Nimcaan Hilaac - Milgo Official Music Video

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 4.1K

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  3 ปีที่แล้ว +4210

    siwayn ayaan idiin salaamay bulshada qaaliga ah ee ku xidhan #Hillaac_Music heestani waxaan ka reebay dhamaan qoraaladii xaga hore laga raacin jiray sida ERAYADA , LAXANKA IWM waxaan ka raaciyay dhanka danbe ama dhamaadka heesta waana mid aan ugu talo galay #Mahadsanidiin

    • @walaltigerofficial3568
      @walaltigerofficial3568 3 ปีที่แล้ว +129

      Nimcaanow commentigaga Pin ku qabo👍👍

    • @leylaosmaan9069
      @leylaosmaan9069 3 ปีที่แล้ว +32

      🥰🥰🥰♥️♥️

    • @maanyareyacke9576
      @maanyareyacke9576 3 ปีที่แล้ว +44

      Nimcaanow fanka waad xoreysatay😄

    • @jimcalekaafi5616
      @jimcalekaafi5616 3 ปีที่แล้ว +31

      Legend fanka adiga iska leh heesagu waa wad saamayan

    • @amadomar485
      @amadomar485 3 ปีที่แล้ว +14

      Nolow fanan tagero buuxa❤❤❤❤

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 3 ปีที่แล้ว +239

    Nimcaan wa fananka kaliyee suga inta Abwaanku midhaha soo dhamaynayo, ee aan 4 kalmadood lasso ordin. Hilaacoow walal milgo iyo sharaf kunooloow. We love you

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 3 ปีที่แล้ว +80

    Fanaanki fananinta hilaci hirgalay 🤗
    Erayada 100%
    Laxanka100
    Musica 100%
    nimcanow tagero number one baan ahay 💖💖✋💯💯

  • @xaredoabukar784
    @xaredoabukar784 3 ปีที่แล้ว +45

    Adab, action macaan, asluub quruxsan, akhyaarnimo, suugaan Micne ku daboolan, ereyo miisaanleh. Qurux shaqsiyadeed iyo qaar kaloo badan ayad Qeerkaa ku dhaaftee Allow isha xaasid kaa xijaab. Masha. Allah

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 ปีที่แล้ว +234

    1 week 1M ayaa ila mida🔥
    From Boorma sooomaali ween dhamntiin waa idin salaamy🇸🇴🙌🙌🙌

  • @fosiabarre2752
    @fosiabarre2752 3 ปีที่แล้ว +336

    Dumarow heestan idinkaa Oo dhan baa iska Leh ❣️mid walabeyba qaad Oo ogow amaanta in aad istaahisho.
    Nuurka noloshadaAyaad tihiin dumarka somaliyedow ( Muqaal la daawado idinkaa dumarow ilaahey idinkaa deeqey)
    Viva hablaha Somaliyeed ❤️❤️❤️❤️

    • @hujuumyare1368
      @hujuumyare1368 3 ปีที่แล้ว +10

      Aad iyo aad allow dhowr gabdhaheena sharaf iyo cizzi ku noolaada 🥰🇸🇴

    • @istarabdirahman3636
      @istarabdirahman3636 3 ปีที่แล้ว +8

      Mhdsanidiin wllo Raggii Soomaaliyeed ee nasabada iyo garashada illahy ugu deeqay bad thiine 🙏✌️

    • @abdimatan28
      @abdimatan28 3 ปีที่แล้ว +4

      yes walaale you aer right.

    • @hatifomar3800
      @hatifomar3800 3 ปีที่แล้ว +3

      Hadalkaagu waa Kal iyo Laab
      Si weyn baad U Tidhi ----. wll
      Weyna Naga istahilaan
      Waa wada Gob - Gobishey midhan
      Alle ha scharfe

    • @ladanluula1
      @ladanluula1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdimatan28 7y

  • @AhmedMohamed-er2wq
    @AhmedMohamed-er2wq 3 ปีที่แล้ว +66

    Inta ila OG in ay heestan 1bil ku gaari doonto 1million 👍

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 3 ปีที่แล้ว +40

    Fankii soomaaliyeed ee sii dhimanayay waxaa soo nooleeyay Nimcaan Hilaac.
    The one and only living LEGEND
    🇸🇴Nooloow🇸🇴

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 ปีที่แล้ว +84

    Fanaan Dumarka Qiimahooda Yaqaan Allaha ku Sharfo Amaan oo dhan adiga ayaa inoo haayo Hilaac Hirgalay Salaama adiga iyo Calankeena Quruxda Badan 🙏🙏

    • @axmedtajir6386
      @axmedtajir6386 3 ปีที่แล้ว +3

      Ani ma ii jedid mya oo dumarka dhan madax ii saran😢😢😢

  • @mustafeabdirahman3903
    @mustafeabdirahman3903 3 ปีที่แล้ว +435

    10 M markay gaadho like iisaar 💯🥰👍

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 3 ปีที่แล้ว +40

    Nimcaan hilaac Fanaan Qaran🇸🇴 Guuleyso MasuuL✊

  • @38abdi54
    @38abdi54 3 ปีที่แล้ว +35

    Can't stop watching this song🤍
    It reminds me some good memories❤😪
    Muuqaal ladawado adaa mowle kgu deeqay🤩❤

  • @hanfisaleban3449
    @hanfisaleban3449 3 ปีที่แล้ว +27

    Legend nimcaan hilaac inta taageero buuxda uhaysa liketa haila dhaafina heestana markey 1 weak 2M kuxidho likta dhamaan borama dadkeeda inta jecelna likta

  • @fartunmoha8725
    @fartunmoha8725 3 ปีที่แล้ว +11

    Iska hees ma ahan waleee waa fanan qaali nimcaan hilaac ❤😍🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏

  • @farhiayrashiid5951
    @farhiayrashiid5951 3 ปีที่แล้ว +53

    poqrka fanka🥺🥰🥰🥰🥰

    • @amalcumarnuurcumar8780
      @amalcumarnuurcumar8780 3 ปีที่แล้ว

      Nimcaan hilaac dhal Cashaq cimrigaga alllh ha dheeriyo

    • @ShoobaayeAxmed
      @ShoobaayeAxmed 9 วันที่ผ่านมา

      M n😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @مريم143
    @مريم143 3 ปีที่แล้ว +11

    Milgo❣️
    Aman way uqalanta gabr wlba oo dhowrsan walidkeda adecda o naxris bdn🥀❤️❤️

  • @princesslastbbe5790
    @princesslastbbe5790 3 ปีที่แล้ว +78

    Waa mrki iguhoreysay nimcaan hilaac hees sodhigo aan islamarki dawado anoo qof ka arag jecliyaa nimcaan hilaac allow daa🥺❤❤🙏

  • @maryanomar9667
    @maryanomar9667 3 ปีที่แล้ว +30

    Geesi geesi dhalada Soomaaliyeed ayaa tahay Rabbi ha ku Xafido Insha Allah Nimcan Hilaac

  • @Galaalmedia1
    @Galaalmedia1 3 ปีที่แล้ว +496

    Hadad 1.2k comment iga dhex aragtay
    Macnahedu legend baa tahay ee like hayla dhaafina somali weyn
    from boorama❤

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 ปีที่แล้ว +61

    Masha allaah. Meel fiican baad ka gaadhay fanka. From hargeisa to Ohio 👆❤👏 halkaa kaga bax ku odhan lahaa oo Quran ka inoogu luuqee kaasaad ku guulaysan aduun iyo aakhiraba...😍✋

    • @Salwacooks
      @Salwacooks 2 ปีที่แล้ว

      Mash❤a Allaah.👍🏼😘👌🏼

    • @Qadar-em9nz
      @Qadar-em9nz ปีที่แล้ว

      Masha allah

    • @MaxamadMuuse-x7z
      @MaxamadMuuse-x7z ปีที่แล้ว

      nimvanhilac

    • @MaxamadMuuse-x7z
      @MaxamadMuuse-x7z ปีที่แล้ว

      ​@@Salwacooks❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MaxamadMuuse-x7z
      @MaxamadMuuse-x7z ปีที่แล้ว

      nimcanhilac. halkakawad

  • @ayanbintuabdirahman969
    @ayanbintuabdirahman969 3 ปีที่แล้ว +115

    Astanteda calanka iga badan❤🇸🇴 team nimcan hilac ismuujiya👍

  • @billeislajr9513
    @billeislajr9513 3 ปีที่แล้ว +10

    Nimcaan Hilaac poqorkii 5ta somaliyeed🇸🇴
    Fanan qaran 🇸🇴
    From Sanag❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴

  • @faathimaabdalla991
    @faathimaabdalla991 3 ปีที่แล้ว +41

    Cod+daganaan+Qurux ×style 😱❤❤m.a fnanka kliya soomalida ku tashto💞🕊

  • @moharoble7971
    @moharoble7971 ปีที่แล้ว +51

    Calanka markaan gacantiis midig ku arko waxaan dareemaa jacayl walaalnimo guul dhammaan dadka Soomaaliyeed.

  • @c2jboy304
    @c2jboy304 3 ปีที่แล้ว +12

    Another Hit❤❤
    ❤From Caaasimada Umada Somaliyeed🇸🇴🙋‍♂️

  • @amiinmahamoud2760
    @amiinmahamoud2760 3 ปีที่แล้ว +31

    The one only one #Hilaac_hirgalay
    codka🎤=100%
    music🎸=100%
    video🎬100%
    Heesta milgo anather level🔥

  • @mahdiahmed3769
    @mahdiahmed3769 3 ปีที่แล้ว +4654

    Heesuhu marwalba waxay ka hadlaan tilmaamaha dhibkaga lkn
    Quraanku wuxu ka hadla xalka dhibkaga hadad jeceshay quraanka LIKE II SAAR

    • @tamaamofficial514
      @tamaamofficial514 3 ปีที่แล้ว +26

      Fanaaan qaran

    • @mohamudgurey7878
      @mohamudgurey7878 3 ปีที่แล้ว +28

      Maxaaa ku keenay doqonyahow meeshan hakeenin eebe qowlkiisa doonfaaryahow😖😖

    • @mohamudgurey7878
      @mohamudgurey7878 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mahdiahmed3769 Soo anigu kuma dhalin aabo hoyadaa haceyn wiilkaygii akhlaaqda kaxumaatay bad tahy

    • @fatimaahmed946
      @fatimaahmed946 3 ปีที่แล้ว +14

      Yaa muqalibal quluub sapit qalbii callaadiinak☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

    • @mahdiahmed3769
      @mahdiahmed3769 3 ปีที่แล้ว +5

      @@fatimaahmed946 allahuma aamin

  • @abdirahmanaden9145
    @abdirahmanaden9145 3 ปีที่แล้ว +26

    The undisputed king of Somali songs. Another banger it is 🔥🔥🔥🔥

    • @RS-ti7bz
      @RS-ti7bz 3 ปีที่แล้ว +1

      What’s he talking about in this song? I don’t speak Somali only English but follow Somali people on TikTok and came across this guy’s name

  • @Saaboali
    @Saaboali 3 ปีที่แล้ว +22

    Viva nimcaan hilaac❤️🌺💉🩸 from somali🇸🇴❤️

  • @fosiabarre2752
    @fosiabarre2752 3 ปีที่แล้ว +91

    Heestan in uu ninkeygu Ii qadaad moodaa 😇😇 dumarow raga somaliyeed ha Ka quisanina Rag jaceyka yaqaana Ku dhex jire ( Waa mahad ilaahey Mohammed 🧡 In Aad garabkeyga joogto) Nimcaan hilaac Thanks 🙏🏽

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 3 ปีที่แล้ว

      Mohamed maxa logu dara ama hal le isla heysana gabarey

    • @mshaakir4155
      @mshaakir4155 3 ปีที่แล้ว +1

      mhdsanid ppe hhhhhhhhhhh

    • @hajiraibrahim3264
      @hajiraibrahim3264 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iqranuur6320 😅😅😂😂😃😂😂🤣🙄Ani xataa biloo kagiii haystaa bal soo jawaaab

    • @deeqaabdi.j3136
      @deeqaabdi.j3136 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iqranuur6320 😂😂😂😂😂

    • @razak1350
      @razak1350 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa yahaye abaayo maama malyuun iyo farxiya absiiye nagala hadal gabdhihii bay nagu direene

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 3 ปีที่แล้ว +52

    Ilaahay haynaga madoobeeyo heesaha wllhi qalbiga wan ka ncy hadana majojiyo

    • @roodajamac2521
      @roodajamac2521 3 ปีที่แล้ว

      Amiin ya rabi calmiin

    • @nimcomarcoz4098
      @nimcomarcoz4098 3 ปีที่แล้ว

      aaaamin🤲

    • @sundusmohamed3317
      @sundusmohamed3317 3 ปีที่แล้ว

      Iska daa dhagesigoda inkastoo sheydaan jiro ooku soo jidanayo wlhi anigabo qalbiga ka nacaa afkana wa ka qadaa 😓😪

    • @yarabbi5472
      @yarabbi5472 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sundusmohamed3317 Yaa Rabbi towva🤲🤲

  • @asmadheeman8091
    @asmadheeman8091 3 ปีที่แล้ว +8

    Legend nimcan mon chanteur préféré 🥰🤩 horey u soco salan sare from too Djibouti 🇩🇯🇩🇯

    • @Qaysargfn
      @Qaysargfn 3 ปีที่แล้ว

      Waaw hees zhidan igu dheh

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 3 ปีที่แล้ว +71

    Boqorka codkaa🔥
    Nimcan hilaac 🖤 intaa tageerta ismujiya 👍

  • @khadrahilaacchannel1986
    @khadrahilaacchannel1986 3 ปีที่แล้ว +17

    Kunjeerbaaan kuceliyaaa inan dhageestayba mamoodo heestan ilaaahay haku dhowro wll nimcaan fanaan nagu qaaaliya bulshada somaliyeed 🇸🇴

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 3 ปีที่แล้ว +259

    Milgo dumarku leeyahay adaa lagugu muuneeyey
    Mansab gobanimaad leedahoo marag ma doonto ahe
    Muuqaa la daawado adaa mawle kugu deeqay🔥
    Ereyo qurux badan💯

  • @aichaahmed225
    @aichaahmed225 3 ปีที่แล้ว +14

    What à beautiful song Masha Allah, nolow walal alfanaan Nimcaan Hilaac!😎😎

  • @Caaliyasharif
    @Caaliyasharif 3 ปีที่แล้ว +53

    Manka ubaxu dhaliyaa tahee oo macaan badanee Makalada xiskeygiyo wadnahaad meel ku leedahayoo wow 👏 Alle waxaan ku mahadshaa inaad tahay midaan doortay😍 Haddii aad Ajnebi guursatid muxuu kuugu heesi😁😁 Viva Wiilasheena Soomaaliyeed

  • @fartunmoalin8577
    @fartunmoalin8577 3 ปีที่แล้ว +22

    Fanan aqiyaarnimo iyo cod isku darsaday woof caleeyk.💖

  • @Ismahan12
    @Ismahan12 3 ปีที่แล้ว +88

    legend dumashi nimcan keep going 💕💕💕Gabaadhena darwishaada kusocota masha Allaah gabar darwishaad garabkaada jogta 😘❤❤❤❤❤❤💕 iskuwara my sis #Ayan Bashir😍❤❤❤

  • @AbdihaybeAli
    @AbdihaybeAli ปีที่แล้ว +21

    15M markaygaadho love isaara❤❤

  • @hamsexadaari9883
    @hamsexadaari9883 3 ปีที่แล้ว +224

    Heestan markay Gaadho 1m like hayla dhaafin 👍

    • @mohamedabdidahir2366
      @mohamedabdidahir2366 3 ปีที่แล้ว +1

      hada kuuma saarayo soo ma ahan

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdidahir2366 hhhhh 🤣😂 waar usar

    • @munishaabdi7597
      @munishaabdi7597 3 ปีที่แล้ว +1

      Hormaris uqaado😋

    • @ttyfgdgdgg753
      @ttyfgdgdgg753 3 ปีที่แล้ว

      Waaw🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍♥️♥️♥️♥️👑👑👑👑🙏👍👍👍👌👌👌👌👌👌🤲🤲🤲🤲✅💪💪👍👍👍👍👑🙏

    • @ibrahimadan4544
      @ibrahimadan4544 3 ปีที่แล้ว

      Intaay million yaa adi ku xasusanaye 😂

  • @bashiirxasanraabi2351
    @bashiirxasanraabi2351 3 ปีที่แล้ว +7

    Beenmaha tan hees way dhaaftay maxan kutilmaamaa 💯👌

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 ปีที่แล้ว +30

    1M 2 Weeks caadi ma aha Nimcaan hilaac🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @nur-vl9je
    @nur-vl9je 2 ปีที่แล้ว +6

    Waan ku jecelnahay nimcaan boqorka somalida from rer muqdisho ❤❤❤❤

  • @muhzinboqori2954
    @muhzinboqori2954 3 ปีที่แล้ว +15

    Fananka somalida ugu codka mcn waaku fasaxy ani legendow 7sano aaku taageeraa hilaacoow

  • @sacduushmaxamuud4859
    @sacduushmaxamuud4859 3 ปีที่แล้ว +11

    Waaaw walhi nimcaan in u fanan yahay ma isku racnay
    2weeks ayey 1M kugartay caadi ma ahan nimcaan allaha ku karaameeyo wallow heestu danbi tahay hadan ibni adanka shedanka wax no qurxinayo❤❤🙏😘❤❤

  • @soso_____queen1108
    @soso_____queen1108 3 ปีที่แล้ว +6

    Milgo dumarku leeyahay adaa lagugu muuneeye 🔥❤ Nimcaan hilaac fanka qaanad gaaruu kaga jiraa ❤

  • @nimcokaarshe400
    @nimcokaarshe400 2 ปีที่แล้ว +4

    Fanaaniinta wakhti xaadirkan fanankaan ugu jeclahay nimcaan hilaac allah haku dhowro🥰🥰🥰🥰

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 3 ปีที่แล้ว +33

    Fanaan somaliyèed Nimcaan Hilaac the legend is always the legend

  • @mohamedjacelow8727
    @mohamedjacelow8727 3 ปีที่แล้ว +21

    Hees aan inbadan sugene dadka ugu horeya ku jira hillac music jir oo joog 🥰🙏

  • @KingAbdifahi1010
    @KingAbdifahi1010 3 ปีที่แล้ว +7

    Laxankan heestan waxay isku eg yihiin heestii dhulka hooyaday waan jeclahay ee uu qaaday Daa’uud xanfar. Inta ila midka suulka soo taaga🥰

  • @abdihamiidahmed5773
    @abdihamiidahmed5773 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan wayn nimcaan c.raxmaan hilaac waa ninka kaliya fenka kuraaxaysto awana nin codmacaan zxp alha kuxafido pro

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi 3 ปีที่แล้ว +266

    anaa ogu horeeyo manta Heesti oguu horeysay aan faalo ka bixiyo wixi igaa dambeyso like ta haa ilaa dhaafiin huunayal

  • @amiinayaanle4745
    @amiinayaanle4745 3 ปีที่แล้ว +21

    Wooow nimcaan abdirahmaan xasan hilaac anigoon heesta daawan ayaan comment ka bixiyay love igu qabo nio from #Awdal #Dilla

  • @amiinibraahimabiib6552
    @amiinibraahimabiib6552 3 ปีที่แล้ว +19

    💯❤️✌️💥 First views From Canada ottowa Hilaacii Hirgalay Awlaadul Awdalia Horay u soco Zhp is muujiya reer Awdal Nimcaan Abdirahmaan Xasan Hilaac waan ku salaamey Bro🌸✅🍁Adal Empire

    • @ahmedyacko922
      @ahmedyacko922 3 ปีที่แล้ว +1

      🇬🇹 hilaac hirgalay

    • @aymanacasayr7351
      @aymanacasayr7351 3 ปีที่แล้ว +1

      Viva awdal dadkaygi

    • @hamsehussen5179
      @hamsehussen5179 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaar waa faanaan soomalia ee meel ha ku kobin waxasi waa qalade

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah nimcaan waa ka helaa this songs Inaba cadi ma aha wallakey keep it up good work masha Allah love 💘 these songs. Brovo Brovo Brovo ..

  • @ameinka5668
    @ameinka5668 3 ปีที่แล้ว +7

    Abti hilaacoow waan tuuray cimamadaada 🔥🔥

  • @hamdikarshe9822
    @hamdikarshe9822 3 ปีที่แล้ว +8

    1 Million heestan ka badan ayey istahisha my fv artist ♥️🥰🥰

  • @wiilwaalofficial1034
    @wiilwaalofficial1034 3 ปีที่แล้ว +17

    Meel kastoo jirkeyga xubnaha waa dhex mirataaa
    Legend nimcaan abdirahmaan hassan
    Best song an dhageesto 2021 pro keep going 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @mohamedhindha7868
    @mohamedhindha7868 3 ปีที่แล้ว +7

    Nimcaan Fanaan Aan Ku Doorsado Ma Jiro Runtii 🙏 Legend Noolow ❤🙏

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 ปีที่แล้ว +537

    Wowow Boqorkii Reer Ohio Waxkale Nimcaan hilaac cimada labo ma ahan ✌

  • @maxamedc.raxmaan5228
    @maxamedc.raxmaan5228 3 ปีที่แล้ว +23

    Thanks our legend I can say he is best somali singer we proud our singer we must attempt to reach this song Billion viewers

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 3 ปีที่แล้ว +7

    Caleyk sidaa u hees ama out ✍🏾✊🏼✊🏼 respect

  • @bilanbella684
    @bilanbella684 ปีที่แล้ว +17

    Nasiib uma yeelan inaan xaaskaga xalasha noqdo macne lkn waxaa nasiib uyelatey inaan si dhaba ku jeclaadey😭
    Waxaan ku jeclaadey si xad-dhaafa waxana nafteydii dhawacay in ka badan intaad i dhawacdey wayo marki aan ku wayey waxan moddey inaan wayey rajo waliba aan lahaa🖤
    Galgaceylkii aaad isiisay ayaa iwaaley ina maaan qadey bal hadaad ikhiyameyso maxad jaceylka waalida isiiisay😭🖤
    Reeer adigo dhistey ayaa wali saaid ku jeclahy 😭🖤😭
    Qalbigeyga oo kaliya madan dhaawicin waxa kalo iga dhawacdey wax waliba oo nafteyda uqaban lahaa 😭🖤
    Jaceylka aaad isiisay xitaa sikin inaan ku iloobo wuu idiiday wax waliba oo wanagsan wan kugu xasuustaa macane salad waliba aan dukanayo wan kugu ducesan jirey bal qiyaass sidan adiga ku ixtiraami jirey kaaga xishoon jirey kuu daneyn jirey kaaga warqabi jirey😭🖤😭🖤
    Nafteydii aad dayacdey ayaa wali ku hilmaaami la🖤😭🖤
    Kadaaaya qalbiyada daacada xanuunka iyo dhaawaca🖤😭
    Waxa macquula manta xaaskaga ine iga nasiib badantahy wayo waxa ninkeda noqdey ninkii aan ku duceysan jirey salaad kasta 4sano xariir dhaba laheyn oo waqtigeyga aan uhurey sida uheli lahaa ayey ayada si fudud ku heshay🖤😭🖤😭🖤😭
    Dunida oo idil hadii laga naco oo dadkoo idil ku khiyaaman aniga waye qofka ku khiyaameyn amarkagana adeecaaayo❤🖤😭
    Nalkiiiiii dunidow nasiiiip🖤😭🖤

    • @Kowtharkiin
      @Kowtharkiin ปีที่แล้ว +2

      Pls qof qiimahaaga garan waayay adiguna qiima ha u yeelin hadii kale waad qoomamayn doontaa noloshaada inta ka dhiman qofkaan adiga ayaa is raaciyay oo qof wayn ka dhigay bal qiyaas adoo kasoo qaada qof aan adiga waxba ku dheerayn bal adigu aad ka qiima badan tahay wlhi waxad arki doontaa adiga oo iskala wayn oo naftaada ku canaanan doona ma waxaan ayaad indhahaaga quruxda badan ilmo uga daadisay abyo mar walba isku day qofkii tagay inuu badalkiisa joogo ogow qofkaas mar walba oo uu ilmadaada arko waa mar walba oo uu isla sii waynaanayo adna wax hoose kuu arkayo balse haduu arko qosolkaaga farxadaada iyo inaadan waxba dana ka lahayn wuxuu raadin doona siduu kuugu soo dhawaan lahaa
      Taas iga qor abyo☝️❤️🫶👑 you are a queen hoos ha is gayn plz🙏

    • @bilanbella684
      @bilanbella684 ปีที่แล้ว

      @@Kowtharkiin mhdsanid waxa tahy garabkeyga ilahow ku xafid

    • @AbdallaCabaa-op7gz
      @AbdallaCabaa-op7gz ปีที่แล้ว

      😢

    • @abdullahabdi9505
      @abdullahabdi9505 7 หลายเดือนก่อน

      Walal ma nimcan baa mize qof kale 😢

  • @cabdishakurnuur7100
    @cabdishakurnuur7100 3 ปีที่แล้ว +7

    Libaax gadbuursi wàlhi wan ku wataa from saylac 👏👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 ปีที่แล้ว +39

    Runti waan kahelay aniga hestan, waxana umalynaya qof walba oo qalbi leh inay daren ku rebayso, kalmadahan cajibka’ah Alle waxan ku mahadshaa inad tahy midkan dortey ❤️

    • @craxmanoday6793
      @craxmanoday6793 3 ปีที่แล้ว

      anigaba si gaar ah ayay ii taabataa heestani

    • @roodoali1746
      @roodoali1746 2 ปีที่แล้ว

      Heestan waxan ku xasusta Jacelgeyka hore asga Aya isodiir hada kahor ila hada Qalbigeyka Kama bixin walhi aad iyo aad aye Daren u ledhay 🥺 wuu iga tagay bila sawab

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +650

    The one and only hilaac music

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว +6

    Legen Hollywood SOMALIA 🇸🇴 Nimcan Hilaac Music 🎤🇸🇴🤳❤️💕❤️

  • @abdirahmanjimaali6705
    @abdirahmanjimaali6705 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow!hees shidan🔥🔥🔥 Nimcaan hilac, fanan an si sare utagyeera salan sare sxp here from Kenya 🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @abdiqaniaxmed1904
    @abdiqaniaxmed1904 3 ปีที่แล้ว +19

    The one and only king Nimcaan Hilaac 🔥✊
    1m 1 week

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 3 ปีที่แล้ว +8

    The one and only legend we have right now 🇸🇴nimcaan fanan nagu matali kara fananiinta caalamka guulayso anaguna waanu ku garab tagaanahay bro

  • @Qalbi.Channel
    @Qalbi.Channel 9 หลายเดือนก่อน +26

    2024 ❤️‍🩹😍 Asxaabta qofkii daawanaya Like isaar pleas👏🌹

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 3 ปีที่แล้ว +68

    hesti karaystay bukaanadi 9months 11M score kas nimcaan aya wata cid jabisa wala laayahay
    Heestana sido kale inay noqoto hadad filayso Like

  • @sadikhassan8917
    @sadikhassan8917 3 ปีที่แล้ว +6

    Waana mahad illahay hadaad joogto midigteyda love song ❤❤❤❤

  • @mohameddeck5411
    @mohameddeck5411 3 ปีที่แล้ว +18

    Marwo an ku faano ba thy mowlo igu kaabay❤💯

  • @umuayman2120
    @umuayman2120 3 ปีที่แล้ว +3

    My favourite fanaan heesahaga kama dhargo iinoolow abid 😍

  • @Ahmeddhahar
    @Ahmeddhahar 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofkii ugu horeeyay e dawaday sow aniga maaha❣

  • @shuceebshanaana1551
    @shuceebshanaana1551 3 ปีที่แล้ว +8

    Best music 🎵 nimcaan hilaac legend wnku wataaa

  • @kalifahmed619
    @kalifahmed619 3 ปีที่แล้ว +139

    Muraadka leedahay oo dhan waxa xal u noqonaya salliga nabiga ood badiso salalahu calayhi wasalam 🥰😍🙏

  • @waisshassan
    @waisshassan ปีที่แล้ว +5

    Hestan si qara aya itabayna jawi an cadi aheyn na wan dhex mujaxaya ee ilaxow qabadhan niya ku hayo isii❤

  • @amiirmohamed4643
    @amiirmohamed4643 3 ปีที่แล้ว +16

    Waa hees aad u macan balse waxay ku fcnty qofka haysta gacaliso agtiisa ay jogto💑Aniga iyo dadki ila midka ah ee jaceyl ku ku xumday ee ku guul daraystay Waxan leeyay 🙏Allah haynoso wanajiyo naziibka

  • @sadaamlutan9767
    @sadaamlutan9767 3 ปีที่แล้ว +12

    Nimcaan hilac....he never disappoints

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 3 ปีที่แล้ว +27

    "Codka Talantaaligaaye tolmooon waa Nimcaanoo siraadan Rugtaadan kugu salaamayaa shoodhe"❤🙏

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimcan fanka wax kugu heysta ma lahan waxan kaso racey wigii fanka xidigaha geska xiligaz ayat na bartey fananka qarniga in aad tahay ogow manta kuwi adiga ka fican 👏😮👏 hore u soco wllkei 🎧💯❤ stylish man 👨

  • @sarwadofficialchannel7505
    @sarwadofficialchannel7505 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend nimcaan hilaac inta taageerta Farta taaga❤

  • @kiinhindi3542
    @kiinhindi3542 3 ปีที่แล้ว +10

    2013 ilaaa 2021 imadhafaan heesahaaga nimcaan waxaaan ahay tageera dhaba arsenal sidaaan u gadaalin dawashadooda baaa kaaaga noogin in aan ku daawado reer arsenal tageeradoooda waaa taagera dhaba wlhi adigana sidokale ilaaahay haku daayo

    • @Genius_29
      @Genius_29 3 ปีที่แล้ว +1

      Maaragte

  • @guutaalechannel6059
    @guutaalechannel6059 3 ปีที่แล้ว +91

    Fankaba hadii leydhihi lahaa maxkamadiisa noqo fanaan oodhan NIMCAAN HILAAC ayan kasoo reebi lahay 🙏🙏🙏 keep going fanan jiro inta igu racsan like dhac kusii

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah walalkeen nimcaan ❤️❤️❤️ madaxa no sarantahay 🌟🌟🌟

  • @updyrahmanalpha6241
    @updyrahmanalpha6241 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta sida nimcan wadani ah🇸🇴💙💙💙💪💪

  • @dekadagan4596
    @dekadagan4596 3 ปีที่แล้ว +14

    Jacaylakyga Hassan sidaan isku nahay buu tilmaamayaa allow nolosha nagu kulmi😢❤️

  • @Sharreboy
    @Sharreboy 3 ปีที่แล้ว +34

    Wow wonderful song bro. Welcome back my brother Nimcaan Hilaac we missed you. Mansha Allah.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇪🇸🇪🇸🇪

  • @FfFfff-sv2fo
    @FfFfff-sv2fo 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah alaha ku xafido waan ku faana adookal ilaah hano badiyo sidaa soomaali u jacashaahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴👍🌹💞

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 3 ปีที่แล้ว +58

    The real Somali singer our hero hilaac keep going bro💜❤🔥

    • @mohasolawi1829
      @mohasolawi1829 3 ปีที่แล้ว +1

      Garacow talent ledahy wad sosartay matantedi heesta

  • @sabrinamehdi11
    @sabrinamehdi11 3 ปีที่แล้ว +572

    I loooveeeee somali music and culture. One love from a moroccan 🇲🇦🇲🇦🇸🇴🇸🇴!

    • @mohatubemusic
      @mohatubemusic 2 ปีที่แล้ว +9

      welcome sis

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 2 ปีที่แล้ว +7

      MAA ALLAAHTABAARA KALAAH AFKAAGA SAMSAM IYO SIMAAR KUCAB. .INSHA ALLAAH
      💋💋💋💋💋💋💋💋👍👍👍👍👍👍👍👍👍💜💜💜💜💜💜💜💜🍎🍎🍎🍎🍎🍎🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋✅✅✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☂️☂️☂️☂️☂️🏕🏕🏕🏕☂️🇸🇴🏆🏆🏆🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️✅✅✅✅🏆💗💗💗💗🇸🇴☂️☂️🏕🏕🏕🏕🏕🎈🎈🏕🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗

    • @fahankanolosha1190
      @fahankanolosha1190 2 ปีที่แล้ว +10

      Dear
      Thank you for you massage
      we also love Morocco 🇲🇦 people's

    • @rabiabdillahi235
      @rabiabdillahi235 2 ปีที่แล้ว +1

      Merci ma chérie

    • @maxamedkaraama4306
      @maxamedkaraama4306 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohatubemusic b

  • @meddy4167
    @meddy4167 3 ปีที่แล้ว +8

    amazing hees iyo bar ❣ best Somali🇸🇴 song nimcaan🤩

  • @najmakayze463
    @najmakayze463 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan hillaac magaca ha jiro 😘😘

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 ปีที่แล้ว +21

    "Mansab gobanibaa leedihiyo maraga ma doonta ah muuqa l daawa ada mawlo kugu deeqay"🥰❤️

  • @northmusic1710
    @northmusic1710 2 ปีที่แล้ว +5

    The one and only legend " Hilaac music. 🇸🇴💯💯

  • @zakariyewarsame270
    @zakariyewarsame270 3 ปีที่แล้ว +5

    fv fanaaan nimcaan since 2014 -21 one love 🙏❤
    dib uso gali channalka heesti aheed katir laabta 👌💯

  • @sacdiyoahmed2737
    @sacdiyoahmed2737 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha