Kuwa waqtigu ka cararyo👇👇 Sharciyada 1. Naag gurigeeda ha aaadin/ha ugu tagin 2. Garoob ha shukhaasanin 3. Rabitaanku waa inuu dhankeeda ka yimi (rabitaankooda ayay wax walba ka hormariyan) 4. Wicitaanka iyo qoraalka badan ha samaynin 5. Ha galin xidhiidh ka dheer (long distance relationship) Credit; Dr Xaliye Ali living Legend
Waa talo fiican, waayo waxaa la waayayaa ama meesha ka baxeysa in gabar danbe ay garoob noqoto, waayo maadaama haddii la furo ay guur waayeyso, gabar walba ninkeeda ayey xajisaneysaa, oo edebdarada ay guryaha u dumiyaan waxaa buuxa cabdiqasaare oo aan gabar heloon Karin.
@@Maryan_idil meeshaad ku qoydey ku qaleelso oo Guri kiraa ha noqon ma ceebaa, haddii kale noqo meel tuugii walba olyada isaga badelo, ileyn nin la,aan joogi meysaane
Kuwa waqtigu ka cararyo👇👇
Sharciyada
1. Naag gurigeeda ha aaadin/ha ugu tagin
2. Garoob ha shukhaasanin
3. Rabitaanku waa inuu dhankeeda ka yimi (rabitaankooda ayay wax walba ka hormariyan)
4. Wicitaanka iyo qoraalka badan ha samaynin
5. Ha galin xidhiidh ka dheer (long distance relationship)
Credit; Dr Xaliye Ali living Legend
Danke gg✊🏿💕🐐
rabitanka wa inu dhankeda ka yimada qabku rabo ha uga imade si dadban io si toganba
Ma garan karaan ciyaalka Soomaliya & Afrika jooga , Dhibka aad kala kulmi kartid aadida naag gurigeeda! Garoob inaad u gasho waxey la mid tahay adoo libaax dhaawac ah ugu galey halkii uu joogey , Macalin 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
Waa talo fiican, waayo waxaa la waayayaa ama meesha ka baxeysa in gabar danbe ay garoob noqoto, waayo maadaama haddii la furo ay guur waayeyso, gabar walba ninkeeda ayey xajisaneysaa, oo edebdarada ay guryaha u dumiyaan waxaa buuxa cabdiqasaare oo aan gabar heloon Karin.
@@Maryan_idil meeshaad ku qoydey ku qaleelso oo Guri kiraa ha noqon ma ceebaa, haddii kale noqo meel tuugii walba olyada isaga badelo, ileyn nin la,aan joogi meysaane
@@fatimaesse1303 Bahdilaad waa kuu kaligaaa qoyaneey
Yes teacher what you are talking about is very fact thank you keep it up.i take ur advise
Dr xaliye waa khabiir yaqaana dhaqanka xaliimooyinka ragga caqliga leh ee waxmaqlayaa ha Ka faaiidaystaan
Kusooodar please macalin wlhi wan kutageer sanahay thanks 🙏 ❤❤❤
Mahadsanid Awoow🙏
Waa xaqiiq jirta Dr xaliye nooloow waan Ku taageeraynaa naf iyo maal ayaan kuu huraynaa
Tolow linki coaching program halke kahelaa
Maclin isodir plz
Facts
Macalin xaaliye countinue building men
Sax wlhi waa run arinta Germany 🇩🇪 iyo arinta libaax yada
Yes
Sxb ilaahay haku xafido waxaa tahay caaqil ama intelligence ♥ your I dea
Waa runtaa macalin ✅
Haye macalin
Garoob ha shukhaasanin that’s not always true bro. They’re people that married Garoob and there was no problem. I don’t agree with that part.
Hotel Elite hadaan geeyo kwrn Macalin?
Garoob gurrika kuku shirqooleysaa I meet that stage
Macalin facebook wa lagaaga baahan yahay imow insha Allaah
Bajadkan waa iidagsanaa
Macalin fecbook waa lagaga bahan yahaye
Haa
Paaba kuwata😊😊
Kkkkkk naagta nin gurigiisa aadaysa ALLAHUMA najaynaa
KHADIJA C SHEIKHOO AYAAD KA DHAHDICINASA TASI ALLAHUMA NAJAYNAA
Walee gabdhii soomaaliyeed faarax kacabaad gobanimo viva gabdhaa soomaaliyeed 🤗
Ma kuwa iyago wada qaawan social media yaala mise kuwa kale oo jina jira Naag somali faa’ido ay sanadkan leedahey ma jirto
@@MOHGARAD horta cidii lunsan RABI haso hanuniyo nin iyo naagba aamiin. Midakale waxad tidhi manta naag somali faido male maxata hoyada, walasha,habaryarta,subxaanallah horta ninkasta oo meelgadhay hooyo, ama xaas yaaka dambaysa xataa midka hooyadì tuurtay gabadh kale uun ayaa sokorisay kuwa qawan eeedshegayso RABI ayaa xisabinaya adigu wano ayad kuleday midakale qofka waxa fiican inuu wax misamo hada wiilkan xaliye labaxay waa nin soshaqa tagay maskaxdiisa ayuu isticmalay kahor cidina ma aqon free laguma daawado laakiin isaga nacayb dumar mafilayo inay kujirto because cirka kamaso dhicin hooya dhashay korisay ama gabadh kale hadii uukuyidhi waxqabso shukaansi hakuu dambeye kabax guriga hooyada ama walasha rijal noqo wasax laakiin maska ayuu iyaaray si channel kiisu ukalakaco sida fadxiya cabsiiye ee nin cay shaqo kadhigatay markaa adiga iyo ninta lamida fadlan waxmiisama qofka hayska raacin waa qof kulamida yes lacagt tada adigu isticmal gabdha aanad masuul ka 'ahayn hakumashqulin laakiin ogow hadii rag iyo dumar kalamarmo Allah wuxu samaynlaha aduun rag kaliya ama dumar kaliya waliba xaliye fariid nimadiisa wuxu lahadla dadka aadka uyaryay ee aan waxbadan kala saarikarin gabdhaha wuxu kusoo koobay wixii 20 kayar kkkkk hadiikale wey daalantay kkkkk kawaran ufiirso qofka waxkushegaya nin ha'ahado ama naag wixii fiican kaqaado waxa kale xashiishka kurid ileen maskaxda kujirta adigaba weykugu jirta just kashaqaysii laakiin gabdha kama dhamanaysi intaad nooshay hadaa dee qof quman tahay aduunka hada waxkalaba kajiree wabillahi tofiiq kolay xaliye wuu ituurayaa kkkkk dadku markay rabaan inay dadkale maskaxda kaqabsadan maicla qofka qaladkoda dadka tusa fadxiya cabsiiyeba wey isootuurtay kkkkk
That's true 👍 💯 wlh
Waxay u diideysa raga magaalka jooga waa in ey ceebaheeda ogyahiin
Fb imaaaw wa mesha kala socoto
Talaxumaa naag nin gurigiisa aaday 🤮🤮
Meesha adiga maxaa ku keenay faaido malihide iskaga bax meesha
Kabax garoob dalan aya tahaye
Xaliiya labar 1 Tageere
Maalin Facebook so gal wa lagaaga bahanyahay
😍😍
Come to face book teacher
Haa maaclin kkkk
Garoop Waa DhipatO wlH macalin Waxay mar walpo modeysaa inaad adiga Dageeyso mar walpo Wax ayay qarin Un
Sharafta raganimada ka maqan kal sooni maheeysto
M.a
Isn't unislamic though? As a Muslim aren't you encouraged to marry divorcees?
GAROOB MAR AMA LABA DHAAWAC KACDEY YAA HELI KARA DHIB LA.AAN DHEEFSO WAAYE HHHHHHH
👍👍👍
😅😅😅😅
Garoob nabigena scw ayaa u duceeyey garoob ee Adiga arinkaas miyaad xilaafsantahay tan kale hadii aanan la guursanin yaa guursanayaa? !!!!! ?
FRESH FRESH FRESH NO MORE GAROOB
Daliil keen hadi kle abdikhasaaranimada jooji😮😅
Jaahil!! sidee gabar guri nin ugu tagaysaa? Taas ayaad ka fahmaysaa Xalliye diin yaridiisa. Waxbadan oo uu ku hadlayo sal meelna kuma laha!
😂😂hade gurigeyga imaneenin hanagu❤ Kala ado
Macalin ku so bir
Hhhhhh
Hadaad aragtid nin garoob kacararaayo waa nin aan isku kolsooneen 😂😂😂calshaan kalsooni majirto
@@doozgaming5740 waa runtey dee waa rag aan waxba isku heen ayaa garoobada caayo 🤨🤨🤪 midkasto aad aragtid wuxuu wax kasheegaayaa garoob daalan ayey afaka kabarteen garoob waa naag qiimaheeda taqaan ninkii isfahmi waayaan wey katagi
@@runkahadasho8495 Garoob faaido maleh mana rabno Bikro fresh ah ayaa buuxa anigoo arkaya fresh maxaan ugu baahanahay gaadhi daalay inaan qaato
@@omarhusseinahmed7553 garoob ragga qaar adigoo okaley aan kalsooni isku heen maxay kufali 😏😏😏
@@runkahadasho8495 waxba difaac iyo buuq ha furin ninkasta oo shaqaysta oo mustaqbal leh garoobna ma rabo Ilmo nin kale dhalay inuu koriyo ma rabo Naaguhuna way buuxaan Naag yar oo quruxbadan bikro ah ayaa buuxda meel walba garoob wakhtigan la joogo nina ma rabo waana xaqiiqo jirta
@@omarhusseinahmed7553 adiga taada ayaa kahadashey ee ragga isku mid maahan midakale taad sooguursato hafurin si ilmahaaga ninkale ukorin 😏😏
Cros waaye oo gedisan
Hhhhhhhh hhhhhh
Yes