Haweenka Garoobada Mucjisoyinka u Qarsoon iyo Kartida ay Haystan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Haweenka Garoobada Mucjisoyinka u Qarsoon iyo Kartida ay Haystan

ความคิดเห็น • 44

  • @laabsifeeyeofficial
    @laabsifeeyeofficial 5 ปีที่แล้ว +30

    Riyo kastoo Aad Leeday rabi haku rumeeye Wal Subcribta Hayla dhaafin

    • @shamsadahir7495
      @shamsadahir7495 5 ปีที่แล้ว

      Wll kherka hadaad soo galiso subscribe ma wayneysid iska daay heesaha

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 5 ปีที่แล้ว +23

    Ilahay qeyr badan hakusiyo saad jeceshahay ilahay hakuyelo ilahay haku xifdiyo afkaga cano diran laguqay kal iyo laab ayan kugu duceyay allah ya cizak

  • @mohamedyusuf1315
    @mohamedyusuf1315 5 ปีที่แล้ว +18

    Sheekhow aniga illaah amarkii garoobada buudhbuudhan ayaaba iska jeclahay alle ha barakeeye marka in garoob la guursado faa"iido bdn aya ku jirta inkasto dhalinyaro aan ahay lkn waxaan jeclahay inaan dhiira galiyo guurka garoobada dareensiiyana in weli ay tahay poqorad aan qiimaheedu dhamaan

    • @mohamedyusuf1315
      @mohamedyusuf1315 5 ปีที่แล้ว

      بنت عربيه 😂😂😂 ma adiga walal

    • @miirabea7127
      @miirabea7127 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha alllllh dadko dhan adiga camal illlahay ha ka dhigo

    • @mohamedyusuf1315
      @mohamedyusuf1315 5 ปีที่แล้ว

      qaali dumar 😂😂 mahadsanid Huuno

    • @mohamedyusuf1315
      @mohamedyusuf1315 5 ปีที่แล้ว

      Channel kana subscribe waan kuu saaray Dumarkeena allaha ino dhaafo Ragga qaarkoodna wanaagiina allaha fahamsiiyo

    • @miirabea7127
      @miirabea7127 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedyusuf1315 aamiin poweH

  • @nuriaxayati6364
    @nuriaxayati6364 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shiekh jazaka allahu alf Kheir ajar iyo xasanad allah kasiyo mowdhuc qurux badn wayey xageen kala so xiriri wlh waa canshar itabtey run ahaantii

  • @hassanowinaosman5490
    @hassanowinaosman5490 5 ปีที่แล้ว +7

    Inshallah inta qof diyaar u ah goroob inay guursadaan like isaara sheikh Allah yahfidk aadbaa no dheerigilsay thnx so much

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah sheekhunaa

  • @bishaarasal1484
    @bishaarasal1484 5 ปีที่แล้ว +2

    sheekh mahadsanid

  • @Hanad75
    @Hanad75 5 ปีที่แล้ว +3

    Sh cabdulaahi faaruuq inbadan bad xaqiiqada nogu hilisay abalkada allaha kadhigo qabrigaga o beer jano ah kunoqdo iyo aakhiro o jano fardowso lagawarabiyo xolo aduun hadan kugu duceyo wa daciif bari kadhaman karo

  • @munamohammed3715
    @munamohammed3715 5 ปีที่แล้ว +7

    صلى الله عليه و سليم❤❤❤❤

  • @ashodeeq7169
    @ashodeeq7169 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey ha ku xifdiyo sheeqoow

  • @shuiabmahamed4829
    @shuiabmahamed4829 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha alah ❤️

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 ปีที่แล้ว +6

    Mancha Allah jazakallah sheeikh😊😊💫

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 5 ปีที่แล้ว +1

    Alleh farash ha ubixiyoo hablaha walaalahaya ah

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhi lafuray ki fura la mid ah gabadhii la fara xumeyay ki fara xumeya lamid ah isagaa si xun wayo wa 100 iyana wa 50 leey yanlo jojin waxase gabar walbooy ohoow qof adag

  • @sihamabdiwali9159
    @sihamabdiwali9159 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah. Sheeqow. Baraka allah. Manta barnamij loo bahna ayad ka hadashay. Run ahanti gabdhaha single moms ka ah ayagawo wey u bahanyihiin. Kalintoda la talin waa nafley mudan in la waaniyo. Mudan

  • @muusebiixi8734
    @muusebiixi8734 ปีที่แล้ว

    Runti waa wax jira dadkana dhexdoda ku can baxay

  • @mohameddeeqmire3104
    @mohameddeeqmire3104 ปีที่แล้ว

    Garoob sanadka diyara Gourdono ha isoo wacdo

  • @kowsarshcumar7899
    @kowsarshcumar7899 4 ปีที่แล้ว

    sheeqow qeyr badan allaha ku siyo sida dhabta ah ee ad oga hadleysid dumarka dhibanaha ah oo laga gardaran yahay abaalkoda jano allaha oga dhigo

  • @FatimaBahja73
    @FatimaBahja73 5 ปีที่แล้ว +2

    Aadbd umahdsnthy wll markastaba runtaad kahadashaa garabkeena tahay Allaah hakuxifdiyo

  • @shamsudinmohamed8053
    @shamsudinmohamed8053 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nastamohamed3122
    @nastamohamed3122 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheq alh kuxfdyo

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 5 ปีที่แล้ว +6

    Sanadahaan danbe waxaa jiro gabdho fara badan oo la Leeyahay waa gabdho wali guursan oo hadana gabar aheyn garoobna iyo gabarna waxbo isma dhamaan gabadhuba sanad ka dib garoob bey noqonee yacni ilmee dhalee ninkeedaba yuu furinee wax weyn ma ahan hada waagii jaahilnimada Haa waxaas baa la qiimeyn jiray

  • @xasanfarax-be6pg
    @xasanfarax-be6pg 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @shaaficixavi5196
    @shaaficixavi5196 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh xusuus magroob iyo carmal waa kalamide

  • @aaminayusra1731
    @aaminayusra1731 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah

  • @muunacilmi1611
    @muunacilmi1611 5 ปีที่แล้ว +1

    Garoobahay ka shidantahay.

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 5 ปีที่แล้ว +1

    Jisakallahu qaran sheki

  • @ashodeeq7169
    @ashodeeq7169 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa sax

  • @ashodeeq7169
    @ashodeeq7169 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaas

  • @omarabdulkadir3630
    @omarabdulkadir3630 3 ปีที่แล้ว

    Aniga awalba sida saxdaa u fakari jiray

  • @ugbadlovely9982
    @ugbadlovely9982 5 ปีที่แล้ว +1

    man'sha allah

  • @ujeedoofficial8748
    @ujeedoofficial8748 2 ปีที่แล้ว

    Www

  • @fadumogullef7503
    @fadumogullef7503 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waad mahadsan tahay wax loo bahanaa baa ka dhawaajisay. Allah ha ku xifdiyo adduun iyo akhiro. Jasaakallahu khayr shk.

  • @sucaadcartan9826
    @sucaadcartan9826 4 ปีที่แล้ว

    Barakalaa