    Did she just give the middle finger at the very end 😂

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 ปีที่แล้ว

      The Word calaf baa ku qaatay iyo degdeg waxay cadayn exkeedii horre inay ku mashquulsan thy

    • @fadumojama1580
      @fadumojama1580 3 ปีที่แล้ว

      U said it all

    • @ahmedabdullahi7408
      @ahmedabdullahi7408 3 ปีที่แล้ว

      Serriously , she is so funny anyway she in ❤️

  • @minaa.3677
    @minaa.3677 3 ปีที่แล้ว +2

    Ugbaad waad ilowii ladahaaay qamaar..hadii farxaad hayssato maxaa ku dhabaa dhigeey.inarder adigu qimee nigakaa

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 3 ปีที่แล้ว +91

    The one N only QueeN ♥️👸UGbaaD 🙌

    • @shukriissaqcadehey6502
      @shukriissaqcadehey6502 3 ปีที่แล้ว

      ᴏᴢɪʟ ɪɴᴛᴀɴᴀ ᴍᴀᴊᴏɢᴛᴀ ᴄᴊɪᴘ ᴡʟʜɪ

  • @farahindhojacayl1749
    @farahindhojacayl1749 3 ปีที่แล้ว +6

    Muhimaduu waa inad qamar jecashahay walih👏👏👏

    • @BEAUTy_10889
      @BEAUTy_10889 3 ปีที่แล้ว +2

      Asaguba intaa wuu heesayaa oo uu ku hayaa hadaan mid ii qalanta heley maxaa ayada karabtaa hadey iska celiso

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 3 ปีที่แล้ว +44

    Another level ugbaad aragsan ❤️✊

  • @shukrialasow1158
    @shukrialasow1158 3 ปีที่แล้ว +1

    Naa anigu koleey waan ku wataaa wlhida qofku doono haku socoto heesta weey iga gadan tahy stong women💁‍♀️💪

  • @hodankhadar4039
    @hodankhadar4039 3 ปีที่แล้ว +6

    Qof nasiibku kaa direy soo jeedi waa qodob😫ugbaad this song is such asong💕

  • @khadroali4919
    @khadroali4919 3 ปีที่แล้ว +13

    Woow Masha allha Beautiful voice voice 🥰🥰🥰🥰👏👏👏💃🏼💃🏼💃🏼💃🏼💃🏼✅✅

  • @maxameddeekh4623
    @maxameddeekh4623 3 ปีที่แล้ว +8

    Qamar inaad ifur dhahdiid waku degdagtahy waxba xaka shalayniini🥲❣😰😭

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 3 ปีที่แล้ว +2

    Ugbaad aragsan waad tagtey jaceyl hore ayaad heshey👌✌💯

  • @air-wavechannel454
    @air-wavechannel454 3 ปีที่แล้ว +23

    I from America i liked somali song's like this song ❤️❤️❤️😘

    • @suadsaeed3233
      @suadsaeed3233 3 ปีที่แล้ว +5

      This English iyo America 🤣🤣🤣🤣

    • @faisahassan2165
      @faisahassan2165 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @fartuunsaciid1210
      @fartuunsaciid1210 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa yaap englishkaan qarbaanka eh maaba america loga hadlaa sidan u qor pro ( i am from america i like somali songs like this song) walalow naga saxbo luqada anku duceyee

    • @hannaha188
      @hannaha188 3 ปีที่แล้ว

      @@suadsaeed3233
      I from America😂😂😂😂

    • @khadraaxmed1362
      @khadraaxmed1362 3 ปีที่แล้ว

      Is good somaliya waan jeclahy ❤

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว +2

    Ex oo hees loo diraa Hadad Aragto Wali wuu ku dhex nool yahay.
    Lama sheegin 2bo guur kii ugu horey dhex maro oo is ILOOBAY 🥰

    • @Shamsiin
      @Shamsiin 2 ปีที่แล้ว

      Talking of you may be ✌🏿

  • @caso7
    @caso7 3 ปีที่แล้ว +6

    Qof Nasiibku kaa diray 👌 Qamar iyo shaydaan baa deg dega 😁

  • @naimoomar8988
    @naimoomar8988 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa 2 qodob o muhiim ah qofki wax garad ah fahmi kara 👌👌👌🥰Amazing 😘

  • @foziahbarre1956
    @foziahbarre1956 3 ปีที่แล้ว +7

    Another level 💯👌👏 shaqsi ii qalma yimi aan u qabay jacayl hore 😘😍

  • @عبداللهمحمد-ب8ر
    @عبداللهمحمد-ب8ر 3 ปีที่แล้ว +1

    shaqsi aan is jeclaaney yimi galney jawi qurxoon in laxanka laga dhigo aheedey. waayo heesta daadis ma ahan waa dardaaran iyo amaan🥰🔥

  • @aminaali2771
    @aminaali2771 3 ปีที่แล้ว +3

    AYAAN KAABA waa abwaanad qaali ah. Team Ayaan, ugbaad iyo Xariir 💖

  • @razak1350
    @razak1350 3 ปีที่แล้ว +2

    Aaway kii ay lahayd dube fiican buu leeyahay maxay kii hore ugu calaaca lee

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 3 ปีที่แล้ว +8

    Qamaroow qofta ka dhamoow ha is qomamayn qoyskaaga maamulo marna maad khasaarin❌🥺😂Dhiiga CIIDAGALE idhaqaaqay dag dag baa ku qaatay calafku uu qornaa wabaa wash😂😂☑️

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว

      😂😂 oo maxuu dhiig ciidagale ku qaadi naagta la leyahay heestaan bay aliftay ayaan caydiid so ciidagale ma aha ceebey tacaal

    • @lilzaakirgamer6695
      @lilzaakirgamer6695 3 ปีที่แล้ว

      @@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 😂😂Taas waa Ciidagale abakor muusaa abokor muusana Ciidagale waa necebyay arab bay sheegtaanba😂

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว

      @@lilzaakirgamer6695 😂😂 ma sidaasa

  • @mariammuse4153
    @mariammuse4153 3 ปีที่แล้ว +1

    Jawi qurux laan galay♥️❤🤍fursad qali ah ayaan helay shaqsi iqalaamyiy jecel hore

  • @malikabertan7480
    @malikabertan7480 3 ปีที่แล้ว +6

    Ugbaadeey heestani kuuma qalan fudeeyd baa ku qaaday wlhi😳😳😳

  • @RealIslaamic
    @RealIslaamic 3 ปีที่แล้ว +2

    Horta gabadhan ya u xadhiga🤕

  • @naxwamuxumed2383
    @naxwamuxumed2383 3 ปีที่แล้ว +22

    Best song the one and only ugbaad aragsan qalanjo maha labo maaha😍😍

    • @xamsemaxamed6862
      @xamsemaxamed6862 3 ปีที่แล้ว

      Naaa fanka iskaga fadhiso wax aad mesha ku hayso ma jire😒

  • @Alex-he2fu
    @Alex-he2fu 3 ปีที่แล้ว

    Mawarada qiimee
    wakhtigaaga qabee
    qudha tad wagadteen
    qarkeed hadhaftee qanci oo jacayl sii
    Ana nolol qabow
    iyo jawi qurux le ban galay fursad qali ah helay
    shaqsi ii qalma yimid oon u qabay jacayl hore💯💯

  • @ikraandilbaroffcial6051
    @ikraandilbaroffcial6051 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesta ineey ku socto Qamar intii ila fhmty farta taag☝

  • @iskufilan9151
    @iskufilan9151 3 ปีที่แล้ว +1

    Anna nolol iyo qabow iyo jawi qurux la baan galay shakhsi ii qalma yimid oom u qabay jecel hore 😫🥰

  • @Garaadbadan
    @Garaadbadan 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta og kan deg degay inuu qamar yahay isoo raaca 1m like😁🤣

  • @ahmedhusein9244
    @ahmedhusein9244 3 ปีที่แล้ว +87

    The song is very strong words to - Qamar Sugani
    We can't wait his response next weeks 🙌 👏 😄