When things were at their very worst: 2 Suns, Cross in the sky, 2 comets will collide = don`t be afraid - repent, accept Lord`s Hand of Mercy. The first sign - the Earth will spin faster. The second sign concerns the sun, which will loom larger, brighter and begin to spin. Scientists will say it was a global illusion. Beaware - Jesus will never walk in flesh again. After WW3 - rise of the “ man of peace“ from the East = Antichrist - the most powerful, popular, charismatic and influential leader of all time. Many miracles will be attributed to him. He will imitate Jesus in every conceivable way. Don`t trust „pope“ Francis = the False Prophet - will seem to rise from the dead - will unite all Christian Churches and all Religions as one. One World Religion = the seat of the Antichrist. Benedict XVI is the last true pope - will be accused of a crime of which he is totally innocent. - banking collapse was deliberately masterminded by the Antichrist - Antichrist will step in and create a false peace in the state of Israel by joining them with palestine in an unlikely alliance. - „He will recite extracts from My Teachings, which he will passionately proclaim from every secular stage in the world, until people sit up and take notice of him.“ The Book of Truth mdmlastprophet.com/you-have-been-given-the-armour-use-it/ mdmlastprophet.com/the-world-is-about-to-undergo-the-next-stage-of-cleansing/
Sxb wa la kla taga ee Ka daba hadh sxb Ogow sxb haddi calafku dhamado walaltinimadu ma dhamato ee Ugbaad iyo qamaar hda wa walalo Ee dhaxdoda ha ku ceebobin sxb qli
@@Abdulkga ilahay ba ka raali ah hees music leh🙄wll ilahay haka been sheegin quran iyo axadista so aqriso danbi ban iska xalashanay Saad ilahay been ka sheegaysa😏
We don't like wen some body talk our women's our culture is like that so my friend now u know our culture we never talk about women's white or black what ever they are just look and pass no description it's shame in our side or some states u my lose ur life
@@risakovzuzu3854 ok no problem many people don't know but now u know we used to be north somalian but we separated the rest of Somalia in 1991 so now we call our country REPUBLIC of somaliland
Wllo kuma aqaano lkn hadan musulimnahay waxa haynoga bahanyhy in aan diintena ku adkaano calaamadahaana hanu izka ilaalino Lkn wxn u jeeda in ay fanaanitii diinta ka wada baxeen fanaanita badankooda calamdani way ku badanthy in ay u samaynayaan u kas iyo in ayna garnayn ma aqaano lkn sanadkani danbe wxy ka dhigteenba wax caadi lkn illahy ka baqa ayaan odhan lahaa heesuhu meel xun ayaa ay idin gaynayaane
@@queenquruxsan3394 maya wllo sida runt ah aya sida ah ninka hada qaba be jecleyd intu xamar kumaqna be la jogte ugbad tasina wa xaqiqo qamar marku hargeisa kulabtay sabbta loxiray lona dilay aya tas ah anyway dambigas Allah kadhaqo anakana Allah naga cafiyo xanteda🙏
Heesaha waxaa kamacaan quraanka kariimka like
Hees iyo quraan hais barbar dhigin xayawaan yahoow
Maxaa hadaa halkan ku neenay
Maxaad iska barbar dhigaysaa qur.aan iyo heeso?!
Kuwa like usaraya kadaran
Waa
Runtaa wllo
Inta ilaaragtay in qamar sugani karaysatay Qurux ayey noqotay♥️🇸🇴❤💟qamr sugani adaa naag sakaraad dooratay nafaqo ayaa katagtay💫💞💞🤞💫
wlhi waa runta😂😂😂😂
@@adnasiciid6553 Wllo #Subscribe igu cawi
Quruxda somaliland 💚🤍❤
@@sakirepere8256 ☺♥️❤🇸🇴♥️
Qamar sugaani siduu noqday miyaad arag bahal madow awal bay degdegtay. libaax ilbaxay heshay kalsooni leh ku qaba ku qabto
Heesta quranka Allah ayaa ka macan😍😍😍
Saxwaye but kadaa walaka mesha Hess ayakusocoto plz
ugbaad doqonta laamida kadhaqaaq yaanuu karyoon ku jiidhine
Heesta permet Allez est la manœuvre 😍😍😍😍😍😍😍😍
Maxaa meshan Ku keenay he😡
@@faraxxasan5743 า
7 million intesa garin Like iisar 😰😚
Heesta waxaa ka fican quraanka hadad alle jeceshahay like isaar
Quraanka alle hasoo garab dhiginba heesaha
Quran Allah hakudellen stupid
G i
Baastarad baad thay quraan maa meeshaan lakeenaa wxaa laga yaabaa iney iyda kaafiican tahy
NIINI
Uktegej
Ugbaad Oo Noqotay Waxaan La Heli Karin
Taageeraha Ugbaad Aragsan Hadaa tahay Is Muuji
Welcome Back Queen Aragsan 👑👑🦁
9o9
naagtaa maxaad isaga dhajin ee naasaha waaweyn khaniis
asc
@Abdi Mohamed 💋
Gfdf
WaR inta ila argta in qamar indhaHa laga dilay hayzka zoo tuurtO😂 like qamar halaga qariYo😂💪🏿
Wad ila fahantay hhh
Heestaan waxaa kasii macaan kanasii quruxsan quraanke alleh noo keenay kusaliya nabi mohamad scw ❤
❤❤❤💑💑💑💏
scw scw scw scw scw❤❤❤
Scw scw scw
Scw🎉❤❤
5million Markey gaadho heyla dhaafin like ta😓
🌙🌛🌜🌝☀️☀️☀️⭐🌬🌬🌬☔⚡💧
Haye
🌝🌞⭐🌛🌛🌛🌩⛈🌛🌝🌜⛈🌜⛈🌠🌪☁️🌟
Mxa hlkn Ku keenay hadaa
Haddi i ìik22 2b
9⁹th the 9p 9th ⁹9 and ⁹òjj2kw2k⁸
Ugbaad wax kale waa layaabey hasocoto
Hawshu weeyaan boqorada codka 2017-2021
@Mariano Official hadal la copy greyay 😂😂
Cawli waxa kale hhh
Yes keep going ugbaad fanaand codka
Reationka yan zugyn
Hal abuur wll subcribe iisaar waan kuu saaray fadlan wll
Walhy Anu Heesta Kama Yaabin Ee Quruxdeedan Ka YabaY Inata Ila aragtay Ina QuRuXbadnatay Like Saar ❣❣
Masha allah dheh huno
Masha allh kudar hee walal
War WA MAKE UP LASOCO
Haye
Walahy
Inta xabiibkeena muxamadscw jecel like iisaar bleas
Mashala
Issue
Hjjx ♥️♥️💔💔❣️
Scw scw scw
Scw
InTiidiinta Islama aH Haysata alle Janada Ha GeeYo HaLkan Ka Muuqda ❣
Amiin
@@aaliyaadan814 eHLu Janno ❣
When things were at their very worst:
2 Suns, Cross in the sky, 2 comets will collide = don`t be afraid - repent, accept Lord`s Hand of Mercy.
The first sign - the Earth will spin faster.
The second sign concerns the sun, which will loom larger, brighter and begin to spin.
Scientists will say it was a global illusion.
Beaware - Jesus will never walk in flesh again.
After WW3 - rise of the “ man of peace“ from the East = Antichrist - the most powerful, popular, charismatic and influential leader of all time. Many miracles will be attributed to him. He will imitate Jesus in every conceivable way.
Don`t trust „pope“ Francis = the False Prophet
- will seem to rise from the dead
- will unite all Christian Churches and all Religions as one.
One World Religion = the seat of the Antichrist.
Benedict XVI is the last true pope - will be accused of a crime of which he is totally innocent.
- banking collapse was deliberately masterminded by the Antichrist
- Antichrist will step in and create a false peace in the state of Israel by joining them with palestine in an unlikely alliance.
- „He will recite extracts from My Teachings, which he will passionately proclaim from every secular stage in the world, until people sit up and take notice of him.“
The Book of Truth
mdmlastprophet.com/you-have-been-given-the-armour-use-it/
mdmlastprophet.com/the-world-is-about-to-undergo-the-next-stage-of-cleansing/
💞💞💞💞💗💋
M.n wll horey usoco dadka heesaha dhagaysta markasta Hanson wll mcn
Intaa iguu racsan inaay naxady ugbaad agragsan 🥰🥀 love 💘
Aniiii😅😅😅
In reer somaliland Quruxda Dalkooda muujiyaan inta Ila aragtay like
😍❤🧡💛💕❣🤎💜🖤🤍🤩😗😑
xoollo
iidoorland waa jabhad 2021 waana lasoo afjarayaa sidaadii baad qaxaysaa
@@mohaanciseali3704 hhhhhh maxa kugu wacan af xumada 🤪🤪🤪
Olol dhamal waa sidaa inaadeer waanu sii qurxinaynaa waliba adana mahadsanid cidii makhruuq ahna dee ciil haw bakhtido iyadaa halkaa isdhigayee kkkkkk
@@mohaanciseali3704 😂😂IYAGOO JABHAD AYAY AH WADANKOODA XORAYSTEEN MACDALA WAABA IYAGOO DAWLAD AH ADAA XOOLO AH ABTI EE CAQLIGU HAKU SHAQEEYO
Am from Suoth Sudan and I don't even understand any single words,
but i love this songs...
Love you Somalia 🇸🇴 people
Ugbad Aragsan inay Qamar Suugaani Ka rayzatay inta iguh Racsan like dhackazii
Hadalka is adkee niwa sidii dumarka ha u hadline
@@saidmohamed8078 zxb hala yabin malaa habluu la kore😏😁
Maxaa qamarmeesha keenay misewax kalood kuhadashaad waday@
Sxb wa la kla taga ee
Ka daba hadh sxb
Ogow sxb haddi calafku dhamado walaltinimadu ma dhamato ee
Ugbaad iyo qamaar hda wa walalo
Ee dhaxdoda ha ku ceebobin sxb qli
Aad iyo aad bay o ka raysatay🤣🤣
Geenyada Garxajiz
Billions ha la gaarsiyo
Hadii kale adi lee waaye🥰
Www👌👌
ninkeedina garxajis buu ahaaaa
@@quluupmideeye6370 waxad ka
Hadlayso man fahmin heegoye
Like-ta ku qabo niyow
Hoyada garxajis iyo qabyaladiistihi ku dhalay wase wa fanaaanad somaliyed
@@aysartube9982 adigu xagaad ka gubanaysa waa runo waa garxajise
Heesaha Quraanka kariimka oo ladhagaysata Ka macan 🎧🎧
maqxx
@@munisaali7118 p
waadba ogtahee
Maxa uu dhagaysansysa hee. Ogow liketa aad kuradinayso inad nar iyo jahanabo shaqaysanayso.
Sax
Ma aragtaan sikinka 16-18 waxay samaynàysaa Calaamada Shaydaanka
Subxaanallaah 😥😥😥 soomaalidii
Way is muujiyeen inay diintii xabiib keena
Meel cidlo ah uga dhqaaqeen😥😥😥
Waxanad cadeen uu heyn ha ku hadlin wll aqiro waa leys waydinaya hadalka
Sax
Haaa wllhi waxaaad hbin lama sheego
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Asma-hchgffshaj❤❤❤1lz
comment intaa leeg hadad iga dhex Argtay Lengend baa tatahy wlhi ✌🔥
🧤
Fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya.
@@socdaalfilmsvlogs hhhh copy socdaa tahay shuuba ku dhashee
Sida saxda ...
Kuwa doonaya inay maalgashadaan bitcoins iyo forex, dhammaantood waxay udubdhexaad u yihiin guushaada. Waa tan lambarka taleefanka maareeyaha; Waad kula sheekaysan kartaa isaga ilaa Whatsapp si aad u bilowdo maalgashiga. +17143846726
Nasib malih di
Cidiiii ah taageeraha ugbaad aragsan hasoo tidha Like
th-cam.com/video/i0lrJ84Y8jg/w-d-xo.html subscriber igu sharaf wll
Haye
Wll
Sharafey
Haso
Dad badan waxa laga yaaba iney fahansaneen “ha iga dhiman geerida horteed” wxa loola jeeda adoo nool qof iga dhintay ha noqon
Mahadsanid qli aniga ka mida dadka la yaabana geeridaa horted la dhimanyo kkkkkk
Mahadsanid wll waan la yabanaa amba lkn hada waad I fahansiisay 🙏
@@rahmaraaxo4311 adiga mudan wll
@@ak-di9nn isku leenahay
Shukrn wll
Si dhapa wan ku jeclahy ❤️🥺 2023 🙌🏻✨
Alxm
Hrej
Grjv
ugbaad halka kasiiwad rer hargeysa like isara gobta isma dhaafte
💚🤍❤🥰🥰
Isoo booqo wll mcn qali
Ilahyow nooziyadii quruxda💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🥰
Anigo Rer Hargeysa eheen aya Like saaray ku xumeen 😂
Fhfvffhgd was
ug
Inta dhawr jeer ku ceshetay heesta🤣🤣🙊👍👍
Kalatagii qamar walle qurux iyo shaxshax leeba kaqaaday 🥺🤤❤️
The best Somalia song ever. I love it 💗😍
Mac Mac
❤️
Aabahay Baa IGU Yidhi Hadad 1k Like Heshid Waan Kuu Guurinaya Marka Meesha Ha igu Ceebaynina😂
Daalin yahow
Sawdigan daawanaya
Waxpa ku dhiman adiga ilay waa la ogyhy taasi qof walan mia thy
maxaa kasoo raadisay mark halkan inlen dugsi mahe
Hese shidaan kwrn heset soo dhameseter
Inta qof oo kuso cesh ceshatay like ta dhac ugabad wey tagtay horay utiri tagtaye libin bad horseday 🙉🔥
th-cam.com/video/i0lrJ84Y8jg/w-d-xo.html subscriber isaar huno
HA DAQIQO XITA UMA UGULI
L
Dadka oo dhami way ilaaween Aakhiro iyo inaa mur uun aduunka ka tagayso ilahy haynaga dhigo kuwii akhiro libaana plz like saar hadaa jeceshahy libanta aakhiro
,
Intii hore een comentigaga akrinayay waad ficneed lkn markaad like iyo wax tiiri waabaan ka booday
@@muayidmahamed1080 6.kmjj
Wllhi waalailwy wll mac aakhiro
adigu maxad u daawanasa hadad aakhiro xasuusan tahay
mise aakhiro like ta kaaga khayrad badan
HaaLkas wxa igu muuqada Lamigi TagY Jiry saaxiL barbar magLaYdi Long life wn uxiizy mesha socadaLka ka so biLaya From Chicago
Cv
Ugbaad inay qamar kareesstay oo ay cayishay inta igu raacsan lake isaara
Waa raacay sxb
Aad___iyo___aad___wllhi____zxp💔💔💔💯💯💯
inay ka raysatay su al kama tagno way kamuu qata sxb 👌
Wr Abtio wxni wa pig power orampatahe😁😁
Kkkk
Heesaha waxa ka macaan quraanka kariimka kalaamki alle waye qalbihuna kugu dagayaa hdaad quranka jeceshahey like dhac ku sii
Naga aamus jaahilad yahay..Qur’anka kariimka ah iyo heeso maxaa isu barbar dhigaysaa...waa dambowdee Ilaahay u laabo.
💞💕💜❤️💛💚💓💗♥️💞
Heestan 2 Million markay gaadho liketa ha ila dhaafina ❤️🥶🔥
Abtirsiinta
@@mohameddaud2325 💓💓💓💓💓💓💝
❤❤❤
From Djibouti I love old friends somalia ❤️❤️💞
Somaliland
Peace and Love from Mogadishu✌🏾
Waaali
@@mowlidmohamed2924 somaliland wax layira majirto awoowe wake up to reality
No soomalia soomaliland peace full in hargeisa
ugbaad argsan wala yabay inta ila taagerta oo jacel Ismuujiya sxbyaal ❤🙏
Way la raysatay dhuusadii qamar hore u so qaali nacasa ayanu kula hadhin
aad io aad adban kula tageeera
@@munaismaciil2809 aad io aad baraarugay oo il baxY cml hhh
Sdkle wllho
988llllllplllllll
Illaah fanka hakaa modobeeyo sawabtoo ah waxaan jeclahay inaad aduun iyo aaqiraba libaanto marka sidaas darteed ayaan illaah kugu barye dar alle ayaan ku jeclahay wll
Alshabaab loogama baahna halkan , orod is qarxi, youtubena haku soo noqon duliyahow . Suugaanta Afsoomaaliga annaga ayaa rabna, Ilaahayna waa ka raali heesaha iyo murtida.
@@Abdulkga ilahay ba ka raali ah hees music leh🙄wll ilahay haka been sheegin quran iyo axadista so aqriso danbi ban iska xalashanay Saad ilahay been ka sheegaysa😏
@@najmanalka5762 Soo qor aayadda heesaha iyo musiga xaarantimaynaysa , looma baahna sheekada salafiga iyo alshabaabka.
@@Abdulkga Subxanallah Bilaa Diin Baad Tahay Qadhmuuna Ma ilaahay ayaad Been Ka Sheegaysaa Oo Ka Raaliya Heesaha iyo Naagaha Qaaqaawan😡
SUBXAANALAH ilaahay been hka sheegin noso sheeg aayada tiri waa xalaal heesuhu
Somali land quruxdeeda inta aragtay macal hablahooda like ta ❤
Shukran wllo ❤🙏
Shukran wllo ,😍🥰
thnkz will0
The Real Somali is a somliland the others are fake
@@abdifatataxaxmed7010 you correct 😍🥰
2025 qofka dawanaayo❤
❤😊
Walee waa inan iyo badh quruxdii fanka quruxdi Hblaha. Somaliland ugbaad aragsan 👑
mash Allh ❤
Laxanka 💯
Midhaha 💯
Music 💯
Camera 💯
Reer Soomaaliland 💯 💯
If it's yeah hit the like buddy
Erayadii ayaan KaaBa
Laxankii xariir ahmed
Codka tolmoon ugbaad aragsan
Cod iyo laxan ayaa laguugu raaxaynaya fanaanada sanadka ugbaad caday 😊💍💌
Wllo Subscribe alle dartii igu caawi hadaad awoodo waa codsii
@@hillaacfilms2447 hye bro
@@hillaacfilms2447 Wllo #Subscribe igu cawi
Haaa
Ayaan
2021da 14February malinta jaceylka Adunka an dawanaya hestan hestan🥺 inta iga dambeysa liketa ireba dadkeyga🇸🇴🙋♀️
17 July 2024 malin arbaco yoomul cashuura
Like❤
3.3k comment hadaba iga dhex araktay😂walh qof wangsan batahy
@{MR.LEADER} mano hysa caaliya iyo zayn
Your also a good person even though I don't know you
4.4k waaye waana ku arkay
@@samsamqadaan5417 hhhh
@@abshiromohamedmohamud2826 mhahad
Tan hees okaliya ma ha wey dhaftay love dhac igu siya erayada mcn& dareen qurux badan aya hesta ku jirta🌺🥀💕
Quran is the besti guys❤❤❤
Yaila arkay iney cayishey .......poqorda codka igbaad aragsan wiliba ay naaxdhy ish calaa qurux ......❤️❤️🥰m.a raaac si plz liketa igu qabo
Layaab somaliland fankeeda iyo fanaaaniita 💚💚💚💚🖤🤍🖤🖤🧡🧡❤❤❤❤❤
Ugbaad naag habar Yoonis ah😘❤️✌️😂
Apay iyo ap walEe waa la Yabey ugbadeyy macaney✨🔥🙆
Wll ma habr yonis ba inantu rer abtigay ba dhelay hadaye😂
Haaa wll
@@hanaapdulah8167 haa wll
@@hanaapdulah8167 Wllo #Subscribe igu cawi
@@mahadomuhubo7617 Wllo #Subscribe igu cawi
Intee firsatee hestaan 2024 like issar
Ha iga dhiman geerida horteed = Ha Ila guursan weeye ama ha I furin
Ileyn geerida horteed dhimasho maba jirtee Ereyo miisaaman 👍
Jooji calacalka Yarey
Ani waxaaa u fahmay yanan kala tagin anagoo geeri inoo imaaan
Wow💘👊
99K vs 22 hours❤ inta ugbaad taageerta is muujiya💪🏻
DHoolaTus qamar baY niYad JabisaY 😉😂😂
💞💔💔💔💔💔💔💞💞💔💔💞💞❤❤❤
Heesta waxaa kamacaan quraanka kariimkaa allow nooxafid gabdhaheena dad baa micno sooqaroyo hadaba reaply haiisoogaline 😢😢😢😢😅😅😅❤❤❤
B
Inta ila aragta calaamadaha MASUUNIYADA ee heesta ku jirta farta taag laynasoo galyeey soomaliyeeyyyyy
0:16 ayey samayneysaa calaamada
Masooniyada
Maxaa waye waxas🤔🤔🤔
calamatada ayee samenee masuuniyada waxaa laga yabaaa in eey micnaheed aqoon calamada ee sameneso 😥
War dadka kaftanka kadaa 🤟🤟
Oo caadi bey usamaynaysaa calamada masoniyada oo weliba isha iyo saddex geystay isracisay noway halaga daba tago mid walba maan ogeyn buu nagu leyahay waxa jira hashegan
Ugpaad aragsan sawtul dajiso adigo dhagysanayo hesta hadaad aqriyayso comentida pl like iska saar
Ugbaad mohamed Apdi inta jecel like dhackazii love you Alpii aragsn❤❤♥️♥️
Dhalaan inago ah ban xirir wacan so dhisno ila hadah mu dhaman 💍❤️🤴 rabbow sida rabno nogu dhameh wax kastah 🤲😭❤️💍🫂🌏
❤😂😢😮😅😊❤
Xppti
Wow Qamarku. Qamarku. Qarmarku Darbiyada Ha jiidho,🤣🤣 Hees Taasaan sameeye ii soo Sheega Fanaan Aan U Dhiibo🤔
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mursal faladagne uso diib hawnoqoto heestiisi uhoreysey e lagaso shaqeeye🤣🤣
😂😂😂😂😋
Aniga ii dhiiba😂😂😂😂
Laxanku wa aniga habr wadag 😋
@@دايا-ح2د 🤣🤣
I am from Nigeria, I really love somali women they are beautiful.
This is not somali my friend
This is somaliland
Somalia is south there capital is Mogadishu
And this is somaliland capital city HARGEISA ok Google it
Camel Corps but I only know Somalia my friend.
We don't like wen some body talk our women's our culture is like that so my friend now u know our culture we never talk about women's white or black what ever they are just look and pass no description it's shame in our side or some states u my lose ur life
@@risakovzuzu3854 ok no problem many people don't know but now u know we used to be north somalian but we separated the rest of Somalia in 1991 so now we call our country REPUBLIC of somaliland
It's not enough Somali guys so leave it here so find your nigerian ladies
Video gaan qamar halagaqariyo 😂😂❤️
Subscribe ii saar
hadu arko
I love Somalia 🇸🇴 song I am from 🇸🇩
One love ✌🏿
Ugbaad aragsan & Najma nashaad
Si Gaar aH Idin Tagerna 😂😁
Wlhi izku DooKh NaHNaY 🥰
@@khayrqabe3065 Mhe😏
Inantii Hablaha 😂🥰
Alla muxu qamar cadhonaya 😂😂
Dirisle reaction Kagan Sugayaa Ugbaad aragsan waxkale 🤳😂😂💯
Wax ad shegto mawaysi😷😷😷
One of the best songs contenders of the year.
Best afrique
@@chris-om6sh 0
@@chris-om6sh llllll₩l
dirisle wan ku sugugeyna somali badan maagan slt from djibouti
Ya ila arka inay timhedii runta ahaa inay yihin
Oy iska daysay burukadii
Kuwedan aya qurxon 💋❤💋💜💗 Aragsan luv 💖😘U
haa timid runtaa wllhi
Ugbaada argsan boqarda cod ka iyo qurxda wn ku tara qurxaye
💋💋💋🤗🤩💋🤩
ciYalo xero Awr is muujiYa🥰🖐🏃♀️😁
Anagu xero riyaad baanu nahay hhhh
@@mokaidhab8085 Wllo #Subscribe igu cawi
Hhhh
@@kistoboy4800 hye walaal waan kugu taageeray
😅🤤✌️
I'm burundian living in Canada but I love too much this lady how is singing
This is somali lady her name is hamda bilan even foreigners have got surprised
I think you got the vote
@@mohamedgaasmuhumed7244 her name is ugbaad aragsan not hamda bilan
@@prettyg8826 6th
@@mohamedgaasmuhumed7244 hamada bilan aa😂😂😂
JOOJIYA LIKE TA AAD KU RAADSANAYSAAN SALIGA NABIGA SCW LIKE WAXAYGU WAA CADAAN hello darisle reaction kga sugayaa ✋🏾✋🏾✋🏾✋🏾✋🏾✋🏾✋🏾✋🏾✋🏾😂😂😂😂☝🏼😇😂
Anigu heesta kugu hambalyayn maayo laakin waxan kugu hambalyaynayaa sidad ugu kalsoonaatay inaaad heestan ku aamintay chanalkaaga adigu aad lee dahay haday ku qarxayso iyo hadii kalaba 👏👏
Waa fariid isku kalsoon fanaaniin badan ayaa cabsi ka qaba in la daawan waayo Heestu u qarxi waydo
Wlhi hadal dhiiri galina ku hadashy brother
Lipax
Heesba heesta ka dambaysa junior ayey sii noqonaysaa ugbaad inta aragtay like saar
2022 inta dhageysatay ismoojiya
Ereyada abwaan kaaba laxanka xariir ahmed codka ugbaad aragsan wow🔥
Boqorada hargeysa 🥰❤️ matan taydii one love my sweet home hargeysa I miss 🥰❤️💋🕊
Sida saxda ...
Kuwa doonaya inay maalgashadaan bitcoins iyo forex, dhammaantood waxay udubdhexaad u yihiin guushaada. Waa tan lambarka taleefanka maareeyaha; Waad kula sheekaysan kartaa isaga ilaa Whatsapp si aad u bilowdo maalgashiga. +17143846726
Somalilandtayda quruxbadana 💚💭❤🇭🇺
Wlhi abaayo heesahaaga waan jeclahay heeso qurux badan soo qaad
🥰🥰🥰🥰
inta calamda masooniyada sooradisaY like 🥰🙏
Waa sheeko klee
Wllo kuma aqaano lkn hadan musulimnahay waxa haynoga bahanyhy in aan diintena ku adkaano calaamadahaana hanu izka ilaalino
Lkn wxn u jeeda in ay fanaanitii diinta ka wada baxeen fanaanita badankooda calamdani way ku badanthy in ay u samaynayaan u kas iyo in ayna garnayn ma aqaano lkn sanadkani danbe wxy ka dhigteenba wax caadi lkn illahy ka baqa ayaan odhan lahaa heesuhu meel xun ayaa ay idin gaynayaane
Waa wadadi Hargyza iyo Berbera u dhaxysy hadad ogtahy farta taag☝️😁😂
☝️
haye masaxbaa wlo
Kkkkkkkkkkkkkkkk
Asc Xbox
Hargeisa iyo barbera daris miyane 🙄🙄 ciyal xamara ahee🤗😃
Dhexdeena jaceylka yaal LYRICS
2020
Page 1
Sidaad ila dhalateybaan
Kuu dhowrtaa adiga oo
Dhibtaan kaa ilaashadaa
Si dhaba waan Kuu jeclahay
Dhexdeena jacaylka yaal
Dadbaa dhayal moodayee
Dhab dhab ma uyara tusnaa
Oo macaan ma udhaaranaa
KOORIS
dharaaha nolosha hadhey
Hadii la I dhihi lahaaa
Halkeed ku dhamaysan lahayd
Agtaadaan odhan lahaa
Ha iga Dhiman geerida horteed
Page 2
Daraadeen dhowr habayn
Ha inala dhelaan farxadee
Arooska ma yara tusnaa
Xaflada ma uyara dhignaa
Dhalaan inagoo ahbaan
Xidhiidh wacan soo dhisnoo
Ilaa hada muu dhamaan
Guushiina wey taagan tahay
KOORIS
Dharaaraha nolosha hadhey
Hadii la idhihi lahaa
Halkeed ku dhamaysan laheyd
Agtaadaan odhan lahaa
Ha iga Dhiman geerida horteed
Hdaad ka Heshay like DHAC kusii
🤩😜😎
Welcome
Too Quruxeey
wow
I''am form oromo music Somali Love😍😍😍
Aduunka ninka ugu nasiibka xun inuu qamar suugaani yahay hadaa igu raacsantahay 👍👍
Team ugbaad from djibouti🇩🇯
Ugbaad aragsan nacala shaydaan kuyaal👍waala yaapay💋fananada qarniga 💋like hayla dhafina
Isoo booqo wll mcn qali
Igu halee aniga
2.3 M New score hayaay Dooliga ✌❤😊
كهذا الحب الحقيقي يا ليت يرجع الايام الجميلة ويتمنى عودتها 💝💝💝💝💝💝💝💝💯
♥️💞💕❤️💜♥️💗💓💖💝💔💋
@@hoodohaybe1582 gjdj3gjsgkhsjgsjb😄
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
#Qamar suugani iyo shaydaan baa Degdega😂 niyooow
Kkkkkkk
waaa raftay
Sida saxda ...
Kuwa doonaya inay maalgashadaan bitcoins iyo forex, dhammaantood waxay udubdhexaad u yihiin guushaada. Waa tan lambarka taleefanka maareeyaha; Waad kula sheekaysan kartaa isaga ilaa Whatsapp si aad u bilowdo maalgashiga. +17143846726
Waan suuxay 😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣wax fiyow
qamar caqli maleh 😂😂😂qoftan quruxda bdn ma arko miya nimanka nagha qurxn ma ilaashtan walo ilaliya mehe😂💖😋
Hora lu dhahay labada xidhidhka ka dhaxeeyo markay kala tagan Bay so qurux badnadan😂😂😂
Kkkkkk nagaha qurxanbo wa kuwa dayacan maahan kuwa xolahoda nimankoda ku kooban midkasta un bey siyan ila kuwa alle caqli uyely mooyee
@@naadiyanaruura342 tas wa fikradaha qaldan aay dadka aminsanyihiin nimanka ayaka shayadin eh hal nag madeqdo
@@najmanalka5762 hhhh run ley
@@queenquruxsan3394 maya wllo sida runt ah aya sida ah ninka hada qaba be jecleyd intu xamar kumaqna be la jogte ugbad tasina wa xaqiqo qamar marku hargeisa kulabtay sabbta loxiray lona dilay aya tas ah anyway dambigas Allah kadhaqo anakana Allah naga cafiyo xanteda🙏
Quraanka ayaa kamacaan❤❤❤❤❤❤
Nagta Qudha
aan Tagero
Queen of word 🌍Ubaad Aragsan💉 ❣
Ugbaad quruxda hablaha Somalia and somaliland💙💙💙💙
Infants ugbaad taageerta buddha beautifull girls 💙💙💙💙
Hestan aydhoo yeesha 19 hours ago oo 83k mareysa ayn arkay ila hda waan dageysani haaaya 22hours 97k wow wey iguscta ugbadey cod baa ilaahey kudaliyay ❤❤
Dirisle cabdi waan ku salmay wllo mcn aalh haku xafido wllo qali 🥰🥰♥️♥️💋
Hmmm dirsile weli muu arkineh
Nio idirsle abdi ayaa ku hadryz mazh ma idirzle abdi dawynzy
@@mohaali5310 Wllo #Subscribe igu cawi
@@salmaanxasan6080 Wllo #Subscribe igu cawi
Wuu ka qaday
Ugabad aragasan❤❤❤❤❤❤
Qamarow dabada nocaas ba la noqday hakugu tagnato 🤣😢😢🤣🤣
Wllo #Subscribe igu cawi
😅😅😅😅😅😅
😜😜😜
Hhhhhh
Ha ku tagaanto qamr sugaani waye wan ka xumaye qamaar
BoqordaaD KaLiYeH Aaan TageroH HeesehdaH😍💯🔐👸👸🥰🌍👭
GapdhaaH Izku KaLzoonH🥰
Cajiib heyga dhiman geerida horteed dardaaran weyn baa la siiyay. Yacnii adoon nool hayga daldoorsan cml oo yanan is weynin... qofkaas agteyda wuu ka dhintay cml😀 intaan fahamsiiyay likta ku dhufo
@Deqo Iskaabulo 😎😎😍
Hees macan afka cano lagaqabay
Sida saxda ...
Kuwa doonaya inay maalgashadaan bitcoins iyo forex, dhammaantood waxay udubdhexaad u yihiin guushaada. Waa tan lambarka taleefanka maareeyaha; Waad kula sheekaysan kartaa isaga ilaa Whatsapp si aad u bilowdo maalgashiga. +17143846726
waa sax wllka
@Deqo Iskaabulo dee cidan fahmeyn ma kaligaaba mesha ku jira
Walhi legend batahy💘💘💘
Ugbaad Mahamed cabdi raashinbay noqoty
Qamar iy0 shaydanbaa dagdaga
Masha allh wllshy qli nolow❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔💔💔❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
Hees aad u macaan iyo boqoroda codka ee reer somaliland Queen aragsan iyo muuqal dalkeena ah oo quruxo badan 😘
waa dhilo waadhilee ma quraan bay garanaysaa
👌
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@@apdynajipmohamett9339 hsbfieg
@@apdynajipmohamett9339 lujuj,y