DEG DEG Ahmed madobe oo Waji cusub lasoo baxay & Kenya oo taaheertay, Deni ma kismayo tagaya…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @omargaabowafrah3612
    @omargaabowafrah3612 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madaxweynha qaranka ayaa ka masuul ah jangoynta wadanka, hassan sheikh inuu ku dacaweeyo Kenya wa qalad kana hadasho arimaha masiiriga ah wadanka

    • @Fatima-h7g6c
      @Fatima-h7g6c ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabyaalada ka tag.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tani waa ceebtii ugu waynayd ee ku dhaca xasan in ruto uu taageeray axmed madoobe xasan waxaa uu ruto u fasaxay in uu dalkiisa faragaliyo taasi oo ah danbi uu qarankaan ka galay.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan isagaa Raacay judkii Farmaajo, ee Adigu Xaqqaad sheegi ma .mid qabiilbaa,?

  • @khadijoaxmed4752
    @khadijoaxmed4752 51 นาทีที่ผ่านมา +1

    Siyaasad dhanba wa iska nacay kadiidyo iyo intii lamidaa unacay hungurilee account ka beeso iigusoo shub igaarkeey. 😂😂😂😂

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 40 นาทีที่ผ่านมา

    Dani iyo madoome xujo ayey wadaan waana kansar soomaali kudhax nool😢😢subxaana allaah allaah laga hor wado iyo wixii taageeroba😢🙏🙏🙏

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SXB .DHIIG DAADAN MAAYO OO LABADOODABA HAL MAALIN AYAA LAGU AFJARI KARAA LKN QULUUBTA CASHABKA AA LA ILAALINAAA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudcabdi3773
    @mohamudcabdi3773 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Axmed madobe Waa gesi darood sikasto lolashiro ma ogala siyasada gurucan oo xasanshiiq malegaya

  • @moabdullahi5707
    @moabdullahi5707 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa walan madaxweyne xassan sh
    OO tastuurkii wadanka qulubaagediye jeebka gashade indhala aan

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Axmed Madoobe & Dani Aa Gardaran
    ❤❤❤❤❤❤❤

    • @FadumoMuseSaid-s6j
      @FadumoMuseSaid-s6j ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@CabdiBalad-hs6sc xasan ku daar

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 55 นาทีที่ผ่านมา

    Ahmed iyo Dani wey qaldanyihin lkn waxaan ka qaldan hassan sheikh mana maareenkaro siyaasada somalia

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 41 นาทีที่ผ่านมา

    Maadaamaa dani & axmad madoobe oo dowllad kastoo timaada ay kansar ku yihiin hallaga Qabto dani & axmad???

  • @SacdiyoFarax-e2m
    @SacdiyoFarax-e2m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh AA gardaran shaley xaqdaro kagaleen farmaajo hadaan xaqey ku dirieen

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 4 นาทีที่ผ่านมา

    Adigu iswaydii ma afar hawiya ah Ayaan daarood wax u go.aamin Ahmad taas ayuu diiday

  • @abdisaid8719
    @abdisaid8719 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xssan wadanka ha laga qabto

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoobe iyo deni ayaa QaLdan
    Kuwaan umada Allaha kaqabto
    Waa cadhooga soomaaliyeede

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ujeedada socdaalka madaxweynaha Soomaaliya ee Kenya waa ka duwan yahay waxa aad adiga kor u qaadayso.
    Waxaan rajaynaynaa in Soomaali isku tashato oo walaaltinimo ku wada noolaato.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nurhirsi4912
    @nurhirsi4912 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KU LAHAA .. AXMED MADOOBE BAA LA SOO KHADBAY IN II MUQDISHU YIMAADO..

  • @aligalayr6770
    @aligalayr6770 53 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan shiikh iyo farmaajo waxay ka sinnaayeen in ay burburiyaan federaalka heshiiska lagu yahay wa ayma rabeen labsduma in ay noqdaan dictators

  • @abdialinur1548
    @abdialinur1548 37 นาทีที่ผ่านมา

    Dowlade dhexe ayaa qaldan waxey ilaalinweysey heshiis soomali ku heshiisey oo ahaa federaalka marka xasan iyo guruubkiisa ha u soo lasbteen dastuurkii ahaa heshiis bulshiyeedka

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g นาทีที่ผ่านมา

    Hasan maxuu uga wareegayaa in uu puntland in uu LA heshiyo

  • @digalefarah3227
    @digalefarah3227 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheikh baa Gardaran Wana cadoow Hala iskaqabto

  • @AbdicasisJama
    @AbdicasisJama ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan halaqabto ma aha deni iyo axmed kaliya ee xitaa kuwi Shalay mucaaradka ay wadai ahaayeen meeye , tankale wuxuu kufsadey dastuurkii wadanka. Yaase qabankar aa igaar wacaysla oo goofkiisii roogee.

  • @OmarAhmed-c5p
    @OmarAhmed-c5p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Keniyu dacwad u adey yaa?? Odayashan anagay nagu ciyaarayan e mesha laga qaado somaliyey.

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa yaabo 😢❤dalxurye horye usoco hajoojin guuuuuuul dalxurye ❤❤❤

  • @imraanabdirahman4165
    @imraanabdirahman4165 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay addoommadiisa ma dulmiyo haddaad nawaydiisay wariye arrinka dawladda iyo dawlad goboleedyada waxay tahay aragtidu..
    1.nin walba wuxuu beertuu gurtaa.
    2.Xasan sheikh shalay wuu qaldanaa maantana waa qaldanyahay..
    3. Wixii farmaajo lagu haystay oo laba jibaaran oo ay u dheertahay qabyaalad qaawan in lagu mucaarado waa beertuu fashay mireheedii...

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan iyo deni iyo Ahmed M xaqdaro ayeey ugu heeshiyen farmaajio marka maanta xaqdaradi iyo beenti ay dal dalayen ayaa ka baxaaday inshallah hadan maa heeshin doonan mooraan tuugo ah waana isfahamsan

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 war ciidanka qarankoow kacaaay oo
    Wadanka xoog kuqabsada
    SoomaaLi waa xaraamiyiine
    Waxaa MaamuLi karo ninkeey
    Kacabsadaan oo madaxa
    Ooga istaago
    ismaamul goboleedkana
    Xoog haLagu muquuniyo
    Madaxa haLooga istaago

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Labadaan nin midna waa dambiile o wuxuurabaa intuu noolyahay inuu maamul isku waardiyeeyo midna waa danayste ilaa weerer somali wayn u dhan tahay lagu qaado oo waliba awood loo adeegsado sidi hogaamiyo kooxeed yadi maahinee lagama yaabo inay somali wanaagooda ka shaqeeyaan
    Baarlamaan ay iyagu soo xusheen dalku meel ku gaari maayo
    Waa rag ka daran al shabaab

  • @nurhirsi4912
    @nurhirsi4912 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KADAAAB.. KADAAB...BEENLAAWE..

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 war madaxdaan
    Soomaaliyeed waabo qaaimiin
    Qaa inul wadan eh
    Xagna dadkiiyee afka tusayaan
    Xagna wexeey tageeraan
    Yahuuda ugus ee qawaariijta
    Shabaab nacaLad haku dacdee argagixisada
    War soomaaliyeey
    Dadka idin hogaaminaayo
    Waa kuwaas aan wax nabad
    Ah idiinla rabin katashada
    War Axmed madoobe
    Dhib badanaa marabo
    Doorashadiisa in lawada
    Arko wuxuu uun rabaa
    inuu asga uun uu qarsado

  • @Terza56
    @Terza56 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan Sheikh hadii wilyam u la hadlay waa ku ceeb lkin ceebta waa u ku qubeystaa Hassan Sheikh Subxaanalaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdirisaaqmaxamuud9452
    @cabdirisaaqmaxamuud9452 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyadaa u sheeg

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddaad adigu noqonways madaxweyne somaliyeed waa lagaa tashanaa jifadiina u taliya

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamulka juba land wuxuu hoos yimadaa Kenya, sababto ah madaxweyne xasan o ergo ugu tegeey Mr rooto o dhan ka ah Mr Ahmed madoobe.

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan Aya gardaran sababtoo ah Ahmed shalay isaga sharci daro isku doortay ninkii taageeray Hassan ayuu ahaa

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ruutu.isagoogaal.ah.ayuu.cadaalada.uga.dhawyahay.xasan.beenaale.wuxuufahmay.inuubeenaaleyahay.khaain.ah.beel.soomaali.haafkeed.ah.ayuurabaa.inuu.cagta.hoosteeda.geliyo.war.daarood.waa.dowlad