Ugbaad Aragsan || Xajiinta Hablaha Ka daaya || official video || 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 4 ปีที่แล้ว +649

    ..Xiniyo Reer kuma Mashquulo...
    Waa wereekii ugu halista badnaa ay Ugbaad
    Ragga kusoo qaaddo..
    Xaalqaata Dumaroow..

    • @naciimocali4216
      @naciimocali4216 4 ปีที่แล้ว +5

      M.a Abdi asker tnz wllo horay usoco Allah haku xafido dhamateen my wllo

    • @muhaahmed5571
      @muhaahmed5571 4 ปีที่แล้ว +2

      W

    • @cadceedvlogs3025
      @cadceedvlogs3025 4 ปีที่แล้ว +2

      Ististahaye kaa lanoqday subscribe

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Askari horta sidu hadalak u dhaho uga qosoliya ruuntii adigu xasarad jecelad ragu iyaga dumarka dhibay🤣✌

    • @somalivipchanel1730
      @somalivipchanel1730 4 ปีที่แล้ว

      @@maryanjimale9241 z

  • @ugbaadaragsan9878
    @ugbaadaragsan9878  4 ปีที่แล้ว +1159

    Aadbaa u mahadsantiin dhaman faniskayga
    Hesahyga cusubna halkan bad kala socon
    Doontan

    • @mohamedabdullahi3439
      @mohamedabdullahi3439 4 ปีที่แล้ว +35

      Waqtiga Yar aad Fanka ku jirto iyo Guulahagu aad Gaartay Waa Cajiib. Reexaantii Fanka Ban kugu Yeeraa.
      Aad ban Ku Salamay Ugbaadeey

    • @ramla3892
      @ramla3892 4 ปีที่แล้ว +14

      Inshallah heesha no so badi karbashka ah ❤

    • @iftinsuudi8931
      @iftinsuudi8931 4 ปีที่แล้ว +4

      Boqoradeydi 💍❤️🥰🥀🔐👸❤️

    • @jimcalekaafi5616
      @jimcalekaafi5616 4 ปีที่แล้ว +4

      Wan ku wata quruxey

    • @hindiaxmed9178
      @hindiaxmed9178 4 ปีที่แล้ว +14

      Ugbaad boqrada quruxda wn jeclanlha in Illahy wxn ka madobeyo o aad akhirdada illashto nisha Aallh

  • @keenodiidwaaye23
    @keenodiidwaaye23 4 ปีที่แล้ว +64

    wa gabar quruxbadan cod macaan, labisna taqaan.✍✍

  • @nazradaimond969
    @nazradaimond969 4 ปีที่แล้ว +124

    Ugbaad aragsan dadka moodaya inay heesaheeda cid ula danledahaY Hadaad dhagysiga heeseheeda bilowdeen Ugbaad waligeedbay daadis qaadi jirtaY Ee ka dhamaada inanta uguna hambalyeya heerka qurax badan ay ka gaadhaY fanka iyo Codkeeda dahabiga ahba😘❤👏 keep going Qali dumar Ogbaad AraksaN❤

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 ปีที่แล้ว +66

    Niinki Ugbad sii daaayay Alaaaa nasiib xumaa😥😥Quruxdii Adunka kas Waaba ka reysatay🥰🥰💎Xajinta Hablaha kadaaya😏😏

  • @naazirnaazir5781
    @naazirnaazir5781 4 ปีที่แล้ว +141

    Ugbaad dadka wanka jecelhy inta ila jecel like isara

  • @ridwaanbashiir2091
    @ridwaanbashiir2091 4 ปีที่แล้ว +22

    Ugbaad waa qofta keliyaan ugu jclhy hablaha heesa anigoon heeseheeda dhageysan waan iska jclhy dar alle ugbaadey gabadh reer puntland ah baan ahaye bal mar imow dhul udug inshllh ❤❤❤❤

  • @hafsaomar4156
    @hafsaomar4156 4 ปีที่แล้ว +2

    Ugbaad naagti qamar nabartay dadkana uekeysisay keep going kama daalo ina kudhagesto xajiinta hablaha kadaaya wow🤩🤩

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 4 ปีที่แล้ว +3

    Ugubad wan ku tgre from xamar waxan kugu sogeynaa muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤💋

  • @hamdaadamupdylahi7844
    @hamdaadamupdylahi7844 4 ปีที่แล้ว +68

    Naagta fanaanin badan o fanka waligod ku jiry dhaftay keep going ❤

    • @susum9099
      @susum9099 4 ปีที่แล้ว

      Inantani********

  • @dhalboqortooyo4152
    @dhalboqortooyo4152 4 ปีที่แล้ว +39

    Nabsi ma fudee wey iman doonta guushaada ugbaadeey BIG FANS waan ku wataa gar iyo gardaroba

  • @xamdadagan1140
    @xamdadagan1140 4 ปีที่แล้ว +2

    Waw ugbaad argzan taageero buuxda kuuhaya fanaand jirta noolow inty nololijirto wll👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @ifrahitotoolmon477
    @ifrahitotoolmon477 4 ปีที่แล้ว +14

    NaagTa KaliYeen Ugu JecelaHy FanaaninTa Ugbaad MaHameT Apdi NaagTi NaagaHa Ku WaTaa Hore Usoco McneeY ❤️💋❤️

  • @yazmenmohamed4079
    @yazmenmohamed4079 4 ปีที่แล้ว +209

    Boqorada quruxda io istelka inta team ugbed aragsana like hayla dhafina 🥰🥰🥰🥰

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 4 ปีที่แล้ว +2

      Qurux iyo style aya qalad ka fahantay ileyn waliged qawnanta qurux iyo style ma noqon
      quruxda wa asturnanta

    • @Drillmantitandragon
      @Drillmantitandragon 4 ปีที่แล้ว +2

      Xin iyo reer kuma mashuulee xajiinta hablaha kadaaya

  • @mandeqmanka8748
    @mandeqmanka8748 4 ปีที่แล้ว +25

    ❤❤❤❤ xal iyo nolalban aburo xin iyo rer kuma mashqule xajinta hablaha ka daya

  • @nastehiinaabdalla
    @nastehiinaabdalla 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlh blh Ugbaad eray kasta oo dhahda Qalbigeyga ayuu taabtay somaliyeey gabdhan dhaafa wa leys jclaada wana la kala taga

  • @zultanqaadiro6784
    @zultanqaadiro6784 4 ปีที่แล้ว +28

    Ixanta waa ixasuuse
    Ixaasida ina xumeeya
    Xasarad ila daba wareega
    Xaalado igu soo abuura
    Xeerkiyo dhaqankeena dida
    Danbiga qayb iga xanbaarta
    Xabaal baa inoo danbaysoo
    Xilbaad iga furanaysaane
    Cishqiga waan xurmaynayaa
    Dhagaha waan xidhanayaa
    Afkaan xakamaynayaayo
    Xaliyo nololbaan abuuroo
    Xiniyo reer kuma mashquulee
    Xajiinta hablaha ka daaya
    Xor noqo cidna haw xidhnaanin
    Xadkiyo haka bixin xuduuda
    Xawaaraha orodka gaabi
    Xiskii iga qaadan waayoow
    Shaydaankiyo xadantadiisu
    Jarbay kaa xoorayaane
    Hadaad ku xasili karayso
    Dhagayso xan shaashaqiisa
    Tani hees way dhaaftay ereyadeeda iga gadan
    Laxanka 100%
    Musiga 100%
    Ereyada 100%
    Codka 100%
    Muuqaalka100%
    Ugbaadeey hore usoco wll🥰guulayso waligaa👏

  • @faatix8
    @faatix8 ปีที่แล้ว

    Ixanta wa ii xasuse wlle qofki udhugta ugbad hesaheyda wa murti socota
    Tan marka dhageysto intad sacabka tumi laheyd adi naqo mid lotumo dhiri galintas ban hurtada uga kacay tnxz walashey ugbad respect 🙏

  • @cumarawdahir40
    @cumarawdahir40 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah ugbad aragsan alleh wax ku dhiba kuma tuso isha nacabku kaa dadan qof lab xadhan nolow hno

  • @samiaisse7070
    @samiaisse7070 4 ปีที่แล้ว +32

    Welcome back Queen of Queens Hubaal Heestaan wey qarxi doontaa🙏🙏

  • @aamiinapdirashid1624
    @aamiinapdirashid1624 4 ปีที่แล้ว +48

    Wlllhi qamarka la sheeGo ugbaad bn ku bartay hore usoco Wlzhy QaliH ugbaad araGzan

  • @hamdiomar8924
    @hamdiomar8924 4 ปีที่แล้ว +8

    Xal iyo nololban abuuro xin iyo rer kuma nashqulo xajiinta hablaha kadaya hees iyo badh 🤞😇

  • @maxmedmaxamuud9700
    @maxmedmaxamuud9700 4 ปีที่แล้ว +8

    Wow mansha allah Keep Going abaayo Cadowgaagu waa cadowgeena Garabkaagaan taaaganahay mar kasta

  • @Gacmadheere1
    @Gacmadheere1 4 ปีที่แล้ว +2

    Ugbaad aragsan fanaanad qiimo leh xajiinta hayskala kaa daba luudaan way ku habsaamayaane guulayso wlshy ugbaad qalanjo guul iyo bobanimo inta kaa xun iyo kuwa xiqdiga wada iyàagaa iska tagi
    Gubtu waa adoo kale guntu way dhibsanayaan
    Guushaada inanyahay ha
    Gubtaane waligood
    Guulayso noloshaa
    🙏

  • @nasriinquruxdumar543
    @nasriinquruxdumar543 4 ปีที่แล้ว +6

    Aragsan Wllshy aan aad u jeeclnahy Alle haku xiftiyo mcnto heeso aamana waankaaga fadhinaa xppti qaali ❤️❤️❤️❤️

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 4 ปีที่แล้ว +9

    Xeerkiyo dhaqankeena diida
    Danbiga qayb iga xambaarta
    Xabaal baa inoo danbaysoo 😥
    Xilbaad iga furanaysaan
    Heart touching wllhi🤐

  • @nimcoheego9543
    @nimcoheego9543 4 ปีที่แล้ว +6

    Wooow boqoradan jcla ugbad udgooney💋❤kal Iyo lap ban ku salamaya hadd qoralkeyga ad argto🙇wxn ku rajeynaya khyr bdn❤💯

  • @sahromaxamad9429
    @sahromaxamad9429 4 ปีที่แล้ว

    Wlshey ugbaad wllhi wan iskataa jclahy illhy kiiwii neceb xumantada kumatuso cimridheer I.o cibaado illhy hakusiiyo live you ugbaad wan jaclyn lahaa ina life ku arlo I.a wn kuarkidoona 💗💗💗💖💖💖💖💌💌💟💟💞💞 farhad iigunoolow mcnto

  • @miirahnazap6201
    @miirahnazap6201 4 ปีที่แล้ว +3

    Style ka nice
    Music nice
    Laxanka nice
    Codka nice
    Kugu haystaa xppti ugbaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi4852 4 ปีที่แล้ว +17

    Inantaan wlh qamar sugaani way jecled xor noqo cidna ha u xidhnaanin xadkiyo haka bixin xududka xaawaaraha orodka gaabi xiski iga qaadan waa💔

    • @ruwydaabdi9824
      @ruwydaabdi9824 3 ปีที่แล้ว

      Walal quruxey magaciiba wad iga xogtee 😅

    • @ramlacabdi4852
      @ramlacabdi4852 3 ปีที่แล้ว

      @@ruwydaabdi9824 😁😁😁

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 4 ปีที่แล้ว +6

    Woow ugabad naag adag
    Noloshadeeda wata
    Aan eegin wixii tagay🙏
    Hablow ha lagu daydo gabadhan

  • @ayandhalxash8265
    @ayandhalxash8265 4 ปีที่แล้ว

    Waarunteet walahay maxaa lagaga mazhquuli bahalka indhaha guduudan ee ay kadhigtay dad markii hore bahal buu ahaa kadip nin ayay kadhigtay nina baa saas ah abaalkiisa good ugbaad horey uso zxp mcn 🙏❤❤❤🥰🥰❤❤❤

  • @ikraanhusien2905
    @ikraanhusien2905 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa fanada aan dad nimadeeda io fankeeda jeclahay keep going ugbaad aragsan 🌹

  • @hotmanburcochannel1548
    @hotmanburcochannel1548 4 ปีที่แล้ว +8

    Wow masha allah waxani qurux kawaawayn waa xuural cayn masha allah sawt suurad lagudaray masha allah😘

  • @mohajusef8772
    @mohajusef8772 4 ปีที่แล้ว +433

    Ugbaaad aragsaaan inaay ka rasetay qamar ya ila arka 🤣

    • @muunamaxamed734
      @muunamaxamed734 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga zxp

    • @saciidcawale3279
      @saciidcawale3279 4 ปีที่แล้ว +1

      Kareysatay

    • @saberiinqun3997
      @saberiinqun3997 4 ปีที่แล้ว

      Aniga kula arkay

    • @saynabhassan2
      @saynabhassan2 4 ปีที่แล้ว +1

      Uganda aragsan edo mcn 💋💋💋💋💋❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abiztech6679
      @abiztech6679 4 ปีที่แล้ว

      Saw 24 H tusha kamuu saarnayn

  • @shamacinolosha3694
    @shamacinolosha3694 4 ปีที่แล้ว

    Xor noqoo cidna haw xidhnaanin
    Xadkiyo haka baixin xuduuda
    Xawaaraha oradka gaabi xiskii iga qaadan waaayo heart touchin words .

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 4 ปีที่แล้ว +4

    Fariid 💙gabdha u kaca oo igu sacabiya Ugbaad naag nool 👏🏿👏🏿

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 4 ปีที่แล้ว +6

    Ugbaad aragsan machallah!!quruxley dumashi nolow ❤💜💗💟👍❤❤💞💕💙💓💖🙏🙏🙏

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 4 ปีที่แล้ว +444

    Inta ugaabaad jecel like dhac kusiiya 💋

    • @jamalka_jj
      @jamalka_jj 4 ปีที่แล้ว +2

      Anaga maaha waa qamar oo kaliyee ugbaad wll maad luuqa uga sheegtid naceebaysee

    • @hodanmataan1524
      @hodanmataan1524 4 ปีที่แล้ว

      @@jamalka_jj waarun

    • @quenkaaba5668
      @quenkaaba5668 4 ปีที่แล้ว

      UgpaaT inla jecely3y waad araktaaye mawaxaad dayday3ysaa like no😂😉

  • @hibaaqmawlid4192
    @hibaaqmawlid4192 4 ปีที่แล้ว +1

    Naaaga adag igaaa dheeh ugabad argsan hore u soco boqarad reer. Sheekh isaq 🙏🏽🤛🏽😆

  • @somalitube3917
    @somalitube3917 4 ปีที่แล้ว +101

    Inta ila aragta in ay ugbaad waxkle nqoty like dhac igu siya😀

  • @hodannadif1970
    @hodannadif1970 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah keep going my dear eshaca hees waa run xajinta Hablaha kadayaa 🤪🤪

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 4 ปีที่แล้ว +17

    Axyaa cod axyaa istel axyaa qurux axyaa inan boqrada haweenka keep goin 🔥👏❤️😍💪ugbaad aragsan

  • @shulaacmawliid3612
    @shulaacmawliid3612 4 ปีที่แล้ว +5

    Walaashay waala yaabay ugbaad maxamed cabdi caanogeel nacabku hays wada daldaalo hore u soco

  • @malihanadofficialchanel397
    @malihanadofficialchanel397 4 ปีที่แล้ว +8

    Keep going wlshy....
    waxaasaa hees lagaa dhahaa
    QUEEN UGAABD🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥☄☄☄☄🔥☄🔥🔥☄🔥☄🔥☄🔥☄🔥☄🔥☄🔥☄🔥☄🔥☄🔥☄

  • @kureshyusuf6904
    @kureshyusuf6904 6 หลายเดือนก่อน

    Ugbaaad abaayo mcn ❤ ❤ ii farax sanoow waligaa
    Caabudwaaq
    Baan kaaso
    Salaamayaa
    Wagaa
    Taageera
    Kuma oranayo
    Ee walagaa
    Jecel yahay
    Waliba si qalbiyan ah
    Dirac karti badan
    Baa tahay
    Maashaa’Allaah
    Inaguna❤ qof ku
    Mr haduu dadnimo ka muuqato
    Kaayagii weeye
    Noo❤I mow abaayo macaan ❤❤ ❤
    Gaba gadii
    Xifdullahi
    Baanku iri

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 4 ปีที่แล้ว +129

    UGAAD ROOXAANTA FANKA IYO ADISOON OO
    QAABEEYEY PAST PHOTOGRAPHER WAA LA YAABEY
    WAX KALE WEEYE IYO XUKUN MILATARI

    • @Decoz292
      @Decoz292 4 ปีที่แล้ว

      Cawil shb waan kutaageeraa hore usoco Waxaan kaa codsan lahaa inaad ReactioN kasoo pixiso Barnaamijyada Qaaci show iyo heello Astan tV

    • @nemaodaimond464
      @nemaodaimond464 4 ปีที่แล้ว

      😂💋💋👍♥️♥️👏🏻👏🏻👌😍😍😍🥰🥰😍😍

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 4 ปีที่แล้ว

      RooxanTa Nin Baa La DhaHa

  • @barwaqoahmed8945
    @barwaqoahmed8945 4 ปีที่แล้ว +9

    Wllshy ugbaad aragsan masha allah keep going my sis dar ilahy ku jecelhy nolol warta ku rajaynaya qli❤❤

  • @arafat_abdilaahi
    @arafat_abdilaahi 4 ปีที่แล้ว +4

    Ax yaaH ugbaad wax aad heestabaH manta ayuunbaa hees ka hayaa wleeee💋💋💋💋💋

  • @mahadhassan1348
    @mahadhassan1348 4 ปีที่แล้ว +6

    Fananad buuxda ugbaad aragsan tageera weyn from Mogadishu ✌️❤️

  • @inacumar170
    @inacumar170 4 ปีที่แล้ว +19

    Xajinta hablaha ka da yaa ALLAH hesaha ha igA modobeyo 🤲🤲🤲

  • @amranabdi229
    @amranabdi229 4 ปีที่แล้ว

    Xabaaal baa ino danbaysoo xilbaad iga furanaysaane xaqiiiq wlhy esh calaa heees ugbaad aragsan afku kuma go o❤❤❤😘

  • @romaaalrihaaniofficial3646
    @romaaalrihaaniofficial3646 4 ปีที่แล้ว +5

    Dadkaan sida Xoolaha Uciyaya Qamar Iyo Ugbaad wa laba Fanaan O Fankoodu Shidan yhyr Waana Dad Wllo Ah Lkn Berito Markay Idin dhahaan kuwa naga daba Shaqeeyow wa na aragtaaan Mxaa Dhihi dootaan wr Dadyohw Heesihina Ma Iska Dhageysataan😘✋

  • @iuqmaanaxmed4470
    @iuqmaanaxmed4470 4 ปีที่แล้ว

    Malab waligaa nin kudoorsaday weyd hilib ah ayaan xasuustay quruxey garoobnimada kuma qurxanid aan duud Duud isku so raadsano xawaalka kahor quruxeey keep going from muqdisho

  • @abdikafiali9103
    @abdikafiali9103 4 ปีที่แล้ว +5

    Ugbaad The one and only fanaanad ku aaminsanahay wallhi horay usoco wllshey 👑❣️

  • @sacdiyoyusuf6448
    @sacdiyoyusuf6448 4 ปีที่แล้ว

    Hablahii beey dhunta ugaleen uwacyigali hablaha kadaaya xumanta xabiibti horay usoco

  • @salmafaysal6139
    @salmafaysal6139 4 ปีที่แล้ว +8

    M.a ugbaad aragsan hore uzoco boqoradii hablaha💋😘😍❤👏

  • @YuYucutie85
    @YuYucutie85 4 ปีที่แล้ว

    Jawaabtan qamar kuma socoto dadka Somaliyeed ku socota dadka is furay ha isku dirina calafka haduu dhamaado Markasta walalnimada ma go dee 🥰🥰🥰

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi ugbaad Aragsan aad iyo aad
    Ayey uga Reesatey qamaro sugani
    Ugbaad shax shaxdaydii
    Iyo nuurkeedi ayaa usoo noqday
    Ugbaad Aragsaney caafimad iyo
    Cimri dheer ayan ilaahay kaga
    Baryeyaa

  • @nimcomohamed2266
    @nimcomohamed2266 4 ปีที่แล้ว +1

    Ugbad aragsan qof tagtay oo talaabsatay hore u soco

  • @ayanahqannih2571
    @ayanahqannih2571 4 ปีที่แล้ว +6

    Ugbaad nolaywllshy keep going ikhtii💋💋💋❤❤

  • @sharifhodale8996
    @sharifhodale8996 ปีที่แล้ว

    Ugbaaad aragzan cod baa ku dhmaday. Huno keep going

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 4 ปีที่แล้ว +8

    Ugbaad maxamed cabdi aragsan naag adag keep going 💞❤🥀🥰

  • @matanahadjibouti719
    @matanahadjibouti719 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha dumashii kal iyo laab waa hees mcan horay usoco

  • @zaaqacisse4228
    @zaaqacisse4228 4 ปีที่แล้ว +17

    Qaali dumar horay usoco ❤❤❤❤

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 4 ปีที่แล้ว

    Ugbad aragsan adban ku tagera mcnto jiir oo jog waliga ❤️❤️❤️😍😍😍👄👄👄🌷🌷🌷🌹🌹🌹

  • @xidigcabdulahi7064
    @xidigcabdulahi7064 4 ปีที่แล้ว +156

    Boqorada codka boqorada stlka xajiinta hablaha ka daya like dhac

  • @upthizhakurofficial4084
    @upthizhakurofficial4084 4 ปีที่แล้ว

    m.alllg kep going wllzhy ugpaT mahaneT adan aragzan ku wata wllo wllhi

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 4 ปีที่แล้ว +6

    Manshaa Allah ugbaad here usoco
    Cadawgaa carta hosteda weeyaan

  • @ayaanapdi4645
    @ayaanapdi4645 4 ปีที่แล้ว +1

    UGabad qalii qean dumar qoofan tageero fankeeda hore usoco💋🥀🥰💖💔

  • @ana2604
    @ana2604 4 ปีที่แล้ว +12

    Ugbaad aragsan farxad kunolow wll qli❤❤❤❤❤

  • @barliinnurmohamed7225
    @barliinnurmohamed7225 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa iskajeclahay gawashan Allah u waad qeer qawa hakusiiyo amiin

  • @zamiitaaxaseyn2978
    @zamiitaaxaseyn2978 4 ปีที่แล้ว +7

    Xin iyo reer kuma mashquulee xajiinta hablaha ka daaya🙏💙✌🇸🇴

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 ปีที่แล้ว +1

    Ugbaad qurux iyo codba wey kuheysata fank ❤😍

  • @khaalidahmed9176
    @khaalidahmed9176 4 ปีที่แล้ว +3

    Queen ugbaad argsan hore usoco 🙌🙌👑🥰

  • @farxiyosiidow1com371
    @farxiyosiidow1com371 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi adiga qofka erayada kuu keena anigu onbuu itaabtaa uu iga Yara xadaa mahalaha anoo horda ogbaadey wlhi waa xaqiiqa mcnto

  • @abshircade4147
    @abshircade4147 4 ปีที่แล้ว +4

    Boqorada quruxda Ugbaad Mohamed Capdi ku jeclahy walshy

  • @kowthardaleel150
    @kowthardaleel150 3 ปีที่แล้ว

    Ugbaadey wlle waan ku jeclahay wlhi wllo cadawgaa u noolow

  • @araweeloaseebe3906
    @araweeloaseebe3906 4 ปีที่แล้ว +3

    Ugbaad Waaan Ku WataaH♥️

  • @khaaliddaacad5761
    @khaaliddaacad5761 4 ปีที่แล้ว +2

    ♥♥♥Innaba caadi maaha ugbaad maxamed cabdi (𝙰𝚛𝚊𝚐𝚣𝚊𝚗) alle ha ku xafido wll qli♥♥♥

  • @cuddoonjamac346
    @cuddoonjamac346 4 ปีที่แล้ว +14

    "Xor noqo cidna how xidhnaanin"
    Wixii aad haysatoba waa Lagu dagaalamaaye
    Wad gar naqsatay inaader
    Gebilay ban kaasoo salaamaya👋

  • @kabbiilatube6800
    @kabbiilatube6800 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow waaw m, a ugbaadey in aan kula hadlo ayaan doonayaa jawaab ayaan kaa sugaayaa

  • @salaxmaxamed1193
    @salaxmaxamed1193 4 ปีที่แล้ว +3

    Ugbaad aragsan aad baad xppti umahadsan thy hees iga dheh filin iyo badh

  • @cabdulahimaxamed5826
    @cabdulahimaxamed5826 4 ปีที่แล้ว

    .Xiniyo Reer kuma Mashquulo
    Waa wereekii ugu halista badnaa oo ay Ugbaad aragsan ku sooqaaday
    Ragga.
    Xaalqaata Dumaroow

  • @khaalidibnuxarir3334
    @khaalidibnuxarir3334 4 ปีที่แล้ว +12

    Ugbad aragsan keepgoing pro
    You and addsion

  • @safiaosman1424
    @safiaosman1424 4 ปีที่แล้ว

    Waleee waaa runteed xal iyo reer baan abuuray anbeeee xajiinta hablaha ka daaya ayey tidhi really

  • @khalidbonaldo2360
    @khalidbonaldo2360 4 ปีที่แล้ว +11

    Ugbaad aragsaney adu kolpa nin soo qurxi hadana hakaaga baxo ......😀😁full respect uGbaad

    • @saynabjibriil417
      @saynabjibriil417 4 ปีที่แล้ว

      War nio qamar mrkay is qaben inantu way dhubnayd ninkan dambe wa ku naxday marwo marwo ayay noqoty ba

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah ugbad nohiili Walaal keep going hees wanagsan love it.

  • @fardowsonuur8730
    @fardowsonuur8730 4 ปีที่แล้ว +8

    Ugbaad afhayeenka gabdhaha soomaaliyeed ee aan hadli karin baa u cimaamaday anigu🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @hibaakaadan5619
    @hibaakaadan5619 4 ปีที่แล้ว

    wll waan ku tagera hore u soco mansh allhu waad quruxbadantahaye qarso quruxda

  • @baxsanyarey1112
    @baxsanyarey1112 4 ปีที่แล้ว +12

    The best song my queen ugbaad aragsan♥️💋👸

  • @iqradaahir866
    @iqradaahir866 4 ปีที่แล้ว

    M.a wlh weyka resatey soo ayada naxde wahwaaah m.a hore usoco ugbaad

  • @asmaxuseen192
    @asmaxuseen192 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ugbaad hore usooco qali

  • @apo4417
    @apo4417 4 ปีที่แล้ว +1

    Wale ninkii kaa tagaa ayaan daran nimcadaan bal ila eega ugbadey wale tagero kalaan ku ahay byoh 💕💕💕✨

  • @bilewarsame3895
    @bilewarsame3895 4 ปีที่แล้ว +20

    Firs veiw like ha ila dhaafin haddaa iga danbayso.

  • @AadanCumar-po2np
    @AadanCumar-po2np 6 หลายเดือนก่อน

    Jah Walaal aragsan waan ku taageeraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว +7

    Ugbaad way naaxdy amarka ilaahy mcaan by noqoty❤😂

  • @zaiynabsaafi7930
    @zaiynabsaafi7930 4 ปีที่แล้ว

    Ugbaad aragzan macnyy haplo uqalithy runtii dhep pn🥰🥰🥰🥰 ku jeclahy😘

  • @monaasirofficial772
    @monaasirofficial772 4 ปีที่แล้ว +9

    Woooow mashallah wll 😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤🙏

  • @qaaluushmuxydiin1899
    @qaaluushmuxydiin1899 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaninyo rer kuma mashqule
    Xajinta haplaha kadaaya💯❤
    Pqrada codka ugbaad ❤